Youtubers ka Lacagta Ugu Badan Ka Sameeya YouTube-ka 2024 | How Much Money Somali Youtubers Make.

  Рет қаралды 51,437

Omar Roshid

Omar Roshid

5 ай бұрын

Halkan Iska Diiwaan Gali facacusub.io/
KZbinrs ka Lacagta Ugu Badan Ka Sameeya KZbin-ka 2024 | How Much Money Somali KZbinrs Make.
Hadii aan muuqaalkaan kugusoo qaatay:
Muuqaalkaan kaliya waa Education purpose si dadka kale u ogaadaan fursadaha ku gadaaman KZbin dartiis ayaan usameeyay waxaan filaa inaad ila fahamto, Mahadsanid.
Hadii aad rabtoo inaad KZbinr Noqoto jaanis weyn ayaa ka banaan KZbin walina way banaantahay fursadaadii, hada bilaaw.
✔️ You can Contact me Here:
► Instagram: / omarroshid
► Email: engroshid@gmail.com

Пікірлер: 237
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
KZbinrs ka aad jeclaan lahayd inaad ogaato lacagta ay ka sameeyan KZbin-ka comments ka noogu reeb.
@Suusu863
@Suusu863 5 ай бұрын
Ogaansho mo faami ceyda amiiro koko intaas ku dar next
@CaptainDucaysane
@CaptainDucaysane 5 ай бұрын
Qulaaada filmida
@user-xc4vp7cs2r
@user-xc4vp7cs2r 5 ай бұрын
Asxaabta lashaqeeyo Asad hagio sida amiira ceyda iyo kuwakalaba lacag weyka sameeyaane kuweeka views badanyihiinaa sooqaadatee soofiiri
@mralone251
@mralone251 5 ай бұрын
Sxb aboflah maso qaban karta ninkas wuu lacageysty wllh😆
@ayaansubanchanel2314
@ayaansubanchanel2314 5 ай бұрын
@Amiira72
@Amiira72 5 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine All created prophet Muhammed 》_SCW___]❤🕋😥☝
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
SCW SCW SCW
@Aqoonguud
@Aqoonguud 3 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@DJQurbo43
@DJQurbo43 5 ай бұрын
Ku سال NABIGA Mohamoth Scw اللهما الطیرُ نا حّ و غَرَّد❤️ 🌼🤍
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
صلى الله عليه وآله وسلم
@zamarcabdulahi4930
@zamarcabdulahi4930 5 ай бұрын
Channel kaaga maanta iigu horeeso aan arkay waana ka helay waxa aad aoo gud biso i.a waxaa rajeynaa inaa kula socon doono hada ka dhib❤❤❤🎉
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Mahadsanid walaal, insha allah waxbadan faaiido leh ayaan soo wadaa.
@Therealchanel8
@Therealchanel8 5 ай бұрын
Athi
@hassanoscarlyrics4792
@hassanoscarlyrics4792 5 ай бұрын
War nio mantaa igu kaq horeyso wx thy legend keep going tliye
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@daadir2020
@daadir2020 4 ай бұрын
Mahadsanid szb
@user-ry6iq8ob8j
@user-ry6iq8ob8j 5 ай бұрын
Mahadsenid wll waad na dhiiragelisay
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Mahadsanid walaal inbdan.
@maxamadaljibriili2274
@maxamadaljibriili2274 5 ай бұрын
mahadsanid
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Shukran walaal.
@Gudbi755
@Gudbi755 4 ай бұрын
Markiigukaa horeaysay 😂😂 kugu xidhmay pro🎉
@Omarroshid
@Omarroshid 4 ай бұрын
Mahadsanid walaal.
@CamirAcademy24
@CamirAcademy24 5 ай бұрын
Masha Allah guulayso ustaad🎉
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Sidoo kale walaalkeey.
@CamirAcademy24
@CamirAcademy24 5 ай бұрын
@@Omarroshid ustaad sideen kuula soo xidhiidhi karaa aad ayaan ugubaahanahye mahadsanid
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Walaal Instagram ka ayaad igalasoo xiriiri kartaa.
@Gaadh_haye_Info
@Gaadh_haye_Info 5 ай бұрын
Amin Info soo qabo mclin
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Hyeh walaal
@CfataaxCrisaaq-xs1gt
@CfataaxCrisaaq-xs1gt 2 ай бұрын
Adigu zxp imisad ka samaysaa
@user-ry9dq7zh1f
@user-ry9dq7zh1f 5 ай бұрын
waabari media iyo sahanka iyo dhiiragaliye OGAANSHO iyo jiil media❤
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Mahadsanid walaal, insha allah muuqaalka kale ayana kusoo daraynaa
@mooral_media
@mooral_media 4 ай бұрын
Mansha allah ❤❤❤❤keep going
@Omarroshid
@Omarroshid 4 ай бұрын
Mahadsanid Walaal
@mooral_media
@mooral_media 4 ай бұрын
@@Omarroshid thanks my dear brother
@Suusu863
@Suusu863 5 ай бұрын
Amiiro qurux king ceyda iyo koko ku spo xijir next
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Hyeh walaal diyaar waaye
@Wllmohalajanka
@Wllmohalajanka 5 ай бұрын
Walaal igu garabsii inaan noqdo yuotber
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
diyaar waaye walaal
@maxamuud44
@maxamuud44 4 ай бұрын
Markii igu kaa horaysay
@JabraCade-cj6lt
@JabraCade-cj6lt 5 ай бұрын
Nio youtube kaga manta igu horeyso aa arko subs waa ku saaray ganbaleelka neh waa furtay sabaabto ah xaasid ma tihid hala ceesho aa taagan tahay xariif aa thy hada ka dib wan kula socdaa guuleyso
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Mahadsanid brother, qofwalba inuu ogaado jaaniska jira ayaa muhiimadayda ah.
@JabraCade-cj6lt
@JabraCade-cj6lt 5 ай бұрын
@@Omarroshid full respect 🫡
@FatmaQueen-fw6ee
@FatmaQueen-fw6ee 3 ай бұрын
Walal igaa cawi inaa you tuber heer ka gaaro i.a mahad sanid ❤❤❤
@James-kp7tb
@James-kp7tb 5 ай бұрын
Sxp mr beast kasoo hadal pls 🙏 ❤
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 4 ай бұрын
WLLHI WAXBADAN II IFISAY🎉
@Omarroshid
@Omarroshid 4 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@princessriyaa300
@princessriyaa300 5 ай бұрын
Omar inan si qas ah kula hadlo ayn raba xagen Kal so xarira
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Mahadsanid walaal, Instagram ka ayaad igalasoo xiriiri kartaa.
@maahirmedia5484
@maahirmedia5484 5 ай бұрын
Cumar amiiro Qurux sosamey
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Hyeh walaal diyaar waaye.
@M4RSHEEL0
@M4RSHEEL0 4 ай бұрын
MaxameD qader is noT easY 👍❤️‍🔥
@camirkey
@camirkey 5 ай бұрын
محمد ﷺ الرسولله❤❤❤❤🎉
@awliyosporttrainer3615
@awliyosporttrainer3615 5 ай бұрын
اللهم صل وسلم على سيدنا محمد
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi 4 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi 4 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤️❤️❤️
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi 4 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi 4 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@Skstory7
@Skstory7 4 ай бұрын
Omar rashiid sxb website aad kafiirisay KZbinr qiimayntooda magaciisa ii sheeg
@XADAARIAXMED638
@XADAARIAXMED638 4 ай бұрын
Scw
@Maxamedayaanleoffiall
@Maxamedayaanleoffiall 5 ай бұрын
Anna hadaan bilaabee igu duceeya inaan meel fiican ka gaaro yuo tube ka walipa khayr ayaa soo gudbinaa❤
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Masha allah walaal alle hakula garab galoo, haka niyad jabin.
@zubeyrpro
@zubeyrpro 4 ай бұрын
❤️
@AQOONTAGUUD-de2hv
@AQOONTAGUUD-de2hv Ай бұрын
❤❤❤
@AQOONTAGUUD-de2hv
@AQOONTAGUUD-de2hv Ай бұрын
❤❤❤❤
@AyuubabdirisaqAbdi-kt8ip
@AyuubabdirisaqAbdi-kt8ip 3 ай бұрын
Zxp sidee lcgta ula bxaan no so sameey adna faida kugu jirta
@easynetwork23
@easynetwork23 5 ай бұрын
اللهم صلي وسلم علي نبينا محمد
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
صلى الله عليه وآله وسلم
@mohaabdi-un9ev
@mohaabdi-un9ev 5 ай бұрын
waa maxay channelka 216k subs heysto haadane labo vdeois kaliya ku jirto iyo labo 2 kun views
@sakariyecabdi3865
@sakariyecabdi3865 5 ай бұрын
Intaa iyo inka badanba weyka smeeyaan waxay dadkan badowda ah ee leh waa been wllo waa run Anuu waxaanku haminayaa inaan youber noqdo oo meel sare gaadho wananku hawl jiraa xurfadeheeda ileen iska soo gal uun mahee waa mel xirfad kaaga baahan barasho iyo waqti dadaal iyo wax fican oo adi ku anfaca io dadka ku dawada si ay lacagtaadu xalaal unoqoto insha Allah l reach my goal
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Haa walaal wa runtaa xirfado bdan ayuu ubaahanyahy KZbin ka si aad meel fiican kaga gaarta wa inaad barataa dhamaan xirfadaha muhiim ka ah.
@muuqaalMT
@muuqaalMT 5 ай бұрын
Wll KZbin ayn furtay wax views ah ma samaynayo ii sheeg sxb mxaa ka qaldan adigoo mahadsan🙏​@@Omarroshid
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 4 ай бұрын
Woow Insha Allah
@muuqaalMT
@muuqaalMT 4 ай бұрын
sxb waxaan ku waydiinaya youtube ayn furtay wax views ah ma samaynayo marka sxb ciladu waa maxay isheeg waxaan rajaynaya inaad isoo jawaabtid @@Omarroshid
@Fargeetoyare1
@Fargeetoyare1 5 ай бұрын
Yutube aa soo jabsatay aa wax nooga sheege😳🥺
@najunaja2032
@najunaja2032 4 ай бұрын
What about Abdi Askari tube ?
@xasanmaxamed1027
@xasanmaxamed1027 5 ай бұрын
Abufala soo qabo sxb mcane
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Insha allah walaal
@Yooco.
@Yooco. 5 ай бұрын
Adiga xataa masahlanid😂😂
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@ameinfarhan7733
@ameinfarhan7733 4 ай бұрын
TikTok Creativity Program Beta ka soo hadal wll
@user-ii2bt2xx1n
@user-ii2bt2xx1n 5 ай бұрын
Sxp tiktok soo samee
@alonsoabdalle
@alonsoabdalle 5 ай бұрын
Wlhi qalbigaa ixanuunay lakalatag balse orod maaha
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Haa walaal wala kala tagay runtii, balse waan kagaari karnaa wali jaanis ayaa banaan.
@maxamedyuusuf6593
@maxamedyuusuf6593 5 ай бұрын
Walalo aduun qudha yaynan eegin bal xasuuso aakhiro.sida aad shegtay wa la tagy ordna maaha. hana ilawin in ilaahay yidhi: kuwa" tartamayaa ha u tartamaan " yacni aakhiro.. bal qiyas nimcoyinka ilahy hallkaa dhigay en aduunkan yar waxba kaga dhacayn اللهم اجعلنا ممن فاز فوزا عظيما في الدنيا والآخرة
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Mahadsanid walaal, waa runtaa alle hana waafajiyo kheyr ka iyo wanaaga aakhirana Janno.
@Ibrahim-Aar
@Ibrahim-Aar 5 ай бұрын
Shaqadayda caadiga ah Ayaan saacadii ka sameeyaa $60 , aniga oo aan dhib badan marin. Iyaga 10 minute clip ay sameeyaan will take more than 3 hours.
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Waqtigaaga kusoo hara bilaaw KZbin Markaas income source kale ayuu ku noqon brother.
@Zakari2
@Zakari2 5 ай бұрын
Lkn mqadar io kuwokalo bdn woxodu wa 20min lacagtu naha wa to mutch
@user-xc2cz6hi2r
@user-xc2cz6hi2r 5 ай бұрын
Saxib qaali hormar ayan kuu rajeyni warsame badde ayan kasoo dheegtey magacaada iyo inaad Faceless KZbin sameysid koorsooyinka faca cusub university sideen ku helaayaa mida kale e-commerce kuma jirta bee
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Halkan Iska Diiwaan Gali walaal facacusub.io/
@MohanizShow
@MohanizShow 5 ай бұрын
Ustaad Fadlan Jaanis Ma iisiin Kartaa inaan kulasoo xiriiro
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Mahadsanid walaal, Haa Instagram ka ayaad igalasoo xiriir kartaa
@inashide1435
@inashide1435 5 ай бұрын
Wll igu garab istag inan kuso biro lcg kasamynta youtubeka plz wxn joga ethiopia oo wax shaqo dhalinta anayn haysan iso jawab akhi
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Walaal diyaar waaye, intaan ka aqaano wankugu caawinayaa.
@craxmaanducaysane
@craxmaanducaysane 5 ай бұрын
M.a wllky Maanta kahor kuma Arag lkin follow io like waaku saary horay usoco sxb 😂🎉
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Mahadsanid Walaalkey
@feysalmaxamedcabdi8259
@feysalmaxamedcabdi8259 5 ай бұрын
Ogaansho aawey
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Muuqaalkii hore ayaan ku sheegnay walaal.
@HanadHussein-xn3jw
@HanadHussein-xn3jw 3 ай бұрын
Yaan youtube Isla furanaa
@cawiyahadadweynaha
@cawiyahadadweynaha 5 ай бұрын
Background music iisheeg waan uubaahanahay hadaa dad caawisid
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
brother waxaad ka helaysaa Storyblocks waana PAID Music
@Barkhad181
@Barkhad181 5 ай бұрын
Qays qayser 😂😊
@user-bf8sl2ck8z
@user-bf8sl2ck8z 5 ай бұрын
Waaw❤❤⁰🎉
@AbdinaasirHussein-dd4ez
@AbdinaasirHussein-dd4ez 5 ай бұрын
Coursada intee lagala soo xirira ustaad
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Halkan Iska Diiwaan Gali walaal facacusub.io/
@abdullahimohamed1923
@abdullahimohamed1923 5 ай бұрын
Walal igu caawi sidan kubarto inan fufto ytubka fadlan
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Walalal intaan ka aqaano qofna kama hagradoo, adna waan ka caawinayaa waa diyaar.
@abdullahimohamed1923
@abdullahimohamed1923 5 ай бұрын
Okay ugaska shukran walal
@user-sm4jj8bq6u
@user-sm4jj8bq6u 5 ай бұрын
Ceyda
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 4 ай бұрын
Imagine 20k oo dolar woow woow biil gudahed
@rashkaviproyal1425
@rashkaviproyal1425 5 ай бұрын
Zxp macan ani aan editor ahaado lkn yaa. Noo sameenayo KZbin Iyo tiktok 😢
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Adiga sameeysan kara brother oo heerkaan oo kalena gaari kara ha isliidin.
@hoygaguusha1835
@hoygaguusha1835 3 ай бұрын
APPLICATIONKA LAGU EEGO NALA WADAAAG WLL
@abdikarimhassan5074
@abdikarimhassan5074 5 ай бұрын
Manta igu horeysay muqalkaga lkn wax badan ayd noo iftiimeysay oo youtubers naga qarin jireen 😂😂 Any wan kula soconeyna wll
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@user-jr4dv9is1n
@user-jr4dv9is1n 4 ай бұрын
Xagee kalaso xidhiidha
@Omarroshid
@Omarroshid 4 ай бұрын
Mahadsanid walaal, Instagram ka ayaad igalasoo xiriir kartaa
@hamseabdi2184
@hamseabdi2184 5 ай бұрын
Sideed 2 video ugu jiraan channel kaaga adiguna aad 216k subscribers u haysataa?
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Sheeko dheer waaye walaal.
@hamseabdi2184
@hamseabdi2184 5 ай бұрын
@@Omarroshid 🤣🤣🤣waayahay sheekh
@AbdirahiinNuurmahamed
@AbdirahiinNuurmahamed 4 ай бұрын
Waxaan rabaa in aan kula soo xiriiro hagee kuugula hiriiri karaaa wll
@Omarroshid
@Omarroshid 4 ай бұрын
Mahadsanid Walaal, Instagram ayaad igalasoo xiriiri kartaa.
@AbdirahiinNuurmahamed
@AbdirahiinNuurmahamed 4 ай бұрын
@@Omarroshid whats upp Ayaan kula soo xiriiraa zxp
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 4 ай бұрын
Waar ileen waxaan lagu washey hunguri bay ledahay
@cabascarfaaye7397
@cabascarfaaye7397 5 ай бұрын
Zxp linkga aawe😊 wan raba
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Halkan Iska Diiwaan Gali walaal facacusub.io/
@sadiiqmuqtaar8569
@sadiiqmuqtaar8569 5 ай бұрын
Wall waxaan u baahan nahay course contact creation 🎉
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Halkan Iska Diiwaan Gali walaal facacusub.io/​
@IstarlinAbdikadir-yt1ze
@IstarlinAbdikadir-yt1ze 5 ай бұрын
Kenya sh kusheg plz
@user-kj3be6qp2c
@user-kj3be6qp2c 5 ай бұрын
Zxp awy linkika
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Halkan Iska Diiwaan Gali walaal facacusub.io/
@user-hd9ek4ej1z
@user-hd9ek4ej1z 5 ай бұрын
War nio sidee lacagta looga la baxa ii soo jawaab
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
walaal qaab fudud ayaa loogala baxaa, muuqaal ayaan kasoo sameeyn hadii alle idmo.
@MaryanxasanisxaaqMaryanxasanis
@MaryanxasanisxaaqMaryanxasanis 5 ай бұрын
Ogaasho wll
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
mahadsanid walaal waa diyaar insha allah.
@GuuledcaatoDayaxaxmed
@GuuledcaatoDayaxaxmed 5 ай бұрын
@@Omarroshid saxiboow korsadu awey
@SOFTLANDANMEDIA143
@SOFTLANDANMEDIA143 4 ай бұрын
Asc Taliye waxan raba inan ku weydiyo inte kugu soo xarira
@camirkey
@camirkey 5 ай бұрын
Wall waxaan Rabaa meel aan kagala soxiriiro
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Mahadsanid walaal, Instagram ka igalasoo xiriir kartaa.
@mohedabdi926
@mohedabdi926 4 ай бұрын
Qofka aad ka hadlaysa waa ani igu halle dhwaan
@Omarroshid
@Omarroshid 4 ай бұрын
Insha allah walaal guul ayaan ku rajaynayaa.
@guulwade503
@guulwade503 5 ай бұрын
Ajfamily soo qabo
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
diyaar waaye brother
@user-hn1cu5po4l
@user-hn1cu5po4l 5 ай бұрын
2 videos 216k2🤔🤔🫡
@maxamedyuusuf6593
@maxamedyuusuf6593 5 ай бұрын
Part two kaso same no qarban ka tagty Ogaansho iyo kuwa kle intay ka sameyan
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Haye walaal inshà allah part 2 wankasoo sameeyn.
@Mohamed-Ozil
@Mohamed-Ozil 5 ай бұрын
Adiguna imisa heeshay 😂
@faycalabdiyoussouf7462
@faycalabdiyoussouf7462 4 ай бұрын
War adna iska so samee 😅
@mustaphesaedadam7478
@mustaphesaedadam7478 5 ай бұрын
Qabkad codka udubto ilawadg hdad garab isinyzo
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Mahadsanid walaal, diyaar waaye muuqaalka xiga ayaan ku sharixi doonaa.
@khalidmaxamed6099
@khalidmaxamed6099 5 ай бұрын
Link aawey wll
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Halkan Iska Diiwaan Gali walaal facacusub.io/
@Gmaaad
@Gmaaad 5 ай бұрын
Hadii sidaa lacag looga sameeyo dadka cadaanka maba shaqeysteen ee waxaas dadka ha ula imaan😅😅😅😅😅
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
warbixin fiican kama haysid walaal, KZbin ka jaanis wayn ayaa ka jira.
@Samatar110
@Samatar110 4 ай бұрын
Waxba kama jiraan waxad taxday social blade wa fake
@rashkaviproyal1425
@rashkaviproyal1425 5 ай бұрын
Asad ma heysto Moha qadar aa way Nio malinkasta wuu soo dhiga teeda kale sifiican ba loo dhameesta video giisa
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Haa bro waa runtaa lkn muuqalada tayadooda ayaa la is dheeryahy.
@Museser7
@Museser7 5 ай бұрын
Video malinkasta laso dhigayo ma waxwayn kula ah😂
@user-xc4vp7cs2r
@user-xc4vp7cs2r 5 ай бұрын
Asad asxaabta lashaqeyso ma,ayakaa liito 100k kabadanee maalinti kasameeyaane sida ceyda amiira iyo bkuwakalaba😢
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Haa walaal waa runtaa shaqo fiican ayay qabteen ayagana m.a
@husseinsheikhhassan0449
@husseinsheikhhassan0449 5 ай бұрын
War ninku legend Sanaa waad uqlaantaa subescribe ka in laguu saaro
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Mahadsanid Brother
@ahmedzaki3695
@ahmedzaki3695 5 ай бұрын
Sxb adiga KZbinr cusub matahay ?
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Haa saaxiib
@abdullahimohamed1923
@abdullahimohamed1923 5 ай бұрын
Waxan ahay Abo ciyal rajoyin ah heysto ilakin af engiriska ma aqano
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Walaal xiligaan la joogo waxwalba waad baran kartaa waliba si fudud.
@abdullahimohamed1923
@abdullahimohamed1923 5 ай бұрын
Inad icawiso Ayan kacodsanaya wayo caawimad Ayan karawa
@KaamilgureyKaamil
@KaamilgureyKaamil 5 ай бұрын
Codkayga ayaa xun mxaan sameeyaa
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Codkaaga ma foolxuma brotehr, mana jiro codkaago kale qof leh aduunka alle wuxuu ku siiyay muwhibo ka faa'iideyso.
@Yooco.
@Yooco. 5 ай бұрын
Anna 6 bilod Ayan wada 1centina kama faaidin😂
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Haka niyad jabin, waxka badal qaabka aad waxku waday kaliya.
@souadelmi5470
@souadelmi5470 5 ай бұрын
waqal studio kaso same
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Hyeh walaal
@royaltyfree1097
@royaltyfree1097 5 ай бұрын
zaki iyo asad mrkaa waxa lacag bdn ka smeeya zaki
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
maya asad ayaa lacagta badan ka sameeya wuna ka views badanyahay walaal.
@saidsms8488
@saidsms8488 5 ай бұрын
Kan u badan 400 dollar kama badna sida uu u shaqeeyaan sidaad moodey maaha
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
maya walaalkeey qofkii aan aqoonteeda lahayn ayaa intaas ka hela, balse qofka si fiican uyaqaana Game ka youtube ka lacag badan ayuu ka qaban karaa.
@deeqmahamet2132
@deeqmahamet2132 5 ай бұрын
Adigu imisaad ka sameysa😂
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Wansoo shaacin doona walaal aniga waxba ma qarinaayo
@moedinofficial1028
@moedinofficial1028 5 ай бұрын
Xalal miya marka walal muhimada lacaag lee maahan lkn wa in xalal lashaqeysto
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
walaal taas culimada ayaan waydiinaynaa, balse fursada jirta ayaan dadka u bidhaaminaayay.
@AbdiOzyy
@AbdiOzyy 5 ай бұрын
Kayga $100 ma dhaafo amar alla
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
$100 hadaa gaartayba meel fiicanaa joogta walaal horay uwad ha joojin
@amiincraxamaan-xm8fs
@amiincraxamaan-xm8fs 5 ай бұрын
😂🎉❤❤❤
@AyaanleCabdikariim
@AyaanleCabdikariim 5 ай бұрын
cabdalla jamaal 🎉
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Insha allah walaal
@Tilaapo
@Tilaapo 5 ай бұрын
Ogaansho kudar
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Hyeh walaal diyaar waaye
@abdullahibashir678
@abdullahibashir678 5 ай бұрын
Dadka USA , china ,India ,Russia & Kuwo kale waa iska seexan lahaayen Been weynaa 😂😂😂
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Dadkaas waa umad shaqo halmeel kaliya iskuma haleeyan, that's why shaqooyin badan uqabtaan KZbin na way ku jiraan. Laakiin dadkeenu ma fahansana intaas.
@AxmedCasaawe-fp1uh
@AxmedCasaawe-fp1uh 5 ай бұрын
Lipx sheko kle ka fcn ood lacg badn ku heli kertir adiga io dawada yasha kle idin hayaa hadad diyar tahy
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
Noo sheeg dadku haka faaiidane, adna bilaaw.
@Zakari2
@Zakari2 5 ай бұрын
Asad at least 45kdoler parmonth
@Omarroshid
@Omarroshid 5 ай бұрын
45k ma gaarsisana bishii balse wuka ag dhawaan karaa, masha allah alle ha ubarakeeyo.
@Zakari2
@Zakari2 5 ай бұрын
@@Omarroshid muqaladisa widhedheryihin sida 30min ama 25min sidokale 1.3k videos usodhige video kasto wuxushaqena lacag sidadaraded 45k wacaqli gal madama mela bdn lagadawado
@Zakari2
@Zakari2 5 ай бұрын
Sidokale sponsors
DIGNIIN ! Iskajir Kannaalka Mr Beast, Waatan Sababtana..
13:01
Hosow Pro
Рет қаралды 167 М.
حقيقة ايلون ماسك ..!
20:47
THE HORROR - مهند السيوف
Рет қаралды 355 М.
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 28 МЛН
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 15 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 6 МЛН
HAMASTER KOMBAT sidee lacag dhab ah uga samayn kartaa?
11:30
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 32 М.
Qaabka wax looga barto youtube ||  qodobadan  raac
10:32
Mubarak Hugur
Рет қаралды 32 М.
DAGAALKII UGU XUMAA AYAANU GALNAY 😭 | PUBG MOBILE
14:06
Ashqar boy
Рет қаралды 146 М.
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 28 МЛН