No video

YURUB GEENYO (GAYAAN) 2016 HD

  Рет қаралды 137,115

TheGobfilms

TheGobfilms

Күн бұрын

GOBFILMS

Пікірлер: 108
@asiisaabdirahman5245
@asiisaabdirahman5245 3 жыл бұрын
Waxaan wadaba maanta masoo helay wakhti dheer ayaa iigu danbeysey heestan 2015Kii 😰 maanta maalin arbaca 8/25/2021, jacaylkii iyo calmashadii way hirgashay waanan hantay guri iyo isku gacalbaanu noqonay lkn amarkii eebbe ayaa yimi waana layga oofsaday aduunka kaan ka ishaartay alle janadii fardawsa haynagu kulmiyo xaajigaygiiyoow😭💔🤲
@carabxassan7222
@carabxassan7222 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto wllo
@afnaanturkesh3333
@afnaanturkesh3333 Жыл бұрын
aaamen😭
@hanakayse542
@hanakayse542 Жыл бұрын
Ameen wll 🥹😭
@asmakhadar3533
@asmakhadar3533 Жыл бұрын
Aamiin aamiin 😢
@idilmohamed2038
@idilmohamed2038 8 ай бұрын
Aamiin. AAmiin yaarabi🤲🤲😭😭😭
@almaasahmed5288
@almaasahmed5288 8 жыл бұрын
hees iga dheh tan anigee iga hadlee yurub geenyo thanks the Gobfilims 😍😍😍
@kingabdiaziz5987
@kingabdiaziz5987 8 жыл бұрын
sawtu rahma weligey hees ay leedahay oo xun maan arag THANKZ THE GOB FILIMS 🖒
@TheGobfilms
@TheGobfilms 8 жыл бұрын
Thanks ugas
@AyaanAEiltireh
@AyaanAEiltireh 5 ай бұрын
❤❤❤ARILOVE YOU JE T'AIME habibi habibi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@amirasaid3883
@amirasaid3883 4 ай бұрын
Hesdaan waxaa dhagaysanayaa cawa oy tarikhdu tahay 2024 / bishii 4 /22 waxaa daremayaa jacayl xaddhafaa waxaa rajeynayaa qofkaygii inaa is hanano waqti dhow insha allh aad baa ugu hanwaynay isugukaya so duceyaa asxabeey 😢🤲
@samiramed4254
@samiramed4254 8 жыл бұрын
woow nice song ruunti yurub geenyo masha allah nolow and thanks my brother gobfilm
@nimcaabdillahielmi9650
@nimcaabdillahielmi9650 8 жыл бұрын
kalgacalkii gaaxsanaa ma gurin wali waa gadiisii go'aan buu kaasugaa yurub geenyo faananad aan is daalin heesa heeda tnx 💖💖💖💖💖💖💖💖💖gobfilms💖💖💖💖💖💖💖💖
@TheGobfilms
@TheGobfilms 8 жыл бұрын
Alla yacisak huno
@kikiabdi3194
@kikiabdi3194 8 жыл бұрын
+TheGobfilms thank u so much guys
@najmojama2473
@najmojama2473 8 жыл бұрын
ucas
@najmojama2473
@najmojama2473 8 жыл бұрын
jhjjmmmmj 11
@aliaxmed388
@aliaxmed388 7 жыл бұрын
Nimca Abdillahi elm
@nasribukur7623
@nasribukur7623 8 жыл бұрын
ax erayo itaabtay iga dheh thanks gobfilms
@TheGobfilms
@TheGobfilms 8 жыл бұрын
Thanks nasri
@mohamedgaas4005
@mohamedgaas4005 8 жыл бұрын
yurub fanaanad qaringa iga dheh 👌👌
@aminahussein1534
@aminahussein1534 3 жыл бұрын
aniga oo hargasa iman ilhay ma dilo we ilove you 🇨🇦🙏🏾
@quenquruxley7423
@quenquruxley7423 8 жыл бұрын
ax ya hees wleeh lama yaraysan karo yurub geenyo i lov u wlhi
@SaynabSaynabshucayb-um3yz
@SaynabSaynabshucayb-um3yz 2 ай бұрын
Adan hurdo kaga go ay 💔
@moktarmussa2892
@moktarmussa2892 5 жыл бұрын
2019 Dharerihi way gudbeen intan goni ku aha wakhtigu waa gabgabe hadman guri wada dagna?!
@mohedxabashi5315
@mohedxabashi5315 8 жыл бұрын
ceesh alaa hees wlhi Maansha Allah yurub maxamed cabdi geenyo nolow wllo
@yusufmohamed1776
@yusufmohamed1776 8 жыл бұрын
axyaa hees thankz gob films
@nimcaahmed8545
@nimcaahmed8545 8 жыл бұрын
habo hestan aniga ayey iga hadleysaa wlhi ilahey ha ika daayo
@ruuzaalpii9207
@ruuzaalpii9207 7 жыл бұрын
wow cod mcn runtii lma qiyasi kro inta Mar an dhagysto heestan xsuus gar ah iyo sameyn wyn ayay ku yeelty qalpigyga mrkn dhagysto xsuus dheeri aaan galaa
@gabileyviews4801
@gabileyviews4801 8 жыл бұрын
thanks +Gobfilms Dadaalka Halkaa kasii Wada
@TheGobfilms
@TheGobfilms 8 жыл бұрын
Brother mahadsanid
@najmqueen242
@najmqueen242 7 жыл бұрын
Shabakada Gabiley Tv News
@IbrahimAden-ni4em
@IbrahimAden-ni4em 3 ай бұрын
Raga Uganda's ah oonu wada shaqayno ayaa yaab codka iyo music
@CanabMaxamed-fk6jw
@CanabMaxamed-fk6jw 6 ай бұрын
Ma aqaano sabbta lkn waxan rajaynayaa inu mar uun iso laabto qofkaygii😢
@mahuboadan840
@mahuboadan840 7 жыл бұрын
my gurl yurub geenyo Allah ha ku dhowrow
@sayiid798
@sayiid798 8 жыл бұрын
salaam Allaykum walaalyal waxan Raba inad ila talisaan waxan isjacelayin gabadh ila yarantanadi inanti iyo anigi marka waynaanay aya ku heshinay inanu nolool wadaagno gabadhi si sharaf leh aya uguursaday kadib mudo labo saano ah aya guuri kuwada noolayin mushkilada hi haysata aya ah malin malmaha kamida aya isku dhacnay waa ay aflagadaysay kadib ana waa xanaaqayo iyado jiifta inta sogaaday aya waajiga kaga xaaray gabadhi waa ay iga duuday heerkodi aye ushegtay waxay ileyihiin inanta nooso fur maxan sameeya ila taliya walalyal
@mohauniquetech4410
@mohauniquetech4410 2 ай бұрын
Kalay adi qof nool ku xaar mxa ku keentay duliyahow😂😂😂 War fur
@sarahshirsil3988
@sarahshirsil3988 7 жыл бұрын
thankz gobfilims
@husseinmaariyoow3488
@husseinmaariyoow3488 7 ай бұрын
Gayaan baan ahay ku jecel guyaal badan ku sugay ❤🫶
@saarabintumustafaa3415
@saarabintumustafaa3415 7 ай бұрын
Gayaan baan ahay kujecel guyaal badana wankusugay❤😊
@saraali9768
@saraali9768 8 жыл бұрын
waxba ka dhacay waaba igu socota yurub geenyo alle codka ha Ku xafido huno qli
@mustafecaydiid6648
@mustafecaydiid6648 7 жыл бұрын
very nice song wlhy yurub jir oo joog
@suadobsiye85
@suadobsiye85 7 жыл бұрын
I love this woman
@mohmethlover.smedia825
@mohmethlover.smedia825 4 жыл бұрын
HeeztaN Qof igu Qaliya ku Xazuuzta. DatE: mon/8/june 2020 fadiya❤😢
@mohedxabashi5315
@mohedxabashi5315 8 жыл бұрын
thnkz Gobfilms
@abdighaniar6423
@abdighaniar6423 7 жыл бұрын
abwaan Maxamed Faysal
@mahadiadawe
@mahadiadawe 8 жыл бұрын
very good song good job Gobfilms
@citizensciro4866
@citizensciro4866 8 жыл бұрын
qofkii labaad ee daawada comentigii koobaad
@hamdaismail7834
@hamdaismail7834 4 жыл бұрын
Heesta Aniga ugusoctaa
@intisaarmohamed2569
@intisaarmohamed2569 7 жыл бұрын
sowtu raxma yurub maxamed cabdi genyo aad baan ku jeclahy habo cadow gaa ha jabo
@user-zz8dh3xk2k
@user-zz8dh3xk2k 8 ай бұрын
Best song 🎵 ❤️
@aminyare9462
@aminyare9462 8 жыл бұрын
hot voice rntii tnx the queen of the voice and tnx to dear pro TheGobfilms
@AminaMahamed-s7p
@AminaMahamed-s7p 2 ай бұрын
1 July 2024 Xasuus hore
@adnoaadanali318
@adnoaadanali318 6 ай бұрын
20/2/2024 Haben arbaca ❤😮
@zadamciiltire6260
@zadamciiltire6260 7 жыл бұрын
sawtul dahab yurub abdi geenyo ❤
@shukrishukulatiina4865
@shukrishukulatiina4865 7 жыл бұрын
hees iga dheh tan ani ika hdlesa
@abdiissa2694
@abdiissa2694 8 жыл бұрын
Waw hees macaan badan huno Sharafey cisag alfanaan Yurub Geenyo
@CanabMaxamed-fk6jw
@CanabMaxamed-fk6jw 6 ай бұрын
01:8 pm Sunday 3/2/2024 😢
@fuaadmaxammed6315
@fuaadmaxammed6315 8 жыл бұрын
Gob films waa ma had santihin Saad noogu so gudbisan heesaha
@idirisfani8196
@idirisfani8196 8 жыл бұрын
legend! yurub geenyo
@c.naasirdhiidhaa6730
@c.naasirdhiidhaa6730 7 жыл бұрын
hhhhhh hadii an galiye i iri inad garata habow waqtigu wa gabo gabo hhh
@nastehakhalif9355
@nastehakhalif9355 7 жыл бұрын
axxxx hestani sii aad ah ayay itabatay
@asmaabdirahman8904
@asmaabdirahman8904 4 ай бұрын
@yaasminciise1624
@yaasminciise1624 8 ай бұрын
Goon buuu kaa sugaaa ❤
@sukhranasir
@sukhranasir 7 ай бұрын
Heestan filimkii igu horeyay een daawado ayey kuso gali jirtay faadiya iyo Ali😢❤
@zaruu._Moh
@zaruu._Moh 7 ай бұрын
Faadiya io bilaal io shukraan😭❤ berigaasay filimaantu dhadhan lahaayeen
@sukhranasir
@sukhranasir 7 ай бұрын
@@zaruu._Moh Aad iyo aad wllheiy❤
@mahuboadan840
@mahuboadan840 7 жыл бұрын
yurub geenyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋
@anobmohamed2411
@anobmohamed2411 8 жыл бұрын
hal laxan hesehedo dhan yaabiso😊😊
@aminahussein1534
@aminahussein1534 3 жыл бұрын
We ilove you yuruba
@abdirisaaqciise356
@abdirisaaqciise356 7 жыл бұрын
oh I feeling this song😿😿
@queenhana1118
@queenhana1118 8 жыл бұрын
hees mecenoleeh
@najmanajma1842
@najmanajma1842 7 жыл бұрын
eshcalaa sawda
@amingohe5145
@amingohe5145 8 жыл бұрын
Waaaaaaaaaaaw bst sng
@user-fp6ru4vx8y
@user-fp6ru4vx8y 28 күн бұрын
Sawtu raxma
@nadiahassan2409
@nadiahassan2409 7 жыл бұрын
nice song
@maxamuudsalaan6957
@maxamuudsalaan6957 Жыл бұрын
I'm the seven nember and you love new you love four my even
@fuaadmaxammed6315
@fuaadmaxammed6315 8 жыл бұрын
nice voice yurub genyo waxan ladhacy hesaga jcylka
@yaasminciise1624
@yaasminciise1624 8 ай бұрын
24/12/2023 Maalin axada 12:43❤
@hodanabdi1854
@hodanabdi1854 5 жыл бұрын
mnzha allh 💯🔥
@casharahma2679
@casharahma2679 7 жыл бұрын
Gayaan baan ahay ku jecel
@Kawsarcabdisalanxirsi-md6ow
@Kawsarcabdisalanxirsi-md6ow 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@abdirahmaanabdulqaadir6777
@abdirahmaanabdulqaadir6777 Жыл бұрын
Filim banku dawan jiray😢
@zaruu._Moh
@zaruu._Moh 8 ай бұрын
Fadiya iyo bilaaal
@khaalidrujiye2292
@khaalidrujiye2292 8 жыл бұрын
woooow yurub wleee wa anoo kale
@cabdiwelicalidhimbilabwaan8341
@cabdiwelicalidhimbilabwaan8341 4 жыл бұрын
abwaan jawaan oo goor dhaweyd curiyay hees jawaab u ah hees hore oo aay qaaday fanaanada caanka ah ee hablaha hargeysa ka mid ah yurub geenyo waxaa luuqada iska leh ina dulmi diid waatan j, garanwaa jaceyl hadaad goob cidlo j , gayaan aad ku kulanteen j, xusuustaada gocashada godob looma qaatee j,garta ruuux naqsada ma yaqaano godobtee j, ruux kalena godobtii huunooy ma galo j, caqli garashadiyo waa gaad ku nool j, suugaantaada gabayada miisigoo la kala gurin j, geenyooy garashaada ruuxii soo gubiya google la weydiin hooris geenyooy garashadaadii miisigoo la kala gurin ruuxii soo gudbiya google la weydiin waa erayadii abwaan jawaan 2.00pm date 1/7/2020
@yahyeilkacaze8583
@yahyeilkacaze8583 8 жыл бұрын
sawtu raxma
@cabdiwelicalidhimbilabwaan8341
@cabdiwelicalidhimbilabwaan8341 4 жыл бұрын
A song by a local singer and a song by a well-known European singer from the European geopolitics j, know love if you are lonely c, a meeting you met j, your memory of the past is not lost j, know who the ghost is j, no one else gets into the back of the boat j, intellect is a vehicle that lives j, your poetic literature without splitting j, give your browser a look at Google's search engine hoarse Your search engine will not be disassociated by anyone submitting to Google the words of a poet 2.00pm date 1/7/2020
@abshirobashir6613
@abshirobashir6613 7 жыл бұрын
wwwww cadi mahan
@jaamacyuusuf8438
@jaamacyuusuf8438 7 жыл бұрын
heeso waa kuwii hore
@quenquruxley7423
@quenquruxley7423 7 жыл бұрын
woooooooo
@quenquruxley7423
@quenquruxley7423 7 жыл бұрын
asle wlee cadwgaa u ciil baxa
@fateemahnoor8431
@fateemahnoor8431 8 жыл бұрын
👌👌👌👌💘💘💘💘💘
@gledhandulle5285
@gledhandulle5285 8 жыл бұрын
oo inantaad caayeysay Gob filmsey maxaad heesaheeda meesha u soo galiseen beerka jecli xaydha jecli miyaaa
@TheGobfilms
@TheGobfilms 8 жыл бұрын
inantee la cayey? sxb maad riyoonaysa
@gledhandulle5285
@gledhandulle5285 8 жыл бұрын
ma riyoonayee lkn sawirkaaga qof uu u saaran yahay oo yurub caayaya ka eeg videoga furinle studio maalinki u danbaysay uu soo galiyey heesta cusub ada arkiye
@TheGobfilms
@TheGobfilms 8 жыл бұрын
dee brother sawirka so qofka ma copygaraysan karo? magacas ku dhufo hadu channelkan noqdo aniga qaldan!! ee wax hubso marka hore ugaasow
@gledhandulle5285
@gledhandulle5285 8 жыл бұрын
ciwaanka ayaan ii soo bixin lkn sawirkagan oo lipaax caan ah ayuunban arkay Sorry Gaashe channelkagan sida wacan eed nogu soo tabisid heesaha mcn wad ku mahdsantay 👌👌👌👌👌
@abdirisaaqciise356
@abdirisaaqciise356 7 жыл бұрын
geenyo
@sayiid798
@sayiid798 8 жыл бұрын
salaam Allaykum walaalyal waxan Raba inad ila talisaan waxan isjacelayin gabadh ila yarantanadi inanti iyo anigi marka waynaanay aya ku heshinay inanu nolool wadaagno gabadhi si sharaf leh aya uguursaday kadib mudo labo saano ah aya guuri kuwada noolayin mushkilada hi haysata aya ah malin malmaha kamida aya isku dhacnay waa ay aflagadaysay kadib ana waa xanaaqayo iyado jiifta inta sogaaday aya waajiga kaga xaaray gabadhi waa ay iga duuday heerkodi aye ushegtay waxay ileyihiin inanta nooso fur maxan sameeya ila taliya walalyal
@mohmethlover.smedia825
@mohmethlover.smedia825 4 жыл бұрын
😂😂 izka Fur kabadha ma jeclidE ileeN waad ku XaartEybee😂😂😂
@saarabintumustafaa3415
@saarabintumustafaa3415 7 ай бұрын
Wllhi kan 7 sano kadib buu iga qosliyay😂
@najmanajma1842
@najmanajma1842 7 жыл бұрын
nice song
@najmanajma1842
@najmanajma1842 7 жыл бұрын
eshcalaa sawda
YURUB GEENYO / CUDURKA KAAGALA FARDAHA 2021
7:44
AHMED UBAH MUSIC
Рет қаралды 1,4 МЛН
Yurub Geenyo - Naftayda adaa xumeeyey (Official Audio) 2020
6:10
TheGobfilms
Рет қаралды 927 М.
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 19 МЛН
7 Days Stranded In A Cave
17:59
MrBeast
Рет қаралды 96 МЛН
wow so cute 🥰
00:20
dednahype
Рет қаралды 31 МЛН
YURUB GEENYO 2019 HADAAN QALIN IYO WARAAQ
7:48
SULTHAANKA LYRICS
Рет қаралды 778 М.
YURUB GEENYO QALBIGA RABADHKA LIVE SHOW 2018 HD
5:21
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,7 МЛН
FARXIYA FISKA HEESTII GAYAAN KABAN AAD U MACAAN 2019
5:58
Suldaan Studio
Рет қаралды 1,9 МЛН
YURUB GEENYO 2017 HEESTA NAXLI
7:47
Waqal WStudío
Рет қаралды 5 МЛН
YURUB GEENYO HEESTA QAAMUUSKA KUWII GALAYNU NAHAY HARGEISA LIVE SHOW 2023
7:23
Somali New Entertainment
Рет қаралды 995 М.
YURUB GEENYO 2015-2016  BEST COLLECTION SONGS
45:26
Xusuus media
Рет қаралды 1,3 МЛН
YURUB GEENYO - DHAYGAG - OFFICIAL MUSIC VIDEO
9:26
Abdirahman Somali
Рет қаралды 979 М.
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 19 МЛН