No video

YURUB GEENYO WALI TIIXU IMA HELIN OFFICIAL VIDEO

  Рет қаралды 519,312

Yurub Geenyo

Yurub Geenyo

Күн бұрын

Пікірлер: 125
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 4 ай бұрын
Inkastoon kugu tolin Qalbigayga kuna tebin Waxaan kuugu tix geliyaa Ama kuugu tudhayaa Qof i jecel inaad tahay!..Cajiiiib Cajiiib! ❤ Heesta Erayo, Cod, Music Iyo Laxan Baa Ku Dhacay ❤❤️🥰
@abdilahicabi
@abdilahicabi 10 ай бұрын
Weedhahayga tolmoon Waa iga tagaabe Kaftankiyo tiraabuhu Yay kula taraarine Tahantooga dib u hubi Alla maxay hees tahay❤
@CaseyrCalasow
@CaseyrCalasow 6 ай бұрын
😂😂 way ku jeceehahay qofta ha isdhihin cml
@abdilahicabi
@abdilahicabi 3 ай бұрын
​@@CaseyrCalasow hhh war yu ka tagin waye niyada le ku dhisayey cml😂
@fambamcrew1259
@fambamcrew1259 2 ай бұрын
Dhibaatadu leeyahay Qalbi wax jecel heesta ayaa ka turjumeysa ilaahayow ha i badin jacayl hal dhinac jira
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 Жыл бұрын
Maansha Allah Sowtu Raxma Yurub Mahamed Abdi Geenyo iyo Abdiqadir Booska Allow isku Kiin Daa Ubad Qayr Qana idin Sii
@Abdale_Osman
@Abdale_Osman 6 ай бұрын
Yurub mohamed abdi yurb genyo waleee hesahga wa ku sarqamaa wllo rbi ciil iyo cadaba kuma tuso👏
@ibroismabdirahman9556
@ibroismabdirahman9556 Ай бұрын
Her charisma is unmatchable.
@ssm3933
@ssm3933 6 ай бұрын
What a voice and lyric. First time. I listened. This song 🎶 im specialized 😢😊
@samsambarud4376
@samsambarud4376 Жыл бұрын
Woow❤❤❤ She reminds of Sahra Ahmed, back old days song which were great of remindance of our ancestors and the great of the caring, sharing and loving moments of great when I was in Kenya, Turkana County ❤❤❤
@aymanmusic6721
@aymanmusic6721 7 ай бұрын
Hees iyo badh yurub waa ku xaragooty Wali tiixu ima helin Ima taaban caashaqu
@Lose_hopeeee
@Lose_hopeeee Жыл бұрын
Wali Tiixu ima helin ima taban cashaqu sidu kugu talax tagay Tuunka igamu raraan amazing voice golden voice ❤🎉😢
@fadumocbdinuurgvg9134
@fadumocbdinuurgvg9134 7 ай бұрын
❤🎉
@abdiali4991
@abdiali4991 Ай бұрын
Hala yaa yurub waxan kugu tix galiya qof i jeceel inad tahay waa ereyo dorxulah murti iyo darenleh😅❤
@mahadiadawe
@mahadiadawe 9 ай бұрын
Allaya Cizaak Sowtu Raxma Yurub Geenyo And Booska Reer Qurux Badan
@maxkosicid9028
@maxkosicid9028 3 ай бұрын
Waa isla donasho ilahaye hesta cawa ayaa maqalkeed igu horaysa Waxan xidhiidh leyay 3 sano waxan dhibane u ahay qof I jecel balse anan jeclay hadan si kasta run ugu shego aan idha kuma rabo aan habeen iuo malin midna iga qusanayan mar marka qaar waxan ku tiriya wali walhi ana nafsi yuu ku helin ugu tudhaya 😢 Iuo waa qof ku jecel ee ha xumayan ee teda u raac
@abdulzamedmohamed9549
@abdulzamedmohamed9549 9 ай бұрын
Tuhun yanu ku odhan cid kallu daneenayaa I just love you ppe but am busy wit my self try understand me we gonna hit the sky together ❤
@marrymahmud3604
@marrymahmud3604 Жыл бұрын
Mashallah yurub geenyo iyo apdi wahab boska allow isukiin daa
@anisodahir7015
@anisodahir7015 10 ай бұрын
Wali tixu ima helin🥺🙌 😮sowtu raxma🎤🔥
@saxansoxoabdimahamed6786
@saxansoxoabdimahamed6786 Жыл бұрын
Waxaad tahay Fanaanada Kaliya An Fanka Haatan Ka Daawado Yurub Genyo Codka Iyo Cimriga alle Hakuu Barakeyo Maamo
@Quruxsan-ut9qb
@Quruxsan-ut9qb Жыл бұрын
Yurub markaanku around jacayl dareemaa❤❤❤❤❤❤❤
@MaxamedDucaale-fo2uj
@MaxamedDucaale-fo2uj 5 ай бұрын
Yurubay mahadsanid what a voice heestan habeen wlba waan Dageystaa. Mahadsanid
@user-hb1zl4vc1g
@user-hb1zl4vc1g 7 ай бұрын
Sawtu Rahma marku laapaalx laha been kamu shegin ❤
@abdijabarissa8476
@abdijabarissa8476 8 ай бұрын
Golden voice Yurub❤
@ibroismabdirahman9556
@ibroismabdirahman9556 Ай бұрын
The queen of the voice
@Byebye12311
@Byebye12311 3 ай бұрын
Ilaahy tashkiilka wahaabiyada haka ilaaliyo. BK bay Maga duufsadeen!
@MohamedEid-carabeey
@MohamedEid-carabeey 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@channelofficialhanadyare6727
@channelofficialhanadyare6727 7 ай бұрын
Caleek Caleek Waxsa Coda Sowtu Raxma Yurub Geenyo Fanaaanada Qrniga Allow Ku Dhawr
@user-es8uc9ze3o
@user-es8uc9ze3o 8 ай бұрын
Weli Tiixu ima Helin erayada weedhsame abwaan aan aad u taageersanahay iyo Fanaanad aan ayadana aan jeclahay codkeeda ayaa is helay yurub mohamed Abdi (geenyo) viva labadiinaba
@rayanmustafe5473
@rayanmustafe5473 2 ай бұрын
Weedhahaygan toolmoon Waa iga tudhaalee Tiigsiga wallaalnimo Taa adna niyadda geli ka dhigilahaa Nala soo mara ka hor. 'Jire waan il duufaa ku danbee Rashiidow' by Hadraawi (Rashiid Gadhweyne)
@rodaosmandaoud
@rodaosmandaoud Ай бұрын
Amazing ❤❤❤Boqorada quruxda dumarka iyo codka
@abdilahicabi
@abdilahicabi 10 ай бұрын
100 jeer ban dhagestay hestan ila shalay Ereyo misaaman Cod ereyada kasi wacanba Fanand mug weyn ku leh fanka somalida Laxan shidan Wa hees wada shidan
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 10 ай бұрын
Sawtu raxma mid badasha fanka maso mari donto codkeda 💯 io heseheda makala dhacan
@HodanAxmed-cg9gf
@HodanAxmed-cg9gf 4 ай бұрын
Yurub geeyo markaan dhagyaystk jecel dareemaa😂
@JamilaNuux-wm8br
@JamilaNuux-wm8br Жыл бұрын
Waaaw heestsni caadi maaha yurub cod machan nolow
@daganryan108
@daganryan108 8 ай бұрын
Wow what a beautiful song ... ❤❤❤
@LaylaAlimuse445
@LaylaAlimuse445 11 ай бұрын
Fanaanadaydii geenyo ❤.
@amiinhajii1480
@amiinhajii1480 11 ай бұрын
That are song i like it ❤ keep rocking 💖
@ibrahimabdikadir1706
@ibrahimabdikadir1706 7 ай бұрын
viva yurub geenyo
@HanadLyrics
@HanadLyrics Жыл бұрын
Voice Gold Mom❤ Mother Of Voice Gold
@hodandeka2895
@hodandeka2895 10 ай бұрын
WoW 😊Boqorad codka yurub ❤
@AsmadBoss
@AsmadBoss 3 ай бұрын
Ad io aad
@AsmadBoss
@AsmadBoss 3 ай бұрын
Wayadan halke ku danbesay
@AbdirahimAbdullahi-ou1wx
@AbdirahimAbdullahi-ou1wx 5 ай бұрын
Heestaan baxar baan kugalay waxaan moodayay hees calaacal ah ileen waa dadis dadban kadibna saxiibtey weey iga xanaaqsan
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 5 ай бұрын
Sowtu Raxma ❤❤😍🥰🥰🥰
@captaintripplea4468
@captaintripplea4468 Жыл бұрын
The Real sowtu raxma yurub maxamed abdi geenyo 💟💯🫲
@mubarakfarahkedie6128
@mubarakfarahkedie6128 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@jeyabdijey2730
@jeyabdijey2730 11 ай бұрын
Waleeee wad turataaay midhaaa
@cawaalecaydaruus3455
@cawaalecaydaruus3455 10 ай бұрын
Goobtu waa xaggee? Hargeisa in ay tahay waan ogahay ee meesha lafteeda?
@Arawelomer
@Arawelomer 10 ай бұрын
Hido dhowr wll
@mobedrito9890
@mobedrito9890 Жыл бұрын
Sawtu raxma the one and only ❤
@Moonlight-l1i
@Moonlight-l1i Жыл бұрын
ooof yurub geeyo ❤❤❤
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 Жыл бұрын
Hees macaan weeyaan. Boqorada codka
@baarliincismaan4753
@baarliincismaan4753 Жыл бұрын
M,a,adi la,aataa ma nuuraayo❤❤❤
@maryangullit8889
@maryangullit8889 Жыл бұрын
Boorad codk yurub Geenyo❤❤❤😊
@queenalpi4829
@queenalpi4829 10 ай бұрын
Sowtu raxma m.a codkaga iska jecliya
@farhiabeautychannel4612
@farhiabeautychannel4612 10 ай бұрын
Igu tiix jcyl MA waxaa ku xigtay Wali tiixu ima helin
@crowndalka
@crowndalka 7 ай бұрын
igu tiix jacayL igu tiix sawtii hore utility hh mabeenbay ahayd
@mishyaden1825
@mishyaden1825 Жыл бұрын
Soulful..🔥
@mogeabassbakar4193
@mogeabassbakar4193 11 ай бұрын
Yurub iga badan
@jellyjelly7402
@jellyjelly7402 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@nashaadibrahim
@nashaadibrahim Жыл бұрын
Tan hees wat dhaftay malinti 10 ka badan ban dhagaysta
@AbdiwahabHamoud-uf7sb
@AbdiwahabHamoud-uf7sb 4 ай бұрын
Yurub la'aanta ma birkamo
@user-dd2qe5de3s
@user-dd2qe5de3s Жыл бұрын
Cod macan iyo deganaan
@realgeedi7753
@realgeedi7753 Жыл бұрын
Pest voice❤
@JanagaleDc
@JanagaleDc 23 күн бұрын
Hadalada turxan ka laga tiray hale fasito plz ilove yuraub genyo ❤
@abdilahi3x1abdilahi3x1
@abdilahi3x1abdilahi3x1 9 ай бұрын
YURUBEEY ISKAA TIIXE MAHIIGAAN BAA KUGU DHAY EE NAGA DAA CIYAARTA QAALI😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@filsanindhoofficial3439
@filsanindhoofficial3439 11 ай бұрын
Hestan sowtu raxma anigy igu socota
@FarduusCabdiraxman
@FarduusCabdiraxman 6 ай бұрын
Ayyyyyyyy😢
@hothoadam2597
@hothoadam2597 Жыл бұрын
Damn😅 heestu shidana
@Moonlight-l1i
@Moonlight-l1i Жыл бұрын
waxasa daadis laga dhaha 😂🔥🔥🔥🔥🔥
@amaalsiciid403
@amaalsiciid403 Жыл бұрын
Wan ku salamaya inder adiga iyo saygaagaba
@kawtharabdulahi3871
@kawtharabdulahi3871 11 ай бұрын
Sayi aa miyaa la qabaa
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 10 ай бұрын
​@@kawtharabdulahi3871haa m.a wa dhawayd aya dhashay wiil wuna kasa qiray ❤ sawtu raxma io saygeeda cabdiwahaab ale ha isku barakeeyo
@ismahanjabir6589
@ismahanjabir6589 11 ай бұрын
Good❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SahaanCxakiin
@SahaanCxakiin 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@aaminahussien7478
@aaminahussien7478 Жыл бұрын
Sawtu raxma.alla yacisak
@user-ut3wo5md4r
@user-ut3wo5md4r 11 ай бұрын
Me to
@ApdikhadarMohamed212
@ApdikhadarMohamed212 Жыл бұрын
Waxani. Hees wa dhaftay
@halimoab1221
@halimoab1221 Жыл бұрын
Wa halkee
@minasana5951
@minasana5951 Жыл бұрын
Hargeisa hadhwanaag
@user-td6rj8yx3l
@user-td6rj8yx3l 10 ай бұрын
❤❤❤
@user-ls8tt7xh7h
@user-ls8tt7xh7h Жыл бұрын
❤❤❤❤❤🎉
@user-eq5yv6ew1n
@user-eq5yv6ew1n Жыл бұрын
wcs
@anisaabdullahi3802
@anisaabdullahi3802 3 ай бұрын
omg
@Siciidiimaan
@Siciidiimaan Жыл бұрын
Tuhun yaanu kugu odhan "..🙏
@abdiasismohamed5427
@abdiasismohamed5427 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤ Masha Allah
@AsmadBoss
@AsmadBoss 3 ай бұрын
Wht means tiix
@YassinAmigoAhmed
@YassinAmigoAhmed Жыл бұрын
What's Tiixu 😮😂😂
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Жыл бұрын
ROOBKA SHUUXA AH MA GARATAY
@c.raxmaanmaxamed4280
@c.raxmaanmaxamed4280 Жыл бұрын
Dhibcaha roobka ayaa tiix la yidhaa
@keysehussein
@keysehussein Жыл бұрын
Wa roobka tiix tiixa ah ama shuuxa ah ..
@user-ng7ct8hn7o
@user-ng7ct8hn7o Жыл бұрын
Dhibicda roobka e ugu horeeya tiix weeye ee aan aadka u badnayn
@drhamse2156
@drhamse2156 Жыл бұрын
‏‪0:59‬‏
@badrigass4135
@badrigass4135 9 ай бұрын
Tus iyo tiix dadka aan fahmeyn Haloo Sharaxo!?
@abdirahmanhashi1210
@abdirahmanhashi1210 9 ай бұрын
Waxa kugu tix giliya ama kugu Turaya qof ijecel aya tahay' 2 markan o kale waxa dhahnaa CAADI MA AHAN
@KadarAli-kd2os
@KadarAli-kd2os 2 ай бұрын
Tahan tooga dib u hubi maxay ka dhigan tahay
@khadraahmed8599
@khadraahmed8599 Жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️🤣🥰
@Supr93
@Supr93 Жыл бұрын
Scemathick
@mohamedabdirahman3017
@mohamedabdirahman3017 5 ай бұрын
🙉🙉😢😅😅😂
@Cabdicasiiscige
@Cabdicasiiscige Жыл бұрын
Qof i jecel ayaad tahay.😮
@Hinaagow
@Hinaagow 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@hodanabdi6395
@hodanabdi6395 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@salocaydiid174
@salocaydiid174 Жыл бұрын
Maasha allh alle hakusharfo wll mcn yurub geenyo
YURUB GEENYO SOMALI MASHUP OFFICIAL VIDEO 2024
5:18
Yurub Geenyo
Рет қаралды 32 М.
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 581 М.
娜美这是在浪费食物 #路飞#海贼王
00:20
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 6 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 57 МЛН
YURUB GEENYO XAGEEBUU YABAAL / XASUUSTII KHADRA DAAHIR NEW VIDEO. 2024.
6:03
YURUB GEENYO | WAXDHINTAA KA SAMIRTA |SHOWGII YURUB GEENYO NAIROBI 2024
7:03
ABUU AFNAAN PRODUCTION
Рет қаралды 353 М.
YURUB GEENYO OO SUAAL WAYDIISAY EGLAN IYO HEESTII NIYADA KA DIYAAR GAROW 2018 HD
8:15
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,3 МЛН
Yurub Geenyo Xasuustii Khadra Daahir 2020
10:06
Future Brothers Production
Рет қаралды 1,6 МЛН
MAXAMED LAFOOLE || CILAD LI'I || HEES LYRICS 2014
7:55
ZAMI FILMS
Рет қаралды 2,7 МЛН
YURUB GEENYO HEEES CUSUB OFFICIAL VIDEO 2023
5:20
Yurub Geenyo
Рет қаралды 159 М.
YURUB GEENYO HEESTII LAANTA UBAXA XASUUSTII KINSI XAAJI AADAN.
6:03
AHMED UBAH MUSIC
Рет қаралды 811 М.
YURUB GEENYO ALLOW NIN RAGEED IKAABA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:18
Yurub Geenyo
Рет қаралды 522 М.
YURUB GEENYO HEES XASUUSTII KHADRA DAAHIR HIDO DHAWR SHOW
5:00
Digaale Music
Рет қаралды 2,2 МЛН