YURUB IYO WAXAAN KU SOO ARKAY SH. MAXAMED CUMAR DIRIR

  Рет қаралды 269,986

AnnuurMediaCenter

AnnuurMediaCenter

Күн бұрын

YURUB IYO WAXAAN KU SOO ARKAY WAA MUXAADARO ISLAAMI AH WAXAA SOO JIIDINAYA SH. MAXAMED CUMAR DIRIR

Пікірлер: 100
@TheBenjamen01
@TheBenjamen01 9 жыл бұрын
jazaaka llaahu khayr yaa sheikh maxamed cumar dirir, illaahay hakaa siiyo jazaa'i khayr badan leh. waad na hanuunisay, ilaahay ajir iyo xasanaad dheeraad ah hakugu siiyo amiin.
@MrXamaraawi
@MrXamaraawi 12 жыл бұрын
aniga ila iyo maalintii aan ka soo qaxay xamar 1991 waxan ku noolahay yurub maantana waxaa jioogaa hal mar muu nabad noqdo dhulkii,wallahan ku dhaartaye waa guuri lahaa oo meel maaha lagu noolaado oo dhulkanaga yaa kun jeer ka wanaagsan waxba ha arkina daaraha iyo wadooyinka,dadki u dhashay baa waalan raba oo cudur maskixiyan ah ku wada dhacay oo karaahi iyo cuqdad nafsi la dhiman raba, marka jooga anagana waan soo soconaa oo ka fogaada qabyalad kuna dhawaada diintiina iyo wanaaga,jazaa,akalah
@caliyuusufmuusef9588
@caliyuusufmuusef9588 6 жыл бұрын
sayid moh med
@aliahmedadow3807
@aliahmedadow3807 4 жыл бұрын
1991dii ilaa iyo hada masoosocotaa sxb 😂😂😂😊
@Samiira87
@Samiira87 12 жыл бұрын
wallaahi shiikhu ilaahay baanu been u sheegin muxuu daraasaad ka sameeyey dhan walba dhaqanka yurub iyo sida soomaali ugu hoogtay ilaahayoow na badbaadi aamiin qiyaamuhu wuxuu taagtan yahay maalinta wixii laga xishoon jiray ay mubaax noqdaan fana cuudu billaah.
@saharomohamed2820
@saharomohamed2820 8 жыл бұрын
ya rabi anago cafimat qabna oo dintena heysana noceli wali dentena ameen ya Allah
@mohd6960
@mohd6960 5 жыл бұрын
Masha allah jasakallaahu kheyr Sh. Maxamed cumar diri
@cadaadocadey
@cadaadocadey 12 жыл бұрын
ALLAAHU AKBAR JAZAAKALAAH MY SHIEKH RUNBAA SHEEGTAY MY ALLAAH BLESS YOU AMEEN
@abdiaziiz628
@abdiaziiz628 Жыл бұрын
😊😊😊😊❤❤❤😢
@qalinle1231
@qalinle1231 4 жыл бұрын
Jazakalah sheikh Maxamed Cumar dirir . Allah xafido waa information aad u fiican oo shiikha naga siyay yurubta
@samanjecel6079
@samanjecel6079 3 жыл бұрын
MashAllah shekh Maxamed dirir ilahey khayr badan haa ku siyo adiga iyo dhaaman inta khayr kaa so shaqesey
@mohhaazhijr.764
@mohhaazhijr.764 4 жыл бұрын
Mnzhalah alah ilahay hakaa jasaa siyooh sheekh maxamed
@axmedcabdi6133
@axmedcabdi6133 10 жыл бұрын
Ilahey waxan ka baryay inuu umadisa wadad tosan ku tosiyo waxan fariin u diray shacadka somaliyed waxan leyahay melkasto ad ku noshihin haka tagina diintina qaalida ah waa iga dardaran somaliye
@abdi-kariimmoalimabdulleh7753
@abdi-kariimmoalimabdulleh7753 Жыл бұрын
M.a sheekha Allaha xafido❤❤❤❤❤❤❤
@lieutenant101
@lieutenant101 4 жыл бұрын
Yurub iyo ameerika, waxa jira ma lahan aan ka aheyn wadadii jahanama. Somaalidii halkaa lagu dhalay waa ku dhaqan iyo diin badal meen. arka dumarkeenii, allahA nasoo hanuuniyo
@inaugaaswarfaa3751
@inaugaaswarfaa3751 10 жыл бұрын
Sheikha Illaahay ajir iyo xasanad hakaa siiyo intii qadatana illaahay hanaga yeelo inta lunsan rabi hasoo hanuuniyo AMIIIN dhagtii illahay waaniya waansato Umada somaliyeed illahay xaqa hatuso qurubo qasaaro lee taala caruur luntay guryo burburay umad dhaqan rogmatay wakaas labadii uur soowada jiiftay is fahmi waayeen. Mida kale dhalinta dhaqankooda iyo luuqadooda ay yasayaan haiska dhaafaan. Luuqada kale waxba macna kuyeeli mayso. hadad dhaqankaada yasto ma ogtay ina tahay ul aan diir laheeen
@Yummysomalilander
@Yummysomalilander 11 жыл бұрын
manshalaah aad baan u ixtiraamaa shikhan aloow ku xafid if iyo aakhiroba shikh dirir
@majidahmansoor
@majidahmansoor 2 жыл бұрын
Mashallah jazakumullahu qeyr sheikh
@aliyasin1479
@aliyasin1479 8 жыл бұрын
maashalah allaw daa waa maalmo duniduye allah kaa jasaa i sii sheikh maxaed cumer dirir
@nimco84
@nimco84 11 жыл бұрын
allah bless you sheekh dirir ur my hero
@masonarturo6002
@masonarturo6002 3 жыл бұрын
you probably dont care but does anyone know a tool to log back into an Instagram account?? I was stupid forgot the account password. I appreciate any tricks you can offer me
@mohamoudadam5251
@mohamoudadam5251 10 жыл бұрын
Mansha allah shiikh dirir run naa ka shegtay yurub wlhi
@lajeclow111
@lajeclow111 13 жыл бұрын
masha allah sheekh run ayuu ka sheegay halaaaga yurub ka jira,,,,
@MrSalmaan3x
@MrSalmaan3x 12 жыл бұрын
masha allah jazaakumulahu qeyra sheikh mohamed omar dirir
@asmamahamed474
@asmamahamed474 8 жыл бұрын
khayr allaha siiyo sheekha amiin amiin
@Tube8Fei
@Tube8Fei 12 жыл бұрын
Ilaah waxa ka barya in aana yurub ku guursan
@biihiali930
@biihiali930 11 жыл бұрын
Ilaahay sheekha khayr ha siiyo
@zamiir-qt5dj
@zamiir-qt5dj 7 жыл бұрын
masha allaaaah shiikh alle ajar iyo xassanad haka siiyo
@baradshasharukhan5235
@baradshasharukhan5235 11 жыл бұрын
Maashaa allah jasaakalaah shiikh
@TheMuhammad2020
@TheMuhammad2020 12 жыл бұрын
Masha allah wa maxamad adan ka bidix fadhiyaa oo darul quran maamule ka ah wa madarasad quran ah oo hargeisa kutaalla
@CadnaanIsmacil-rz2yb
@CadnaanIsmacil-rz2yb 10 ай бұрын
Waa runtaa zxp qaali waa macalin kaygii❤❤❤❤
@faysalismaaciil1220
@faysalismaaciil1220 5 жыл бұрын
Masha Allah jasaakalaahu khayraa
@faskoify
@faskoify 11 жыл бұрын
masha alaah sheekh dirir
@qawraxaxmed6673
@qawraxaxmed6673 11 жыл бұрын
mansha allah sheekh dirir
@naciimomusse8331
@naciimomusse8331 8 жыл бұрын
mansha Allah
@salmasomalibilal9604
@salmasomalibilal9604 12 жыл бұрын
mashlh thats really, walalayal can some one tell me nashiidada oo dhamestiran. biquraanii wa iimaaniii jazakkalh
@abdisalaanmuxumed1197
@abdisalaanmuxumed1197 5 жыл бұрын
Masha allah
@benjaminn6018
@benjaminn6018 7 жыл бұрын
Jazakalah
@shaawey1
@shaawey1 12 жыл бұрын
sheequna jezakallah.
@yasmindualeh6179
@yasmindualeh6179 8 жыл бұрын
May Allah bless you
@caliyuusufmuusef9588
@caliyuusufmuusef9588 6 жыл бұрын
Yasmin Dualeh l
@abdi-kariimmoalimabdulleh7753
@abdi-kariimmoalimabdulleh7753 2 жыл бұрын
Sheekha Allaha xafido
@alinuur8102
@alinuur8102 Жыл бұрын
Waa run taasi shiek nanaa arkay
@nimcaanabiib748
@nimcaanabiib748 8 жыл бұрын
Jaza allahu khyr
@MrXamaraawi
@MrXamaraawi 12 жыл бұрын
alla wadadku aragti fiicanaa yacni intaas uu sheegay oo ah nolosha yurub waa 100% run.
@MahamethShariif-uc9jz
@MahamethShariif-uc9jz 11 ай бұрын
Sheekh asc
@galaalcali
@galaalcali 11 жыл бұрын
jasaaa'akallaah shiikh dirir
@hchekawi
@hchekawi 2 күн бұрын
M.a
@cabdihasan8237
@cabdihasan8237 9 жыл бұрын
Jasalah khayr sheekh
@cabdihasan8237
@cabdihasan8237 9 жыл бұрын
Thanks
@abdinasirsirad4328
@abdinasirsirad4328 8 жыл бұрын
jazaakallahu kheyralljazaa
@tvrarisdanguud4980
@tvrarisdanguud4980 3 жыл бұрын
Mansha allaah
@adriyohashi7995
@adriyohashi7995 11 жыл бұрын
waxan idinka codsana qofkii garanayo nasheed dadan magaceda Ama wiilka qadayo magaciisa inuu i sheego mahadsanidiin
@benjaminn6018
@benjaminn6018 7 жыл бұрын
adriyo hashi. Maxamad yusuf
@omarali-se6lk
@omarali-se6lk 11 жыл бұрын
SHEEKH DIRIR RUN BUU SHEEGAY WAXYAABAHA UU KU SOO ARKAY QURBAHA,LAAKIIN DANTA KU KALIFTAY DADKA,SHAQOOYINKAAS,WAXAY JIRAY NIN SHAQO HELAY ,OO MARKII SHAQADII LA QORAY LA YIDHI DOOFAARKA QAL, LACAG AAD U FIICANA WEY LAHAYD, WUU KA CARARY.
@aliahmedadow2240
@aliahmedadow2240 8 жыл бұрын
Masha Allah jazakallah qeyran
@abdirahmaanali6732
@abdirahmaanali6732 11 жыл бұрын
Ajer iyo xasanad illh hka siiyo
@Tube8Fei
@Tube8Fei 12 жыл бұрын
sxbo wax kasta calafka ka weyn lkn meshaan meel guur ku fiican mahan
@luulmhm7367
@luulmhm7367 7 жыл бұрын
Aniga klaska sare 4 aya dhigta lkn we jirta shiqa waxa shagayo klaska 8marka dhigaye ciise wanola shekejire film ahana wafirsi jire lkn dugsiga sare diin malaga shekenayo lkn waalagu cunsuriyena lkn adeeg aya kaqade ani gawar sxbte somli ah idhade dofarka bismilah hada dhahdo wa cuni karta ani waaku qosle asiydhana haram ah aan dhahe lkn igama yelin
@calicabditokiyo9692
@calicabditokiyo9692 6 жыл бұрын
Barta diinta wllo yaal si aan laydiin kadin
@sandramohmedaddi3263
@sandramohmedaddi3263 5 жыл бұрын
💋💖💖💖😎
@rahmohassan2792
@rahmohassan2792 8 жыл бұрын
Maasha Allah
@dr.suhaybali9002
@dr.suhaybali9002 11 жыл бұрын
ilaahay hadaaayo sh.diri hadaayo
@maryanruun77
@maryanruun77 12 жыл бұрын
mashaallah
@yasmindualeh6179
@yasmindualeh6179 8 жыл бұрын
Maan sha Allah
@nimcaanabiib748
@nimcaanabiib748 8 жыл бұрын
Mnsha allah
@laminkanyim7145
@laminkanyim7145 10 жыл бұрын
Macha Allh
@abdirahmankulane
@abdirahmankulane 10 жыл бұрын
Allaah ayaa mahadsan markasta
@luqmanyare1629
@luqmanyare1629 12 жыл бұрын
QurAAN ka sheekha isticmaalay waa Quran4:97 fadlan internetka kuqor quran 4:97 si sharaxiisa aad uxafidid daliil iyo cilmikaaga ah ayuu noqon bari. inshallah xafida
@abdimaxamed7193
@abdimaxamed7193 Жыл бұрын
Qur aankuu akhriyey dhe wllo qur aanka lama isticmaalo
@sholahbabmakkah7826
@sholahbabmakkah7826 10 жыл бұрын
Allah yej zaak alkheer
@khaliifbakayle5638
@khaliifbakayle5638 4 жыл бұрын
Walaankay shayq dir sidaad nuuwaanisu ale hakurisaaqo
@saidnour8864
@saidnour8864 6 жыл бұрын
Illaahow yanan halkan nagu astur dulkii hoyna nagu arsaq xlal ah
@tvrarisdanguud4980
@tvrarisdanguud4980 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@jamabicir4737
@jamabicir4737 8 жыл бұрын
manshallaah
@zakirbashiir
@zakirbashiir 12 жыл бұрын
waaalhi ilaahay baan ku dhaar tahaya in uun wax yare oo been aha sheegiin wax kaste waa wax aan arki iyo wax iaga yaabiyeye ee aan ku arkii aduunka weliba marka uu leedyahaya afkanastaan iyo riqaar waa cunyaa hiilikba doofaankee ee adiag maxaa ku diiday!!! waalhi taasi been maaha ee wax wax iag yaabiyye ee aan ku arki lknse somaliya waxaa leedayahaya amaa qofkii muslima aha ilaahay ilaahaa waa xeeldheer falsen oo wax kaste oag qof kaste qulubtiisa daalacaanaya ilaahay waxaan ka barayary khaary
@shiidorey
@shiidorey 13 жыл бұрын
waa wax jira anagaa ku nool
@abdirahmanduco191
@abdirahmanduco191 7 жыл бұрын
masha allaaaah ALLE ha inagu anfaco amiin amiin amiin waaa anigoo ah Mr abdirahman duco duco 0046764413131 viber and imo what's up tango line Facebook all welcome to kheyrka Insha allaaaah
@nimco84
@nimco84 11 жыл бұрын
haa walalo waa sheekh maxamad adan
@hamsehalane7154
@hamsehalane7154 Жыл бұрын
Nacuudu bilaah
@ismakitani9039
@ismakitani9039 10 жыл бұрын
Dadka video dislike dhaho Muslim ma ahan
@nimcomohammed9939
@nimcomohammed9939 7 жыл бұрын
maansha Allah ilaahay haka jisaaisiiyo sheekha
@saeedofficial
@saeedofficial 6 жыл бұрын
Sabarate kkkkkkk
@aliyahussein7357
@aliyahussein7357 9 жыл бұрын
Bloum.
@muunahaaruun2334
@muunahaaruun2334 4 жыл бұрын
Masha Allah
@HassanDahirrustyttyataua
@HassanDahirrustyttyataua 7 жыл бұрын
maanshaa Allah
@YasmineSassy1
@YasmineSassy1 12 жыл бұрын
mashallah
@khadramuhamudu6983
@khadramuhamudu6983 9 жыл бұрын
masha allah
@mobro4258
@mobro4258 5 жыл бұрын
Maasha alah
@xuseenmuxumed609
@xuseenmuxumed609 10 жыл бұрын
masha allaah
@cusmaanaadan9811
@cusmaanaadan9811 8 жыл бұрын
Masha allaah
@ahmedhassan8335
@ahmedhassan8335 9 жыл бұрын
Mash Allah
@sakariyesakariyee7193
@sakariyesakariyee7193 7 жыл бұрын
Ahmed Hassan pdd
MUXADARO QURANKA IYO SAYNISKA - SH MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL
1:01:01
Abdirizak Abdullah
Рет қаралды 167 М.
HAWEENKII QURAANKA LAGU SHEEGAY. SH. MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL HAARUUN
1:20:16
AnnuurMediaCenter
Рет қаралды 189 М.
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 35 МЛН
Brawl Stars Edit😈📕
00:15
Kan Andrey
Рет қаралды 43 МЛН
Jinka Iyo Caalmka Inaga Qarsoon Q.3aad Sh Maxamed Ismaciil
59:16
True Cable Tv
Рет қаралды 78 М.
DULAANKA MASKAXDA SH MUSTAFA XAAJI ISMAACIIL XAFIDULAH
1:15:38
AL-BADAR CHANNEL
Рет қаралды 183 М.
Tahriibka Iyo Dhibaatadiisa Qurbaha Sh.Dirir
1:32:17
Baraarug Media
Рет қаралды 48 М.
Haku Mashquulin Wixi Tagay - She Musfate Xaaji ismacil.
46:06
Howlan Media
Рет қаралды 285 М.
GAADHI DAMEERLE NOQDAY BOQOR IYO QISOOYIN CAJIIBA | SHEEKH DIRIR
1:10:49
Maktabadda Alxusayni
Рет қаралды 245 М.
YURUB IYO WAXAAN KU SOO ARKAY SH  MAXAMED CUMAR DIRIR
1:51:57
AWOODA  ILAAHAY NASIIYAY  OO AAN DAYACNAY SH. MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL
1:05:32
AnnuurMediaCenter
Рет қаралды 184 М.
Himada Sare 2013 Sh.Maxamed Sh.Cumar Dirir
1:12:48
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 10 М.
33 TAFSIIRKA QURANKA SH. MAXAMED DIRIR
3:07:38
HOGAANSHE T.V
Рет қаралды 10 М.
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 35 МЛН