Liiiil. Baliil. Waye 😂 Fanka ana xog ku hesto dhihi jire. ayamahan shib kaso harte 😝
@biggstone35732 жыл бұрын
Wiil kasoo heesayo gobol ka mid ah gobolada soomaliya oo aan lahayn xitaa Meel qurux badan oo muuqal lagu duubo saas ay tahayna soo saarayo music heer sare ah heeso aan caadi ahayn heestaan 4 daqiiqo 20 second waaye dhamaad iyo biloow hal eray oo soo laabanayo ama kooris xitaa maleh Raperada aduunka ugu waa weyn xitaa saan masameyn karaan soomali aa nahay talente qof leh inaa maal galino ma sameyn karno qof talente leh waa dhaqaalaha dalka qeyb ka mid ah reactionka hada laga bixinayo tusaale ka soo qaad youtuberkaan lacaguu ka sameynaa shirkada isgarsiinta lacagaa soo galayso dadka daawanayo yuotubka heesta sharma boy ama reactionka laga sameyo
@hanadabdi5982 жыл бұрын
@@biggstone3573 walaahi wa runtaa sharma wa our legend 🙌
@RAMTV77142 жыл бұрын
Thanks my brother muniir aqaa wanku wataa wanaaa kujchy
@nimaobashir87452 жыл бұрын
Waligaaa hayasin wiiil harti 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@hamsecosta71862 жыл бұрын
#Nio dirisle iska soo karbaash Wuxu ka xanaqay madama aad yaraysatay ood la kulmi waydey wuxu rabey siduu qurux ku dhigle uga soo orday Mogadishu in ad adna ugu soo orodo
@cabduwelicabduqadirnur42872 жыл бұрын
Kkk lkn drislaba weyn oo caansane se wax u wadaa
@anushacharlotte74062 жыл бұрын
@@cabduwelicabduqadirnur4287 yaku dhahay dirisle caansan mulaali boys wlh dirisle ilmo aha
@Hande-e1e2 жыл бұрын
Oday darisle jiqdi loga dhigay uu ka xanaqey ar muniir waa mucjiso wlh ciyalka cuqdadeysan shibta lagu dhaafa mida kale darisle wuxu yahay uu dadka baray how came qof aqoon idinka dhaxeyso sidas ula hadle qofkasto sidu u hadlo aye shaqsiyadiisa ka turjume
@khadarabdihusein-eh4lw10 ай бұрын
😂❤❤
@hamdayar39122 жыл бұрын
Adi ayuu kagaa xanajiyay muniirow
@axmedcqaadir80442 жыл бұрын
Wiilkaan waafanaan iyo youtuber maa ukalakicisaan 1m gaarsiiya
@leylacuthmaan2282 жыл бұрын
Sharma boy is legand team sharma 😘😘😘
@yukey70403 ай бұрын
Hambalyo 100k 🎉😂❤
@aidarus_________yare38362 жыл бұрын
adi waaye😝😀😀😀
@mrrespectofficial60672 жыл бұрын
Dhamaan wixii ka horeeyay oo Rapka tiriyo ayuu booska kala baxay ninkii fahma fahmi kara
@NaFaC122 жыл бұрын
muniir Legend😂❤
@daadirsimba90782 жыл бұрын
Wllhi kan reaction maaha wllhi😂😂😂
@salmosiman67462 жыл бұрын
Sharmaboy waawataa 🥰💞💝💘💖🥰
@qurbowiilsomaliyed3642 жыл бұрын
Muniir aqaa 😀
@mariyasiciid45162 жыл бұрын
Caanwo ana uu horeye pinka hayla dhaafin
@ismailali-cs2sf2 жыл бұрын
don't look at me🤣🤣🤣
@wizzjabra2 жыл бұрын
Waan ku wtaa zxp waana kuugu hampalyeeneenaa 100k force zxp
@mohamedbaane36232 жыл бұрын
Wiil harti 🇸🇱👌🏾
@biggstone35732 жыл бұрын
KZbinrska soomalida wax xirfad ah maleh afsoomali fanaan ku heesayo bay waxay rabaan inay soomali u fasiraan afsoomaliga dad an aqoon may u tarjumayaan reaction maaha waxaan
@yuusufcosobow33312 жыл бұрын
Munir saa usugayay waadaly Bro
@mohamedadam78072 жыл бұрын
Muniiil abyo i loveyou
@tootowyare64922 жыл бұрын
Muuri sxb waa lagu wayeye ee xage gashay abw
@KINGUKASH2 жыл бұрын
king Ukash®️kuwasha
@dakhassan59772 жыл бұрын
Waana istubid aan Damiir laheyn
@RAMTV77142 жыл бұрын
Muniir adigana legend tahaay
@abdifatahabukar8492 жыл бұрын
Wixi kahoreeyay oo dhan
@daauudalasow24012 жыл бұрын
War niyahow reaction sharma ku so laabo wax views fcn malahan run ahaanti
@whilex6542 жыл бұрын
Sharma boy dunida nabarayaa keap up
@libaanoffcial81942 жыл бұрын
Muniir legend ✔🙏
@talisomaarey74192 жыл бұрын
Team sharma
@cumarqubane4822 жыл бұрын
Big baaba guul iyo gubanimo
@axmedcqaadir80442 жыл бұрын
Zxp waa aniga oofanka soogali raba
@nafisaabdullah27142 жыл бұрын
Waryaada ciyaalow Katrina's sharma boy ku woman si fiican u fiiriya
@Eng_ahmed_Dj2 жыл бұрын
Hamiga iyo Hiigsiga Aad leedahay Allah ku sahlo wll hadii aad subscribe ii saarto wll qaali waa codsi mahadsanid . .
@omaribrahim93842 жыл бұрын
Sharma boy is king 👑👑
@252Studio2 жыл бұрын
Team armi 📌 pin igu qabo
@updullahiazparo80112 жыл бұрын
Nio ani aHaaan waxay ila tahay inuu adi uu kaaa wado Ileen adaa fanka cusube waa dhaga hadal kugu socda Munir aqaa....................... team sharma
@abdirahman16492 жыл бұрын
True legend Sharmaboy
@anascalimaxamed5702 жыл бұрын
Sxp fan karaba sxp iko cawe
@ozilyare43622 жыл бұрын
Asc
@mohakaariko90702 жыл бұрын
Daahir calasow dahir caloley🤣🤣
@susumohamed72932 жыл бұрын
Lol I know but afdaboolon waa daahaabo❤🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴
@nuzeybaali57042 жыл бұрын
Kanoo kale kumacaan dabsaar, ma aha garbasaar
@yasmin-gv2yx2 жыл бұрын
Booto Lee lamarowy Sawabta leemawey diikaro🤔💪......Sharma boy 🤴🤗