Heestani waxay soo baxday anoo singal ah maantana 2 wiil ayaan leeyahay midba dhinac iga jiifo masha allah🍇
@apdilaahirajuu36113 жыл бұрын
Mashaa allaah mashaa allaah mashaa allaah mashaa
@fatushdhux36613 жыл бұрын
mansha allah abyo
@Dajiya773 жыл бұрын
Masha Allah Apowe Allha idin xafido Adi iyo caruurtadaba iyo Hooyadood🤲😍
@abdilkarimfarah57533 жыл бұрын
Allaha kuu xifdiyo habo ❤️
@shamsudinhussein57863 жыл бұрын
M.a alaha kudayo labada ubad wayo aniga wali still single 🥺😭😭
@zabirinjamaizmail8862 Жыл бұрын
😢waliga qof danahaga ha igu xiran wx kasta kula kulmi krtaaa😢😢😢naftada ku kalsonow nafyadane u shaqeeso ado cidne u bahan 😊❤ hda qoralkyga ku qnacday love isar 😢9/16/2023 ❤
@crixmaanshuluqe8 ай бұрын
6/4/2024
@abdikadirshaxshaxlow49818 ай бұрын
Thursday 07/03/2024 9:16.
@khalidcabdi48657 ай бұрын
22/4/2024 😢❤
@fardussaabdi7 ай бұрын
@@crixmaanshuluqe xaRiR
@abdiasiisahmed87256 ай бұрын
31/05/2024😢
@anisaosman1077 Жыл бұрын
Hadaad 2023 kadib aad dhagaysaneyso waxa tahay qof wax la kulmay oo murugsan😢 Allaha ku qalbi qaboojiyo wll mcn Hada qoralkeyga aragtay love ha iga ilaawin😢 Saturday 28/5/2023. 00::27😢 Allaha noo wada qalbi qaboojiyo aniga iyo inta dhaawacan😢😊
@apdirahmanapdirazak Жыл бұрын
Ma murugsani Lakin commenti akhris uso galy jacylka wc jira inu yhyhma Wan aaminay 🥺
@anisaosman1077 Жыл бұрын
@@apdirahmanapdirazak Jaceyl wuu jiraa zxp😥🥺inaad aamintaan waa ku qasban thy
2bil kahor dhwc aha hesna madhagysan jirin Quran dhahysan jiry qlpigygana Quran ka kuxasalin jiry hesba niyada kumaeysan so dhicin inan qlpigyha kudhayo mnta anigo hesihisa dhahysana iga so horbaxdey sas uso galey alx sidi hore ma ihi karkii badna iga dagey❤ inta dhacwn Allah qlpiga uqabojiyo😊❤
@Ikhrah Жыл бұрын
Ciil iyo murug gormn ka bixi qof walbn xiriiri la smeyeo qalbigu iga jabinyaa wlhi xirii dhan wa nacay 😭💔manan helin farxd qof isiiya maxa dadka been logu shegaa maxa jacel been ah loogu so ban dhigyaa😭🥺ilahey halaga cabsdo qalbiyda dadka ilaaliya🙏😔marki hore ayga ku so ban dhigaayo ayagana kaa tagaayo aaqirkii🥺💔💔
@Luqman.mohamed Жыл бұрын
Sorry walashey niyada qer usheg🥺
@boolo6556 Жыл бұрын
🥹
@DhawdhawleXariie-rc2hw Жыл бұрын
Add riply
@saabir3667 Жыл бұрын
Soory wllo aad baan uga xumahy 😢
@farhiyamorgan6617 Жыл бұрын
Wllhi anaa kula mid saas ah lkn malin un farxad waa heli doonaa😢🥺
@cabdiraxmaanqaasim62663 жыл бұрын
Heestaan runtii aad bey ii taa bataa Waxaan is jecleen gabar aad u qalbi fiican ugu dan been waan is guur saney masha allh wexey eheed qof dulqaad badan farxad badan kalsoni aad ayyna ii jecleed gabar iyo wiil qurux badan ayyna ii dhashey masha allh anago nolol qurux badan ku jirno walipa midii ugu macaa need Rabi ayaa iga jeclaadey 😭🥺🥺🥺🥺 hada sanad iyo 2 bilood ayy duugan tahay waxaan mooda in ey wali ii nooshy markaan arko ciyalkeeda igu soo duceeya plz janada ayaan alle oga baryaa 🤲🤲🤲🤲
@ayah53253 жыл бұрын
Ilhy ha naxaristo adiga neh qalbiga ha kuu qaboojiyo ilmahas hoyo iyo aabo ficn u noqo buuska Hoyadod u buuxi ilhy ha kula garab galo ilmahgana ilhy ha ku xifdiyo
@safiyoabdullhi9972 жыл бұрын
😭😭 illahow unaxariso
@samiiraabdirahman70672 жыл бұрын
Allha unaxristo
@qaameeypoi35142 жыл бұрын
Allh ha u naxariisto adne allh qalpiga kuu qaboojiyo ilmaha ne allh ha kula garab galo nolosha kuma ciisho sxb mcn
@yusufxasan61722 жыл бұрын
Allah u naxaristo
@deeqsanadam82076 жыл бұрын
Alahayoooooow dhalinyarada ku arsaaq Jacaylkooda o xalaala nolol xasiloon iyo mustaqbal qurux badan Intayadana Haysatana no barakee Amiin
Heestan waxan dhaesta markaN meeL cidlo joogo ama an kaligey ahay💔 sbbta wa jeclahy waa hees aad umacan 29 March 2023 cawo wan iLmeeye😭 hestan daren gooni ayey leedahy🥺 wllhi marka qofki comentigeyga arko wan salamaya 🖐💔😊
@ugaaz Жыл бұрын
Caawa anigaa Badaadi Jibaaxaya Legend Salama
@canabm3126 Жыл бұрын
Wan kaa qaaday bowe maxamed guuleyso intey nololi jirto 🫂🧡💛
@xafzacaliiidowxafzacaliiid3266 Жыл бұрын
😢
@alikimikokimiko3004 Жыл бұрын
😢😢 walhi cawo adagestay wa ilmeyay xasus hore 😢😢😢
@zuuzaanamako4358 Жыл бұрын
Farxada uharadey Hdaan ku warabin🤗❤️💫🦋
@adeegsoonline58962 жыл бұрын
3.7.2022 ayaan dhageysanayaa gabar aad u jeclaaa 10.11.2018 oo degneyd degmada hodan ee gobolka banadir ayan is jecleyn oo javeyl lama oran karee naftaa nooo dhaxeysey waxan isku baraney gooob xafiis aan ku shahqeynayey si kalana qaraabo dhow u ahyen gabadha waxey aheyn gabar aaad u qurux badan oo jooog iyo jamaaal alle ku manaystey aad baaan isu jecleyn waxan ku heshiiney iaanu isguursano markey jamacada dhameyso ka dib waxey dhacdey inaaan shaqada la ii badaley baydhabo ka dib 6dii biloodba 1bil baan fasax lahaaa markaa waxaa yeraaadey aragtideeena saas ay tahyna aad baaan isu jeceleyn waana gabadhiii aaan si dhab u jeclaaado ka dib waxey waalidkeeed usooo gudbiyeeen inay guursato wiil qarabadeeed ah oo ku sugan dalka germany ka dib wey sheeegtey anna su.aaal baaan ku celiyey waxan ku iri ma jeceshahay hadaaaq jeceshahay guurso anna waan kuugu duceeynaaa waxey igu tiri ma jecli adaaana ku jeclahay waaana ku jeclaanayaaa ka dib wiiilkii wey diiidey ka dibna waxaan ku heshiiiney ianaaan is guursano familka aaad buu iiisooo dhoweeyeen ka dib waana isguursaney waxaa iii sooo baxey leeen iii xareysnaaa ooo dalka canada ka dib waan baxey canada ayaan aadey adaana iii ogolaaatey ka dib meesha ayaan joogaa ayadana 2 cunug bay iii heysaa waceyna deganthy dalka uganda leen bay sugeysaaa oo aan u xareyey nasiiib wanagaaas mar dhowr qoyskeyga dib wan ula midooobi dooonaaa insha allaaah jaceylka ha waaaro wax ka qiiimo badan malahan jaceylka hadaa daacad isku noqotaaan ooo Alle ka cabsataaan wax idinka haklaaabayo malahan waad guuleysaneysaaan dhalin yaroooy. hadaad u bogdey qisadeyda like ii saaar
@niyaalshilall59142 жыл бұрын
Walal qaali Masha allaah hambalyo allaah ha isku kiin daayo adiga iyo qoyskaaga faraxsanaada walagiin Qisadaada sabarka ku dheehan waan ka helay Masha allaah 🏡🦋❤️
@Apdallehazard2 жыл бұрын
Nolosha farxad badan ku hanta zxp ❤🥰
@hipaaqabdi84702 жыл бұрын
M allah illaahey ha isku kiindaayo wllo
@kinganas12592 жыл бұрын
Wlhi aad baan ugu farxay markaad nolosha ku midowdeen Allah haisku kiin daayo ❤
@aasiyo_abdirisaq2 жыл бұрын
M.a wll alle haysku kiin daayo nolosha farxad ku dhamaysta
@ahmedmoktar4 жыл бұрын
Habeen Maqrib kadib ayaa xaafadeeyda isku soo raacnay oo ku taalay degmada Waabari iyada oo biri safar ah oo u socoto Mareykanka si alaab ka taalay u soo qaadato, intii aan sheekeeysaneeynay ee aan is mac salameeynay baa labadeenuba Ilmada ceshan waaynay, "Ha ooyine Aamus" run ahaantii Ilmadeedii baa xasuustaa oo dhabankeeda ku daadaneeysa😭 Jaceyl dhab ah baa inaga dhaxeeyey Muddo 10 sano ah😭, Lkn Hadda waa Marwo oo ninkale beey Xaaskiisa tahay Ilaaheey ha u barakeeyo Rerkeeda😭
@sakizaki47994 жыл бұрын
Sxpow Bini aadan isku haleyn maleh wn ka xumahay qisadada way itaabatay lkn ana huba maalin uun way kuuso noqon ha dhawaato ama ha fogaato hdii la noolyahay hdlks meel Ku qoro
@ahmedmoktar4 жыл бұрын
@@sakizaki4799, Ma gabadh xaas nimeed ah ayaa sugaa? Sideey iigu soo noqotaa? waa taa go'aan qaadatay oo nolosheyda ka fogaataye! Sow lagama yaabo in nolol farxad leh eey ku nooshahay anigana aayna ii baahneeyn? Maxaa niyadda iigu dhiseeysaa Saaxib? Iga raali noqo wali nabar ayaa i damqanaya!!!
@zakihilaac35694 жыл бұрын
Allah HAKU boga dhayo mid kadawysa xanunka jcl dremeysana allah HAKU sahlo qalpi dhaya kugu duceyay wa idamqdey shekadadu
@ahmedmoktar4 жыл бұрын
@@zakihilaac3569, Mahadsanid Wlalkeey.
@umumumtaazchannel45284 жыл бұрын
@@ahmedmoktar sorry. Wllky allaha kuu booga dhayo ax 😭😭😭😭
@gabarbarichannel98044 жыл бұрын
HeeesTaan Qof walba waa soo ooyey😢😭 2020 Yaa ila dawan😢
Illahay dartiis adoo u ooya ayaa ka fiican inaad jaceeyl iyo maalaa yacni u oosid
@zakariyeaways38865 жыл бұрын
oky
@maccruufmacruuf16135 жыл бұрын
Hees macan ax ax
@crahmanmahrez18105 жыл бұрын
@@maccruufmacruuf1613 ilaahay ka baq walaalo
@cusmanyusuf4585 жыл бұрын
@@maccruufmacruuf1613 Qatar Gooog hes
@cusmanyusuf4585 жыл бұрын
Kpe
@kadijalove47696 жыл бұрын
Anaa Hubaa Maanta Waxii Hore Oo Dhan Waxaad Ku Hilmaami Jacaylka Hadeeree Ha Ooyin Aaamuu 😭 Farxadaa U Haraaday Hadaan Ku Waraabin 🙏🏼 Nin Nooooool ❤️🔥 Rag Waaa Kii Dumar U Naxariiista 😍🙏🏼
@husseinceshali62874 жыл бұрын
Wa ruunta huno
@shoaishuka74734 жыл бұрын
Adigoo Keligaaa Telkana ay kaa Qaban wysy Meel Cidlaana FadhiYa SidaYda OO Kale / 2020 December Friday 😭😭😭😭😭 SomaliYeY Likta HYla DhaaFina Si aY u aragto Cementgn 😓😓😓
@maajidkariim50972 жыл бұрын
Legend maku aragty ama weli waye😓😓
@muniiromj61852 жыл бұрын
Anaa maanta xaaladan ku sugan walaahi 😭😭😭😭😭😭😭jaceyl ka xanuun badanaa
@muniiromj61852 жыл бұрын
Samir aboowe
@Mohamett.2 жыл бұрын
@@muniiromj6185 abaayo Ani xita caawa taasan ku suganahay😭 ilahaw jcylka xnunkisa hadan ogahy badiisa ma galeen😭😭😭💔
@aishagacal63352 жыл бұрын
@@Mohamett. sabir yaqey aboowe
@AsmaCabdirishiid Жыл бұрын
Qofka jecel ku khasaray like isaat😢😢😢
@AbdirashiidMahamuud-y1k9 ай бұрын
Abbo anaa kuqasaaray 😢😊
@ShariifDable4 ай бұрын
Mid ba qalpiga mar igaga Ciyrty
@aragzanharun58575 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭Hesatan qlbi gayga ayay tabataaa aaxmlh waxn helay sawj dhib walon maray ililowsiya ilahy khar hasiye waa qof qlbi gayga kuwayn Waxd modaa inu ila dhashyna ilahy farxdena ma lumiyo thnks for ✌️🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@ilhanali38683 жыл бұрын
Aamiin abayo allaha isukiin barakeeyo intan haysana sidaydoo kle allaha na siiyo zowj wanagsan🙏🙏🙏
@Qaaliquman6663 жыл бұрын
@@ilhanali3868 Amin 🥰😍🙏
@zahrinaboss10153 жыл бұрын
Ilhy hku daayo
@samiraxasan72113 жыл бұрын
@@ilhanali3868 ameen alle haynawada siiyo
@امعبدالرجمن-ل3ح3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔💔
@najiibbashiir17086 жыл бұрын
Jaceyl dartii maalin un hdda u ooyday like isaar😭
@zuckradekk77344 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@deeqahussen94074 жыл бұрын
Uma oyin saxib kumana sarayo liketa wan ku diday maxad qadikarta
@deeqahussen94074 жыл бұрын
Yusra Ismail wll wan iska kaftanayey qali just funny sorry dadkan wa wada xarabo waxay wax uso qoran kof dacada taxay mashllah
@nasro76664 жыл бұрын
Cadi mahin
@blossom85694 жыл бұрын
Hda jacyl maad u oyday najiiibow waa is oganhyee😂😂
@selmanoorstories2604 жыл бұрын
2020 hdad daweyneyso hdane comment aqrineyso keygana aragtey ila hadane ad aqrineyso adigoo amusan qalbigan kasalamay wxan shegay dhan hade run noqote like 🤪
@bushrochannel69784 жыл бұрын
ala dhib badanidaa 🤣🤣🤣🥰🥰waxaa sheegto dhan ayaan sameynayay
@ikranmahamut35344 жыл бұрын
Naag waalan
@marwodumar33164 жыл бұрын
Haa waan daawanayaa anoo ka imi qof i jecel oon anna jeclaa
@domore87024 жыл бұрын
Like xalaal ah 😂
@mudanofficial26024 жыл бұрын
Kkķkkkk wlhi xaqiiq saaka wad iga qoslisay
@Abdalla.12121a11 ай бұрын
Waxaan dhigtaa school waxaan ahay fasalka 9aad 😢 marka aan ka soo laabto school-ka. xaafada ayaan imaadaa. Ka bacdi waan jiiftaa. Marka aa soo kaco heestaan ayaan daartaa. Sababta aa udaarto waxaa waaye . Waxaan jeclahay mar uun inaa inta wax barto aan anfco hooyo io aabe aan usoo shaqeeyo oo aan anine mustaqbal fiican yeesho ayaan jeclahay mar uun😢ilaahayow riyada ii rumee . Waalidkeenana udembi dhaaf. Aammin qoraaalkaan waxaa qoray caawa taariikhda 31/12/2023😢 sacad. 21:06 like😢iisaar
@MunasarIsmail11 ай бұрын
Wlhi same nhy zhp😢🥺😭❤️
@maidaibrahim38719 ай бұрын
Insha allah waxad jeceshahy waa helee, riyadaadana allaha kuu rumeeyo walal❤
@kayfmaxamuud67429 ай бұрын
@@MunasarIsmailillaah kuu rumeeyo riyadaada apwe❤
@Raxmaaxmed629 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭
@RiyaanAbdi-m2d9 ай бұрын
@@Raxmaaxmed62😂😂❤😂❤❤❤
@nimoabdizemed75044 жыл бұрын
wixii hore dhan waxad ku hilmami jecelka manta ilahey hadad jeceshahey like ii zaar
@aymanlovemadrid37712 жыл бұрын
Heestan waxa ku xasuusta gabar aan zaid u jacla school isla dhigan jirnay wlhi si zaid Ah u jaclaaday waxay 2018 maalin ayaan is dhiiriyey waliba waan u sheegtay jaceylkeyga way iga aqbashay lkn mxa dhacay mrki school dhiganaynay waa isla soconay jaceylkenana meel fican ayuu maraayey lkn waqti Nakala geyey hda meel kuma sheego turki iga aaday wlhi zaid u jaclaa marwalbo heestan maqlo ayada niyadeyda ku so dhacdo miss u rabica mohamed maalin waa kulmi doona i.a😰😰😰
@khaliddaahir27812 жыл бұрын
Ilaaheey hakuu rumeeyo hana isku kiin calfo I.a
@maxamedcali47682 жыл бұрын
sxb 😥iska sameeso nolol cusub wxaa laga yaaba in ay ku hil maamte😥adi neh Aad waqtigaaga iskaaga luminoosid 💔😥
@HEES_CUSUB6 жыл бұрын
Waa hees taabsho leh qof xalda so maray ba garanaya
14/10/2023/sat/ 03:10AM ayaan dib u dhagaysanayaa heeskaan oo xusuus dheer igu leh.😢 Qoraalkayga haddaad aragto aad baan kuu salaamayaa.❤
@nknatural896211 ай бұрын
28/12/2023 Thur 4:24 waa ka qaaday legend 😢😊
@SaajidoMaxamuud1310 ай бұрын
10/1/2023/ sat 9:25😢😢😢😢😢
@HawoKalinle9 ай бұрын
02/20/2024 kaa qaday 😊 anaa kadambeyey
@CabdiRashiid-f1q3 ай бұрын
9/8/2024. Dib u soo raadiyy 3:43 xasuus ahaan
@missnimo16424 жыл бұрын
_Annaa Kuu HeelaN😢Annaa Kuu Hiilin😢Annaa Kuu heegaN LaabTa nh Kuugu HeesaN😢Axxxx inTaas Aaaba Wax LaSiisTo LaheeeH WabaaaaH😢😢😢Xiligaan Yaa iLa DhageeSanooYo __00:40__ Saqdhaxe😢😢😢 04/04/2020_
@Zwagboy4 жыл бұрын
sabscreib ayan kugu qabtey and Like Ha ooyin lkn
@SAFWAN.0.4994 жыл бұрын
Haa walhi adiga laftirkaaga aniga ku heelan kkkk
@waberigamer5094 жыл бұрын
Caawa ne aniga dhageesanaayo 12:40😭😭😭😭
@kifahmohamud72304 жыл бұрын
@@SAFWAN.0.499 dhiblow🤣🤣
@deakakiid70213 жыл бұрын
Time ka xita wad qorty abayo 🎊🎊🎊🎁🎁🎊🎁
@maxamadxidig38914 жыл бұрын
Wllo ilaahay baan ku dhaarshee hadaad comantigaygan akhrinayso adoo aamusan Oo aad fadhido Haday intaasoo dhanba run tahay Like isaar
@MaryamoFarxaan-uo6le Жыл бұрын
Haa wllo lkn Wan hordey
@farduusheeno40335 жыл бұрын
heestan subix eey soo baxeeysay jaceel ayaan la oynaaye qofki aa waqtigaas u ilmeeynaaye hada aduunka ayaan u necbahy xataa magaciisa i dhibaayo thnks my allah
@ayuubdaahir72539 ай бұрын
Woooow inta heestaan dib usoobooqatay like iisaara 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@baariwaalid97753 жыл бұрын
Heestaan maxey heesaha kale uga duwanthy wan yaabee anigu The one and only Zakariye kobciye❤✋ 2021 inta dhageysaneyso like👍
@hodonnuur77643 жыл бұрын
Kaa sii dan beya
@zabnaa56483 жыл бұрын
@@hodonnuur7764 kasi danbeya
@maahirmoha24493 жыл бұрын
Jvjvgjc
@msamran6773 жыл бұрын
@@maahirmoha2449 kaasi dambeeya
@najmomuxudiin81603 жыл бұрын
✌🤗
@mohamedkhadarsalim92273 жыл бұрын
Wlhi heestaan xusuus ayey igu leedahay😭 waxaan joogay kismaayo waxaana rajaynayey in noloshayda ay isbedeshay balse iima hirgalin 2022 Nairobi ayaan joogaa insha Allah waxaan rajaynayaa in illahay hamigayga iirumeeyo😍👏🤲
@mohamedabdirahmanyusuf27652 жыл бұрын
Walaal alle Waa ku rumeyn doonaa inshallaah.
@ibracali76972 жыл бұрын
Hestaan xasusu ayey iigu leedahy anigo joga magalada mugadisho gaar ahaan dagmada yaaqshid ayaa wxaa is baranay gabar wxaan wada soco nay mudo 2 sano waxa dhac day malin maal maha ka mida ayaa kulanay ayada oo carey san waxaa ku dhahay maxa ku heyalay waxaey ii sheg tahy inaa famaligeda wiil ku dariraban lkn manta aniga nah wxaa fadhiyaa cid lada calaf keyga sugi insh allh waxa ilah ugu bar yayaa dhalin yarada somali yeed kuwa is jecel inuu ilahey u rumeeyo riyadoda anah ilaah ii sahlo gabar fiican
Waxay ehed haben sacadu aay ehed 8:30 habenimo sanadka marku aha 7/3/2020 waxan mel wada aah iskaga hor imanay gabar aaad uqurux badan wan salamay way iga qaday salanta wali si waji Furan waxan kudahay barasho Kadib waxan taganahy wado sharaf kuma ahan ciwankaga ereb iskana bax way iga ogatalaty ila inta aay ka qorsomeysay aniga waxan laracaye isha ila an kawayay Barteda wanwacay markan guriga imaday wada shekeysid Kadib waxan isku afgaranay inan wadashekesano inta an iska fahmeno balse aad iyo ad ayay naftayda ucajabise mudo bil Kadib aah waxan kucodsaday xarir jcl wayna iga aqbashay ayado aad ufaraxsan bay igudahday kadab mia wana ushegay aniga inan said oga helay una jecladay waxa wadasocone mudo 8 bilod aah aniga aya safar galay waxana kamaqna mudo 2 bilod aah waxana kadaremay inaysan san sidi hore I ahayn wanwaydiyey o waxan dahay maxa isbadaly garashyda waxayna igudahday waxbo majiran balse waxa xaan ahan igusogartay in aay shukansato nin qurbo jog aah balse aniga wan amini wayay dadka kale hadlloda waxan si maqna ila iyo sanadka damadkisa waxana maqly in u aroskeda yahay sanadka cusub bilowgisa aniga waxan nodqday qof ad ogu ildaran jclka inan tas lkn wax I ogaa malahan inan ahay dibane jc . Haben habenaha kamiid aah ayay isowacday waxayna igudahday aniga qofkale ayan raba inan gursado sidas ogow wana amini waye ila aay xita jartay wadashekeysigi an wadashekesan jirna aniga wan iska amusay o waxan dhib uxasustay in aay bina Adam tahy isbadali karto waxa lagaray sanadka cusub waxu meherkedu kacaday wadankena kenya ee casimada Nairobi wan amini wayay ila an arkay in aay aqal gashahy balse jclkeyga agteda waxbo kamu ehen nolashydi halki ayay kalinimo kabilabatay iyo cidlo an qof I ogayn😰💔 mudo dher Kadib aniga wan kabogsaday dawici. Hal sano Kadib waxan maqlay in lasofuray aayna tahay garob mise Carmal sida utanid waxay iskudayde in aay dhib isoradiso sanadka marku aha 2021 bishi 6 haven aay sadax saac iyo bar habeni aay tahay waxa isowacay cusub codkedana wan gartay waxa kala sari wayay inan fhadiyo iyo in an taganahy anigo is adkenayo ayan lahadlay waxayna igudahday maixasusaneysa waxan kudahay maya anigo said oga daragsan codkeda waxayna iga codsatay in aay I aragto mise aay ila kulanto balse aniga kama didin o wxan aha qof si dhab aah wax ujecla waxana dahay wankuarkaya malinti xigte wankulanay wana amusin wayay ila aay kagartay in ay Suxday wlhi wa marki iguhoreysay an wax jeclado 3bilod Kadib waxay ehed fly o wxa uxaresna leen canada wana gursaday hada waxay jogta wadanka kanada o waxay ihesa wilkeyga mahir Bashir Abdi I.a xaskeyga dhib ayan umidowbi raba 💋💍 Dhaliyaroy durufta haiskunicina lagacta walehela bales jcl iyo isfahan lama helo . Waxan rajenaya in aay xaskeyga qisadena arki donto madama aaay rali katahy in an asxbta lawadago. Wankuxisay xbbti 💋💍🔐🥀
@apdirahmanMohamed222 жыл бұрын
Qiso Murugo iyo Farxad Leh Waaye Wlhi❤
@Mali_boy2 жыл бұрын
Alxm dheh sxp ilahey ha iskukin barakeyo
@miss92482 жыл бұрын
M.a qiso qurux badan dhana murugo dhana qurux guul ❤
@bashirabdi26922 жыл бұрын
@@Mali_boy Amin sxb mcn
@bashirabdi26922 жыл бұрын
@@apdirahmanMohamed22Haa wlhi 🥰
@abdiazizhassan882610 ай бұрын
Heestan waa hees farshaxamaysan dad badan baana dareen ahaan udhegaysta waan ku salaamayaa saxib hadaad heestan 2024 sooraadisid legend baa tahay ku raaxayso oo jawi degen ku qaado
Xaqiqdi jacel wuu jiraa 😢anigana xanun badan lasomare waxan jeclay gabar lugu magacabo run sandero waxeyna aheed qofki igu horey oo jacel xad daf ah igu aburo mid an hilmami karo ma ahan nolasha an sowada Marne wey ijecled anigana wan jclhy blse cida Kali ey qabte waxey saxib laheed gabdo an aniga jecleen daqan kado wayo gabdaha gabdo asturan ma ahan gabdo galada lugu sosodaye ayey saxib laheed anigana jacel xad daf ah ayan uqade haben iyo malin masexani jirin wan iska oyna wayo marabo iney xafada ka baxdo mise mela qaldan ey ado wlhi anigo shaqada ku jiro ayan shaqada ka sodumani jire si an u arko iney guriga jogto iyo iney wax cunte iyo ikale anigana waxan ahay qof maser badan hadii an Mar qof an jecladana kama ahano karo waxan jclhy 24hs inan lajoga oo an ilashado jacelna wan unuglahay
@allowriyadeydaiirumeey8706 жыл бұрын
Heestan qofka loo qaaday wa idil barqad hawaaro jecelkiina aniga iku so duceya midkii ika waraabin laha jecelka wn heestaye inuu alle isku keen calafo aamiin yaarabi iku dara idinkuna
@sharfandowla92526 жыл бұрын
Jclkiinu haraago
@takkaapsher38816 жыл бұрын
Idil barkhad iyo wiilkan kamaxa ka dhaxeeya maxase soo maray idil ?
@gabadhagabdhahdhukuro69356 жыл бұрын
Alle calaf ha isgu kiin daro
@abdullahicade75222 жыл бұрын
Habeen sabti ah saacadu tahay 21:36 waxaan fadhiyaa kaligay meel gaar ah waxaan dhageysanaayaa heestaan kaligay waxaa iqalbi jabisay gabar aan zaa'id u jeclaa oo aan wax walbo u huray heestaan markaan dhageysatay ilin baa ika timid ilaahay qalbiga ha ii qaboojiyo 😭😭😭💔💔💔💔
@tanerkarabulut2162 жыл бұрын
Abowe aamuu😭😭😭
@aasiyo_abdirisaq2 жыл бұрын
Abwe alle qalbiga hakuu qaboojiyo
@nawaalaxmad14102 жыл бұрын
Abwe ani xata habeen ma farxin ee amus aduun waa ssamir oo ayda ka shalayn doonte
@abdullahicade75222 жыл бұрын
@@nawaalaxmad1410 Mahadsanid abaayo Mar marka qaar waxaad ku qabaneyso cidna ha jeclaanin walaahi
@nawaalaxmad14102 жыл бұрын
@@abdullahicade7522 haa walhi abwe waxa dareemi kara qof soo maray xanuunka jacaylka
@aliamohamed71686 жыл бұрын
naar shaqeeso xaa igu wado. aakhira ayaa ogaan doontaan markaan hees ku qiiroonaayo maan quraanka alle ku qiiroodo
@anigalee93286 жыл бұрын
Ďè śùppéŕ ğæl hhhhhhh naftaada been ha u sheegin waaba daawataye
@jawahiradan98316 жыл бұрын
Fariid caqliga ale ha ku soyadsho
@Mowgajunior226 жыл бұрын
,munafdaqnimada jooji wllkey waxa xun wadawatay maxa uinkire oggow taasi wa calamada munafaqnimda marka waxa iskada ama dawo no other wise mi pro
@liibaanabdi86606 жыл бұрын
Ďè śùppéŕ ğæl inta maxa u soo gashay inaad dhageysato sooma aha lol
6/Novembre 2023 anigoo umul ah dhalan 21 malmood dagan dalka Belgium 🇧🇪 😢 ayan hestaan dhagaysanaya wlh waxa daremaya Wa qalbi jab qofkada o an ku naxarisaneen dalkadana iyo dadkadana ad ka fogtahay 😢💔 ilhy maskaxda ha i qabojiyo inta Iga danbaysana ilhy dhib ma tuso
@HassanAbdi7707 Жыл бұрын
Walashy samir
@zeynabahmed8432 Жыл бұрын
@@HassanAbdi7707😢😢hye wll
@HawoKalinle9 ай бұрын
sorry sis
@isoraac32444 жыл бұрын
Qofkii heestaan u ooyay rabigii abuurayna hal mar dartiis u ilmaynin kawaran. Allow nasoo hanuuni
@cashanura17393 жыл бұрын
Aamiin AamiiN
@updullahiupdikadiralinoor6403 жыл бұрын
Amin
@niyaalshilall59142 жыл бұрын
Aamiin 🤲🤲
@salfarahman6 жыл бұрын
Waa erayada aan maskaxdayda kadhex raadinayey mudo dheer allah yaacisak abwaankii sameeyey 🙏
@somalidhalad34836 жыл бұрын
Samiir Salfa Azigaa zamayey xaaskisa ayu usameyay oo dhibaato horay soo martay alle ha isku barakeyo
@FahadAhmed-ch6oe6 жыл бұрын
Samiir Salfa sxb youtubka neh wa ka dhex helay cuzzo... hore u soco sxb sare... iga so dadaji meeshi sxb lol
@salfarahman6 жыл бұрын
Cuzzo ma nigga waanku salaamay
@ilhandhaqane65436 жыл бұрын
Runtii heesta erayaded caadi ma ah runtii manta ano fikiraa ayaba daawaday ayida runtii ilin ayaba ika timid runtii wlhi waa clol xuma jclka manta jirane rag iyo dumadgabo xaqiisa ma yaqaanan wlhi
@hoodoali31556 жыл бұрын
Fanaanka heesta qaadaya ayaa Erayada Leh😊
@quruxsansidahooyadeed40065 жыл бұрын
hadaad hooyadaa mcn oqiirootey😭😭😭😭😭 like
@interpolblueshark81444 жыл бұрын
HaIDLjWOLLKMfPmite
@hanadsaleeban29653 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@najaxbaashe85462 жыл бұрын
Wlhi hooyaday dartey baan uoynaaya sacadan😭😭😭😭😭
@apdiwazacAydhiya Жыл бұрын
Heeskan dadkoo dhan ma fahmi karaan.😊 Anaa kuu heelan😢 Anaa kuu hiilin Anaa kuu heeegan Laabtana kugu haysan😢❤ Muraad ayaan leeyahy kaas oo ah in examkii JC ga aah u fadhiistay sanadkan 2023 oo ilaa haatan natiijadi soo bixin alle wxad iigu ducaysaa inan guulaysto. Hubaal waan kusoo laaban doonaa qoraalkan hadad iga dambayso like ii saar zhip🎉 27 june 2023. SalaaSa Habeen ciid soo galyso❤🎉
Esh calaa jaceylkaga baa mudan qiso in laga subiyo wa ooyay
@maryamruun82856 жыл бұрын
Ilahay hakaga dhiigo midkan waligeen is weheshataan jaceylka dhabta wa wax fara ku tiris wallahy
@simanzakariye71826 жыл бұрын
+Zuhuur Adem waan dhahay doqon muu imooday
@simanzakariye71826 жыл бұрын
+mumtaaz cadey quruxeey mhdsnd
@ahmedyaasiin99848 ай бұрын
Waa habayn jimcaa 8 March 2024 4:30 A.m subaxnimo waxaan ilaahay ka baryayaa inuu qalbiga ii qaboojiyo aniga iyo dhaman dadka ila midka 🙏 Waxaan rajeynyaa sanado kadib inaan ku soo noqdo iyadoo ilaahay igu arsaaqay jacayl iyo awlaad xalaala 😢
@Saadaqoww12428 ай бұрын
ASC 9 BARI KADIB
@simanzimanooz8706 жыл бұрын
Mid sidaan i dhahaa sugaaa Insha Allah😢😢😢😢😢😢
@hodoali83636 жыл бұрын
Siman ZimanooZ xbbty kula sugayaa 😭😭😭😭
@simanzimanooz8706 жыл бұрын
INsh Allah wa Heleena bbz😘
@mohavic14156 жыл бұрын
Abayo waikana ana kudiyar eh sas ina kudaho 😍😙
@simanzimanooz8706 жыл бұрын
mohavic ty abwe😘
@cadnanadam14656 жыл бұрын
Wll somali mise cid kale hhhhh nin somali san hakasugin
@ridhwanruun75534 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭 Runtii gabar walba way lakulantay naftaa waa in lasasabaa wax kakheer badan ayaa iman 😭😭😭😭 ha oooyin ha ooyin hedhee Aamu😭😭😭
@samirofaysal78052 жыл бұрын
Heestan cawa waxan dhagaysanaya iyadoo qofkiii heestan sanado khor iso diray mlinkay so baxdy igana codsday inuu farxadas iga warabinayo lkn isla isaga uuu manta iga oohisiyey sacadu iminka waa 3:00am habenimo kaligay ban meeel cidlo ah jiiifa mana aqan sababta indhahaygu wa iska ilmeynaya ma waxan la oyaya ano og inuu idhawici dono an xiriirkisa aqbalay mise aminada an aminay wlhi magaranayo sbbta ilahay waxan ka baryin inuusan isaga qalbigisa cidi jabin marabo xanuuunkas inu daremo Walahi uma uuu adkaysan karo wa miskiiin markasta an tukado ilahy waxan kabarya inuu qalbigisa dhib ka ilasho😔😔Ilahow wad ogyd san ujeclaye Mid ujeclata siii una daryesha 😢
@samiirasheeke90312 жыл бұрын
Miskin allaha qalbiga kudajiyo abyoy kula mid baa nahye 🤲🤲😥
😢😢😢 ax ax ax wlhi hadey ilintii ika dhamaatay allow midan ku ciil baxo ii sahal😭😭😭😭
@hadiyahadiya25186 жыл бұрын
Ha ooyine aamu hhhhhhh
@moamerica96706 жыл бұрын
Ameen
@hamdanor98456 жыл бұрын
allow riyadeyda ii rumeey ha ooyin ha ooyine aamu😂😂
@deeqalikhayre75456 жыл бұрын
Aammin hno
@deeqalikhayre75456 жыл бұрын
😥😥😥
@dahabsan47846 жыл бұрын
Hadaad jaceyl la oyday like iisar dhib weye jaceyl😭❤️🤦🏽♀️
@queennajma89306 жыл бұрын
😭😭😭
@monicaali85046 жыл бұрын
Ilmo wlipa qiro
@ruunruuxi34206 жыл бұрын
😭😭😭😭😭💔
@ruunruuxi34206 жыл бұрын
Ilmo iguma hadhin😢😭💔✍
@ruunruuxi34206 жыл бұрын
Wan uoyay igu wale alpo😭😭💔✍
@MaxamadCumar-e8w23 күн бұрын
Hestan waxa dhageysta haben iyo Malin gabar ayaan qalbigede ku hantiyay asxab Fanan keep goen
@diidan15246 жыл бұрын
The most merciful FAARAX in somali men wlh waa ninga heestan sameynteeda sababta u ahaa 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻❤️
@Lil_shaafi12 жыл бұрын
Wallhay ilmo iga Timaaday comments qaar markaan Akhristay waa habeen Axada 12:29 10/10/2022 Waxan dhalinyarada udiray fariin wll Waliga qof ku jecel ha khiyaamin Jacaylku waa waxa kaliya Addanaha ka Awooda weyn ee ka oohiya Haddi aad qof ku jecel qalbiga ka Jabisid adna waa laga jabinayaa Please dhalinyarada somaliyeed Gabdho iyo wiilaalba waxn idiin leeyhay Waliga qof ku jecel ha khiyaamin 💔😭💔😭 Waxan filaya inaad comments Akhrisatay Adigoo murugaysan wll ilaahy murugada ha kaa qaado jacayl kaagan waad ku guulaysan doonta insha Allah 💔😭
@amsomali3872 Жыл бұрын
Done pro good adivice sxb
@abdiladifahmed8053 Жыл бұрын
lkn sxp ani qof xunaa ahay walhi🥺 nabsi inuu iga soo boxo ayaan kacabsanayaa sabbto ah qof i aaminay oo naftisa iihibeyay ayaan khiyaamay walioo gabarkale kuqiyamay 💔😭 ramadaan ayaa soo dhawaa waanka tobadkenay lkn midlabad oo ijecel ayaan iska fasaxay if faham waa dartiis ani qof xunaa ahay sxp😭 ilahoow wakubarya nabsiga iga ilaali💔😭😭
@shaaficiindhacadde1434 Жыл бұрын
Bro aniga 2 mar la iqiyaaney wllhi ilaa hadda ash ma ihi runtii lkn dhb mlhn walaga baxaa i.a
@ayaantartan6540 Жыл бұрын
@@abdiladifahmed8053 Nabsi xillikasta ha Ahaatee waa is Arkaysaan😢😂
@SeytuunMaxamed Жыл бұрын
@@ayaantartan6540 saas ha unixin wabaa😂😂😂😂😂
@awethaile92794 жыл бұрын
Intii quraanka kuu qiiroota Liek izzar .
@ayaanlecawilfarah35532 жыл бұрын
Gabdh ayaan is barnay 28/1/2018 an ahayn bah wadaag wax barsho tasi oo ahayd gabdh iskulka isli dhigan jiranay wax ay ahayd gabadhsi qof akhalaaq leh qurax leh aqli badan qof dumar aha intii lagu dorto ayay lahad gabadhsi wax uu xidhkaygu socado faraxd wax walba an wad qadanay mudo sanda aha mel walba isku raci jiran haday noqto dalaxiis mel waba waxn goon ku gadhay marka an waxbarshad qobta kobad dhaman madamo an ahayn dad isku faca ah oo isku mar dhamanay waxn gon ku gadhany inan nosha ku mid qudha noqno❤️💪 wax uu socadab wakhtig aadka uwacnaa waxy gadhy wakhtig an ka midho dhalin lahayn tacabkaygi 🥹❤️ haban habnad ka mida ah ayay ishegtay gabdhi ina lagu daryo wiil ay qarbo yahin oo xaga iyo qurba jiry Waxy ahayd haben anan so kobi karin dhibatayda iyo murgtayda. 15/1/2022🖤🙂 Inkastoy inantu an is jacaly waxn badhany wax xal aha oo an kagag gud bi karno lkn xalki waxa uu noqaday ina anan gabdhi isla baxasano madamn wax dhaqaha gacanata ku hayn balse waxn ka fikary inanany unoqnan gabdhan mustaqal hadan la baxsado oo hadhawa anan gacanta waxba ku haysan ama dhaqleh anan bayahag garka ah anan ka sacad karin Wax aan gon ku dhanay in gabdha familgoda anan colad sinan iyadan nanan nafated dhimn madamown wax dhaqlah anan u hayn qofka mustaqbalked wax ka badli kara ana udaayo madamo jeeb yar jacylkaygi u wayy 😢 Waxn la nolahay ilaa hada dhawac iyo xususi quraxad badanaa ee an so wad qadnay gabdhaa😭🥹💔
@luqmanxassan35132 жыл бұрын
Sxb aniga io adiga si isku mid ah aya nala galay iska dulqaaado bil ayan murugo sariir labsaaranahay badarkii darteed ayan unacay hadane wuxu alle wato waxba lagama qaban karo iska sabar😢😢
@Caska1434 жыл бұрын
Heestan waa hesaha ugu qalisan kuwa jiilka cusub waa morale value🙏🙏 full respect
@Abshir656 жыл бұрын
Anaa huba maanta wixii hore oo dhan, waxaad ku hilmaami jacaylka hadeere ha ooyine aamu ❤️ inta wakhtigu kla geeyay like si aan u ogaano ❤️🔥🔥
@ilwadqurux6356 жыл бұрын
Abshir Hashi 😂
@abdourazakosman51106 жыл бұрын
Anaa Hupa Maanta Wixii Hore oo Dhan Waxaad ku hilmaami Jacaylka hadeere ha ooyine aamu inta wakhtigu kla geeyay Like si aan u ogaano 👆🍉
@nimcomahamud166 жыл бұрын
ha ooyane aamu
@suhanapiepeh52266 жыл бұрын
Abshir Hashi wle anigu one my lovekygii waqtiga nkla geyay allow iiso nabd iigu so celi
@inamohamoud50586 жыл бұрын
Waan u xiisay wlhi inkastoo waqtiga nakala geyay
@naruuracaday1484 жыл бұрын
18 January 2020 inta IGA dambeyso like ta👍🤙👏 Alxm waa helay qofkeygii nolosheyda Ilaahey igama kaa qaado xapipi waaku jeclahay MCN😘😘😘💋💋💋❤❤💯🙏💥
@fahadyare25144 жыл бұрын
MASHAA ALLAH
@nuurtoxasan95734 жыл бұрын
Masaha alh
@farxaancadib37184 жыл бұрын
Iskaapulaa nehee meelahaas ka dheh abaayo ha igu kicine
@mohaa16454 жыл бұрын
Lambarkaga So baas
@morsal_fanpio Жыл бұрын
Ma Qof an Heestan Dhegaysan oo ilmayn baJira💔🥺25 Nov 2023
@rahmamoha638 Жыл бұрын
Kamaba daalaba wakhtikaston murug dareemayo wan dhagaysta😢😢
@Arwamohamet5 ай бұрын
13/6/2024 ayaan dib u dhegaysanayaa😢
@johnyonic96646 жыл бұрын
kuli like ii sara sxibayaal
@abdulkaadir_ak98916 жыл бұрын
john yonic Xoolo ma tahay adiga qof islaam ah oo hadana Xabiibkena mohamed Sallallaahu Calayhi Wasallam aan jecleen miyaaa jiro war like meel xun yaysan kaa galin
@gabdirahman6 жыл бұрын
nabiga heesaha hakaga dhex qadhaaban
@mabsuudali43486 жыл бұрын
naczooow liƙe nabiga haku dondone ilahy ƙa paqo
@amaadin126 жыл бұрын
john yonic scw scw scw scw
@nagaadali20646 жыл бұрын
john yonic scw scw scw
@dahabomowlid83044 жыл бұрын
Ma qiyaaasi karo xanuunki noloshayda so Mary lkn alx illahyba qalbigayga oga o badal wngzn isiiyay waar ragow hablaha u naxariata 2020 yay xasuusi yara qaaday❤
Zxp raga nolosha ma inta adag bay ka leeyihiin uma qalmaan naxariis iyo jaceyl 😢
@Vkmanaxe11 ай бұрын
nolosha waa sidaa sxb 😢
@feysaloffcialchannal9 ай бұрын
rag baa unahy nolosha adag 😢🥺😢
@ayanosman89406 жыл бұрын
Jaceylka wuu dhib bdn yhy like igu qabta inta jecelka wax ka taqano❤❤❤
@mohamedal-musa87245 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@maxamedmuuse50265 жыл бұрын
Jclku waa nolo mcn bdn 😭😭😭 anaa kuu helan aan ku hiilin
@xamsecabdi33555 жыл бұрын
Ayan Osman
@cayuunimohamed59733 жыл бұрын
Illahow ninka qalbi jabka igu ridey ee facey iga reeebay qalbigeyga iiga reeb wuu iska raaxesanooya ana qalbiga I gubanooyo rabiyow qalbigeyga iiga reeb yaa allah wan iska ooyaya rabow xanun daremaya facey farxad bey ku noolyihiin 😓😓😓😭😭😭😭😭
@apdirahmaanmohumet91192 жыл бұрын
aamin wlo
@nuuramaax82752 жыл бұрын
Zamir walal alle ayaa ku ziin qof kaga kheyr badan o ku dhaya
@bisharoshamsudin108 Жыл бұрын
Aamiin Aamiin yaa rabbi🤲😭
@sharifhussienmohamed93682 жыл бұрын
Marka laga yimaado " hooyadey macaan ❤ " waxaa jira gabar aan dunida ugu jeclahay, lkn jaceylkaas in aan lumiyo ayaan go'aansaday, 2018 sanad go'aamo badan aan gaaray, sidii baan baan u jeclahay, lkn iyada hada ima rabto " lkn hadii eey ogaan laheyd sababta aan xiriirkeda u jaray wlhi iyada ayaa I raali galin laheyd" 28/09/2022
@catikaainaalidacar11472 жыл бұрын
Kuma raali galiseen ee dren jcyl unba ku ziyaadi laha wxn duruuf io duunyo ahyn ragu kama fakaran malaha taazna qofka lguma naco wll ee ulaabo wx wlbana la wadaag aamuska wax ka xun malahn wayo wn dremaya Ana jcylkygi ku wayy😢😢😢😢😢😢
@abshirohassan83742 жыл бұрын
Commentigan hadad aqrisatay isoducey Inu ilaahi qalbiga iqabojiyo 😭 Waxan qadka iska baranay wiil 3 sano kahor Wilka wan is baranay oo is fahanay marki dambe xariir bu iso bandhigtay Wana kaaqbalay xariirkena 2sano iyo badh Wilka asaga aha aad ban ujeclaa asagana Sido kale wxu isheegi jiray Inu ijecelyHy 😭balse maaqan wxa kudhacay 2 month asago qadka online ah buu ila hadlin iskumeelna majogno Wana kasamri laahay maaqan waxan kagalabsaday uu sidaan igu galayo 💔🥲
@sapriny.......24312 жыл бұрын
Xppti ha raradinin asagaa dib kuso radin doono wicintaanka bdna ka jooji niyadana ale haku qaboojiyo
Heestan idil barkhad loo qaday wan tagerayaa love kobciye iyo idil 😍😍😍 inta ogen like isara 😂😂
@caasharashiidibraahim35673 жыл бұрын
👍
@MunaMohamett-y1t4 күн бұрын
Hibaasho tagi weydayy haday kuluresayy ilhyy kuwa isjecel haisku so dhaweyo😭🤚
@samirelmi13343 жыл бұрын
2021 𝐇𝐚𝐝𝐚𝐚𝐝 𝐝𝐚𝐰𝐚𝐧𝐞𝐲𝐬𝐨 𝐥𝐢𝐤𝐞 𝐭𝐚 𝐡𝐚 𝐢𝐥𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐚𝐟𝐢𝐧😬
@Mali_boy3 жыл бұрын
😁😅
@zahra98493 жыл бұрын
🥺
@hamdasaleban89192 жыл бұрын
2022🤟
@samirelmi13342 жыл бұрын
@@hamdasaleban8919 xiligan waa soon mise ma sonid 😁😂
@abdulkadirjey6914 жыл бұрын
Aniga jeceyl uma dhagsyto heestan ee waxan u dhagysta wakhti adag oo an so maray naftayda waxan ku sasaba ha oyine amus mar un ayad nolashan ka bixine 2020/10😭😭😭😭
@aragsanmohamed88573 жыл бұрын
Hada dhibki maka baxdy wll 8bilood aya kaso waregty
🤣🤣🤣 2021 la shekeysan rabaa coronvirus waka so fakaday
@sumayaosmaan31343 жыл бұрын
Hahey malin jimca dawanoya 🤣🤸♀️
@jabracade81163 жыл бұрын
2021 hdad daweyneyso hdane comment aqrineyso keygana aragtey ila hadane ad aqrineyso adigoo amusan qalbigan kaslamay waxan shegay hade run noqotay like
@gabadharaganeceb59096 жыл бұрын
ragii somalidu dumarki way ku ciyaaren nag kasta markay 5 ka dhalan iyadon 30 jir gaadhin hadana 40 sano lamodo walhi nin dhan wan ka xanaqa marku idhaho aan ku shukansado😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Kurbo_gaming_x775 жыл бұрын
Ha ooyin Ha ciilan
@masudyare11545 жыл бұрын
Kkkkkk
@masudyare11545 жыл бұрын
Haoiyin
@maxamed96735 жыл бұрын
Aan ku shukaansado Walal kaa ooyin maayee?
@nimcoshow19245 жыл бұрын
Ana kula mida nin goaan dag daga ayaa kagaaray nolosheeyda inta kadhiman 3 deeyda cunug ayaa ku ag dhameesana insha allaah ninoo waa kunacay dhimee
@MaaidoAliHashi4 ай бұрын
Dadka qaar heestaan waxey u dhageystaan xiriir ka burburay Laakiin ani hooyadey ayaaba igu soo dhaceyso oo marhore geeriyootey😢😢😢
17 June 2019 15:47 galabnimo ooyin ooyin 😭😭😭😭😭 iheeso hada oyana cid I amusisa rabaaa liketina Ku amusi doonaa
@moabdulahi84185 жыл бұрын
Ha ooyin ☺️
@xasanali67675 жыл бұрын
Qaali gale suurada naga dhaf plzz 2019 ayaa lagu jiraa hore usoco
@qaaligelle35215 жыл бұрын
@@moabdulahi8418 wllo thank u
@qaaligelle35215 жыл бұрын
@@xasanali6767 walalkey mar mar soda ladir loyahay a qalpiga laga jilca
@xasanali67675 жыл бұрын
@@qaaligelle3521 kkkkkkkkkkkkkk sas miya sister waa arin fiican sas kuwad kkkk
@mohamedsaabiir18306 жыл бұрын
hees kale ayu samayey oo la dhaho jacaylki xamar ku galay waxana qadeysaa xamdi yar .... Zakariye nin aan gacan uu taagay waye wallahi Wa hees itaabatey😭😭😭🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥😭😭😭😭😭😭😍😍❤️👑😘🤤😞😭😭😭😭
@axmadcumar7086 жыл бұрын
bro labadaas bis ma ahan heeso badan oo sameyay labo hees oo mid laxankeda asi sameyay ayaa nimcan ku luqeyay ninkan banankisa ayuu ku dhacay abwan +fanaan+mulaxan+musigiste waayay lipaax si fcn u baro
@mssmroumahofficial43506 жыл бұрын
Mohamed Saabiir midaas asa sameeyay mii maasha allah ereyada caadi maah laxanka kamaan itaabaty
@ibraahimmuusa94592 жыл бұрын
Allaha ha isku dayo wll macmilkii wx iga gadanay ayaan kala eryay intii aan aqrinayay waan kahelay alaha habarakeeyo adigana mida aad qalbiga kuhayso alaha kugu simo inaad nolol ladhisato❤❤❤❤💝💝💝wll
@cabdifataaxwest17676 жыл бұрын
bilaa caleek heestan wlhi hadaa iigu haraysa waxaa igu kalifay fcb ayaan ku arkay hablihii oo kuwada barooranaya lkn wlhi markaan waaban ka helay inta ila midka ah like😉😉😉
@somalihiphopproduction57744 жыл бұрын
Dhalhtar ayan kujiray malinkay so baxaday isla malinkasna waa wan kasobaxay alx imika waan cafimad qaba intii xanuusan allaha cafiyo amin 🤲✌👌❤❤
@davidcooke68096 жыл бұрын
I dont understand the language but the song is damn good. like if you agree.
@jeyyahya95796 жыл бұрын
How agrewd with you and you not understand the zong devid
@hodoahmed75566 жыл бұрын
if u are not understand this song I'm very sorry .. this song is a very good. if u understand
@ahmedmohamedadan82036 жыл бұрын
This is somali song and somali language
@balqisaabdullhi2536 жыл бұрын
David Cooke it means song don't Cray don't be silent the Languages Somali
@dalkamediagroup18456 жыл бұрын
David Cooke o
@Dhaayecishqi8 ай бұрын
2sano kadip ayaan heestaN kuzo laabteyyy aad baaN umoraaL jabayyy marka aqriyey commentga ilaahayy dhaLinyarta qalbiyada ha uqaboojiyo oo muraadka ay leyihiin ha udhiso
@cabdulahimaxamed37695 жыл бұрын
aniga wx jaceyl malihi lkn hesTan markan dhagesTo wax un paa dareema wlhi 😭😭😭😭🇸🇴
@guyolion78016 жыл бұрын
Heeztan waaan gataye hala ii lcageeyo hala iga gado hadad tol tihiin 🎤💯😍👈
@wiilkareersaamba14146 жыл бұрын
Zxp igu qabo kugu qabtee sapiscarpe
@guyolion78016 жыл бұрын
Mubarak Hassan Kugu qabty lipax
@qadanmaxamed66166 жыл бұрын
Mnsh waa fanaan canaaaaa
@najmaomarmohamed61293 жыл бұрын
Alx waan helay geesigii raga oo ilinteeda dha.masxay thank you mcn l love you❤💋💯
@aragsanmohamed88573 жыл бұрын
Macanto alle haku barakeeyo nolol qurux badana kurejeynaa
@naimaabdi74128 ай бұрын
Nafteyda marka ku xuuray ayada idayacday xanuun io qomamana I badaya jecelow abaha cuun😢😢😢2024inaa so boqda xanunka daremayaa igu kaliifay
@ummualiisha39775 жыл бұрын
Hadaan heli lahy qof si dhaba ijecel nlsha mcnteda rasmiga bn tusi lhy xaas bn ahy blse nlol jecel ku dhisan mhesto si wlba hdaan isugu dayay wn damqadaa moye wali frxd mleh 😢😢😢😢😢
@WiillkaSiinka5 жыл бұрын
😭😭😭 bas ha i caloo xumeen quen 😭 iska Dulqaado wax walbo dunidan waa qoran yihiin
@nasrayahya32404 жыл бұрын
abayo sabur jamiiil 😭
@amin-dg2mk4 жыл бұрын
Qalbiga alle haku qaboojiyo saygagana hakuu wanaajiyo😭😭
@saciidafaara93414 жыл бұрын
ia abayo waxan ku rajeyna inu allha kuso jeediyo oo ad aragto asago sida adiga ad rabtay ah wllh wad i qiiro galisay xaqiqdi
@abdisalanismaelmohamed46814 жыл бұрын
Oh😓😓😓😓Qalbigiisa allaha kuu soo jeediyo
@mohamedmooge55406 жыл бұрын
inTii Alle dartii u OydaY Like Ta Hala bakhaYlin
@AhmedHussein-zj4zf5 жыл бұрын
ddssdde
@suhanahpipeh74016 жыл бұрын
Ax ax markan dhagesto dhab ayaan uoya wlhi😭😭inta ila mida liketa isaara😭😭😭
@iskuqurxiqudaartawadanka9296 жыл бұрын
ha ooyin huuno ha ooyin aamu qaali
@maslahhussein17964 жыл бұрын
Quranka uoy huuno 😭😭😭
@halaahmed7908 Жыл бұрын
Ha ooyin ee Aamu 😫 Qalbiga waxa ka Oohiyaa waa jacyl 😢 Allow qalbiga noo qabooji Si kasto Aad dacad ugu noqotid qof Aad jeceshahy wakii ku dhawaca uun wax yar moyee Dacadnimadii Wata meesha idhigtay manta 😭💔💔