Iska astur ma ahan inay muslim tahay baa ka horeysa
@salwaxasan259411 ай бұрын
Walalow anigo dumar ayaaba gabadhan daawan karin xita fananad garbo leh lee ha xerato ilaahey haku asturo dumashi
@YaasmiinCabdi-r3z11 ай бұрын
Wll gawadha no astur qer alaah ha idin siiyeee
@caliyare948811 ай бұрын
Aabaheedaa diida
@NasracarabXasan-jb5gu11 ай бұрын
siciid sarbiy wll gabdh asturo pls😢😢😢😢😢
@Supr9311 ай бұрын
Accommodated of the assignment language in a method with & the result of execution is interpreted 😂
@abrahman12911 ай бұрын
Maka maseertayna😂😂
@NasracarabXasan-jb5gu11 ай бұрын
@@abrahman129 faarx lugu baasto ilyn walb faarx baad ahyd
@ahmett583511 ай бұрын
Gabadhu muslim maha inay is asturto waxa la horeya iney muslimto
@mobulhanlyrics172011 ай бұрын
astur beela😂😂😂
@FahadAbdulaahi10 ай бұрын
Siciid masha allah wax kasta waa isku day dadkaan hadalkoodu yuu san ku saamayn zxb waa iga talo adoo doortay ❤❤ keep her heart ,respect her and leave her alone.❤❤❤❤❤
zaki waa bilaa ixtiraam dabecadna malaha mideda kale gabadha xaskaga ah diinta usheg oo ku dhaqan si ey ujclaato adna aad ajar badan ugu heshid
@qalliguhaad430010 ай бұрын
Waa bilaa diin iyo bilaa aqlaaq qof muslim ah bey Hilib doofaar bey siiyeen saki mxd ka sugeeysay inuu uqoslaa ama usacbiyaa igiid wuu ka xanaaqaa waa nin muslim ah xaaraam ayuu ka yahy hilib qaansiir saciid baa aqlaaq laheen ani hadaan meesha saki ahaan lahaa kaamirada aan wajiga uga garaaci lahaa waa bilaa aqlaaq
@Sacdiyo93711 ай бұрын
Team asad Hagio
@KingMadar-xh3sk11 ай бұрын
Gabadh qaawan ma daawan karnee dumaashi astur
@mihiyojelle472710 ай бұрын
Asc walal horta dadka ajaanibta miyaad xeyeysiisaan?qof diinta jecleysiiya Dhar u xira qamaar u xira Alle kacabsada waayo markarsta gabdha muslimka Aya ka kheer badan qofta ajnabiga ogaada.
@zabrinadhemon683911 ай бұрын
Gabdha Baqtiyeyy so aruriseyyy😂😂😂
@SamiaMohmoud-c3r11 ай бұрын
M. Aalah
@NawaalSheekh11 ай бұрын
Wll sicid sarbi ilahy imankaga tam haka dhigo
@Mariamahamed-znty11 ай бұрын
Keep going wll 😊
@ahmetchannel2711 ай бұрын
Keep going bro
@JiyaaSalaad-k3t10 ай бұрын
From king ceyda❤❤
@cashoaxmed3-ip7mo10 ай бұрын
Astuut gabdhha walalo
@amalomar86011 ай бұрын
From team Adna
@umumucaad619611 ай бұрын
Mashallah
@KafiyaBile11 ай бұрын
Allah ha so hanuniyo dhaman ish Allah qaar
@FatimoHassanMuhamed11 ай бұрын
Walalayaalow Afka 7 jeer iskadhaqa oo mar ciid kudara
@queenfatusharmygirl11 ай бұрын
Keep going brother and sister ❤
@Aminoosmanmacalingedi11 ай бұрын
War gabdha dhar u xira subxanlh
@MohamedDeeq-l8m11 ай бұрын
Kep going pro
@singingjoker10 ай бұрын
Lax aa kuusiiye kulahaa 😂 zaki is funny
@naimasamatar645711 ай бұрын
From king alfa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@najmamohamed715011 ай бұрын
Caawa kugu soow Biiray adiga iuo dumo ❤❤🎉🎉🎉😊
@NimcoAyaan-f9o11 ай бұрын
From saki somali❤
@dele.ali559610 ай бұрын
Ljent said ❤
@Ikranqaali966311 ай бұрын
From Team Adna and Team 27 ❤❤❤
@BossHamza76511 ай бұрын
War sxb gabadha asturnanta bar adiga
@MohamedAbdrizak-i9b11 ай бұрын
Guuleysta sxbayaal
@FaadumoJamaal-yb4lh10 ай бұрын
Dadka caanka halmid baakunacay maantoo dhan hadal bay wadayaan aq😂😅
@Maryanaxmed-v6m11 ай бұрын
From adna channell🎉❤
@CadowIbraahim11 ай бұрын
from zaki somali..🎉👏👏
@ZeynabsiyadNoor11 ай бұрын
Keep going❤❤❤❤
@farhiafagadhe127311 ай бұрын
Oo gabadha maa asturtaan
@HooyoCawlo-rg2ye11 ай бұрын
Waxan ahay asxabta Aadna😊❤
@SamsamCabdilahi-s1u11 ай бұрын
Noo soo badi😊
@fadhumomohammeddiire428111 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@ayaanabdulaahi951411 ай бұрын
Asc siciidoow waaku salmay adiga iyo zaki iyo dumashi plz waa iig codsi baastad kulul ee bas baaska leh soo sameeya zaki qosol ayuu iigu dilay😂😂😂😂😂
Nagtada waye dofarta ay karsto mala cuntaa wan ka lablabonaa uf😂😂
@qalliguhaad430010 ай бұрын
Alaa og weelasha waa lagu wada karsadaa saan umaleeynayo ayada wda kariso allhu aclam 😮😢
@muqdishogirl924410 ай бұрын
Diinta prank ma gasho iska ilaaliya
@Muktar278011 ай бұрын
Saciid wanku wadhanaa kar iyo gar daraba blse dumashi noo astur sbbto ah madhawani karnobdumashi oo qawan
@Sacduush211 ай бұрын
From adna chanel
@AnzelRaage11 ай бұрын
From zaki Somali
@HodanMaxamad-vg9it11 ай бұрын
From zaki somali ❤
@dekaabdullahi423111 ай бұрын
From asad
@SafiyoMaxamed-p5y11 ай бұрын
Wlle asc gaba dha astur
@aaminaindho374211 ай бұрын
Gabdha astur wll .mida kle dofar la cunayo waa wis wisay 😂🤦♀️
@CARFAATADAM11 ай бұрын
Qosol iyo qaraaxo😅😅😅
@AyuubCabdi-r3w11 ай бұрын
Saki somali from
@user-YT1BAXSADdile11 ай бұрын
Said gabarta taatu maa umarsan😮😮
@AdnomohamedHussein11 ай бұрын
From adna
@CabdiRaxmaan-p1v11 ай бұрын
Gacanta shabada miyaa u saaran
@Amiin_111 ай бұрын
Gabadha asturo waxa ka horaysa diinta bar oo islamka fahansii
@cartancartan845211 ай бұрын
Haaheey
@AishaMahad-du3vw11 ай бұрын
Akh war naagta diinta far😢
@FatxiJamac-p5p11 ай бұрын
𝔼 𝕟𝕠𝕥 𝕤𝕠𝕞𝕒𝕝𝕚 𝕨𝕚𝕝𝕝 𝕪𝕠𝕦 𝕥𝕚🎉🎉
@Jamiilamohamed-w4k11 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Hafsa-ke2or11 ай бұрын
Zaki ninka iyo nagta isqaba daxthotha kabax wara😂
@azmaamaxamuud229911 ай бұрын
Zaki somaali ba idinka so tixraacay maxay gabadhu ku qososhay siciidow😂😂😂😂😂
@hibocabdullahi25111 ай бұрын
U astut sacidow weka yelehe 😢
@Sharmaarkefandhe11 ай бұрын
keep going 🎉
@FatumamohamedOsman11 ай бұрын
It was a fun we love u guys
@hodanfaisal413111 ай бұрын
Cunta da lama ursado waa dani please 😢
@CabdiraxmanIbrahim-i4s11 ай бұрын
Astur haday kayeelayso wllo
@Cabdicawed199011 ай бұрын
gabadhu wa gaalad sida ka muuqata ninka tolow muxu yhy
@qalliguhaad430010 ай бұрын
Allhu aclam 😂
@xamsecismaan844511 ай бұрын
Taliyow goatkaga messi naga astur yqey 😂❤
@maidahassancabdulhi63511 ай бұрын
Saan Sax Maha Saciid Willka Prank haadaa kusamey neyso Xitaa si dhab ah Ha Ugu Sameen Xilib soomali oo Badalan ayaa siin kartey Marku cuno Mid Xaram uu ahaa dheh kadib been waye dheh hilib Lo ama Geel waye dheh lkn si dhab ah waax kuu siinaa prank waye Ceeb waye
@alyusraiska989511 ай бұрын
Sxb gabadha Astur teeda kale cunto xalaalah sanka lama saar saaro tan waanba ujeednaye xalaal maba ahane 😂😂
@QamarAbdalle11 ай бұрын
❤❤❤😅
@abdirahimahmed60611 ай бұрын
OK Mr bean 😅😅😅
@ADKEMEDIA11 ай бұрын
Waxan dhacay naga qari
@MaryamoMaxamuud-c6c4 ай бұрын
Sorry Wll
@xuseendaahir919511 ай бұрын
Sxb Hal mar video ay xijaaban tahy noo soo duub
@hibaaqqurux-dv6fu11 ай бұрын
𝐅𝐫𝐨𝐦 𝐚𝐝𝐧𝐚𝐡
@Naemah_2111 ай бұрын
Indhaha naga abusin gbdha astur hada dad ine ku so racan rabto cowrada u astur
@Quenbetterfly11 ай бұрын
sacid pls gabadha astur
@MahamedAhmedBahdon10 ай бұрын
Subxanalaha ALLE dadkan ha so hadeyo hilib dofaar iyo keep going ismalaha wlhi dinta way idinku yartahay ...ZAKI somali ADIGA ayay kunoqotay hadad family kanaxaysid sida HOYADA dadkan ka hadhan watalo manta waxa ayay kusiyen barina BADAWGA gabadha Qaba Ayay xasida wayo waxaso kale wax PRANK galo maha ..ZAKI somali iam support mon frr don't play your religion ok ..NINKA KALE ayay noqotay wll adiga wad HALAYSANTAHAY ee SHAME on you DADKA muslimka ah
@qalliguhaad430010 ай бұрын
Sax waaye saki waa talo wll dadkaan naagtaan gaalada ah iyo ninkaan duleeysan baqtiga waa u xalaal hadeeyrabaan allhu aclam laakiin adi kurigooda ama hatigin ama hadaad inad tagto ka fursan weyso wx haka cunin wxne haka cabin