AMXAARADII OO HEES KALE KUSOO AMAANAY REER SOMALILAND

  Рет қаралды 31,720

Zaki honest Official

Zaki honest Official

10 күн бұрын

INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇 zaki_honest...

Пікірлер: 149
@ZakihonestOfficial
@ZakihonestOfficial 8 күн бұрын
INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&ut
@Barwaaqo-gx2rr
@Barwaaqo-gx2rr 7 күн бұрын
mxn kU dhahaa marka 😂😂😅
@abdiwalihassan2737
@abdiwalihassan2737 8 күн бұрын
Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw ❤❤❤
@user-ri1cs9nt1v
@user-ri1cs9nt1v 8 күн бұрын
Salallahu caleyhi wasalim Salallahu caleyhi Wasalim ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FatxiyaaCissee
@FatxiyaaCissee 8 күн бұрын
S C W
@blackpanther8219
@blackpanther8219 8 күн бұрын
If our brother Somaliland soldier here gets fired, he's welcome to join Awdal States Army or Somalia Army. Even Puntland Army, you have many somali military jobs waiting for you for what you said
@Borama1960
@Borama1960 8 күн бұрын
Where the fuck is Awdal state ya nacas fowqal nacas?
@kl8650
@kl8650 7 күн бұрын
Blackpanter, they will come to 💩 on you 😂
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 8 күн бұрын
Ax ax gabayga Siyaad Bara ayaa iga gadmay, Allah runbadanaa wiilkaas usoo gabyay, Siyaad Bare alliye raxmo Aabo siyaad 😢afkaada caano iyo malab lagu qabay ina hooyo, noloow geesi Qaran Masha'Allah ❤🇸🇴❤️‍🩹🙌💟🙏
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 8 күн бұрын
Garabkaaga iga fiiri indrtay macaan,from Gawraar hehe.
@rodag7831
@rodag7831 8 күн бұрын
Amxaar waa dad TOP ah anoo Isaaq baa saa leh
@Khadarbaashe2024
@Khadarbaashe2024 7 күн бұрын
Amxaarku haduu adiga kuu heesi lahaa waad fahmi lahayd laakin waan kaxumahay heestu adiga kuguma socoto.. Somaliland ❤ Ethiopia
@ayshaays5827
@ayshaays5827 8 күн бұрын
Soomaaliyey hurda beenta ah kakaca waxaan ciyaarma ahan mustaQbalkiina waalooyaabanyahay madax dayuusin ah cadow ah iyo cadow weligiisa ciilka Soomaaliyey ku noolaa ayaamaantey wadankiina sahal uQaadinrabaa Soomaaliyey xaarankunaaxiyaashan oomasuulnimo waxba kaogeen Iskagaara caano daatey dabadooda ayaalaQabtaa Soomaaliyey Soomaaliyey Soomaaliyey intiidamiirlahow Kabalaawwa kuwu wadanka dayacay oo madax lagusheego Xasbunalaahu wanicmalwakiil Ilaahow nagaQabo Ilaahow soomaali ugargaar hakadhigin meel munaafiQiinta kucayaaran
@HamdiMohammed-b8h
@HamdiMohammed-b8h 5 күн бұрын
Amxaar aaderkay aya qabo waan dad madax adag oo naxaris lahayn wallahi waan arkay
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 7 күн бұрын
Wcs walalkey zaki Yare allxmduliilh allxmduliilh yaab umadan allh haso hanuniyo acdubilh
@malyunukash2975
@malyunukash2975 8 күн бұрын
Xasbiyalaah wa nicmal wakiil. Xasbiyalaah wa nicmal wakiil. Xasbiyalaah wa nicmal wakiil. Somalia insha Alaah wey guuleysan.
@rahh4137
@rahh4137 8 күн бұрын
❤geesi geesi dhalay. darajada hadii lagaa qaado ma Soomaalinimada ayaa lagaa saaray.
@hirabmimiHii-nl1ui
@hirabmimiHii-nl1ui 7 күн бұрын
Ithiopianku waa niga fa'idasana ee somaliyeey toosa oo midowbaa SUBXANALLAH.
@qabilamoussa360
@qabilamoussa360 8 күн бұрын
❤Masha allah Guul somalie de Somalie
@user-jt7cm6cv9r
@user-jt7cm6cv9r 3 күн бұрын
🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 cadawga allaha naga qabto muse bixiyow wax fahan somali ayad waxkutahay awowe❤😂😂😂
@yusraali6249
@yusraali6249 8 күн бұрын
Waa war cusub ilahow na bad badi
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 8 күн бұрын
Ax yaa wadani askarigaas Somaaliyeed salaanbaan utaagay👋😊❤🇸🇴❤️‍🩹🙌🙏🤝
@Adeshchanal1223
@Adeshchanal1223 7 күн бұрын
Waa sheko kale tani 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅
@JawahirCabdi-te3up
@JawahirCabdi-te3up 8 күн бұрын
Kkkkkkkk soomaliya wey is jeceshahay nooman galaan amxaaro. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ yey nag faaideysan soomaaliya wan in jecelnahay somalilan
@Geesiyad-channel
@Geesiyad-channel 7 күн бұрын
Zaki umadena maaha kulahaa waxa taqano dhagayso waxa taqaano aad baratide😂😂😂😂😂
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 8 күн бұрын
mashallah beled xabash nabigaa aminay haday somali xasad ahayn aqonsiga xabashi umaan baahdeen !!!!! from saylac
@IbrahimFarah-gh5cf
@IbrahimFarah-gh5cf 4 күн бұрын
Isaaq waa habar xabuush iyo habar magaado❤❤❤❤ abtiyaal guulaysta
@Barwaaqo-gx2rr
@Barwaaqo-gx2rr 7 күн бұрын
waar maaha odayga wayn maaha somali ee waa amxaaro 😂❤
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 8 күн бұрын
🇸🇴 iyo somaliland in ay isdagashanyihiin muu modaa amxaarku?war somali wa somali teda kle siyasadbey ujilayen cadowgoda si ay shabaqa ugusoridan ee ay Arkansas cadowga iyo cadowyada kle è sobaxaya si ay u arkaan amxaar runmiyadmoday war heesaha waanu jileynay si cadowga somalia banana uyimadan run hampden caanaboraha cabidiisa uh hoyo samali iyagaa wllo ah ee hush siyasada somalidu wey wejiya bdnthaye iska eeg gawaarida gooo
@sadiahassan798
@sadiahassan798 7 күн бұрын
Dhiigu biyo mahan waa nin rag ah oo somali ah wax laga qaadi karo ma jiro guuleeyso
@madinamahamed5685
@madinamahamed5685 6 күн бұрын
Heesta amxaarada waa badda ayaan doonayaa oo keliya
@ubahguled5047
@ubahguled5047 8 күн бұрын
Maanshallah geesigeesidhalay ilaahay cadowgaaga ha qabto
@user-jt7cm6cv9r
@user-jt7cm6cv9r 3 күн бұрын
Mhd snid wallal qali❤❤❤
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 7 күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-ir2yt2oj4z
@user-ir2yt2oj4z 8 күн бұрын
War dhalinyaro ayaa difaacato mana lahan soomaaliya dhalin difaacda iyomid udiira
@HiboFaarax-jo4km
@HiboFaarax-jo4km 8 күн бұрын
Subxaanalaah
@HodanAbdullahiUK
@HodanAbdullahiUK 5 күн бұрын
wara somaliyey halyenunahyi mesha maxakudhimanayo shisheyaha u malenayo inu somali kalogenikaro raga hadilawayo hawenka ayataga seshisheyo kusogalikara wadan somaliyed 💔💔💔💔💔🙏🙏
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 8 күн бұрын
Odayga Oromka ah,runta ayuu ka hadkay,waa qorshaha ay wadatay Xabashada muddo dheer,in ay Somalia qayb yar oo Ethiopia kamid ah ayey u haysteen,wali sidii ayey aaminsan yihiin.
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 8 күн бұрын
Inabtigay inaadeer kay Daahe Gaas Abwan jiroo Joog heestaadii Soomaali Weye dhaaftaye reer Ayooyo Xabashi baakasoo jawaabtay
@user-xq4ym3mz6g
@user-xq4ym3mz6g 6 күн бұрын
Scw
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw 7 күн бұрын
wadani halyeya damir soomaliya leh nolow inader🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲🦁🦁🦁🦁💪💪🔥❤️❤️✌️🙏
@abdirashidabyan5716
@abdirashidabyan5716 8 күн бұрын
Gul oromoooooo Gul somaliland
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw 7 күн бұрын
😂😂😂😂 waa lafti naga waxa heesaya wali axmari maheesin😂😂😂😂
@CaptainAza-vx7ze
@CaptainAza-vx7ze 2 күн бұрын
Fadlan ha tarjmin luqad aanad aqoon
@rahh4137
@rahh4137 8 күн бұрын
Heestani Waa af Oromo ee amxaari ma aha.
@SuldaanSk
@SuldaanSk 7 күн бұрын
Kuwaan Hada heesayo wa Oromo Ogow Zaki Kuwa horana waa tigraanya ereteria
@user-sw3no4br4x
@user-sw3no4br4x 8 күн бұрын
❤❤😂😂😂😂😂😂😊
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 8 күн бұрын
Itoobiya Hanolato Nebigaa u duceyey Xinka Garoowe Xaasidka Xamar waxa Naga Xiga Axmaar Waa Habar Xabuusho Ayaan Nahay
@UbaxxuseenSiciid
@UbaxxuseenSiciid 7 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-oy1iv6gz6q
@user-oy1iv6gz6q 8 күн бұрын
12:19 😂😂😂😂😂😂 keep dream 😂😂😂 al shabaaba don't like Ethiopian don't forget that 😂😂
@1quuran813
@1quuran813 8 күн бұрын
💗🇸🇴💗🇸🇴💗❤🇸🇴💙🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@FatxiyaaCissee
@FatxiyaaCissee 8 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane 6 күн бұрын
Kkkk welcome itopiya wan tagetsanahy itopiya inay qabsadan somaliya .rer xamarku waxay dhahaan kaligaa waalo warer waaye halagula waasho wanaag waaye.marka somaliyeyitopya soo dhaweye itopiya gumesigeda nala arka ku soo dhawaada jeladha itopiya walibo waa la idin naxarisan Oo jeel ogaden ba😮a la idinku guri Itopya ogadenba yaqaano idinka mataqanin oo xiiso iyo jecelbaa idin hayo.
@sharaxjr8012
@sharaxjr8012 7 күн бұрын
Ethiopianka uganda ay joogaan yey ku dilin hadabo😂😂😂
@user-di5ov5jy1b
@user-di5ov5jy1b 8 күн бұрын
haku dhabo ethophian ku
@FaadumoNuuraxmed
@FaadumoNuuraxmed 8 күн бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😅
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 2 күн бұрын
9:47 👉 Kabaha Bac ka hoos-marri. Amxaarku waa Xaraan aan goin-ne. 9:50 Camal 👍. Dadkaan baa MW-nimo ku haboon.
@jaroosecumardheere8723
@jaroosecumardheere8723 8 күн бұрын
Hadii kale soomali nacnac ha wado
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 8 күн бұрын
Kan kufanaayo Etobiya waa oromo afsomaaliga bartay, shartaa shaleedaa🤔🤔
@MaxamedCase-ou6dh
@MaxamedCase-ou6dh 7 күн бұрын
Dadkan heesta isku soo agduubayaa macaa askartii calanka sland gacanta kulahayd. May ahayn reer somalind ee itoobiyaan weeyaan taageeraya somalind ee adigu siqalDa ha ufasirin
@rahmozubeer
@rahmozubeer 8 күн бұрын
Amxaarad ha ku wasto wasaqyahoow garanka uraa xiran
@MamanSaid-cp4yg
@MamanSaid-cp4yg 8 күн бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@user-jm6wl8eg8i
@user-jm6wl8eg8i 5 күн бұрын
Soomaali waahal markup shisheeye imaado
@HiboFaarax-jo4km
@HiboFaarax-jo4km 8 күн бұрын
Asc wiilka somaalilad ee askarika waa 13 sadax iyo tobanki eswaa il oo kale xafidulaah
@maxamudfaarax7761
@maxamudfaarax7761 8 күн бұрын
Asc heestu waa oromo ee axmaari ma.aha
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 8 күн бұрын
Badday ka sasabanayaan amxaar waji maleh
@Imaan92546
@Imaan92546 8 күн бұрын
19:32 ergeyga qaramada midow wa rufyaan idiin Kala gado Warka
@jaroosecumardheere8723
@jaroosecumardheere8723 8 күн бұрын
Hadadanay soomali doonayin in soomaaliya etoopiya qabsan soomali sland ha aqoonsato sidaasna anu ku noqono labadii kuriye
@KuusinAhmed-tz7pq
@KuusinAhmed-tz7pq 8 күн бұрын
Walahii wax walba tanaa uga daran
@boushraboushra9695
@boushraboushra9695 8 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂
@rodag7831
@rodag7831 8 күн бұрын
Siad Barre Gaal Kenya iyo US barya baay amaanayaan Eritreans way caabudaan. Ma waxbaad raeebatayn.
@RahmoMahamed-to9ee
@RahmoMahamed-to9ee 8 күн бұрын
Heesta hees oromo waaye tigray iyo amxari midna maaha hhhhhh
@fadumo6292
@fadumo6292 8 күн бұрын
Waa riyoonayaan itopia ma dhici Karto intii qof somaliyad noolyahay ma qadan karo
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 8 күн бұрын
Somali waa geesiyaal boqol nin oo Äthiopien ah toban wiil oo somaali ah ayaa ka adag sidee ku qabsan kartaan
@sofiamohamed6844
@sofiamohamed6844 7 күн бұрын
War isaakh waa walalaheen ee yaan lagu daynin
@NastexonastexoNastexonastexo
@NastexonastexoNastexonastexo 8 күн бұрын
waxan diin iyo dadba garaynayn oo gaalo iyo ciisa maseexi sixiroole iyo balaayo iyo baasba laga helo soomaali dhexdeeda waa isaaq oo kaliya isaaq nag alaha kasiiyo iyo intii raacsanba
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu 7 күн бұрын
HOOSTAADA LA HEL 😮
@fadumo6292
@fadumo6292 8 күн бұрын
Nin waalan dhaqtarka waalida geeya
@AHMEDSHARIF-p5o
@AHMEDSHARIF-p5o 8 күн бұрын
Kiskii sayd cali waadka Amustay waalagu Amusiyay miyaa saaxib?
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 2 күн бұрын
9:10 Askarigaa Hala raaco. 100Milyan na hala geeyo. Magaci, Waan u Saariye. Waa Dadka la Caawiyo
@AnasHussein-es5cb
@AnasHussein-es5cb 8 күн бұрын
😂😂😂
@yusraali6249
@yusraali6249 8 күн бұрын
Wa sax
@fadumo6292
@fadumo6292 8 күн бұрын
Acuudu bilaahi fartun balbaalarka school cayda may ka baxday naa Xishod Ee wax Isku fal
@abduge1237
@abduge1237 8 күн бұрын
Amxaada heestooda waxay inkireen somaliya iyo wax la yiraahdo somaliland waxay magacabeen reer isaaq la yiraahdo. Ujeedada waa qaybi oo xukun.
@amiraali5692
@amiraali5692 8 күн бұрын
15:00 mins maxaa dhahday itoobiya raac raac yaa kala jecel 😂 hadhow iska celi hana sheegan anaka markaas yahuud iska raac haku fuulaan 😅
@sofiamohamed6844
@sofiamohamed6844 7 күн бұрын
War waxaan waa kala fogeynta somaali wayn
@mohamedomar-mn8ks
@mohamedomar-mn8ks 7 күн бұрын
war heestu waa oromo isaaqanaythe zaganyee.isathi adee,ma,jira
@yusraali6249
@yusraali6249 8 күн бұрын
Walahi wa sax
@axmadjamacnuur
@axmadjamacnuur 5 күн бұрын
shaydan isk naar
@AidrosOmar
@AidrosOmar 8 күн бұрын
Soomaalidu in la gumaysto ayay ku fiican yihiin
@user-yc3cy1in3f
@user-yc3cy1in3f 8 күн бұрын
Heesta waa oromo maha af axmaaro
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw 7 күн бұрын
😂😂😂😂 soomaliya soomalibaleh sinji wamaguran sixirole igajog sumadaydu waa calanka buluga ah cadawgu hajabo guuul soomalinimo 🇬🇲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲🦁🦁🦁💪💪💪💪🔥🔥🔥❤️❤️✌️🙏
@KouameFulgence-rw3by
@KouameFulgence-rw3by 7 күн бұрын
ASC Saki kkkkkkk kkkk
@user-oy1iv6gz6q
@user-oy1iv6gz6q 8 күн бұрын
4:24 Isaac need DNA test not pure anymore but mix with Ethiopian blood full stop
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 2 күн бұрын
9:40 [🇸🇴 😍7.
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw 7 күн бұрын
af oromo weyan axmari mahan 😂😂😂😂
@user-tl6ts3fi5b
@user-tl6ts3fi5b 8 күн бұрын
Waan yabanahy😢
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 8 күн бұрын
Waa hadal nin wayn
@yusraali6249
@yusraali6249 8 күн бұрын
Dod adag muse fardeye way kala bacen cumar gele shekadiba la waregey
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane 6 күн бұрын
Markii abbey dhaco itoopbiya dagaal sokeyo ayaak dhici qaxootiga an idinka horjoogno waan idinku soo fasaxeynaa ilaa iyo xamar beyna socon 140mLyan Halki qof somalia 500 itoppiyan ba ku adi dalkey idink qabsanayaan
@kadrahadji9734
@kadrahadji9734 7 күн бұрын
Waar waa af Oromo
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 8 күн бұрын
Hafamin
@Garaadmaxamuud-hn5wh
@Garaadmaxamuud-hn5wh 5 күн бұрын
Heeste waa oromo ma aha axmaaro
@KimiaYoussouf
@KimiaYoussouf 3 күн бұрын
Et❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂❤❤❤❤❤❤
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 2 күн бұрын
9:47 Aniguna Saa baa Koonfur ka leeyahay.. Bulac camal Kabaan ku dilaa.RAGANIMADAADU MARKEEY BUUXDO. OO NIN NAAGTIISA DHACSAN KARA TAHAY. HADALKAAGU WAA SAAN.. WAA WAXA LAGU GARTO. NINKA BUUXA IYO KAN FUINTADA AH. Been hadaa mooday. ADIGU BAAR-WA CILMIYE.
@KimiaYoussouf
@KimiaYoussouf 3 күн бұрын
Et
@Drsayidcali
@Drsayidcali 8 күн бұрын
Duqunta waxba garabo inaa dhabarta laga daraaco
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 2 күн бұрын
7:19. Amxaar EEYGA baa ka Nadaafad Fudud. Ilaa 7Jeer waad is dhaqi kartaa. Lakiin Amxaarku Waa Xaaraan aan goin. Adigoon Daahir aheen baa dhimarn. 100Malyan oo jeer, Isdhaq xataa. Ma Anaa ANIGA oo Ah [🇸🇴7 Baa amxaar Sheegan karra 🎭.
DUULLAAN HG IYO MAREEXAAN AMAR ALLE LAAKIIN 16 July 2024
21:48
Halbeg Tv 24
Рет қаралды 1,2 М.
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 28 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 21 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 7 МЛН
DEG DEG CATOOSH YARE & FAADUMO KAFTAN OO XABSI LA DHIGAY
15:30
Zaki honest Official
Рет қаралды 16 М.
BBC Somali Radio Idaacada Subaxnimo 16.07.2024
Somali Radio
Рет қаралды 43
SIHAAM TAHLIIL OO XABSIGA KU DHEX DHIMAN RABTO & SH MUSTAFE OO 😭😭
20:24
Zaki honest Official
Рет қаралды 19 М.
ASKARIGII LOO DILAY FURAHA XABSIGA SAYID CALI KU XIRNAA OO TAALO LOO DHISAY
11:13
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 28 МЛН