BUURTA DAHABKA
20:17
4 сағат бұрын
MUUQAALKA UGU QURUX BADAN BORAMA LAGA DUUBAY
19:06
BEERTA UGU WAYN XARIIRAD #2024
32:22
XARIIRAD MAXAN KUSO ARKAY #2024
19:53
14 күн бұрын
BEERAHA GABILAY #2024
39:55
21 күн бұрын
BEERAHA QALOOCATO.
24:34
Ай бұрын
SEERAHA QALOOCATO
14:24
Ай бұрын
DOOXADA  QALOOCATO (OODWAYNE)
43:46
TAARIIKHDA MAGALADA QALOOCATO.
29:32
CAGAFTA TUKAYAAL
29:36
2 ай бұрын
MAGAALO LA DEGAY 1943 .
20:15
2 ай бұрын
GALOOL FADHIID
47:59
3 ай бұрын
DARRA~CAS SHORTS
5:40
3 ай бұрын
SIDEE HARGEISA LOOGA CIIDAY #2024
13:22
WAXAN KU DHEX AMBANAY CAYN.
16:11
3 ай бұрын
Пікірлер
@libanhussein2138
@libanhussein2138 36 минут бұрын
SXB AAD IYO AAD BAAD U MAHADSANTAHEY WALAAHI WAAN U BAAHNAA MUUQAALKAA AAD KA U QURUXDA BADAN WAAYO ANIGOO AH DADKA DEEGANKAA U DHASHEY WALIGEY MAAN arag sx thenkxz
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 2 сағат бұрын
Mashaa Allah alxamdulilaah ❤❤❤
@hassanmohamad8755
@hassanmohamad8755 3 сағат бұрын
sxb talo yar videoga magac dhexda ha kaga qorin gees yar oo heeso kaga qor bilicda videoga ayuu yar kala dhantalayaa
@caalinAbyan
@caalinAbyan Сағат бұрын
Good thanks
@NaasirHassan-z8h
@NaasirHassan-z8h 7 сағат бұрын
CAALIN WAAN KU SLAMAY MEEL BADAN BAAD MARTEY DALKA SOONA GUDBISEY IMINKA XAGAAGII WAA KAA BAXEY XEEBIHII WAA QABOW OKTOOBAR WAXAAN KU XASUUSIN LAHAA MEEL.SOO GUDBIN U BAAHAN OO AH GUBANKA IYO XEEBTA HOOSE EE GOBOLKA SAAXIL BERBERAWAA DEEGAANO BADAN OO INTA BADAN TEGITAANKU AANU KU FUDUUDEYN WAXAANAD KA TEGI KARTAA LAASCIIDLE DHINACA BURCO MARARKA QAAR BERBERA WAA LAGA HELAA LKN ILAA XAGAL BAY GAADHAAN BAABUURTU WAANA LABA DEGMO OO U BAAAHAN SOO GUDBINTOODA HADAAD AWOODO.QORSHAHA KU DARSO
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 сағат бұрын
Waar Waad mahadsanty ma eng kiiba Ninba halka hore igala hadlay
@NaasirHassan-z8h
@NaasirHassan-z8h 3 сағат бұрын
@@caalinAbyan may zxp Engineerkii.maaha ani hore waan kuugu soo qorey lkn waxaaney aheyd wakhtigii xagaagaa oo ku idhi jiilaalka tag hadaad awoodo soo gudbin bay u baahanyihiin deegaandaasi xili la tegi karo waxa ugu fiican Oktoobar ilaa march ani deegaankaa kama soo jeedo lkn waan ka shaqeyn jirey deegaankaas gaadiid maristaa ku adag kuna yar soo gudbin bay u baahanyihiin waa jaanis hadaad Barnaamijka soo diyaariso weliba Banka Goobaare xataa ku jira marka dhinaca Berbera laga tago marla dhinaca Burco laga tagana waxa la maraa Dawga Mariye. Thnkz zxp ani Hargeysa joogaa mahadsnid
@vitnamy6hows93
@vitnamy6hows93 7 сағат бұрын
C/qani hore usoco guulayso
@mussali3427
@mussali3427 8 сағат бұрын
somaliland kuma taal badda cas, baddeeda waxa la yidhaahdaa gulf of aden. Innguna in ula baxno gulf of berbera.
@caalinAbyan
@caalinAbyan Сағат бұрын
Maxaynu u bixina badda barbara mise ceelshekh mise lug haya mise mise
@mohamoudyusuf957
@mohamoudyusuf957 8 сағат бұрын
Mansha allah tabarkallah
@sakiguray3248
@sakiguray3248 13 сағат бұрын
Geedka Aad Shegayso Waxa La Yidha Kulan
@Mosalah-p9w
@Mosalah-p9w 13 сағат бұрын
Seeraha waxay ahayd meel ay dawladu lahayd oo oo qurux ahaan loo ilaalin jiray lkn hada xaafada ayaa degay way yaraatay dhulkii quruxda badnaa
@Mosalah-p9w
@Mosalah-p9w 13 сағат бұрын
Seeraha waa meel la ilaasho ama beerta qaranka oo kle /lkn beeraha waa meel wax laga beero.
@drfilsan-t4z
@drfilsan-t4z Күн бұрын
masha allh
@CabdiraxmaanCcumar
@CabdiraxmaanCcumar Күн бұрын
Maasha Allaah
@khairehkhabirka
@khairehkhabirka Күн бұрын
Ninkan magalada si sax ah kugama hadal mana soo wada duubin aad ha isku saxo markuu magalooyinka qaar siyaranayo ama magalooyinka geesiyada
@vitnamy6hows93
@vitnamy6hows93 Күн бұрын
Maansha allaah c/qani guulayso
@mohamesabdirahman8613
@mohamesabdirahman8613 Күн бұрын
Barnaamijyadan ookale iyo wadanka horumarka kasocda caalinow sidan maantoo kale soo gudbi❤ asc
@caalinAbyan
@caalinAbyan Күн бұрын
Haye insha allah
@ИринаКим-ъ5ч
@ИринаКим-ъ5ч Күн бұрын
2764 Lilliana Skyway
@dacarabdi726
@dacarabdi726 Күн бұрын
Maalinta aan Fasaxa Ahay,xafada maqaaxidaada ayaan udaaraa😂Maalin ayaan ku yara Xamanay aan Nidhi caalin ul yaraa laba faraarle iyo Daimond ayuunbaa Raadiyaa 😂😂
@badr3628
@badr3628 2 күн бұрын
jazakAllahu kheyr brother
@LaylaHilowle-j1u
@LaylaHilowle-j1u 2 күн бұрын
Masha allaah dhaqso dahabka soo saar calin anaga wadankik ma joogno ee ka faa iida walalo
@LaylaHilowle-j1u
@LaylaHilowle-j1u Күн бұрын
Habo makuu kenaa saxanka dahabka lagu baaro waxan jogaa uk waa raqiis hargeysan u so socdaa habo i soo jawaab
@caalinAbyan
@caalinAbyan Күн бұрын
Insha Allah wan so saari doona
@nasromohamed7266
@nasromohamed7266 2 күн бұрын
Manshaa allah caalinow waxaan u malaynayaa in Dahabka kabaha uu kuu raacay ee kabaha ka fiiri😂😂😂😂😂
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 2 күн бұрын
Dahab badan bey lumiyaan qalabkey haystaan oo qadiimiya aawadeed.
@yayayacin
@yayayacin 2 күн бұрын
Walaahi awdal qunaqabtayta aykuhayaan ilma kirix ama isxaadu waxay ugaysay in ay buur faqaan ala iniga arsaaqo
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 2 күн бұрын
Dhulkooday qodanayaan adigu ma qeyrkaa baa tuugsataa?
@mohameddeeq4482
@mohameddeeq4482 2 күн бұрын
Dahab ayey qodanayaa adeer waaba nimcad halkeed noogu dul xaartay
@mussali3427
@mussali3427 2 күн бұрын
caalinow waxad u sheegtaa inay bacaha iyo caagadaha iyo qashinka iska nadiifiyaan oo degaanka ka ilaaliyaan waxyeelada.
@abdiali3365
@abdiali3365 2 күн бұрын
caalinow zhp magaca shaashada aad saartay kadaa ama gees u leexi
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 күн бұрын
@@abdiali3365 haye
@abdimuse7911
@abdimuse7911 2 күн бұрын
,Wax Inteey ka Helaan ka Badan ayay Soo Saari Lahaayeen... Qalab yaridaa Ciishay, Gobolka Awdal Dahabka, Emerolka, Graneytka sedexdaaba weey ku badan yihiin, sedexda waxaa ugu qiima yar dahabka....
@mohameddeeq4482
@mohameddeeq4482 2 күн бұрын
Dahabku waa macdanta ugu qaalisan macdan kama qaalisana iska hubi
@abdimuse7911
@abdimuse7911 Күн бұрын
..emerald stone and grenade stone, labaduba wey ka qaalisan yihiin suuqyada caalamka Gold.. .. Gold kuma jiro top 20 xitaa Macdamo badan baa ka qaalisan
@MastikoVlogs
@MastikoVlogs 2 күн бұрын
Muqaal Qurux badan Weeye 👍🎬
@mubarikahmed812
@mubarikahmed812 2 күн бұрын
Cadawga haynaga tusin x Nimcada Alle ina siiyey indr waa fikirkayga e walaahi in cid waliba soo yaaci e maad ka daysid waliba gaalada inaga guranayso inta liisan loo siiyo e ka daa indr nimcada haynaga fashilin e waa fikirkayga
@truth8422
@truth8422 3 күн бұрын
Soomaalidu badawsanaa. Ija Waaji waa af carbeed, siiba lahjad Yamani. Af carabi waxay noqonaysaa "إجا واجي" oo macneheedu yahay qof ayaa yimi.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 3 күн бұрын
Markaa ma anay I arkayeen markaan imi?
@truth8422
@truth8422 2 күн бұрын
@@caalinAbyanQiyaastii waa wadaad meesha tagay, adiga qudhaaduna xerow ama suufi u egtahay oo waad noqon kartaa. Magaaloyinka soomaalida badankoodu waa qabri hebel, ceel hebel, iwm. Maaha wax xigmad sii dheer leh.
@nasromohamed7266
@nasromohamed7266 3 күн бұрын
Asc hadad illahay nagu dhaarisay waa inaan runta kuu sheegnaa hadaad aamusi lahayd 1, waad lumi lahayd 2, waanu ku caajisi lahayn oo waxaan dhihilahayn ninku muxuu sidaa u sameeyey waar noo sheeg meeshu waa xagee baanu guri layan marka sifiican baad samaysay hal kaas kaga hay ❤❤❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 күн бұрын
Mahadsanid
@Elmibarkadleh
@Elmibarkadleh 3 күн бұрын
Waan nina.dalxiisay.quruxda❤seeraha❤❤Boorama❤Ilove
@januarySl2024
@januarySl2024 3 күн бұрын
Iminkana ha lagu soo celiyo ! Halkanaa wadnaha Somalilaand ah ! Halkanaa Bari iyo Galbeed isku xidha. Halkanaa taariikhda, wadaniyada, difaaca, qiirada, dhaqanka iyo suugaanta Somalilaand taalaa.Halkanaa rageedii joogaan !
@husseinaffey1780
@husseinaffey1780 3 күн бұрын
Only Peace can bring development and prosperity, you can tell what peace brought to Borama Somaliland. Long live the people of Somaliland who live in Borame and any other area within Somaliland territory.
@kinghared9960
@kinghared9960 2 күн бұрын
Marka nabd galyada iyo horumarku ma Borama unba wax ku heshay mise Hargeisa ba nabad ayay ku horumartay mida kale nabadgalyada Somaliland ma Borama kali ah uunbay dan u tahay??
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 4 күн бұрын
Dawlad la'aan ayaa ka muuqata. Hal dariiq ma samaysna. Hal calaamad oo dawlad sheegaysaaa kama muuqato.
@landerbinulandef5p
@landerbinulandef5p 4 күн бұрын
Durdur iyo xareedeey Daaq iyo ugbaadewy Ubax daray la moodyeey Waabari hilaacaaay ❤❤❤❤
@landerbinulandef5p
@landerbinulandef5p 4 күн бұрын
Abti aad baan kuu bogaadinayaa wlhi, waayo Ragii maanta cunfi iyo reer hebel isla markaana shaxaad iyo wax laga xishoodo ayuu wakhtigiisii u qaybiyay, adigu se bedelkeeda in aad dadka dalka u soo jiido oo wnga iyo quruxda dalkeena aad faafiso waa wax runtii lagu diirsado. Allah ya baarik ee halkaa ka wad, ku soco ayaanu ku leenahay, mashallah.
@landerbinulandef5p
@landerbinulandef5p 4 күн бұрын
Mashallah Abti
@LaylaHilowle-j1u
@LaylaHilowle-j1u 4 күн бұрын
Waaw❤
@NimcanAhmed-fx4hn
@NimcanAhmed-fx4hn 5 күн бұрын
Welcome to borama
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 5 күн бұрын
Reer borama ha iska duminina magalada dabka rer laascanood la ordayaan iska ilaaliya
@mohamedali-s3q9l
@mohamedali-s3q9l 4 күн бұрын
yaa duminaya marka mise waxlagu dumiyad haysataaba dagaal haduu dhoco hadaad dila so dhaaftaba dumi😂
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi 5 күн бұрын
Waxaan rabaa in aan aado Boorama❤️👍⛰️🏕
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi 5 күн бұрын
MASHA ALLAH ❤
@1Horyaal
@1Horyaal 5 күн бұрын
Awdal statt for ever.don't forget. Not Somaliland Markad Borama timado bes nabad ku jog.hadi kale 🥷
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 5 күн бұрын
Magaalada qurux daa leh ee nabada ah Ayuu xildhibaan ooyaaye iyo xisbiga wadani Doonayeen inay dagaal ka dhacaan laakiin ilaahay waa ka qabtay munaafiqii ooyaaye ee xisbiga wadani Soda Ayga u adeegsan jiray❤❤❤❤❤❤❤❤
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 4 күн бұрын
Siilka hooyadaa uga sheekee waxad ku hadlayso.
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 4 күн бұрын
Walaahi taageerayaasha ciro dhamaan tood waa reer baadiye dadka ma kasban yaqaanaan. Ma cay baa cod lagu helaa Mida kale xisbiga waxaa iskugu yimid tuugtii qaranka dhacday 1ina xaashi 2Xirsi 3 ismaaciil yare 4 ina jaambiir 5 kii wasiirka dib u diinta ah ee ee qabadinta Aqoonta cunay 6 wasiir muumin seed dhamaan waa dadkii Sabtida dhacay ee muuse eryay isbedel Kay usheegayaan Ayuu shacab ku la yaaban yahaykkkkkkk
@mohamedali-s3q9l
@mohamedali-s3q9l 4 күн бұрын
magalada hoyada male ader mardhaw na waa lagaa saraya nabaduna sida caadiga hoyaded ha wasto bal ciday caano kaga qubtan ban aragnaye
@farhanalmani1772
@farhanalmani1772 6 күн бұрын
Shaahi rays , maxaan aad ugu xiisay markan jamacada dhigan jiray markan jamacada kaso baxno hadanan ku dhufan koobkas waxba naga maqnaa
@farhanalmani1772
@farhanalmani1772 6 күн бұрын
3 sano aan ka so maqnaa borama, wax badan aya iska bedelay
@CawaaleXasan-y9t
@CawaaleXasan-y9t 6 күн бұрын
Boorama somaliland waa magaaladaydii waw
@daimentraymi7962
@daimentraymi7962 6 күн бұрын
Mashallah boorame awdal stated of Somalia 🇸🇴 Beautiful ❤
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 5 күн бұрын
Baydhaba so xoree iyo kismaanyo
@Last_King2023
@Last_King2023 3 күн бұрын
I'm Samroon, first and foremost we have never been part of failed state of al shababa Zoomalia, go clean your house stop eat each other like animals failed for three decades... WE ARE SOMALILANDERS VIVA AWADAL WAA SOMALILAND always be
@CarabMuxumed-m5w
@CarabMuxumed-m5w 6 күн бұрын
Ijiwaji waxan kuxasuusta alle haunaxariste dhamaantod abtigay hòoyaday macan awaawugay ayayday
@sakiguray3248
@sakiguray3248 4 күн бұрын
Alle Ha Unaxaristo Dhamantod 🤲
@abdifatahsomali27
@abdifatahsomali27 6 күн бұрын
Mansha allaah Magaaladii aqoonta iyo dalxiista ku xardhaneyd