GOOB DALXIISKA UGU QURUX BADAN SOMALILAND.

  Рет қаралды 23,143

Caalin Abyan

Caalin Abyan

Күн бұрын

Пікірлер: 109
@Abdulkga
@Abdulkga 7 ай бұрын
Dalkeena SOMALILAND Ilaahow barakee!
@LaylaHilowle-j1u
@LaylaHilowle-j1u 6 ай бұрын
Amiin walalo waa halkee waayo meshaan hargeysa miyey u dhow dahay
@elmowarsame8883
@elmowarsame8883 18 күн бұрын
Natural beauty
@SaidAbdi-r1h
@SaidAbdi-r1h 6 ай бұрын
Msh Allah tabaraka laah markad argto dhulkeena uu sidana uu qurux badan iyo markan maa qasho qabil iyo qabyalad an isku haysano sida illahy dhulka uu quruxey qalbiiyadena haw qurxiiyo caalin abyan thank wlo
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 5 ай бұрын
Maasha alah wa magac wanagsan
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 6 ай бұрын
MashaAllah tabarika laah dhulkeena quruxda allow noo xafid waad ku mahasan tahay inaaad na soo tuustay dhulkan oo kale wa gobolka saxil baan filaya marwalaba noo sheeg gobolka meeshu ka tirsan tahay buuuraha iyo banaanka dalkeena wa qurux dhirtaasna wa inanu seed ka qadna dalka dhan ku beernaa guul iyo gobanimo
@LaylaHilowle-j1u
@LaylaHilowle-j1u 6 ай бұрын
Saxiix waa in uu shego ayaan jeclaa waa dhulkii ayeyadey ay ku dhakatey❤
@raxrun2184
@raxrun2184 5 ай бұрын
From duruqsi
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 7 ай бұрын
Ma sha Allah sxb caalin abyan aad ayanu kaaga mahad celinaya juhdiga iyo dadaalka aad gelisay barashada dhulka hooyo
@NadiiraNuura-c4c
@NadiiraNuura-c4c 7 ай бұрын
Maasha Allah
@Abdulkga
@Abdulkga 7 ай бұрын
Dhul sidan u eg oo aan Uganda ku arkay, waxa ka baxa shaah qaali ah oo Europe loo dhoofiyo. Caalinow maadaama aad deegaanka kasoo jeedo, taladan iga maqal: intaad Bangladesh ama India tagto, 2 nin oo shaqaale ah oo beerista iyo xanaanaynta shaaha yaqaan kasoo kaxayso. 5 sano kadib 100 qof ayaa ku shaqayn doonta.
@Sacadburco
@Sacadburco 6 ай бұрын
Mansha Allah
@MaxamedAhmed-f4h
@MaxamedAhmed-f4h 4 ай бұрын
Alxamdulilah
@IbrahimMohammed-ep2ws
@IbrahimMohammed-ep2ws 6 ай бұрын
Mahshaalaa
@sahrasheekhaadan1464
@sahrasheekhaadan1464 4 ай бұрын
Mashllaah Dibada ka imoo ukaalay Dhulkeena ildoogsiga ah Naftana ku dalxiisi meel Buurahu dadab kaaxigaan doox iyo gabi loo qurxoon Durdurkiyo ceelashii Xareedu ku daahday oo Dix iyo doog iyo ugbaad Dareema leh oo udgoon Daruuro ku hooranyiin Nabaadku ku dayr dhaloo Ubaxa sayaxuba duldhigay Dhibcaha biyahee dindima Indhuhu ku daraan daraan,,, 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹 🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺 🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷 🌴🌴🌴🌴🌴🌴🌴🌴 🌲🌲🌲🌲🌲🌲🌲🌲 🏵🏵🏵🏵🏵🏵🏵🏵 😍😍😍😍😍😍😍😍
@mjyaar479
@mjyaar479 7 ай бұрын
Masha allah, aadbuu u qurux badanyay deegaankani, mahadsanid Caalin
@ubahomer2468
@ubahomer2468 5 ай бұрын
Maasha Alla meesha aad bay u qurux badan thy waa halkee
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Saxil degmada sheekh
@Jasmine-zk8jh
@Jasmine-zk8jh 6 ай бұрын
Mashaa allaah ilaahoow barakee Waa dhul qurux badan What a good looking 😊
@ahmedguled7313
@ahmedguled7313 6 ай бұрын
mahadsanid muuqaal aad u qurux badan
@burcokibir894
@burcokibir894 7 ай бұрын
Waxaan uga faaideyayna caalin abyan iyo dadka somaliyeed oo dhan. Geedka weger ka la yidhaa eed halkaas 28:00 ka aragtaan waa geedka olive 🫒 la yidhaa ama zaytun ( maaha saytuun somaliga ) . African olive tree 🌲 baa loo yaqaan . Sidaa darteed Meesha cimiladeedu waxay ogoshahay in laga beeru zaytuun laga sameeyo saliida. Maal gashada somaliyeey
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 7 ай бұрын
Burcokibir Sideed ku garatay maanshalaah
@burcokibir894
@burcokibir894 6 ай бұрын
@@ilhanhassan9813 walaal waan bartay
@aliliibiya1663
@aliliibiya1663 5 ай бұрын
Dhul qurax badan masha Allah alloow umadda somaliyeed hal qura ka dhig ❤❤❤❤❤❤
@saabirsaabir-qb4rv
@saabirsaabir-qb4rv 5 ай бұрын
❤❤
@saabirsaabir-qb4rv
@saabirsaabir-qb4rv 5 ай бұрын
Ma
@Laacibkaxafadda
@Laacibkaxafadda 7 ай бұрын
Mansha allah.❤❤
@Keysek
@Keysek 7 ай бұрын
Masha allah ❤
@aishamuuse3003
@aishamuuse3003 7 ай бұрын
qurux badanaa dhulku masha allah nimcada ilaahay
@abdiqaniahmed860
@abdiqaniahmed860 7 ай бұрын
Mansha Allah dhul qurux badan ❤
@abdulazizgulaid7284
@abdulazizgulaid7284 7 ай бұрын
Masha Allah Masha Allah Masha Allah maraa waxid aleylehee waxasa qurux la yidhah daa indhahaa ku degsaday ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kkin7066
@kkin7066 6 ай бұрын
Masha Allah dhulka reer abtigey love you ❤
@Caasha739
@Caasha739 6 ай бұрын
Waa meel aan daawashadeeda laga dhargeyn
@G36-u8l
@G36-u8l 6 ай бұрын
Dadka deegaan koow iska ilaaliya Muse iyo shuftadiisa! Sun iyo sixir inay idiin maleegaan waxba kuma aha. Waa dadkii Waheen dabka sudhay. Ha ogalaanina inay yimaadaan.
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 6 ай бұрын
Cudurka iyo xumanta kala tag ,dadkan waa dad calool xadhan
@ibrahimcollow1789
@ibrahimcollow1789 7 ай бұрын
Manshaalla tabarakalaa
@salmacadey7548
@salmacadey7548 7 ай бұрын
Mashallah ❤
@abdiduale4314
@abdiduale4314 6 ай бұрын
waar dhulku qrx badanaa,,mnshllh
@qqaran9846
@qqaran9846 6 ай бұрын
Subxanalah wa yab meshey jadka ka aburayan må waxey wayen ged mirod isaga ånfac lehe jadku waa cudur dilay ah dadka nolasha ka rida alayash dig
@zainabhassan8024
@zainabhassan8024 7 ай бұрын
Masha Allah wadankad si fican no bartay
@saidkaamil6018
@saidkaamil6018 7 ай бұрын
Abyanow ninyow dadka u sheeg mar hore Meesha aad tagayso gobolka ay ka tirsan tahay juquraafi ahaan waayo anagu garan maynoo qurbe joog ayaan nahay Wadankiina jecel markaa wax naga bar dalka thnks
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Haye insha allah kuwa dambe map ayan soo raacin doonaa. Lkn muuqaalada ka horeeya ayaan ku tilmamay halkay ku dhacdo waliba mid maha .
@samaale7381
@samaale7381 4 ай бұрын
Kamarada ku aadi buuraha uu magacaabayo iyo dhirta iyo geedaha dheerdheer. Qofka hadlayo in aad kamada ku haayso isaga oo wax tilmaamayo waxba tari meyso
@DaahirBashiir-q5y
@DaahirBashiir-q5y 7 ай бұрын
Dhul qurx badan
@raxrun2184
@raxrun2184 5 ай бұрын
Ma la ii gold yahay in aan soo dego
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
So dhawaw
@AbdiMohamed-yk5uv
@AbdiMohamed-yk5uv 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 7 ай бұрын
Mashaa Allah ❤dhulkena nimaa fadhida
@JamaaleAli
@JamaaleAli 4 ай бұрын
War shabeel ha dhihine, magac kale sheeg. Leapard ama ...
@wacayscaanood2984
@wacayscaanood2984 6 ай бұрын
Meesha kolba aad joogto dadka u sheeg, gobolka, degmada iyo deegaanka ay ku taallo jihooyinka ay ka xigto magaalooyinka la yaqaanno. Immika ninkaa odayga ah ayaa sheegey magaceeda laakiin meel alla meel ay ku taallo maad sheegin. Waan kuu fiirsadaa weligaa ma sheegtid meesha aad joogto. Waxaad ku bilowdaa meeshan aan imi ayaan muuqaallo idiinkasoo duubayaa kkk meesheeddee
@fahadibrahim2930
@fahadibrahim2930 6 ай бұрын
Walaale soo kuma wacnaan lahayn inaad kudartid ku barbaaruga dhirta dalka waxaad Waxaa muuqata dhirta inay sii dabar go’ayso oo adigu qudhaadu isku daydid wax badbaado dhireeda maadaama aad gayiga wareegaysid bal uun wax inaad isku daydid mirahooda intaad soo aruurisid beedhid
@husseinomar5942
@husseinomar5942 6 ай бұрын
❤ you from Kenya 🎉
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Sindio!
@somalilandarchaeologicalas7722
@somalilandarchaeologicalas7722 7 ай бұрын
Jano ilaahay
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 7 ай бұрын
inader wad mahad santay lakin dadkan jaadka beeraya wa inay iska dayan aay dhir faa'iido iyo cunto beeran sida galeeyda iyo hadhuudhka iyo sareen babay muus iyo ruman liin xita dhurta saytunka aay somalidu uu taqan iyo geedka salida saytuntu ka baxdo huile d'olive lo yaqano iya laga beeri kar
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Bal wa sax wan usheegi dona . Beer aad ku beerto ma kaa soo iibinaa
@AhmedGaan
@AhmedGaan 6 ай бұрын
Caalin waankusalaamay
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Wa laga qaaday xaaji ahmed.
@mukhtarhussein3209
@mukhtarhussein3209 5 ай бұрын
Abdiqani Caalin barnaamujyada aad soo gudbisaa way qurux badanyihiin sxb
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Mahadsanid doctor Mukhtar.
@burcokibir894
@burcokibir894 7 ай бұрын
Aad baan u salmaaya caalin abyan . Wll Hambalyo shaqadii u wacnayd abid ayaad haysaa. Dalkeenu waa hodan inaad dadka tustana waa taariikh aad Uga horeysay SOMALI idil ahaantood. Nimanka kula socdana waan salaamaya waa niman ilbax ah oo reer magaal ah oo ku banaan degaanka quruxda badan ay joogaan.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Ada mudan sxb salanta waa laga gudoomay
@salebanidiris-he1hg
@salebanidiris-he1hg 7 ай бұрын
Miyuu liin canbe. Saytuun ka beero
@abdimuse7911
@abdimuse7911 6 ай бұрын
Dad dhul La'aani Heyso Ma Nihin Hadaan Soomaali nahay.... Kaliya Towfiiqdaa Naga Xun. Waxaan Nahay dad Kala Cararaya, Oo aan is Fahmeynin.. ileyn Waxaa Horumar Gaadha oo Kheyrkood wax la Qaybsada Umaddii is wada wadata oo isla jirta...
@GF-fk4is
@GF-fk4is 7 ай бұрын
Sxb malmahan Socod baad nogu dhamaysay
@AbdinasirIbrahim-y7o
@AbdinasirIbrahim-y7o 6 ай бұрын
ASC war Niyow waxan ka dawaday Canada meshaas inan imado ayan raba ee xageen kala so xidhiidha
@LaylaHilowle-j1u
@LaylaHilowle-j1u 6 ай бұрын
Meshaan meeqa sac bey u jirtaa hargeysa bal noo sheega❤
@Positive-Energy-Vibes
@Positive-Energy-Vibes 3 ай бұрын
11:35 minutes Qaad somaliland
@mohamedcirro4815
@mohamedcirro4815 7 ай бұрын
Waa gobolkeee
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 7 ай бұрын
Waa saaxil buura leeyda
@abdihakimmussa9544
@abdihakimmussa9544 6 ай бұрын
Sawirada is fiican u qaad, Adiga ayuun baa hadlaya ?!
@zakiofficial2814
@zakiofficial2814 6 ай бұрын
Caalin waan ku wataaa bro waa Inaa kulanaaa Marka wadan ka imaado
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Zaki so dhawaw .
@zakiofficial2814
@zakiofficial2814 6 ай бұрын
Waa. Mahad santahay
@DaahirBashiir-q5y
@DaahirBashiir-q5y 7 ай бұрын
m.a
@dahabiyesdahabiyes9041
@dahabiyesdahabiyes9041 6 ай бұрын
Maqasha ayaan ku raaci jiray barigaan kaa yaraa cabduqanaw❤😂
@yaziinbaqdaadi1788
@yaziinbaqdaadi1788 6 ай бұрын
Aar raga camerada kadu oo meelaha ay kuu tilmaamayan ku qabo neefyaw
@Cabdihoobarud12
@Cabdihoobarud12 7 ай бұрын
Waar meeshu qurux waynaa Ma bari baa mise galbeed
@osmanhassanlatino4357
@osmanhassanlatino4357 7 ай бұрын
Meshan waxan uga imanaya yurub wa balan calinow wan Ku la so xidhidhi
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 7 ай бұрын
Waa hadaad reer Somaliland tahay
@liina3528
@liina3528 6 ай бұрын
Wlo xgay ku tala
@BeerToon-bh3dv
@BeerToon-bh3dv 7 ай бұрын
sxb PLEASE SOO QOR MEESHA AAD SOO DUUBAYSID
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 ай бұрын
Insha allah
@januarySl2024
@januarySl2024 7 ай бұрын
Habaar qabayaal saaqiday ayaa dhiig ku daadiyey. Gacanlibax noqon mayso ee iminka waa Gacan Dhiig !
@HamzeOsman
@HamzeOsman 6 ай бұрын
haa, waa hubaal taasi, wxan ka baqanayaa in ilaahay barakada ka qaado oo uu ka dhigo dhulka ugu foosha xun ee aan xayawaan mooyee bani'aadam degin, waayo dhiigu cuqubo iyo cadho ilaahay ayuu wataa.
@januarySl2024
@januarySl2024 6 ай бұрын
@@HamzeOsman Waa runtaa, been maad sheegin ! Dhiigaa daalimiinta fulayaasha garab ogi ka daadiyeen Ciidanka habeen iyo maalin heeganka u ahaa nabada dadka waa hubaal in uu samayn doono buurta quruxda iyo dalxiiska iyo dawooyinka badnayd iyo dadkii ku hoos noolaa ! Waxba may galabsan, caruur iyo hooyooyin Illaahay mooyee cid kafaalad qaadanaysaa aanay jirin ayay ka tageen. Caruurtaa in ummadu lacag u ururiso ayaa waajib ah !
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 6 ай бұрын
​@@HamzeOsman Kuwi halkan lagu laayay maxay kaga duwanyin kuwi matida aha ee hargeysa lagu laayay waliba kuwani inay wax so layan iya lo so dire habrti insha kaliya wax ka arki jirtay midna isku haysay uu sheeg oo labada indho fur ku dheeh mida kale cuqdada meesha kala dag umadu haka raxaysate
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 6 ай бұрын
​@@abdulraven4970 😅😅inader indha inay wax ka arkin iyaaynu ku ogeeyn aay xafjo Buuxise caqligina markan xafajadi way gaadhay wayo rag inay dad so leyan lo so diray iyu ka hadlaya oo qoryo site matidi hargeysa dhexdeeda lagu laayay ee baburta la mariyay caqli iyo indho uu ku arko midna ma laha meel kasana oohin iyo cuqdad iyo dad isku dir bay la joogan xita dhulki wakas oo wu ka aman layay iska daa dadkiye
@HamzeOsman
@HamzeOsman 6 ай бұрын
@@dhashisheekhisaxaq9514 kuwee ayad ka hadlaysaa ee Hargeisa lagu dilay, ta kale anigu Hargeisa maba difaacin, si guud ban u sheegay in dhulka dhiiga muslimka lagu daadiyo iyo qofka daadiyaba uu naclad ilaahay ku dhacayso
@IfrahMaxamed-ui9nr
@IfrahMaxamed-ui9nr 7 ай бұрын
Geedkaa yar ee la garan la yahay wuxuu iila eegyahay Moringa geedka la yidhaahdo oo dunidoo dhan siyaabo badan oo caafimaad looga isticmaalo
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 7 ай бұрын
Muronge waa geed cajiib ah oo wax badan ka dawo ah sida kansarka, sonkorta Google ka ka baadha
@AbdillahiFarah-y4h
@AbdillahiFarah-y4h 5 ай бұрын
CAALIN MAGACA DOOXU, WAA DARRA CASO. MAAHA DARA CAS..
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Xagu ku yaalaa ? Magaca ma dooxa aya la yidha mise wax kale aya logu bixiyay ?
@salebanidiris-he1hg
@salebanidiris-he1hg 7 ай бұрын
Waxaan kugula talin lahaa marka aad sawira noocan aad qaadaysid waa in da yarta aad uga faaiidaysa geedaha magacyadood aad u barto
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 ай бұрын
Insha allah . Lkn kanba kama madhna oo dhir badan ayan idiin sharaxay
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 6 ай бұрын
inkastoo lug uun lagu regayo gaadhi marin musataqbaalka meel baa loo samayn amaba diyarado ayaa ina keeni doona sidan u jeclaystay meeshan wad yabaysa malinba meesha qurxoon aan dawaado waxan is idhahada halkasa degi doonta Somaliland wa dhul aad u qurux badan meelba meel ka darn
@Cabdihoobarud12
@Cabdihoobarud12 7 ай бұрын
Sidaydoo kale ayaad meelaha dheer ku wareertaa😂😂
@dibinleebmedia
@dibinleebmedia 7 ай бұрын
CAALINOW WAXAN KU NOOLAHAY INGIRIISKA EE MARKA AAN SOO XAGAA BAXO SI AAN UGA SOO QAYILO BEERTAN II TILMAAN XAGA AY SOMALILAND KAGA TAALO IYO INTA AY U JIRTO HARGEISA FADLAN. MHDSANID
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 7 ай бұрын
Dameer baad tahay cows cunaya
@dibinleebmedia
@dibinleebmedia 7 ай бұрын
@@nuurnuuraan8624 af caytamay ninkiisa ayuu ku yaal
@MaxamedAhmed-f4h
@MaxamedAhmed-f4h 4 ай бұрын
Maansha alaah
@abdihakimmussa9544
@abdihakimmussa9544 6 ай бұрын
Sawirada is fiican u qaad, Adiga ayuun baa hadlaya ?!
SAFAR IGU QAATAY 8 SAACADOOD BUURALAYDA GOLIS #2024
39:28
Caalin Abyan
Рет қаралды 16 М.
FRESH CAMEL MILK | We visited a CAMEL FARM IN HARGEISA SOMALILAND 2025
20:12
The Somaliland Tourists - Samiya Hashi
Рет қаралды 10 М.
$1 vs $500,000 Plane Ticket!
12:20
MrBeast
Рет қаралды 122 МЛН
WAY KARKAREYSA XALADA GESKA 20 January 2025
17:22
SHANTA TV
Рет қаралды 2,2 М.
MASJID TAARIIKHI AH /OTTOMANI HISTORICAL MOSQUE ATTRACTS VISITORS.
32:41
SAFAR LUG AH ISKU DAR İLA XIINWAYNE?
21:40
Caalin Abyan
Рет қаралды 6 М.
6 KUN OO SANNO KA HOR AYAA LA DEGANAA GOOBTAN!
8:31
Mustafe Dayo
Рет қаралды 16 М.
Maxaa looga guuray, Geesaleey?  |  Why Is Gesaley Fading Away?
8:29
DURDURKA UGU WAYN SOMALILAND !
36:56
Caalin Abyan
Рет қаралды 50 М.
Buurta Dahabka ugu weyn ee aan Booqday - I visited the Biggest Gold Mountain in the Country
17:25
MAALINKI UGU DANBEEYAY GEELJIRONIMADAYDI!
28:07
Caalin Abyan
Рет қаралды 11 М.
$1 vs $500,000 Plane Ticket!
12:20
MrBeast
Рет қаралды 122 МЛН