Пікірлер
@Jananjanan-g9w
@Jananjanan-g9w 3 күн бұрын
Waryada bil walba dollar baaan dhiibaa o bila magalada ah calaqoys inta galkacyo dagan reer punlanad wa lacag badan eee wax noqabta
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 6 күн бұрын
Gaalkacyo Hodan qurxiya waa mid loo baahan yahay hore u socda .
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 6 күн бұрын
War tumey road ma naqaanee jidka tumey dheh.
@khadijosalad5781
@khadijosalad5781 9 күн бұрын
Dhalinta isxilqaantey waa id taagey 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤aqligiina saliimka ah waa horumar ikuduuni wacan❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@saynabjamac6901
@saynabjamac6901 9 күн бұрын
Waaisaaqmydh baydoonyougayimaadaan
@saynabjamac6901
@saynabjamac6901 9 күн бұрын
Kaasaaduurkagalayaooshabaabah
@khadijosalad5781
@khadijosalad5781 9 күн бұрын
Mashallh guuleysta dhulka quxiya sameeya soojiidasho dhirtu waa bilcda magaalada🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SafiaKulmie
@SafiaKulmie 9 күн бұрын
Haguulasato Gaalkacyo
@SafiaKulmie
@SafiaKulmie 9 күн бұрын
War Dhalinysrow Aqli Leh Baa U Soo Baxaday
@SafiaKulmie
@SafiaKulmie 9 күн бұрын
Dad Sharafleh
@SafiaKulmie
@SafiaKulmie 9 күн бұрын
War Dad Wax Gartay Baa THiin
@fartundhabarey4345
@fartundhabarey4345 16 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@warsanahmed3060
@warsanahmed3060 19 күн бұрын
Mansha alah guuuuuul ciida kena i sha alah cawadow giini hajabo
@joeokieh43
@joeokieh43 19 күн бұрын
Allah akbar Allah vs préserve militaire puntland
@JuufeMaxamed
@JuufeMaxamed 19 күн бұрын
Waaruntaa waana soo afjaraynaa
@SafiyoAxmed-e3h
@SafiyoAxmed-e3h 21 күн бұрын
M.a nahak❤
@Jananjanan-g9w
@Jananjanan-g9w 25 күн бұрын
SubxanaAllah kuwaas warkoodu wa cadyahay ee an iska qabano InshaAllaah
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 27 күн бұрын
Allaahu Akbar, Diintena Sharafta leh Ee Aan Haysano ayaa inoo Sheegtay, Qafkii Qof Nafta Naafsha, in Isagana laga daba Diro Oo La Dilo,Dowlada Putlland, Waxaan Lenahay hadan nahay Shacabka Somaliyed Min gobol ilaa Dagmo Siiba Putlland, qofkii qof dila in la'dilo baa Waajib Diiniyan Ah,Ma aha in lagu Haayo Xabsi Oo Loo Sii dheereyo Nolosha Waayo,Waxa ay Naruuro u tahay Bulshada Somaliyed Oo Dhan Siiba Dowlada Putlland,waa Hadii la'rabo in Umadu kala Nabad gasho Oo Aan laysku Xad gudbin,Horaa loo yiri Weysha Dil Dibigu Ha Quuste,waa in Aan la'buunbunin Waxa Somalidu Isticmaasho Ee Laan Dheeraha la'dhahaayo,Allaha Weyn,Adoomihiisa Makala Fadli Yeelin, wax la Dhaho Foor Boynti Fayf, Daalimin Somaliyed Oo Alle iyo Kitaabksa ka Dheer Baa Sameystay,Cid Istirisayna ma Jirti, Madax weynaha Putlland Siciid C/ Deni, Xukumadisa iyo Shacbka Putlland, waa in laga Hoetaga Dhagar qabayasha,Putlland Soo buux daafshay Ee Dadka ku Dilaayo Landhere iyo wixii la mid ah, Ninka Wadadka Dilay Ee Dhahayo inaan Haysanan Rabnay, waa Xadgudub weyn,waana Kibir isaga iyo intii kulla Socday wax Diintu ka Qabto waa in la Marsho,Qoyska laga Dilay wadadka waa inaysn Qaadsn wax Diyo ah waa in iyagu Gacantoda ku Fushan Dilka,waayo DIYADU, waxay keene In Dadku ku Dhiiradan inay Is'dilaan,wabilaahi towfiiq.
@FardowsaMohamed-j1c
@FardowsaMohamed-j1c Ай бұрын
Hadaan sifcn lookarin ayaa laga qaada
@AbdiladifHazard10
@AbdiladifHazard10 Ай бұрын
Anaa kuwasa waraa lander guuuuul
@fadumoAli-s4p
@fadumoAli-s4p Ай бұрын
Buraanbur cilmiyeysan
@fadumoAli-s4p
@fadumoAli-s4p Ай бұрын
Waxaan macna lahayn ayey isku haystaan dad walaalo inay sidaas isku dilaan waa khalad
@fadumoAli-s4p
@fadumoAli-s4p Ай бұрын
Sww Allah ha qaboojiyo
@ashahaji9685
@ashahaji9685 Ай бұрын
Waa xaq waa xaqiiq in aan qolona keligeed wax qabsankarin Lkn umad dayeysani waqood dalka kama baxaan ee aloow naxariis dagdaga daaha Nooga qaad
@ashahaji9685
@ashahaji9685 Ай бұрын
Kuwii wax ku qaadan lahaa ama waa dhinten ama maba dhalan Aloow garansii xaqay geeskamarahayaan
@ZebraasAli
@ZebraasAli Ай бұрын
Ethiopian troops must pull out from Somalia because they want to conquer our land and sea
@suaadd5788
@suaadd5788 Ай бұрын
Aad buu u jeclaa Anoo yar baan deris ahayn
@boodhleelectrical6453
@boodhleelectrical6453 Ай бұрын
Ogaadeen waaaa QUDHMUUN..dawarsi ayay ku noolyihiiiiin...
@boodhleelectrical6453
@boodhleelectrical6453 Ай бұрын
Ogaadeeen waaa la wasayaaa
@NasroCabdi-i7g
@NasroCabdi-i7g Ай бұрын
Guuuul guuul insha Allah iyo gobanimo new police 🇬🇶🇬🇶🇬🇶♥️♥️♥️🦁🦁🦁🥰🥰🥰👑👑👑💪💪💪💪💪
@luulfarah9883
@luulfarah9883 Ай бұрын
Ihye Rafa Gabi xafidi qalibigon burucad Simse Mans ilhye habxafido❤❤❤❤❤
@luulfarah9883
@luulfarah9883 Ай бұрын
❤❤❤❤❤awye
@SiraadAbdille
@SiraadAbdille Ай бұрын
Allah kal qaboijiyo
@umucabdirixmaanxawaa4899
@umucabdirixmaanxawaa4899 Ай бұрын
Asc umadii aftahanka ahayd dhamaatay Maamadsn Xagay katimi Nooloow eedo nabdaynta Buraanburka difaaca dalka iyo dadka iyo diinta Isu keenida umada badi oo k shaqee intaad owoodo ❤
@umucabdirixmaanxawaa4899
@umucabdirixmaanxawaa4899 Ай бұрын
Dadka ehelkaa ee tuulo xarafo isku laynayoow Joojiya dagaalka wiilasha ha laynina Cumarmaxmuud Dagaal uma baahna dhib iyo dagaal wuu ka daalay Joojiya dagaalka waa amar . Raga Cumarmaxmuud 4 naagood ha loo guuro mid kastoo iyaga kamida 50 sano iyo kabadan baandagaal ku baabanay No dagaal waxaa noo balana Taran iyo Horumar Taladan qaata No dagaal cumarmaxmuud dhexdooda Nabada iyo caano ku noolada iyo inaaad badataan waa inaad 60 sano kahor saad ahaydeen ku soo noqotaan l love my faamali cumarmaxmuud Saleeban Cumar gacal 🫶gacmaha is qabsada kuligiin rag iyo dumar is taakuleeya oo isku naxa 💝🤚
@drsocial6889
@drsocial6889 Ай бұрын
😅😅😅
@QueyJzoqozb
@QueyJzoqozb Ай бұрын
Qabyaalada inta iska dhaaftid xaawo islasmka ugu gargaar miraha Soomaalida ugu gaar gabayga Cadaalada ugu gaar geegaarka P lan kaligeed wax ma qabsan karto S laan kaligeed waxma qabsan karto J lan kaliged waxma qabsan karto G mudug kaliged wax ma qabsan karto H shabeele kaligeed wax ma qabsan karto K galbeed kaliged wax ma qabsan karto federaalka kaligiis wax ma qabsan karo Isu tag Midnimo Somalinimo Dad iyo dal jaceyl Waxwada lahaansho islaam u gargaarid Ayaa wax Tara Joojiya qabyaalda
@Jananjanan-g9w
@Jananjanan-g9w Ай бұрын
Nabad Allaha kagadhigo melba o dhiig muslim lagudadinaayo
@amatullahbintumuslimah7775
@amatullahbintumuslimah7775 Ай бұрын
WAA DADNIMO XUN OO NASOO FUUDSAARTAY
@khadragelle7801
@khadragelle7801 Ай бұрын
Riyaha inaga daayoo geel ku sawira somali geel baa lagu yaqaanaa waa maxay ridani maac
@طهطه-ر5ث1ط
@طهطه-ر5ث1ط Ай бұрын
Waa cudur halistiisaleh dadkeena kuma baraarugsana
@Jananjanan-g9w
@Jananjanan-g9w Ай бұрын
Allaha caafiyo caruurtaaa
@edbankhalif587
@edbankhalif587 Ай бұрын
❤❤❤
@CalmadoowCismaan
@CalmadoowCismaan Ай бұрын
Buudlaan soo xooriiyaadaa mummy aahaa Baadeeheedaa baadaayaad anaagaasiikaalee ciidii kaamaahali.kaaraadoo
@wiiloxasanbarre8925
@wiiloxasanbarre8925 Ай бұрын
WAAW DAGAAKU WAA HAALAAGA UMAADDA NABADUNA WAA NAXARIITA EEBE
@AbdiAbdilahi-n4n
@AbdiAbdilahi-n4n Ай бұрын
Beesha caalamku ma ssb iyo g36 u talisaa
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he Ай бұрын
Dr bashiir cali biixi Masha ALLAH.
@YFC-lo9nj
@YFC-lo9nj Ай бұрын
Isaaq hurgi baa mindhaa soo galay intii odaygan yar la doortay, oo waxay isleeyihiin “somaliland” baa rajo leh…. Balse hadaad dhul Harti isku daydaan inaad ku soo laabataan, Walaahi waa la isku baaba’ayaa…. Oo Cid maamul iyo salaadiin dhag jalaq u siinaysa ma jirto…. Shacab baa isku jeeson doona…… war hoy tartiib u socda, oo ka fiirsada, intay goori goor tahay….. War talo “somaliland” iyo talo kale uu Isaaq wato, Harti, khaas ahaan Harti waqooyi lama tusi karayo, oo sankuu haystaa….. war hoy dhulkiinu ha idinku eekaado, oo amaan ha la idinka helo, hadaad dad Muslim ah tihiin.
@AhmedAli-nr2tz
@AhmedAli-nr2tz Ай бұрын
Ciro waa kaeexday harti balse waa dagaalamynaa
@MohamedDahir-t2s
@MohamedDahir-t2s Ай бұрын
Dfs Qorsha lagu khakhalgelinayo deganaansha iyo xasilonida puntland waxa uu ka mid ahaa qorshihii lagu weeraray jland,waxaa dib udhigay guuldaradii iyo xanuunkii ka soo gaarey juppaland,
@ahmedwais1763
@ahmedwais1763 Ай бұрын
Masiibo reer Galbeedka dambeeyo’iyo gumaysi lala’rabo Somalia