DEG DEG:-Abwaanad xaawo ayeeyo oo buraanbur cajiiba ka tirisay colaada Xarfo ee Gobolka Mudug.

  Рет қаралды 2,437

WARSHIIL TV

WARSHIIL TV

Күн бұрын

Ku Soo Dhawow Channelka WARSHIIL TV waa Bar aad ka helayso wararkii Soomaalida iyo Caalamka, Sidoo kale waxaad ka helaysaa Barnaamijyada Arrimaha Bulshada, Guurka, Talooyinka iyo Hormarinta Nafta.
Fadlan Nagu soo biir oo Channelka WARSHIIL TV Subscribe saar, sidoo kale hadii aad awoodo ama ay kuu fududahay la wadaag Asxaabtaada adoo kaliya samaynaya Inaad muuqaaladeeda sii share-garyso.
Qofkasta hanagu caawiyo: #SUBSCRIBE #SHARE #LIKE #COMMENT. MAHADSANID.

Пікірлер: 12
@luulfarah9883
@luulfarah9883 Ай бұрын
❤❤❤❤❤awye
@luulfarah9883
@luulfarah9883 Ай бұрын
Ihye Rafa Gabi xafidi qalibigon burucad Simse Mans ilhye habxafido❤❤❤❤❤
@SiraadAbdille
@SiraadAbdille Ай бұрын
Allah kal qaboijiyo
@fadumoAli-s4p
@fadumoAli-s4p Ай бұрын
Sww Allah ha qaboojiyo
@umucabdirixmaanxawaa4899
@umucabdirixmaanxawaa4899 Ай бұрын
Asc umadii aftahanka ahayd dhamaatay Maamadsn Xagay katimi Nooloow eedo nabdaynta Buraanburka difaaca dalka iyo dadka iyo diinta Isu keenida umada badi oo k shaqee intaad owoodo ❤
@umucabdirixmaanxawaa4899
@umucabdirixmaanxawaa4899 Ай бұрын
Dadka ehelkaa ee tuulo xarafo isku laynayoow Joojiya dagaalka wiilasha ha laynina Cumarmaxmuud Dagaal uma baahna dhib iyo dagaal wuu ka daalay Joojiya dagaalka waa amar . Raga Cumarmaxmuud 4 naagood ha loo guuro mid kastoo iyaga kamida 50 sano iyo kabadan baandagaal ku baabanay No dagaal waxaa noo balana Taran iyo Horumar Taladan qaata No dagaal cumarmaxmuud dhexdooda Nabada iyo caano ku noolada iyo inaaad badataan waa inaad 60 sano kahor saad ahaydeen ku soo noqotaan l love my faamali cumarmaxmuud Saleeban Cumar gacal 🫶gacmaha is qabsada kuligiin rag iyo dumar is taakuleeya oo isku naxa 💝🤚
@ashahaji9685
@ashahaji9685 Ай бұрын
Waa xaq waa xaqiiq in aan qolona keligeed wax qabsankarin Lkn umad dayeysani waqood dalka kama baxaan ee aloow naxariis dagdaga daaha Nooga qaad
@amatullahbintumuslimah7775
@amatullahbintumuslimah7775 Ай бұрын
WAA DADNIMO XUN OO NASOO FUUDSAARTAY
@QueyJzoqozb
@QueyJzoqozb Ай бұрын
Qabyaalada inta iska dhaaftid xaawo islasmka ugu gargaar miraha Soomaalida ugu gaar gabayga Cadaalada ugu gaar geegaarka P lan kaligeed wax ma qabsan karto S laan kaligeed waxma qabsan karto J lan kaliged waxma qabsan karto G mudug kaliged wax ma qabsan karto H shabeele kaligeed wax ma qabsan karto K galbeed kaliged wax ma qabsan karto federaalka kaligiis wax ma qabsan karo Isu tag Midnimo Somalinimo Dad iyo dal jaceyl Waxwada lahaansho islaam u gargaarid Ayaa wax Tara Joojiya qabyaalda
@fadumoAli-s4p
@fadumoAli-s4p Ай бұрын
Buraanbur cilmiyeysan
@ashahaji9685
@ashahaji9685 Ай бұрын
Kuwii wax ku qaadan lahaa ama waa dhinten ama maba dhalan Aloow garansii xaqay geeskamarahayaan
@fadumoAli-s4p
@fadumoAli-s4p Ай бұрын
Waxaan macna lahayn ayey isku haystaan dad walaalo inay sidaas isku dilaan waa khalad
Barnaamij Gaar Ah  : Gudida Xeerka Oo Booqatay Aqalka Nabadda
20:53
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
FANAANIINTA REER PUNTLAND OO HEES KU GARBAASHAY XASAN SHEEKH
15:35
Zaki honest Official
Рет қаралды 47 М.
Sheeko xiiso badan Ninkii guursaday saddexda Xaas
27:50
SAAB TV
Рет қаралды 3,7 М.
RUUSHKA OO SIR CULUS KASHIFAY | ILHAN OO ELON MUSK SCHOOL U DIRTAY
17:51
WIIL MADI AH OO WADNAHA MINDI LAGA GALIYAY 10 DAQIIQO
57:11
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 27 М.