XAALKA GURIGA HOOYOOYINKA!
4:47
Пікірлер
@kiinciise
@kiinciise 14 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤mashaa allaah faysal allahaguuleeyo 🎉🎉🎉🎉aynu garab istaagno❤❤❤❤❤❤
@faisalcalicabdi8941
@faisalcalicabdi8941 15 сағат бұрын
War ninkan inte noga maqnaa😀
@axmedsheikhmaxamed1896
@axmedsheikhmaxamed1896 16 сағат бұрын
Micnaha waanoo soolisaan😂😂😂
@axmedsheikhmaxamed1896
@axmedsheikhmaxamed1896 16 сағат бұрын
Sacuudi xoolahaalahaan ugeeynaa ayagana caanaha ayay nookeenaan😅😅😅
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 Күн бұрын
UMADAN INTE KA KEENTA
@nourahmedhalanewakiil_caas433
@nourahmedhalanewakiil_caas433 Күн бұрын
😂😂😂😂😂
@hm1c586
@hm1c586 Күн бұрын
Waxaan isweydiiyey Sacuudiga gor moow xoolo yeeshay
@bazeera5520
@bazeera5520 Күн бұрын
Runbaad sheegtau dhalinyarada waa la isku diray Waa wiil iyo antigiis hadaan somali nahay.illahaow mide
@bazeera5520
@bazeera5520 Күн бұрын
Ma rabno qabiil waxaan tabna Hogaamiye wanaagsan qabiil ku shaqyn illahay cabsidiisu ku jirto.
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 Күн бұрын
War caanah sacuudiga marka noo xaysiinaysiin aaway kuwii soomaaliya
@abdirizack4066
@abdirizack4066 2 күн бұрын
Niyow waxbaaa kaaqaldan
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 2 күн бұрын
Gela magalada keen bacda igaibso faqri faqriyuu dhalaa haaadaa idido dhulka wasaqeynaya dasad bac xotran
@saidkaamil6018
@saidkaamil6018 2 күн бұрын
War niyow waxan umada in aad horkeento ma fiiicna Plz wixii noocan la mid ah
@abdulahihassanjimale8149
@abdulahihassanjimale8149 2 күн бұрын
hada nucaan maa bulshada la horgeena markaas haybad nologa dhigaaa
@XasanWeli-r2z
@XasanWeli-r2z 3 күн бұрын
Salaad darbi fanan aad iyo aad aan u tageero allah haku xafido ❤❤❤❤❤❤❤
@Cuudka__12_1
@Cuudka__12_1 4 күн бұрын
Supxanalah dumarow ilahay kabaqa is astura heesahana iska daya alle alle ina jecelaa saan nafta wuniga qadi karayyy lkn wanaag ifin la rawaa ee alle uso lapta ragow heesahan io dumarkan qawan dhex yaceysin kajoga😢
@kawsarcabdiraxaman7495
@kawsarcabdiraxaman7495 5 күн бұрын
Oo maxad waraysi uga qadi wayday juba waa fanan ad u cod macane
@mohamednuradin7250
@mohamednuradin7250 5 күн бұрын
Cabdalla nuradiin jaarkeybuu ahaa aun, habeen walbo wada fadhiisan jirnay,,
@osmanshareefahmedyahya4336
@osmanshareefahmedyahya4336 5 күн бұрын
Fanaan, Fanan dhalay
@Afrah-j9w
@Afrah-j9w 6 күн бұрын
Waabari waxahay dad isku isku duban dhashodin dad qimumo baadan
@HiboAwil-c8j
@HiboAwil-c8j 6 күн бұрын
Ruwaayadhii kibirkii beerta jilaaga cabdi qaadir calasow iyo khadro dheer
@HiboAwil-c8j
@HiboAwil-c8j 6 күн бұрын
Mashalah boqorka bartamaha waan xasuustaa tiyatarka qaranka ruwaayadhii banaadiriga
@abduqadirabdi4333
@abduqadirabdi4333 6 күн бұрын
caano saudi cana mahan sun waye lix bil iyo kabadan ey meel yalan ee cana freshka loda somaliya caba hadii kale malin aa ka shalaneysin
@siradm
@siradm 6 күн бұрын
Waabari waa adeeradiis iyo eeda yaashiis, dad is jeceloo walaalo ah ayay ahaayeen intan ka aragnay. Inti dhimattay Allaha u naxariisto inta noolna cumri dheer oo cibaado leh, hobaladi qaranka ee hagi jiray dadwaynaha, kaftan maaha Waabari
@SamSamatarelmi
@SamSamatarelmi 7 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nasteehshariif250
@nasteehshariif250 7 күн бұрын
Cumar dhuule waa awoowgaa hoyadaa dhaley somaha sidaas ayaan maqley ma Aadan dhihin awoowgeey ee waxaa dhahdey cumar dhuule
@Afrah-j9w
@Afrah-j9w 6 күн бұрын
@@nasteehshariif250 cumar dhuule alle hawu naxaristo wuxu dhalay walalads baha kaleh sidan fiilayo
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 8 күн бұрын
Thnk U Ader Maki
@MowlidBashir-o3b
@MowlidBashir-o3b 8 күн бұрын
Alllaah hawnaxariisto ustaad cabdalla nuuradiin axmed
@Abdinasirdahir-p4b
@Abdinasirdahir-p4b 8 күн бұрын
legegd is the only legend❤❤❤
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 8 күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
@AbdishakurAbdi-i1v
@AbdishakurAbdi-i1v 8 күн бұрын
Please heeso shaqo Kuma liihiid ee music 🎶 🎵 iska baro wlhi
@2jacelow
@2jacelow 8 күн бұрын
🥰
@abdullagull2943
@abdullagull2943 8 күн бұрын
In heesaha ama laxanka HINDIGA la KOOBIYEEYO waa BAHDILKA fanka somalida, ee YAC hala yiraahdo QOLADAAN. Waa ceeb nin weyn afka la taagaya hees HINDI.😂😂😂😂😂 😮
@orahwng-l8v
@orahwng-l8v 7 күн бұрын
@@abdullagull2943 hado jilec ahn laha sida ma dhahden is ka amu
@hawo1198
@hawo1198 8 күн бұрын
Buurtinle magaaladaydii
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 8 күн бұрын
Ninkani qalankii Aabihii ilaahay farihiisa u sahlay ma yaqaanaa? Guitsrka iyo kabanka
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 8 күн бұрын
Heesahaa groups ka ah waa heer sare. Hees inuu ku jiro ma ogiye "waxaa degelkan keenna dabka looga shidayaa, fara galinta dibada aan lanooga daynayn, inay tahay daraadood miyaydaan dareemayn? Iisoo hela.
@MohamedHassanYusuf-c4i
@MohamedHassanYusuf-c4i 8 күн бұрын
Waa ayada heestuu qaaday adiga intaad sheegtay waxaa qaada Aamino Macoow
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 8 күн бұрын
@@MohamedHassanYusuf-c4i walaal heestaa halkan iigu soo dir. Waa heesta kaliya ee ka hadashay runta. Cumar bunu Khadaab baa Somalia wali maanula.
@shukriwehliye1295
@shukriwehliye1295 8 күн бұрын
Ababaay Anaan fanaan dhalay ciyaar maaha lafaha hoose ayu fanaanka yahay said Daa'uud Cali Masxaf.
@nourahmedhalanewakiil_caas433
@nourahmedhalanewakiil_caas433 9 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉
@nourahmedhalanewakiil_caas433
@nourahmedhalanewakiil_caas433 9 күн бұрын
Axyaa Boqorka Bartamaha 🎉🎉🎉🎉
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 9 күн бұрын
Sharmarke yaaqshiid maku dhashey hala ii weydiiyo
@guleit89
@guleit89 9 күн бұрын
Gabar waye 😂😂
@sucdiarif9878
@sucdiarif9878 10 күн бұрын
Kkkkk cabaat badanaa 😂
@MaxamedMuxiidiin-z4m
@MaxamedMuxiidiin-z4m 10 күн бұрын
❤❤🎉🎉🎉
@MaxamedMuxiidiin-z4m
@MaxamedMuxiidiin-z4m 10 күн бұрын
Maxamed muxidìin ali
@ahmedmohamud6496
@ahmedmohamud6496 10 күн бұрын
Gabadha heesta loo qaaday waxay ii tahay eedo xiligana wuxu ahay 1996 balse way dhimatay iyada ee allaha u naxaristo.
@abshircarab18
@abshircarab18 12 күн бұрын
Wareysiga toos u soo deeya haaf haafka naga dhaafa
@hubaaltv5778
@hubaaltv5778 12 күн бұрын
kzbin.info/www/bejne/oILdaGasqbBsfacsi=D_yD2nox_tfx7R2P
@GreaterSomaliya1
@GreaterSomaliya1 13 күн бұрын
Fadlan Ninkaan noosoo badiya khibradiisa , Nin ahaan wlahi waan Taageera ninkaan, war Ragu ha Baraarugo
@ShanwiilShow
@ShanwiilShow 13 күн бұрын
LET'S GO HERO 📌
@GreaterSomaliya1
@GreaterSomaliya1 13 күн бұрын
Ninkaan iyo Xaliye hays wareestaan runtii Rag badan way badbaadin karaan
@GreaterSomaliya1
@GreaterSomaliya1 13 күн бұрын
Rageena ahadaan dumarka aqoon u leenahay wlahi dalkeenu ma burbureen
@GareenMedia
@GareenMedia 13 күн бұрын
Masha Allah Siciid my legend