Waqtigaa Abbasiiniya soomaalida sidaa u qaybisay,ku guulaysatey, Iyagii isku jebisey, Waqtigaa kuwa ay maamuladaa u dhiibtey, marka madaxda abbasiiniya u timaado : gabadhaa loo geyn jirey, gabdhahaa inta loo maydho ayaa la kafmi jirey. Warkaasi waa xaqiiq. Imminkana taas ayaa laynaku wadaa, Haddaan ilaahay ina badbaadin. Waa tan ay imminka tix raacday.
@MohamedIsmail-pf9bdАй бұрын
Mahadsanid sharmake
@ilmo1234Ай бұрын
Soomaalidu waa deysane waxeena xornimo maaha qalooc aa ka buuxa cidii allaah uga gaaray maahine
@BisharoNor-tq7fuАй бұрын
Walal qaoralkaga sax ku qor shiiq xasan dahir awes wa nin somali u halgame fahansana galada iyo dhagartoda iskana celiya dadka dhan wu ka tariq dheryahay