Пікірлер
@hamsecumar3718
@hamsecumar3718 Жыл бұрын
Quruxda suugantu watan Buunbuunin aya la idhaahda noca mansadan
@abdulqadiradamali9123
@abdulqadiradamali9123 3 жыл бұрын
Hibe eebe weeye
@axmedcabdiisaaq755
@axmedcabdiisaaq755 3 жыл бұрын
Hhhhhhh waaaw axyaa abwaan guul
@saabiriinahmed1773
@saabiriinahmed1773 4 жыл бұрын
Walaalken wankujeclnahay laakiin abwaaniinta waxaan kula talinlahaa inay waxqayra sheegaan hadii Allah ximad baray
@queen-zt2lx
@queen-zt2lx 4 жыл бұрын
Inan xamar janta saaro xigalka lajoogo maalmo jaliilka waa ii rumeyay 9 sano kadib Muqdisho kusoo laabtay alhamdulilah
@ayaanmaalim2654
@ayaanmaalim2654 4 жыл бұрын
Xamar meel aan qabyalad laga aqoonin❤🌹💋
@sawdashaqale843
@sawdashaqale843 4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤💋
@abdifitaahmohamed6457
@abdifitaahmohamed6457 4 жыл бұрын
Kkk wllhi caadi ma aha
@burhaanibraahinburhaanibra3149
@burhaanibraahinburhaanibra3149 4 жыл бұрын
Kkk
@fatmamahmoud1187
@fatmamahmoud1187 5 жыл бұрын
Anigo walikey argiin hadaana mal an kudorsanayo malaha. Wa sumadeyda. Somalihanolato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@FarahBarud
@FarahBarud 5 жыл бұрын
Hal-abuur weeyee laakiin muu soo hubin deelqaaf baa ka gala sida afka taagay baan ahay ......f tii buu ka baxay
@kasmo-dhise9870
@kasmo-dhise9870 4 жыл бұрын
Waa jacbur wllo....
@FarahBarud
@FarahBarud 4 жыл бұрын
Sxb wax heestu sodeeday qosol u ahaan ka kartaa iyadoo aan jacbur ahayn marka aad baan uga xumahay inaan kugu war geliyo jacbur maaha
@kasmo-dhise9870
@kasmo-dhise9870 4 жыл бұрын
Horta way ahaan kartaz, lkn jacburka loma shardiyo inuu xrf raac leyhy... Balse waxa loo shardiyaa inuu funny yhy...
@FarahBarud
@FarahBarud 4 жыл бұрын
@@kasmo-dhise9870 eeg hadii wuxu qaafiyad leeyahay mar ka hore waad ka bixi kartaa keliya adoo bilaabaya mid hor leh sida inaad f ka bilawdo n uga guurto ama inaad jacbur rasmi tiriso adoon miisaanka alanka mooyee u baahnayn qaafiyad laakiin hadaad xaraf ka bilowdoo adaan bedelin jabiso waa deelqaaf
@hodosalebab4750
@hodosalebab4750 5 жыл бұрын
Xamar caday alllow cadowga kaa dhex qabo waa maglo madaxdiii soomlia soomlidu waaa wllo dhamntoood jecliyaa in aan mar uuun in aaan arko muqdisho caday isha allh waaan arki❤❤❤❤❤❤❤
@maanaaweys
@maanaaweys 5 жыл бұрын
Mashallah
@maxamuudqanciye5143
@maxamuudqanciye5143 5 жыл бұрын
Mnsha allah oori raaliyaad thy
@amaalabdishakur6436
@amaalabdishakur6436 5 жыл бұрын
nin shalay naagtisa kasoo raacay inuu mantana katago kafilo
@filsanmuse4394
@filsanmuse4394 5 жыл бұрын
😂😂 afmiishar weeyan inankani
@khayrqabe4721
@khayrqabe4721 5 жыл бұрын
hhhhhhh....ninkani waa nin aftahanimo iyo hal abuurnimo ilaahay isugu daray aad buu iiga qosliyay bartaas kawad bro
@anissahassan804
@anissahassan804 5 жыл бұрын
You are liar you make crazy kadra she is lovely person
@sahrakefjama7032
@sahrakefjama7032 5 жыл бұрын
Alaaya cisag mursal aniga oo kuhadlaya magaca mar waayinka khadra sinimoo oo kale ee samarka ka iyu dulaqaadka ku caan baxay waad ku mahadsan tahay heestan waayna ku haboon tahay
@azoh_36_lyrics21
@azoh_36_lyrics21 5 жыл бұрын
This one This is my dear brother c/rizaq Mohamed jama(QarYan zeko) go forward bro❤️❤️❤️❤️
@fooscabdi9708
@fooscabdi9708 5 жыл бұрын
Wiil geesi igaa dheh qamar sugaan
@HomeDailyMusic
@HomeDailyMusic 5 жыл бұрын
Wad Ku Mahadsan Tihiin Dawashadiina Si Aad Nola Socoto Waxa Cusub Een So Galino Fadlan #Subscribe Dheh
@daruulmumiinad6636
@daruulmumiinad6636 5 жыл бұрын
Qamar suugaani iga dheeh wiil geesi ah nin rageed iga dheeh
@daruulmumiinad6636
@daruulmumiinad6636 5 жыл бұрын
Masha Allah dalkeyga hoyo muqdisho cadowgaga cakta hosteeda dalkeyga
@xafsamudan3319
@xafsamudan3319 5 жыл бұрын
Ayaaaamihii tagy xasuus un bay kugu reeebyaan ibni adna nolshada hdaa fara kasrto waaaa saan nasibika iyo aynka meshu nadhigo waaa in aan kuqncnaaaa dadkygooow😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@jojosherwa1361
@jojosherwa1361 5 жыл бұрын
Wwwwwwww raliya Kadra Silimo 😍😍😍👏👏👏🎉🎉🎉🇰❤🇲
@dunyaali7412
@dunyaali7412 5 жыл бұрын
Viso ha ku riyoon xagijo
@NimcoGlam
@NimcoGlam 5 жыл бұрын
Asc hadaad ku cadiban tahay timaha Makeup wlc channel kayga daryeelka afaarahaas oo dhan iyo XIRFADAYDA oo idiin dheer waad ka maqsuudi doontaan 💕💄💕💄💕💄💕💄
@HomeDailyMusic
@HomeDailyMusic 5 жыл бұрын
Nimco Glam Ha La Tageero Walsheen
@NimcoGlam
@NimcoGlam 5 жыл бұрын
HOME DAILY MUSIK waad Mahad san tahay walal 👍
@jamilaahmed6680
@jamilaahmed6680 5 жыл бұрын
Qadra silimo qaali dumar ilaahay adiga iyo caruurtaada ha iďiin xafido aamin yàarabi
@khadjaissa222
@khadjaissa222 5 жыл бұрын
Akhrud labalabo yahow na dhaaf
@isfahanchannel6301
@isfahanchannel6301 5 жыл бұрын
Aad iyo aad mursal sxb jclka raga waa lawo hodan iyo qadro waad isku wadi kartaa sxb lagiin lamarka 1 waxaa siisaa qadro inkastoo hodan laga marmin
@hiboahmed2207
@hiboahmed2207 5 жыл бұрын
Nacas weenday Hargsa Soo Gali meesid 😜😜😜😝😝😝😝😝😝🤮🤮🤮🤮🤮🤮
@Rakaalmediatv
@Rakaalmediatv 5 жыл бұрын
WAA HEES QIRO LEH RUNTII WAN QIROODAY
@drfardowsaabdullahi716
@drfardowsaabdullahi716 5 жыл бұрын
Waaaaw mursal muuse
@naymaaabdi3832
@naymaaabdi3832 5 жыл бұрын
Wwwwwwww hadan kulahaya guul iyo gobonimo khadra horay usoco ❤❤💋💋💋❤❤
@dayrasad1108
@dayrasad1108 5 жыл бұрын
Taga waar si fcn uuu la maaaad dha qamni kharda
@fadumohasaan8517
@fadumohasaan8517 5 жыл бұрын
Wwwwwwwwwww ya uduceya murasala haduba xaqi qadara salimo xasusatet
@adnaahmed1628
@adnaahmed1628 5 жыл бұрын
Fadumo Hasaan ❤️
@nasriennour2042
@nasriennour2042 5 жыл бұрын
Heestan waa hees hore mida kale dadku badan koda ogayna waa inay khadra kala tageen mursal khadri hinasihii bay furiin ku dalbatay wuna furay
@fadxiyaahmed4270
@fadxiyaahmed4270 5 жыл бұрын
Heego been badan
@hamdiibrahim2949
@hamdiibrahim2949 5 жыл бұрын
Heestaan marhore ayaan umalaynayaa waaguu miyirka lahaa
@kaafisocadeeycumar104
@kaafisocadeeycumar104 5 жыл бұрын
Heestaan wa hees hore 2014 ayu qadaay
@drsamiishaquruxsan4036
@drsamiishaquruxsan4036 5 жыл бұрын
Nin Fanaanda guursaday waliba laba dumaro fananiin ah wayihiisu Qaba
@HomeDailyMusic
@HomeDailyMusic 5 жыл бұрын
Wad Ku Mahadsan Tihiin Dawashadiina Saxiibayal Si Aad Nola Socotan Waxyabaha Cusub Ee Anu So Dhigno Fadlan #Subscribe Dheh
@saharadahir3939
@saharadahir3939 5 жыл бұрын
Www
@saharadahir3939
@saharadahir3939 5 жыл бұрын
Ni igdhhe
@NimcoGlam
@NimcoGlam 5 жыл бұрын
Asc hadaad ku cadiban tahay timaha Makeup wlc channel kayga daryeelka afaarahaas oo dhan iyo XIRFADAYDA oo idiin dheer waad ka maqsuudi doontaan 💕💄💕💄💕💄💕💄
@adonisroyal4999
@adonisroyal4999 3 жыл бұрын
i guess it is kinda randomly asking but do anybody know a good website to watch newly released movies online ?
@damaridamien3367
@damaridamien3367 3 жыл бұрын
@Adonis Royal try Flixzone. You can find it by googling =)
@zamzammuxumed5857
@zamzammuxumed5857 5 жыл бұрын
Yaaa furey ficanan lahaydaa haduu furo gesiyaslbaa sugayeee
@indhadro2633
@indhadro2633 5 жыл бұрын
Ar waa kudad santahy intii kufarxasanaad rerkadumaya ilhey haysusakhiro guridumaya ciyaarmahane
@halaneabdi8359
@halaneabdi8359 5 жыл бұрын
Nin rag ayad thy hodana ilaali khadran ilaali sxb
@halaneabdi8359
@halaneabdi8359 5 жыл бұрын
Waa cadi raga afar ayaa loo baneyey wad guursan karta ee hinaaso tir sii oo moralkeda u soo celi sxb ilaa iyo jigjiga ayad wkhti badan soo wada qada ten mrka ilaal sxb awladada mnsha allh iyo xskaga sxb
@halaneabdi8359
@halaneabdi8359 5 жыл бұрын
Sxb mursal saas ayaa laga rabaa wyo khadra wkhti badn ayad soowada qadaten waa mrwdadii koobad qadri oo qiime nagta herkaa ku soo gdhsiisey weyn haa iloobin
@aminoomar807
@aminoomar807 5 жыл бұрын
Way fiicnaan lahayd hadee heestaaan tahay mid hada ah lkn waaa heeee hore
@halaneabdi8359
@halaneabdi8359 5 жыл бұрын
Miyaa musoo cusbooneysiiyey miya
@aminoomar807
@aminoomar807 5 жыл бұрын
Maya eee janalkaaa ka dhigooyo mid cusub eee maaha mid hada ah
@halaneabdi8359
@halaneabdi8359 5 жыл бұрын
Haaaa sax hadan moodyey mid cusub thn wllshy
@aminoomar807
@aminoomar807 5 жыл бұрын
@@halaneabdi8359 adiga mudan pro wxn rajeynaaaa inaaa mursaloo kale noqonin hhh kaftan lee
@dunyaali7412
@dunyaali7412 5 жыл бұрын
Nacas Xafajo Guiro dhisan ayaad u dumisay viso ha ku rioting USA Xafajo Waa laga mam noo ay usa
@Mumtaz_20
@Mumtaz_20 5 жыл бұрын
Hestan mar hore naga kala daya ilmo views
@dunyaali7412
@dunyaali7412 5 жыл бұрын
Ninkan afka cas aqas maxay ku falyaan naaghan uff nin lacag leh oo qurxo on ayaa ka isku dilaa waxan lugah ii maydh ma dhahiin Xafajo sanroon Isma gayno yaahuuu
@faysaabdi7316
@faysaabdi7316 5 жыл бұрын
Duqonay madaa helikaraa samaroon noocaaga kama raseeyaan