Abwaan GABAY JACBUUR AH OO WADA QOSOL AH XAFLAD KAGA YAABIYAY

  Рет қаралды 26,892

Dhaanto-show

Dhaanto-show

Күн бұрын

Пікірлер: 14
@saabiriinahmed1773
@saabiriinahmed1773 4 жыл бұрын
Walaalken wankujeclnahay laakiin abwaaniinta waxaan kula talinlahaa inay waxqayra sheegaan hadii Allah ximad baray
@khayrqabe4721
@khayrqabe4721 5 жыл бұрын
hhhhhhh....ninkani waa nin aftahanimo iyo hal abuurnimo ilaahay isugu daray aad buu iiga qosliyay bartaas kawad bro
@azoh_36_lyrics21
@azoh_36_lyrics21 5 жыл бұрын
This one This is my dear brother c/rizaq Mohamed jama(QarYan zeko) go forward bro❤️❤️❤️❤️
@hamsecumar3718
@hamsecumar3718 Жыл бұрын
Quruxda suugantu watan Buunbuunin aya la idhaahda noca mansadan
@axmedcabdiisaaq755
@axmedcabdiisaaq755 3 жыл бұрын
Hhhhhhh waaaw axyaa abwaan guul
@filsanmuse4394
@filsanmuse4394 5 жыл бұрын
😂😂 afmiishar weeyan inankani
@abdulqadiradamali9123
@abdulqadiradamali9123 3 жыл бұрын
Hibe eebe weeye
@abdifitaahmohamed6457
@abdifitaahmohamed6457 4 жыл бұрын
Kkk wllhi caadi ma aha
@burhaanibraahinburhaanibra3149
@burhaanibraahinburhaanibra3149 4 жыл бұрын
Kkk
@FarahBarud
@FarahBarud 5 жыл бұрын
Hal-abuur weeyee laakiin muu soo hubin deelqaaf baa ka gala sida afka taagay baan ahay ......f tii buu ka baxay
@kasmo-dhise9870
@kasmo-dhise9870 4 жыл бұрын
Waa jacbur wllo....
@FarahBarud
@FarahBarud 4 жыл бұрын
Sxb wax heestu sodeeday qosol u ahaan ka kartaa iyadoo aan jacbur ahayn marka aad baan uga xumahay inaan kugu war geliyo jacbur maaha
@kasmo-dhise9870
@kasmo-dhise9870 4 жыл бұрын
Horta way ahaan kartaz, lkn jacburka loma shardiyo inuu xrf raac leyhy... Balse waxa loo shardiyaa inuu funny yhy...
@FarahBarud
@FarahBarud 4 жыл бұрын
@@kasmo-dhise9870 eeg hadii wuxu qaafiyad leeyahay mar ka hore waad ka bixi kartaa keliya adoo bilaabaya mid hor leh sida inaad f ka bilawdo n uga guurto ama inaad jacbur rasmi tiriso adoon miisaanka alanka mooyee u baahnayn qaafiyad laakiin hadaad xaraf ka bilowdoo adaan bedelin jabiso waa deelqaaf
HADRAAWI | JACBUR | (ISA SUDHAN)
29:20
Abdirahman Derajo
Рет қаралды 696 М.
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
WAAR DAG DAG AH 31 January 2025
17:34
Hadda Media
Рет қаралды 402
Barnaamijka Hidde iyo Hal-abuur | Martida Qaryaan Zeko
1:04:35
Waraysi gaar ah: Jamal Cali Xusen
1:03:05
Astaan
Рет қаралды 11 М.
Sheekh Mustafe Siirada Nabiga (ﷺ) | Qaybtii 2aad
3:29:56
Siirada Islaamka
Рет қаралды 213 М.
40 QISOOYIN OO CAJIIB AH (XUL-2022/2023) SHEIKH XUSSEIN CALI JABUUTI
2:43:38
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 990 М.
Abwaan Gabay Ku Karbaashay  Xisbiga Waddani.
10:39
jaamac Gadhka
Рет қаралды 971 М.
40 Qiso┇40 Qiso Ee Ygu Saameynta Badan 2023ᴴᴰ┇► Sheekh Musdhafa Xaji Ismaciil
3:26:03