Пікірлер
@abdihnazerganaczadeh9715
@abdihnazerganaczadeh9715 4 күн бұрын
Ax haben 25 Aug 2024 kaligeyba dhagysanaya sababto ah jacaylkaygih oo Tahriibtey Oo Libiya igaga Xidhan Waliba magafe gacanta Uugu Jirta 😢😢😢😢
@RahmaHoussein-b2o
@RahmaHoussein-b2o 6 күн бұрын
🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@XamdiBilaan-nm7dl
@XamdiBilaan-nm7dl 9 күн бұрын
19/8/2024😢❤
@user-ex3nn7db4i
@user-ex3nn7db4i 8 күн бұрын
😢😢😢
@MoonlightAcademy-pk8he
@MoonlightAcademy-pk8he 13 күн бұрын
Heees qali ah
@MupaarigCabdi
@MupaarigCabdi 13 күн бұрын
Maalin igaga xanuun badan majirto. Gabadheydii iyo inanteydii 😢 15/10/2022. 😢 Hadalkii ugu danbeyey ay igu tiri marwadeydii wan soo noqonaya markan umulo balse maxaa dhacay waxaan anan filanen. 😢😢
@MoushabFaical-b7c
@MoushabFaical-b7c 16 күн бұрын
😢2/02/2024 khalid faical Ahmed qoof iikaa joqaa talkaa 😢fransiskaa
@OBOOSS
@OBOOSS 17 күн бұрын
𝐂𝐚𝐰𝐚 𝐀𝐮𝐠𝐮𝐬𝐭 12 / 8 / 20024 𝐜𝐢𝐝𝐢 𝐬𝐢𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐬𝐢𝐠𝐚𝐲𝐬𝐚 𝐚𝐲𝐚𝐦𝐮𝐡𝐮 𝐢𝐧𝐚𝐲 𝐤𝐡𝐚𝐲𝐫 𝐮𝐠𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐢𝐬𝐦𝐮𝐣𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐚𝐝🎉 11:056
@MohanAbdinasir
@MohanAbdinasir 23 күн бұрын
Ilahow muradkeyga ii sahal😢
@SacdiyoCabdicasiis-hi2ms
@SacdiyoCabdicasiis-hi2ms 29 күн бұрын
Ma SugBaa ileedahyyy hebelowww ayaamaha🥲👋heestnnn🥺
@yahyemohamed882
@yahyemohamed882 29 күн бұрын
2042❤️‍🔥
@user-yf9sp7gd2k
@user-yf9sp7gd2k Ай бұрын
2024.july 31❤
@mohamedjamalhersi6916
@mohamedjamalhersi6916 Ай бұрын
Ku ilaawi mayseee 😢😢 berbera ayaan kumaqlay heestan waa hees aad umacaan
@user-gj9rg9ex3l
@user-gj9rg9ex3l Ай бұрын
Heestan waa somali
@nimco4559
@nimco4559 Ай бұрын
8/7 /2024 maalin isniina oo aanan ilaawi doonin Qof aad balan wada gasheen oo kaaga baxay maxaa ka xun anoo dadkii oo dhan uga baxay runtiiiii💔💔😭😭😭 Naftaydaay i cafi plz😢😢
@xamsexamse
@xamsexamse Ай бұрын
22/7/2024😢😢
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Ай бұрын
Waa lay addimey Axaddii sidaan Kuu eegayee Araggeeda taan Ku il-doogsadaay Ma illawsan tahay Axdigaad martiyo Meeshaad I tidhi Waan imanayaa. #Page2 Immisaad farriin Ergo soo dirtood Oontiyo biyaha Hurdo aawaday Uga soommanayd #Page3 Eed layga keeniyo Midna amar Illaahay Kuma aad maqnaanine Adigayska baaqdee #Chorus Haddaad I tidhaahdo iman maayo Ma aadeen halkaad ogsooneyd #Page4 Anigaa isla hadloo Mar waxaan idhaahdaa Ku illaawi maysoo Way imanne sii joog Mar waxaan idhaahdaa Axdigaydin dhigateen Kola oofin maysee Samir Eebbe qaadoo Ka fogow agteedaan Uurkayga geliyaa. #Page5 Arimada jacayl baa I hogaaminaysoo Misna kuma adkaystoo Kama hoydo aydoo Naftu olol ma deysee. Indhaaga habeenkii Ku ilaalinaayoo Dhammideed addunyada Afarteeda waaxood Hadba gees u eegee #Page6 Aammusnow habeenkii Ug baadka iyo dooggaa Tiiraanyo ooyoo Idilkood xiddigahaa Afar qaaday socodkoo Ubax baan guroo Soo ururiyoo Amranow golii Ooddii madhnayd Ku ag daadiyoon Ku ilaa xidhoon Weheshada idhee #Page7 Eedaanka diiggoo Oogsadey salaadiyo Waagoo iftiimaan Keligey inaan ahay Asaraar ka saaroon Addimada cuskadayoon Dib u soo arooree #Page8 Qof ammaano lumiyoo Iibsadey xilkeedii Samo uguma aaye Aan kala war haynaan Ku afgooyey heestee Maxay adiga kula tahay?
@user-si6lh5lh1t
@user-si6lh5lh1t Ай бұрын
Heestu waa la adimaya waa hees ka timi aragti dhaba
@MohamedAli-ry5lc
@MohamedAli-ry5lc Ай бұрын
Allaaa Gabar aan aad uu Jeclahay ayan ku soo Xasustey Hestaan Gabada Ayaa Wax Barasho oo Dalka Uganda iga Adey Allh ii soo Aruriyo qof aan Ka Marmi karo ma ahan Allow igu seem Anago wajiir aah
@MohamedAli-ry5lc
@MohamedAli-ry5lc Ай бұрын
8/7/2024 wlhi Hada ayan WhatsApp kawada Hadleynaa Allow iika soo Arurii Anii❤ Area of Aya,s house 23/4/22
@zakariyahussein8563
@zakariyahussein8563 Ай бұрын
Dadki 2030 Wan Idina salamay😂
@ApthishakurClaahi
@ApthishakurClaahi Ай бұрын
Maxan ku mirqanay and zhp kay xuseen maxamed ipbraahim Mr xiirane Ninka dhib & dheef wadagno
@naanapdallahnaanapdallah6991
@naanapdallahnaanapdallah6991 Ай бұрын
3/7/2024❤😢
@user-wr8ou3ty8o
@user-wr8ou3ty8o Ай бұрын
04/07/2024
@missfadumo
@missfadumo Ай бұрын
6/7/2024😢 umuuraha allow sahal
@suuuuuuui701
@suuuuuuui701 Ай бұрын
13/7/24😢💔
@naanapdallahnaanapdallah6991
@naanapdallahnaanapdallah6991 Ай бұрын
@@missfadumo amiin yaa rab
@naanapdallahnaanapdallah6991
@naanapdallahnaanapdallah6991 Ай бұрын
@@suuuuuuui701 🫶😭
@ameracadey9043
@ameracadey9043 2 ай бұрын
My mom saynab ❤
@Ilyaas744
@Ilyaas744 2 ай бұрын
Ma ahaanin saakee malaa ❤❤
@Warsame-l1v
@Warsame-l1v 2 ай бұрын
Mutual samayay AXA mela away itabatay Walhi amigo xafada shekh cali galo garaahan Awadal
@xafsoabdullaahi8987
@xafsoabdullaahi8987 2 ай бұрын
Ma anaa qof khaldan jeclada ma aqaan lkn xanuun daremayaa
@user-ne7kq8hu7n
@user-ne7kq8hu7n 2 ай бұрын
2024 kama daalo dhagaysiga heesaha bk ay heeskAn u horayso waaa jawi faxadeee iyo naaalo. Waa habyn talaado soo galayso waxaN ku raaxaysanynaa codkii fanankii waynaa ee maxamed siciid bk aniyo saxibkey layrshe waxaan ku suganahay amni badantii garowe ahyd. Dhamaantiin nabad ku waaara.❤❤❤
@mohamedHassan-xs9el
@mohamedHassan-xs9el 2 ай бұрын
1:23
@ZainaB-ve5gp
@ZainaB-ve5gp 2 ай бұрын
MashaAllah my name is Zainab
@naanapdallahnaanapdallah6991
@naanapdallahnaanapdallah6991 2 ай бұрын
16/6/2024 22:13❤😢
@CabdilaahiOsman-mn3mx
@CabdilaahiOsman-mn3mx 2 ай бұрын
Welom
@Sadaam-Hirsi
@Sadaam-Hirsi 2 ай бұрын
Heestan asalkeeda waxa lahaa falastiin waxay leedahay qiso cajiib ah, urur falastiini ah oo dagaal kula jira israaiil ayaa ku balamay inay habeen sabti ah meel ku balamaan, kadib waxaa imaan wayday gabadh muhiim u ahayd ururka oo xoghaye wax noocaasa u ahayd carabigeeda waxa qaada fanaan suudaani ah oo saalax al baadiya la dhaho (ليلة صبت)hadraawina waa inoo turjumay si aad u heer saraysa. 2024-janaayo-12
@SakariyeMaxamed-eh8mr
@SakariyeMaxamed-eh8mr 2 ай бұрын
21:36 😢
@ZadiiqmohamedZadiiqmohamed
@ZadiiqmohamedZadiiqmohamed 2 ай бұрын
❤❤
@sulubxasan1135
@sulubxasan1135 3 ай бұрын
CAJIIB CAJIIB!!!! HEESTAN YAA LAXANKA SAARAY TOLOW?
@MaxamedAbdiqadir-nt7oc
@MaxamedAbdiqadir-nt7oc 3 ай бұрын
Sanadku iidhamaadaaa😪😪😪😪
@mohanipoi3281
@mohanipoi3281 3 ай бұрын
Mcn la,aanta wan cidloday Mcney wan kuxisay lkn hadii aan awod ulahan laha in aan ku arko waxa ay iinoqon lahay malinta igu farxadda badan Mcney😢,gadasha noloshaydii way is badashay. Waxan ahaa nin farxad haysta Mcney😢.gadashaa waxan noqday nin karaja dhigay adunka waan ka niyad jabay mcny hadda waxan ku jiraa isbital waxan rajaynaya in aan ku kulano akhiradii aan waliged dhama neyn 😢waxan ilahay kaga baryaya in uu ilahay janadi kugeyo 😢
@WaxcusubCusub
@WaxcusubCusub 2 ай бұрын
Sorry sxh Allah ha.unaxaristo
@zamfx12
@zamfx12 Ай бұрын
sxb hada nooshahay iskasamir noloshaada dib isaga waddo laga yaaba qof dabadeed ka wanaagsan inad heshide
@zuperabdiali123
@zuperabdiali123 3 ай бұрын
Waa laab salax oo idin leh zalax zalah walax 😂😂
@mohamedmhad2654
@mohamedmhad2654 3 ай бұрын
23/05/2024 ❤
@ASADABADIHAAJI
@ASADABADIHAAJI 3 ай бұрын
MADUG BAAD ILEDAHAY 😢😢 STILL LISTENING 18 MAY 2024 😢😢
@user-do8lu7en6s
@user-do8lu7en6s 3 ай бұрын
17/5/2024 maalin jimcaaa saacadu 6:00 Dareen iyo uur gubasho waayaha iyo wakhtigu keeenen 🥺
@axmedmaxamuudaxmedmaxamuud7996
@axmedmaxamuudaxmedmaxamuud7996 3 ай бұрын
Masuq baad ileydahay 😢 qalbiga💔😭
@muniiraabdalla1497
@muniiraabdalla1497 3 ай бұрын
🥹
@muniiraabdalla1497
@muniiraabdalla1497 3 ай бұрын
Bk🥹
@Ena_ApDiRaHmannn
@Ena_ApDiRaHmannn 3 ай бұрын
Together BurcO xaafada sOOyal 4:25 bishiiiiii :may 11 Heez micnO leh🎉😢
@user-bb6zx2gd9u
@user-bb6zx2gd9u 3 ай бұрын
Ilahow jacayl dambe igu ma ogid 😢😭😭😭😭
@user-bb6zx2gd9u
@user-bb6zx2gd9u 3 ай бұрын
Ilahow jacayl dambe igu ma ogid 😢😭😭😭😭
@faisal.husein-vd6tk
@faisal.husein-vd6tk 3 ай бұрын
7/5/2024 waxa la sugaya oo loo diyaar garoowaya xuska 18 mayga Aniga lakiin qoftaydii oo aad u jecelahay ayaa khilaaf na dhex galay oo waxay goaansatay inay iga tagto Waxay moodaysa inaan dumar kale la hadlo hda lakiin wali wxn sugaya intay soo noqoyso fadlan iigu soo duceeya jacylkaygi 😢
@user-do8lu7en6s
@user-do8lu7en6s 3 ай бұрын
Happy 18may horta sxp marlabaadkana ilaahy inuu iskuukin soo cesho ayaan kuurayjnayaa zxp ❤
@user-bk7tt7bc6p
@user-bk7tt7bc6p 3 ай бұрын
2024😢😢😢😢😢
@farxaankhadar4398
@farxaankhadar4398 3 ай бұрын
Xasuus 😢wakhti tagay sooma laabto
@XqqezaTaqfg
@XqqezaTaqfg 3 ай бұрын
3/5/2024😂