Heesti: Dhabarka iyo Laabta

  Рет қаралды 23,034

Achilles Entertainment

Achilles Entertainment

Күн бұрын

Dhabarka iyo laabtiyo
Dhinaca wadanaha baad
Damac kulul ku beertoo
Dhaawac baan qabaaye
Dhooley la'aanta
Dhulka ila Wareegoo
Cirka ii dhawaaqoo
Kaa dhoorwsan maayee
Wadda Dhalashadeeniyo
Dhiigena eegoo
Dhibaatadan ii heeysaa
Dhooley iga dhaqaalee
AAAAAAAAAAAAAAH
Dhankastoo aan eegaaba
Dhaayaha u roonee
Waxan kuugu dhagayaa
Wada dhalashadeyniye
Dhooley la'aanta
Dhulka ila Wareegoo
Cirka ii dhawaaqoo
Kaa dhoorwsan maayee
Wadda Dhalashadeeniyo
Dhiigena eegoo
Dhibaatadan ii heeysaa
Dhooley iga dhaqaalee
AAAAAAAAAAAAH
Anoo kaa dhursugayaa
Axdigi dharbaaxdoo
Nimaan kuu dhaweeyn
Dhaxalkagi siisee
Dhooley la'aanta
Dhulka ila Wareegoo
Cirka ii dhawaaqoo
Kaa dhoorwsan maayee
Wadda Dhalashadeeniyo
Dhiigena eegoo
Dhibaatadan ii heeysaa
Dhooley iga dhaqaalee

Пікірлер: 13
@apdisalaanfaanpoyschannelk604
@apdisalaanfaanpoyschannelk604 4 жыл бұрын
Ax yaa hees
@alib3114
@alib3114 4 жыл бұрын
Ma aqaano lakin heestisa aad baa uga helay
@maxamedsalaad6167
@maxamedsalaad6167 4 жыл бұрын
waa hees qurxoon
@marwaadhaybe1296
@marwaadhaybe1296 4 жыл бұрын
⚘👍
@yasmiindauud7714
@yasmiindauud7714 4 жыл бұрын
Waxsa ka heesa mash Allah
@updyrisacklegend1825
@updyrisacklegend1825 4 жыл бұрын
Maa shaa Allah haa dhihin
@suldaanhabalaash5550
@suldaanhabalaash5550 4 жыл бұрын
jeylaani sharif
@gidaareyare3627
@gidaareyare3627 5 жыл бұрын
Fanaankaan magaciisa yaa isheego
@ilkacase2230
@ilkacase2230 5 жыл бұрын
Shariif Abdalla la dhahaaaaa Kaape Magaraty
@axmedabees7525
@axmedabees7525 4 жыл бұрын
Al fanaan hor yaal ah
@axmedabees7525
@axmedabees7525 4 жыл бұрын
Cabdoo xamari
@axmedabees7525
@axmedabees7525 4 жыл бұрын
Fansan
@xasanciise5423
@xasanciise5423 4 жыл бұрын
Gidaare Yare cabdi jabbar
Heesta Axadii lyrics by Aziz Jarmal
9:53
Achilles Entertainment
Рет қаралды 449 М.
Dhabarka iyo laabta
7:20
Release - Topic
Рет қаралды 1,3 М.
The FASTEST way to PASS SNACKS! #shorts #mingweirocks
00:36
mingweirocks
Рет қаралды 16 МЛН
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 43 МЛН
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 87 МЛН
Cabdoo 2
7:46
Sagaltv
Рет қаралды 854 М.
Hees Xamari ah
6:38
xulka heesaha
Рет қаралды 78 М.
Qoortaada Dheere
8:56
DurBaan - Topic
Рет қаралды 2,1 М.
HEESTii NAGAAD BY hUSSEN ALI MiiRAALe
5:50
STUDIO MUQAALIF
Рет қаралды 921 М.
Allahayow
7:24
Balanbaalis Studio - Topic
Рет қаралды 2,3 М.
Xanxanteye heestii Yaa daneeya jacaylka - YouTube.flv
5:03
asalsomali
Рет қаралды 90 М.
TAHLIIL YARE | DHABARKA IYO LAABTA | OFFICIAL AUDIO
4:52
Asad Faqdiid
Рет қаралды 289 М.
Maxamed Bk Saynab
9:27
Achilles Entertainment
Рет қаралды 778 М.
Cumar Dhuule ~ Doqoni Waxba Kuuma Aha
5:21
Xasuus Tube
Рет қаралды 148 М.
Somali song-Dahab la moodyey
5:49
Ashwaaq0
Рет қаралды 3,2 МЛН
The FASTEST way to PASS SNACKS! #shorts #mingweirocks
00:36
mingweirocks
Рет қаралды 16 МЛН