Пікірлер
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 4 сағат бұрын
Marba dhinac lagaga kaaley ,sida roobka weedhka layidhaahdo, ( maxaa kaa lilaahi ah qalbigu malaha laakiine )
@JamalmaxamedCandilahi
@JamalmaxamedCandilahi 5 сағат бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@AbdisalanIsmail-f3b
@AbdisalanIsmail-f3b 5 сағат бұрын
Dadka xusbiga kulmiye ka mid ah waa dad xanuunsan oo buka
@BreakableLucid
@BreakableLucid 18 сағат бұрын
Somaliland love somaliland ✊🏿 ❤️ somaliland 🦅 ♥️ ❤️ love ✊🏿
@hargeisamusicproduction
@hargeisamusicproduction 20 сағат бұрын
@hargeisatoday
@hassanyussuf-kh5dg
@hassanyussuf-kh5dg Күн бұрын
Somalilanders waa inei mudaharaadaan oo taageero umuujiyaan Mr.Scott Perry.
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf Күн бұрын
uf clan professor
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 Күн бұрын
Ninkan dharka roobka gashan waa funny.....markii heego soomaaliya ku fashilantay ayay wadaa olole ah in DDS ay tahay cadawga cusub ee isaaq😅
@shafiisheikhnoor5842
@shafiisheikhnoor5842 Күн бұрын
Xinifaw nacas bataye waa run dee waxa u sheegy wasiirku inta sheegtyba waa wax jira e iska aamus baan ku odhon lahaa
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 күн бұрын
i,omla ninkan wayn ma wuxu u baroornaya shaqo la isin waay dee calafkaga mahee meelaha shaqo kadayo ma waxad bilashka ugu shaqynaysya wax ha lagu siiyo ajarkagagi baad isaga ciyartay ilahay dartiii hada u qaban lahayd shaqda waad heli lahayd
@AyaanWaano
@AyaanWaano 3 күн бұрын
Guuuuuul somaliland viiva somaliland
@MuxiyoDiincarab
@MuxiyoDiincarab 3 күн бұрын
Buufi cagdheerta msha Allah 😂😂😂😂😂😂😂
@XaliimoCali-xs1ou
@XaliimoCali-xs1ou 3 күн бұрын
Waligii ayuu wasijiray imikana udaa
@XaliimoCali-xs1ou
@XaliimoCali-xs1ou 3 күн бұрын
Inaadeer arabbaad malaa tahaye madaxweyne maad noo noqon adiga oo kale naguma jirro il iyo cawriba la aw
@januarySl2024
@januarySl2024 3 күн бұрын
Doqon Cagdheer shaadh Ethiopia Somalilaand iyo Reserved Area u soo gashan maayo, iyaka oo aan Ethiopia waxba ka ahayn !
@abdullahidirirhersi2297
@abdullahidirirhersi2297 3 күн бұрын
Mahadsanid. Reserve Haud waxa iska leh ISAAQ. Ku biya cab ugaadeenow .
@nuuradiinmaxamuud6339
@nuuradiinmaxamuud6339 3 күн бұрын
ninkani shaqo saxa ayuu wadaa halala shaqeeyo
@moeawale4891
@moeawale4891 3 күн бұрын
Xoolo. Maxaad ka qaban kartaan adr. Miyadaan shalay lahayn itoobiyan wada dhalanay. Ka Awdal sheeganayo mas'uul reer Awdal kama tihiin adeer ee hunguri gaaga u hadal. Ma dadka reer Awdal iyo dhulkooda ayaan xaraashnay la soo taagan ayaad wali isku raja ka qabtaa.
@Ahmed-r9e2k
@Ahmed-r9e2k 3 күн бұрын
Ninkani wasa dadka Fara kutiriska ah ee hargeysadii hore waxa duugan taariikh facweyn inkasta OÖ hadalka boobaya balse waa abuur ilaah
@warwannaagchannel7241
@warwannaagchannel7241 3 күн бұрын
1133 nin oo liyuu ah baa ku naf baxay goobtaa
@abdelhakimhirse9373
@abdelhakimhirse9373 3 күн бұрын
Run badanaa afkaaga cannot laguqabay
@aminaaden9860
@aminaaden9860 4 күн бұрын
🎉Mashallah! 🎉🎉🎉🎉
@fadumoissa532
@fadumoissa532 4 күн бұрын
Hala joojoyo
@fadumoissa532
@fadumoissa532 4 күн бұрын
Waa runtaa Indr
@AbdiYou-ds1pi
@AbdiYou-ds1pi 4 күн бұрын
Wa runta halajojiyo wax walba Ethiopia noiga imada
@warwannaagchannel7241
@warwannaagchannel7241 3 күн бұрын
Kkkkkk ma bilaashbay kuugu keentaa haku wasteecutag
@abdirashiidali8692
@abdirashiidali8692 4 күн бұрын
Taariikh culus ugaas mahadsanid
@mohamoudegeh5056
@mohamoudegeh5056 4 күн бұрын
Dowladani waxay diyaar u tahay inay dhamaan qaranimadi iyo gooni isu taagii 34 sanadood aynu ku howlanayn ka baxdo. Waa dowland ku howlan sidday inoogu dhex tuuri lahaayeen Somalia oo fashilan kuwii oo isleh waxaad ka heli doontaan dhaqaale. Waa xukuumad hunguri hago oo loo baahan yahay in layska qabto..
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 4 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤😂😂😂waadhulbalaadhsi Alloow jebi cadawga alla idin jebi insha Allaah aammiin yaarabii ☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❣️❣️💯🙏
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 4 күн бұрын
WAABA HAADLYAN KUWA BUURHA KOORYE EE CIIDANKI QARANKA TUUGTE JEEDA GOOYDE UU SAMEEYE
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 4 күн бұрын
HAADI WAXA KAALE QAABSANYAN WAA WADANI RUUNTE UU SHEEGA
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 4 күн бұрын
DEE WAA HUWANTA WADANE DHULBAHANTE WAXA BAA HAA ISKU XOOQYNE IDEENMA RAABAYN
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 4 күн бұрын
XAMARAJE WAA TUUGE QAMANDIDA XAADE JEERYE WAA NACASE ISKA NAAFSANYE
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 4 күн бұрын
XUUKUMADU WAXAYE KAALE GAARN WAAYAN INEEYE MUUCARED YEHEEN IYO IYO MUXAIIDA QUUDHUN IYO AGAGAS BAA INOO YEEM SOORY😮😮😮
@abdilahihasandiriy
@abdilahihasandiriy 4 күн бұрын
Doqontani way hurudaa
@abdilahihasandiriy
@abdilahihasandiriy 4 күн бұрын
C.xinifoow hada bilaaba mucaridnimadiinii❤❤❤❤tani sugis maaha xishoodona ma yaqaanaan❤❤❤❤❤❤dalku khatar buu kujiraa❤❤❤❤
@abdilahihasandiriy
@abdilahihasandiriy 4 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤waxaad tahay geesiga qaran ❤❤❤❤buufi waxa liidata ee meesha timi❤❤❤waxani waa faqash meesha inoo soo fadhiistay
@MuxiyoDiincarab
@MuxiyoDiincarab 4 күн бұрын
Habaaba do
@FAhmad-m7v
@FAhmad-m7v 4 күн бұрын
أحبك في الله أيها البطل 🏆 🏆 🏆 🏆
@FAhmad-m7v
@FAhmad-m7v 4 күн бұрын
حكمة ربانيه
@CawilSulub-e4z
@CawilSulub-e4z 4 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@AbdisalanIsmail-f3b
@AbdisalanIsmail-f3b 4 күн бұрын
Dadkas nooca ah ah in TV 📺 loo ogolada maaha waa dad hadal caqli ahaan buka
@AbdisalanIsmail-f3b
@AbdisalanIsmail-f3b 4 күн бұрын
Xanuun qabiil.ayaa ku haya . Maskaxda ayaad ka buktaa orad shaqo tag . Mayor mooge ma lacaga ayaad u dhiibatay
@MasulkaNaftaydaKhadar
@MasulkaNaftaydaKhadar 5 күн бұрын
Ader orado iska cibadayso
@MasulkaNaftaydaKhadar
@MasulkaNaftaydaKhadar 5 күн бұрын
Beenale
@FahmyAbdillahi
@FahmyAbdillahi 5 күн бұрын
Ogaadeenka Ethiopia ma yaqaanaan taariikhdooda, waayo waan loo dhigin. U fiirso, waxay isku khaldaan dagaalkii labaad ee dunida ka hor siduu xaalku ahaa oo Ogaadeeniya ku jirtay gacanta Ethiopia, Hawd and Reserve Areana gacan Ingriis ku jirtay. Markii Talaayniga laga qabsaday dhulkii uu haysta y ee Ethiopia, ingriisku wuxuu qabsaday Ethiopia oo dhan, Xalaye Salasale ayaa ka codsaday inuu marba gobol ku soo celiyo maadaama uu nidaamakii hore dhami uu baabay. Marba gobol ayuu soo celinyay, Ogaadeeniya wuxuu celiyey 1948. Waa taariikhdaa ta ogaadeenku u haystaan in weligiiba dhulka ingriis haysan jiray Ethiopiana ku wareejiyey 1948. Xaqaiiqaduna waa in marka horeba Ogadeeniya ka tirsanayd Ethiopia. Hawd and Reserve Area iyadu taariikh gooni ah bay leedahay, wixii ka horreeyey 1956na kama tirsanayn Ethiopia. Si aad xaqiiqada u ogaatao waxad eegtaa dacwadii ay hordhigeen waftigii uu hoggaamniaayey Myakal Maiyano barlamaanka Ingriiska iyo documnts ay wateen waftigii uu Cigaal hoggaaminaayey ee Xayle Salaase la kulmay 1959 iyagoo kala hadlaya soo celinta Hawd and Resrve Area oo si khalaadn oogu wareejeyey Ethiopia. .
@JamalmaxamedCandilahi
@JamalmaxamedCandilahi 5 күн бұрын
😂🎉🎉🎉😢😢😮
@JamalmaxamedCandilahi
@JamalmaxamedCandilahi 5 күн бұрын
❤😂😂🎉🎉😢😢😮
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 5 күн бұрын
Gobonimo muwaadin sidaasalagaraba, inudoqoniimo wadanka iyo bulshada kulasonoqdo maaha