Masha Allah Masha Allah maxamed kahin waa geesi geesi dhalay
@mhamadahala13 сағат бұрын
Mujaahid❤❤❤ maxamed kaahin axmed mujaahid anagoo jibriil abokor madaxaad noo saartay❤❤❤we will love for life
@sidrasirad94757 сағат бұрын
masha Allaah ciro si wanagsan buu u dhigay lakiin shalayba sow sadex isku reeer sida shegtan maydan ku tartaamin yaa diiday hj haday sadex helaan shalayba idinmanu odhan wa sadex ilamdera angoo og in mid shariifo dhashay oo dna noo cadaysay beentaahay islamahan la sheego marka taayada yaan la eegin tiina manu eegin
@mhamadahala2 сағат бұрын
Real 4 real mujaahid xalaala real snm 4 life
@G36-u8l5 сағат бұрын
Shacabka Somali Land baa mahad mudan. Ilaahay dhibta iyo xarajka ha ka qaado reer Somaaliland
Geenyo shaaximan walee nin ma tihid miyuu ku qabaa Ina Biixi ilaa qaaxo ayuun baad hoosta kaga jirtaaye. Ina Biixi wuu kaa darajo hooseyay SNM adogaa uga horeeyay waxa ku hoos dhigay cidi may garan
Wale kulmiye oo mucaarid ah lagama nasto ee alle khyr haka dhigo😂😂😂😂😂
@SaadoCabdi-u9m7 сағат бұрын
❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊
@G36-u8l5 сағат бұрын
Nin aan Cirro ahayni Muse meesha kama riixeen. Muuse SL inuu Jabouti ka dhigo ayuu ku tala galay.
@AxmedCabdi-u7v4 сағат бұрын
Waanu ka dagaalamana wada hadalka somaliya ee uu sheegay xirsi waa lafilayaay inay ina hoos gaynayaa xasan sheekh
@naeemayusuf646412 сағат бұрын
Mudane Madaxweyne Muuse wuxuu kana sanayaa qayladii reer waddani waloow aad moodo inaan aaminsaneyn reer waddani inaanu Madaxweyne ahayn Muuse.
@YusuusufkhalidKhalid2 сағат бұрын
Idoor inay ka ka xadarsan yihiin wakas ar ana kana shiiq xasan ayaan ku dhanahan qarmaajo kadar
@G36-u8l5 сағат бұрын
Waxba kama si aha. Qof ku inuu dadka dhagaysto oo la tashado daciifnimo maaha ee waa isku kalsooni. Isjiidhka iyo ismaqiiqa iyo kali talintu waata Somaali 40 sano burbur uga bixi la’dahay. Cirro wuu ka horeeya Somaalida.
Raga hadlayaa waa ragii laascaanood laga qabsaday !!!!!!
@faizaosman62148 сағат бұрын
Ma xaq baa reer ayeyday habarjeclo inay yeeshaan sadex xisbi waxaasi xaq maaha ee dib ha loogu noqodo xamaasadi ma jirto see wax u jiraan waa maxay madaxwaynah warqada ka khudbeenaya
@abdirashidalidof80168 сағат бұрын
uf waxaan muslin aheyn
@KhadarDhagaxle-bb8gx12 сағат бұрын
2..tuug.xirsi.wa.tuug.gaaban
@abdirashidalidof80168 сағат бұрын
Waa raroy ma gudbe ah cimrina mahayo caqlina mahayo
@KhadarDhagaxle-bb8gx12 сағат бұрын
Asc
@Yusufhalig12 сағат бұрын
WAAR CIRRO MAXAA KA KHALDAN NINKAN WAX WARQAD LOOGU SOO QOREY HIGAADINAYA SIDEEBUU DALKA UGU TALIN KARAA: 1. MAR DHAGTA WAX LOO SAARO. iyo 2. MAR XAASHI WAX LOOGU SOO QORDO.
@aasiyacabdi10 сағат бұрын
@@Yusufhalig ma qof iska dhurmaya rabtaa?
@ibrahimkahin554611 сағат бұрын
Madaxweyne ciro laadheere is huba ragna iyagoo todoba sano wadankii kharabiy bay hadana yuusayaan sidii inan foodlay ah
@AbdiRage-xq6wm5 сағат бұрын
Waar waakan inangumeedkii Ina kaahin waaryaa Ina kaahin markay higtu yeedho hamasnsi libaax waar maxaa tidhi gurigaagii hargeysa kuyaalay ayaad garanla’dahay markaasaad leedahay badu waa iib waar xoolayow horta gurigaaga garo waar ilayn kornaylo siyaasada ku saaqiday
@abdirashidalidof80168 сағат бұрын
yuhuud warkii been taada dhaaf
@Siciid-ms4bp7 сағат бұрын
DIMUQRAADIYADU WAA WAX AY TAHAY IN QOFKA MUSLIMKA AHI KA XISHOODO WAA , WAAYO DIIN GAALO
@truthinyourface73453 сағат бұрын
@@Siciid-ms4bp diinta iyo maamulka hala kala saaro Hadii aanan dawlad wayn oo muslim ahi jirin
@sahrahassan260612 сағат бұрын
Laxda ina kaahin
@KhadarDhagaxle-bb8gx12 сағат бұрын
Madx.wnah.5dabe.maxamad.kaahin.axmad
@AhmedbiciideAhmed13 сағат бұрын
Viva XAASHI 💯
@ahmedgoryahmedgory15 сағат бұрын
P Somaliland president + 3 Somaliland kulmya party chairman and president of somaliland speach was a political unity forward to developing the somaliland people Mr President Ero of somaliland his speech was so far so good although his political road map doesn't publicly open to the nation i wish him to succeed in his future presidential role to fillfull his obligations ❤
@mhamadahala13 сағат бұрын
Laxda ciro
@abdulwarsame744312 сағат бұрын
Iska iyo musa bix waxa lonacay snm.wax kala kam sheekayan.snm u
@fardusaw968811 сағат бұрын
Snm waa abtirsinta somalilan xayawanyow
@sahrahassan260612 сағат бұрын
Fulaygii ina kaahin
@KhadarDhagaxle-bb8gx12 сағат бұрын
Asc
@AbdiRage-xq6wm5 сағат бұрын
Waar waakan inangumeedkii Ina kaahin waaryaa Ina kaahin markay higtu yeedho hamasnsi libaax waar maxaa tidhi gurigaagii hargeysa kuyaalay ayaad garanla’dahay markaasaad leedahay badu waa iib waar xoolayow horta gurigaaga garo waar ilayn kornaylo siyaasada ku saaqiday