qur aan
4:05
10 ай бұрын
dee waa wadaad
2:29
10 ай бұрын
habkaheenu waa dahab
1:31
11 ай бұрын
dhalin yaro wax hubsada
1:02
Жыл бұрын
aaya tiin online ogaada bulshoy
1:43
dhalin yarada G36 WAX HUBSADA
2:34
1 December 2023
1:17
Жыл бұрын
Пікірлер
@AliHanash-qw4fo
@AliHanash-qw4fo Күн бұрын
Laac waa heesta aan ugu jeclahay heesaha qaraamka erayadii cagaf..ina cajalada duubtay way xijaabteen aun ,ogaalkay dacar baa ka nool ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉laaaac🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
@rashidhassan572
@rashidhassan572 2 күн бұрын
Kabanka waa Saalax Qaasim Naaji cimriga Allaha u barakeeyee
@Musasalstudio
@Musasalstudio 2 күн бұрын
Boqorka codka inuu ahaa cidi iskuma hayn alle haw naxariisto
@AhmedHassan-f9w2b
@AhmedHassan-f9w2b 8 күн бұрын
Ina adeerkaa miyaa,
@MOHABASHI
@MOHABASHI 10 күн бұрын
REMINDS ME OF THE GOOD OLD DAYS. I WISH I COULD REVERSE THE TIME!
@mohamedmohamud2982
@mohamedmohamud2982 11 күн бұрын
Ka towba Keena Boqornimada kuluc
@BayBay-d2g
@BayBay-d2g 12 күн бұрын
Waxa ila dhashay labo wiil oo uur hooyo ila ah aadban u jeclhy alle ha ii daye aape lkn dad badan buu dhalay alxmdulilah alle ha ii wada ilaaliYe ❤
@cabdimustafe-6676
@cabdimustafe-6676 13 күн бұрын
WaH! Eey sowtan laygu. Waynyahay eey 😮
@DrCawilYusuf
@DrCawilYusuf 19 күн бұрын
Tubeec boqorka codka aduunka ayuu ahaa
@AhmedSayid-e8u
@AhmedSayid-e8u 21 күн бұрын
Fanankeenii waynaa allah yarxamu maxamed axmed wuxu ahaa fanan ilahay codsiyay
@seidabdi751
@seidabdi751 22 күн бұрын
AUN Xudaydiy Cuutdleh Al-Yamaniy
@AbdiRage-xq6wm
@AbdiRage-xq6wm 25 күн бұрын
Waar cagjar mee daroor geelayga ayaa daaqa haku meeraysan rag xoolihii aniga hay xoog weynaan waar miyaanad arag oromiga gaastii raray ee kula anaa kuu sareeya waar neefyow neefku dhalay ob sorry waar seedi haygu wareegin iminkaan xasuustay inatii aad naga haysay waar hada seedi waa beer xabada haynaga dhamayn colbaa Ina dulfadhiya oo adigu maad saylac hagaajisatid ileen jigjigi waa dhul somaliyeed intaad inangumeedka hoos fadhido
@AbdiRage-xq6wm
@AbdiRage-xq6wm 27 күн бұрын
Hada ilaa qoriile marsin ilaa nusdariiqa ilaa ceelbaxay hada ninka geeliisu daaqaa waa aniga waar ragu haysbarto waar soo socda sidaa doonto waad heliye
@AbdiRage-xq6wm
@AbdiRage-xq6wm 27 күн бұрын
Hada ceelkaa daro or ninka geeliisu daaqaa waa anigee ogow hada ilaa diridhaba ilaa jigjiga ilaa rabaso ilaa xarshin ilaa gaashamo ilaa buuhood hada ninka geeliisu daaqaa waa aniga
@RadioQaraami
@RadioQaraami 28 күн бұрын
Alle haw naxariisto dhamaantood
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 28 күн бұрын
W.m.santihiin .
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 29 күн бұрын
Alla yaa raxmah
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv 29 күн бұрын
waa ninka soo saaray maandeeq
@AbwaanIlkacase-y5y
@AbwaanIlkacase-y5y Ай бұрын
Tubeec ma gaaro
@lamafilaanchannel4865
@lamafilaanchannel4865 Ай бұрын
Kuluc iyo muse Ismail qalinyle yaga Codka iska lehya😊
@mustafaaden736
@mustafaaden736 Ай бұрын
Agree with him. Waxa la yidhaahdaa af Ingiriisida Tenor, , waa qofka meel sare ka heesi karaya, isaga oo aan u neefneegsan. Beri hore ayaan naftayda ku odhan jirey, "talow miyuu jiraa qof wida Kuluc u heesi karayaa?" Ilaahay ha kuu naxariisto, Ustaad.
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Ай бұрын
Tubeec baa number 1 ahaa
@ADOONKIIRAXMAN
@ADOONKIIRAXMAN 20 күн бұрын
agree with you bro. sido kale waxan filayaa Cumar dhuule isna inu Tenor ahaa voice typekisu
@ADOONKIIRAXMAN
@ADOONKIIRAXMAN 20 күн бұрын
sido kale Tenorka qaybta dhadiga ama hablaha sobrano aya layidha waxanan filaya inay lahayeen fadumo qaasim iyo mandeeq
@abdirisaqmuse7484
@abdirisaqmuse7484 Ай бұрын
Boqorka codka wuxuu maxamed saleeban laakiin dooqa dadka wuu kala duwanaan karaan sidaasoy tahay fanaaniinti waaberi waxay ahayeen kuwa asn kala dhicin runtii
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 Ай бұрын
Xudaysi Allah ha u naxariisto Ninkaa baadariga ahi ujeedkiisu ma ahayn inuu Afsoomaali ga soo saaro ee wuxuu diidayey inaad afka carabiga qaadataan waayo afka carabigu waa afka diinta muslimka.
@Jiniyojaan
@Jiniyojaan 25 күн бұрын
Afcarabigu ma diin baa markaa?
@AdanQeyrow
@AdanQeyrow Ай бұрын
Alaha u naxaristo fananinti iyo abwaninti geeriyooday.
@sadiqabdi2716
@sadiqabdi2716 Ай бұрын
Allaha u naxariisto odayga, Laakin Soomalida badankeedu MS Tubeec Ayeey u yaqaaniin Boqorka codka.AUN Tubeec iyo Kulucba!
@geediali437
@geediali437 23 күн бұрын
Horta Allaah haw naxariisto fankuna if iyo aakhiraba waa losers so runta marka laga hadlayo cod maxamed axmed kuluc cid ku haysatay may jirine ms tubeec waa loo haneeyey oo lagu sharfay thats all bro
@osmanheymoy5527
@osmanheymoy5527 Ай бұрын
Jiim sh muumin Alla yaa raxma wuu Kaga yeeriyey yasalaam
@AdmiringCosmos-lh4kx
@AdmiringCosmos-lh4kx Ай бұрын
Ilaahay ha u naxariisto janadii fardowsa ha ka waraabiyo boqorkii cuudka xudaydi
@najiibcolaad2876
@najiibcolaad2876 Ай бұрын
Hadraawi, mucjisadii halabuurka falsafadda iyo aqoonta, AHN.
@mukhtoabdi8861
@mukhtoabdi8861 Ай бұрын
Waxay ka mid tahay heesaha aroosyada miyiga laga qaado
@Dhagacadde_10
@Dhagacadde_10 Ай бұрын
Waan ku naf baxay, Alla muxuu Laxan iyo dheeraadyahay.
@noorhalane1614
@noorhalane1614 Ай бұрын
“Soomalhaad” maaha ee waa “sumalhaad”. Ha la saxo haddaan qalday!
@abdihassan3836
@abdihassan3836 Ай бұрын
Weylaraac good Job
@Miketyson-o2k
@Miketyson-o2k Ай бұрын
Naf saaray ahaatay Waa u silice Midhuhu waa sidaa
@haawodagan5472
@haawodagan5472 Ай бұрын
Wacneydaa adoo war IGA qaatoo Iweydiiyoo waayahaan qabooo ee😢 23/11/2024
@KeeWaye-j6p
@KeeWaye-j6p 2 ай бұрын
Gariig iyo mooge labaduba weey qaadeen
@bardehanad4919
@bardehanad4919 2 ай бұрын
Duugtaa maxaa laga wadaa?
@amiirkhalid4888
@amiirkhalid4888 2 ай бұрын
It’s Amazing and amazing and amazing 👍🎖️💯👌
@cumarahmed134
@cumarahmed134 2 ай бұрын
Heestan waxaa lahaa eryada ahn maxamed nuur giriigna wuu qaaday isna ahn ahmed mooge oo isna inoo qaadayana ahn
@Kamaldaarichannel
@Kamaldaarichannel 2 ай бұрын
Aniga soo raadiyay ee igamay soo hor bixin heestan tolaahi 🥰🤪 Allah haw naxariisto Axmed Mooge
@mohamedsaladwehliye1616
@mohamedsaladwehliye1616 2 ай бұрын
1962.ayu. qa😅aday.
@KuromiStarz-kx8rz
@KuromiStarz-kx8rz 2 ай бұрын
Jiim xarig kasta waa tabanaa gacanta meshoo rabaw uga dhufanayaa allah unaxariisto labadaba maxamed solaymaan iyo muxyadiin sh muumin jiimi
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 2 ай бұрын
Hees xusuus mudan
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 2 ай бұрын
OLD is gold❤
@MuxamedNuur-nf7wy
@MuxamedNuur-nf7wy 2 ай бұрын
Ma rag baa ka dambeeyay
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez 2 ай бұрын
Ahmed moog mahaa waxa heesaya !!!!!!
@aal-alimi-805
@aal-alimi-805 2 ай бұрын
👍🏻 Heestii Muuniso - Xalimo Khalif (Magool ) Laxankii Maxmed Siciid (Gu' Roon jire) kzbin.info/www/bejne/qqDdmp94m9h-eNksi=vou6WKmQkLHL1Mm2
@xasandhuure298
@xasandhuure298 2 ай бұрын
Waa hees aad u macaan hoddana ka ah eraybixintii afkeena iyo dhaqankii,waxay koloo sawiraysaa humaag aad u qurux badan iyo xilli barisamaa ah
@abdiahmed4434
@abdiahmed4434 3 ай бұрын
Salamad Mohamed saleeban tubeec iyo laxankii beer dilacshe iyo music xudeydii salamaad
@osmanheymoy5527
@osmanheymoy5527 Ай бұрын
Xudeydi maaha gacanta macalamiinta kala baro waa jiim sh muumin
@AliHanash-qw4fo
@AliHanash-qw4fo 3 ай бұрын
Waxay tahay ma aqaan arabka waan jeclahay cabdina abwanada ugu jeclahay..
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 3 ай бұрын
Heestan waxa aan ka bartay buug uu qoray nin la yidhaahdo Axmed deeq oo la yidhaahdo Maan guursadeen. Buugaasu wuxuu ahaa mid ashqaraar leh oo aanan weli ilaabahay, saaxiibkay Axmed deeq oo ahaa nin aad wax u bartay oo faylasuuf ah, waan salaamayaa USA ayuu ku noolyahay hada.
@deeqaibrahim9152
@deeqaibrahim9152 2 ай бұрын
Halkaan ka heli karo ma igu caawin kartaa
@AhmedMohamed-jq3fi
@AhmedMohamed-jq3fi 3 ай бұрын
EREYADII Heesta waxa ALIFAY ABWAN AHUN Mohamed CUMAR HURYO. Heestan Iyo heesta dhool bari. OGow Dhumasha qaar . Waxa lahaa Mohamed cumar huryo , AHUN ABDI IIDAN wuxu lahaa heesta xumdaran