Qaaci;Heesta Uur Hooyo iyo Axmed Mooge Liibaan

  Рет қаралды 132,723

WAYLARAAC MEDIA

WAYLARAAC MEDIA

Күн бұрын

Heesta Uur hooyo
Luuqda-Axmed Mooge
Midhaha- Ustaad Xudeydi
Laxanka- Ustaad Xudeydi
Kamanka-Saalax Qaasim

Пікірлер: 70
@abdirahmanmohammedwehlie4383
@abdirahmanmohammedwehlie4383 Жыл бұрын
Hoyadey mcn wiil anan aniga aheyn ma aysan dhalin Hooyadey macan anigoo 9jir Ah ayey geeriyoote aabo mcn anigoo 21jir Ah ayuu geeriyoode runti noloshu way adkaatay Sikastoo raggu u geed adag yahay garab ayu ubahan donaa aaqirka Hada sacadu wa 2:11 habeenimo waxan ku suganahay xafadayada tariiqdu wa 15/12/2022 waxa an dareemayo hadii an dhaho wan qexaa ma qeexi karo sida saxda ah waxan dareemayaa in garbo muhiim ah iga maqan yihiin balse raganimo iyo naf adeyg ban isku dhafsiinayaa Ilahey waxan ka baryaa Cawa iyo habeeno kaleba inuu riyooyinkeena noo rumeeyo
@badrigass4135
@badrigass4135 Жыл бұрын
Walal wan dareemi karaa xaaladada Sida aad noo sheegtey! Bro alaha kuu rumeeyo hadafkaaga nin adag baa tahey so walbo ragg adayg looga taag waa guuleyso sxp Waxan kasoo salaamayaa Germany 🇩🇪 gaar ahan magaalada Hamburg nolol qiimo leh sxp markaste storng ahow ✊.
@abdirahmanmohammedwehlie4383
@abdirahmanmohammedwehlie4383 Жыл бұрын
@@badrigass4135 the legend ❤️
@Hazu98
@Hazu98 Жыл бұрын
Zxp hooyo iyo aabe alle beer beerihisa jannada ka mid ah ha geeyo adna illaahay hadafkaaga iyo riyooyinkaaga ha ku rumeyo zxp guleyzo waayo badan wllkeyow 🙌❤
@abdirahmanmohammedwehlie4383
@abdirahmanmohammedwehlie4383 Жыл бұрын
@@Hazu98 sharaf karaamo❤️
@Hazu98
@Hazu98 Жыл бұрын
@@abdirahmanmohammedwehlie4383 full respect zxp 🙏
@hamzehusein5697
@hamzehusein5697 Жыл бұрын
Hooyaday kaligay ayay wax raga dhashay maantana wxan jiraa 30 sano . Maan helin xiligii caruurnimo walaal iga garab istaaga oo iga celiya caruuuraha .waxaan ahaa nin la iskugu tago oo aan haysan Cid u hiilisa lkn alhmdulilah madinimadii wxn ka qaaday ad adayg iyo raganimo saaida .maalina mn dareemin inaan bilaa garab ahay ilaahii madiga iga dhigay ayaa mar kasta i garab taagnaa . Maantana alhmdulilah curadkaygii 1aad oo nin lagu sheegay ayaa ii soo socda alhmdulilah.
@Mmnajmo11
@Mmnajmo11 Жыл бұрын
Alx wallo hanbalyo awlaad badan oo salixiin ah illahay hakugu irsaaqo
@hamzehusein5697
@hamzehusein5697 Жыл бұрын
@@Mmnajmo11 wlaaal aamiin mahdsanid
@MohamedeqAli
@MohamedeqAli 2 ай бұрын
😢😢😢😢
@DODOMUHAMMADDodoMuhammad
@DODOMUHAMMADDodoMuhammad 2 ай бұрын
Mar walba oon heestan dhegaysanayo waxaan xasuustaa walashay farxiya maxamed iyo say garabkayga u thy mar walba alle hay daayo wlhie la'aanteed waxba ma noqdeen booska hooyo iyo aaboba way iigu jirtaaa 😢 Ma garan karro noloshaydu la'aanteed say noqon lahayd allow abaalkeeda janno ka dhig❤ Walaalnimo😊❤
@cabdigujipages9358
@cabdigujipages9358 Ай бұрын
Ilhaay ha isku kin dayo bro
@fahankanolosha6347
@fahankanolosha6347 Жыл бұрын
Heestan waxa iiso share gareyy aabahy qaali ah oo aan mararka qaar u wada kaftsno sidii 2nin oo zxp Ah allah aabe cimriga ha kuu dheereyo ❤❤❤😊
@abdirahmanmohammedwehlie4383
@abdirahmanmohammedwehlie4383 Жыл бұрын
Cawa ayan u share gareeye walalahey xaliimo maxamed wehliye xaliimo maxamed wehliye cali maxamed wehliye Cabdulahi maxamed wehliye Maxamud maxamed wehliye Abayadey xalllimo markey Iso wacde qalbiga ayey ka ilmeyso iyadoo ileh yaraanki abahey mcnow waku xiisay walalahey mudo ismanan arag qof walba meel ayuu Ana dalka iyagana dibada ❤️😥allow iixafid walalahey 🤲
@khadaryuusuf1911
@khadaryuusuf1911 6 ай бұрын
0000000000000000009000⁰⁰⁰⁰⁰
@gureymohamed679
@gureymohamed679 Жыл бұрын
Uur-hooyo curintii xudaydi hilaadu waa 1967kii isla isagaa laxameeyay waxaanay leedahay qiso dhaba oo isaga ku dhacday Waxaana qaaday fanaaniin badan markaa waxa uugu macaan marka kan uu Axmed mooge qaadayo. AHUN dhamaantood
@cabdigujipages9358
@cabdigujipages9358 Ай бұрын
Ale ha u naxariisto maxamad moge liban axyaa fanaan 🎉❤
@xasanducaale3752
@xasanducaale3752 Жыл бұрын
ilahay ha unaxariisto abwaan qaaliya
@salebanyuusuf7714
@salebanyuusuf7714 Жыл бұрын
Alle how naxariisto axmed mooge liiban ax yaa hees
@najiibcolaad2876
@najiibcolaad2876 Ай бұрын
Waa dareen durduraya.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Alle yrxm
@abdikarimfeytin312
@abdikarimfeytin312 Жыл бұрын
Heeskan originalkeeeda waxa lahaa erayada iyo laxankaba xudeydi lkin fanaaniin badan ba qaaday faysal cumar mushteeg, tubeec. Lkiin waxan ugu jecaljay markan uu qaadayo axmed mooge
@user-ix2fe1gz7j
@user-ix2fe1gz7j Жыл бұрын
Allhawnaxriisto axmad mooge😂
@abdiali7666
@abdiali7666 Жыл бұрын
Sowtu raxma yaasalam
@abdikhadarmahadale4708
@abdikhadarmahadale4708 11 ай бұрын
Fanaaniinta qaaday heestaan ahmed mooge liibaan kuleh
@Mmnajmo11
@Mmnajmo11 Жыл бұрын
Walaalnimo❤
@hoodohaajialihoodohaaji1439
@hoodohaajialihoodohaaji1439 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭💔❤️
@suhaybcumar2575
@suhaybcumar2575 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢💔💔💔💔
@mohamedabdiibrahim8094
@mohamedabdiibrahim8094 Жыл бұрын
Axsan fanaan
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 2 жыл бұрын
Ismaaciiloow kaydkani waa mid aad u cajiib ah.
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Horar waxa u qaday maxamee saleban Iyo xudeydi
@user-og9ev9tm1x
@user-og9ev9tm1x 4 ай бұрын
Noo.soo.badi.zcb fabio
@abdihakinabdilaahi9347
@abdihakinabdilaahi9347 2 жыл бұрын
In badan ayaa raadiyey heesta uur hooyahay iyo dhamaystiran Ahmed mooge liibaan AHU uu qaadayo Waxaanan aaminsanahay inuu Ahmed mooge ugu cod fiicanyahay Faniiniinta qaaday dhamaantood Mahadsanid sxb
@abdirisak_buskulaawi
@abdirisak_buskulaawi Жыл бұрын
Uguma cod fiicna ee soo dhageyso hobolkii somalida ugu caan baxay xaga codka ee ahaa aun mohamed saleebaan tubeec markuu qaadaayo dhegyso
@abdirisak_buskulaawi
@abdirisak_buskulaawi Жыл бұрын
​@Salmaan Omar waa runtaa sxp
@xamiimofficial3818
@xamiimofficial3818 Жыл бұрын
Inaa lillhi ma tubeec buu mooge gadhaa ar nio ileey waa iska hadashay naga xishoo
@abdirisak_buskulaawi
@abdirisak_buskulaawi Жыл бұрын
@@xamiimofficial3818 ina mooge ayaa gaadha tubeec tubeec waa ninkii codka u qaatey somaliyoo dhane
@MohamedeqAli
@MohamedeqAli 2 ай бұрын
​@@xamiimofficial3818 inkasto boqorka codka uu aha lkn waxa lala qiiroda axmed mooge heestii allaha unaxariste
@FarhanaliDjama
@FarhanaliDjama 4 ай бұрын
1:05 k
@user-ps8pt6bb8q
@user-ps8pt6bb8q 9 ай бұрын
@mubarakfarahkedie6128
@mubarakfarahkedie6128 11 ай бұрын
❤❤❤❤😢😢😢😢❤❤❤❤
@ibrahimmuxumedcabdilahi2355
@ibrahimmuxumedcabdilahi2355 9 ай бұрын
❤😢😢
@abdikaafi4875
@abdikaafi4875 Жыл бұрын
Mhdsanid inbadan
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 3 ай бұрын
Labo abo wada dhalay nahay xaqiqdi wa na qayanten idor marka heskan no qadayen
@maxamedaadan8760
@maxamedaadan8760 Жыл бұрын
asc sawirkani waa Ahmed mooge mahamed Doon sawirkiisi marku geeriyodey Ahmed codkani waa axmed codkii mahamed iyo sawirkiisi dadkii daawadey ayaa lawareysata
@NuurClahi
@NuurClahi 7 ай бұрын
Nuurburcaawi
@daariqmahamoud4734
@daariqmahamoud4734 Жыл бұрын
AHN tolow ma wiilkiisa abdikarem ayuu u qaadat
@abdiaziizmustaphe732
@abdiaziizmustaphe732 4 ай бұрын
Abdi kariim ma walala mise u dhalay sheekh ha amban dee 😂😂
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Wwww
@buuxciise2167
@buuxciise2167 2 жыл бұрын
haday tahay heello
@abdihakinabdilaahi9347
@abdihakinabdilaahi9347 2 жыл бұрын
In badan ayaa raadiyey heesta uur hooyahay iyo dhamaystiran Ahmed mooge liibaan AHU uu qaadayo Waxaanan aaminsanahay inuu Ahmed mooge ugu cod fiicanyahay Faniiniinta qaaday dhamaantood Mahadsanid sxb
Mudantii Haweenkay
9:58
Axmed Mooge - Topic
Рет қаралды 18 М.
Aabo iyo Hooyo - Maxamed Saleebaan Tubeec Muusig Cabdisalaan Jimmy
4:43
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 678 М.
GTA 5 vs GTA San Andreas Doctors🥼🚑
00:57
Xzit Thamer
Рет қаралды 26 МЛН
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 26 МЛН
UUR HOOYO | AXMED MOOGE LIIBAAN NEW  VERSION ORIGINAL
9:14
Suugaan Safari
Рет қаралды 38 М.
Maxamed mooge (waxa iman ayaanti ina moge sugaye)
14:16
ABWAAN SHIRDOON OFFICIAL
Рет қаралды 209 М.
Hees: Uur Hooyo|| Tubeec|| Balwo Lyrics
6:44
Balwo Lyrics
Рет қаралды 573 М.
HEESTII. MUXUU soowataa  ahmed mooge iyo dararamle.
9:23
five stars tv
Рет қаралды 12 М.
AXMAD MOOGE DHALINYARO WITH LYRICS KABAN ORIGINAL
10:54
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 134 М.
Aun Axmed Mooge & Miiraale Lyrics
8:01
somali media
Рет қаралды 53 М.
Uur Hooyo ( a Mother's Womb )  Codkii Tubeec iyo Cuudkii Jiim
7:48
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 115 М.
Adduunyooy Xaalkaa Ba' (Kaban) || Maxamed Mooge Liibaan || HD +Lyrics
9:03
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 1,4 МЛН