SCHOOL KA AAN KA QALIN JABIYEY SWEDEN
5:04
12 сағат бұрын
5 Beenood Aad Ka Aaminsantahy Qurbaha
7:21
Labadan Wadan Kee Iman Kartaa
6:20
14 күн бұрын
Labadan Wadan Kee Iman Lahayd
6:42
21 күн бұрын
5 WAXYAABOOD SWEDEN KU NACAY
6:52
MAGAALADA DEGENAHAY!!
7:02
2 ай бұрын
TUULADA AAN YURUB KA DEGENAHAY
3:37
Пікірлер
@KasimMohamoud-qf8os
@KasimMohamoud-qf8os 6 сағат бұрын
Great information 🔥
@videoprank8904
@videoprank8904 10 сағат бұрын
Wayo arag maa tihid adigo kale qofka wax ka dhageysto aya walan
@videoprank8904
@videoprank8904 10 сағат бұрын
Mad iska timatid hadi ayy sas tahey
@ShuceebCataay-sz8nb
@ShuceebCataay-sz8nb 3 күн бұрын
Mhdsanid walalakay
@Xamdacabdi-nm4ke
@Xamdacabdi-nm4ke 3 күн бұрын
Lkn wll sidee ku imankarma
@AbdirahmanDayib
@AbdirahmanDayib 3 күн бұрын
@@Xamdacabdi-nm4ke hada runtii adagtahy si Europe lagu imado
@KasimMohamoud-qf8os
@KasimMohamoud-qf8os 4 күн бұрын
Keep going libax
@user-ox9ws5ji5z
@user-ox9ws5ji5z 4 күн бұрын
Nin waxbartay
@InnocentOrcas-lp8tg
@InnocentOrcas-lp8tg 4 күн бұрын
Spain lagama.qadeyo meshan ninkii lacag kasoo Raadinayo ha iska jogo Runta taas ah sharci masoo Raadiyan somali waa naqaan lacag bee Raadiyan iyo ceeyr intasna malahan spain
@darallaankuujeclahay9432
@darallaankuujeclahay9432 4 күн бұрын
kan xasid waaye wlhy waan imaan yurub maxaa yeely wadamada africa kiisa ugu fcn wadan yurub ku yaalo ma gaaraan marka warkaas iga xir sxp
@asadahmadeey7867
@asadahmadeey7867 4 күн бұрын
Beentaada waaye sweden dad badan ayaa guryo ku leh sxb
@CapdiraxmanRithwan
@CapdiraxmanRithwan 3 күн бұрын
Really 😂
@asadahmadeey7867
@asadahmadeey7867 3 күн бұрын
@@CapdiraxmanRithwan haaa wlhi
@Footballhighlights-k6t
@Footballhighlights-k6t 5 күн бұрын
BROTHER THUMBNAIL DESIGNER AYAAN AHAY KAWARAN HADII AAD ISHAQALEYSIISO OO AAN THUMBNAIL SOO JIIDASHO LEH KUSAMEEYO
@MaxamedDalmar-eu2xq
@MaxamedDalmar-eu2xq 5 күн бұрын
Zxp Su'aal baa iga dhex guuxayay Waxaan filayaa inaad iiga jawaabto 1: hadaadan aqoon luuqada wadankaas aad joogto Sidee laguu barayaa ma school baa lagu geenayaa mise si khaas ah baa laguu barayaa luuqada intaadan schoolka imaan ? Teeda kalena ma macalimiin ajaanib ah baa wax ku bareysa mise macaliin soomali ah
@AbdirahmanDayib
@AbdirahmanDayib 5 күн бұрын
@@MaxamedDalmar-eu2xq school ka ku baranaysa luuqada mrkaa ajaanib ayaa ku baraya lkn macalin luqadaada yaqaan ka caawinaya hada ku cusubtahay wadanka
@MaxamedDalmar-eu2xq
@MaxamedDalmar-eu2xq 5 күн бұрын
@@AbdirahmanDayib thanks zxp Lkn qiyaastii imisa sano baa lagugu bari karaa markaad qurbaha joogto???
@AbdirahmanDayib
@AbdirahmanDayib 5 күн бұрын
@@MaxamedDalmar-eu2xq 2 or three years
@calisheeko-y8c
@calisheeko-y8c 5 күн бұрын
dalkee weeye
@AbdirahmanDayib
@AbdirahmanDayib 5 күн бұрын
@@calisheeko-y8c Sweden
@mohameddeeq8540
@mohameddeeq8540 5 күн бұрын
Keep
@user-iz7co8zt4d
@user-iz7co8zt4d 5 күн бұрын
France kawaran wll xaas ban ku imanaya shaqo maledahy
@AbdirahmanDayib
@AbdirahmanDayib 5 күн бұрын
@@user-iz7co8zt4d haa shaqo waa jirtaa
@KasimMohamoud-qf8os
@KasimMohamoud-qf8os 7 күн бұрын
Sidee baa somaliland laguu imada ka soo hadal ?
@user-wy1hm7km5d
@user-wy1hm7km5d 8 күн бұрын
War dalkaka wah ka ficaahan majirtoo
@nimosuleiman
@nimosuleiman 8 күн бұрын
Viva canada
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht 9 күн бұрын
Mahadsanid sxb
@abdirizakabdirizak-bo9yh
@abdirizakabdirizak-bo9yh 10 күн бұрын
Austraila kasaw hdl bro
@abdirahmanhassan2668
@abdirahmanhassan2668 10 күн бұрын
@@abdirizakabdirizak-bo9yh qabka qoxoti nimada lo go ado warnogoken sxb
@Qisoyar
@Qisoyar 10 күн бұрын
Latin america waa koonfur america USA iyo canada waa woqoyi
@user-sn5wy6uu2i
@user-sn5wy6uu2i 11 күн бұрын
Horta Hindu tirabadanh acudubilaha melkasta may kaga horeyan subxana Allah 😂
@Hogaan-media12
@Hogaan-media12 12 күн бұрын
Come
@user-ox9ws5ji5z
@user-ox9ws5ji5z 13 күн бұрын
sxp sidee kuimankaraa Netherlands 🇳🇱
@AbdirahmanDayib
@AbdirahmanDayib 13 күн бұрын
@@user-ox9ws5ji5z runtii adagtahy si Europ hda lagu soo galo
@Abdulahehinho27
@Abdulahehinho27 14 күн бұрын
Please daawo somali 💙
@Abdulahehinho27
@Abdulahehinho27 14 күн бұрын
Please nagu soo biir mahadsanid ❤❤
@Fahadcaynaan6
@Fahadcaynaan6 14 күн бұрын
Sxb wxd kasoo hadashaa sida ugu fudud ee lagu iman karo USA
@mohameddeeq8540
@mohameddeeq8540 14 күн бұрын
Keep goung
@abdullahixaji-j5u
@abdullahixaji-j5u 14 күн бұрын
Walal Germany iyo Belgium yafica qaxotinimada❤
@AbdirahmanDayib
@AbdirahmanDayib 14 күн бұрын
@@abdullahixaji-j5u Germany fcn
@usernotfound162
@usernotfound162 14 күн бұрын
Spain 🇪🇸 videos kaso samey
@abdullahixaji-j5u
@abdullahixaji-j5u 14 күн бұрын
Saxib kaso hadak Switzerland iyo Germany midkiy fucan qaxotiga
@AbdirahmanDayib
@AbdirahmanDayib 14 күн бұрын
@@abdullahixaji-j5u always germany ka fcn Switzerland xaga qaxootiga
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 15 күн бұрын
Wll dadka somalidu runta way necebyihiin e beenta uga sheekee, waa dad caamo ah oo aan waxba baadhin dheg kaliya ayay wax ku maqlaan oo beri horaa laga dhaadhiciyay been ah yurub baa dhakhso looga taajiraa.
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 15 күн бұрын
Maraykan meel lagu doorsado ma jirto marnaba
@user-tu3fq8nv9d
@user-tu3fq8nv9d 15 күн бұрын
Sweedan iyo Canada 🇨🇦 is barbar dhig
@moustafeak9266
@moustafeak9266 15 күн бұрын
Save me america
@user-ep9xx1or8k
@user-ep9xx1or8k 16 күн бұрын
Asc sxb mcn aniga xamar joga qaabke ku iman taa tusale italia ano joga ingaris sede ku Taga sxb mcn talo isii ku lito basaboor somali wa heysta xamar na joga Marka talo isii bro
@AbdirahmanDayib
@AbdirahmanDayib 16 күн бұрын
@@user-ep9xx1or8k wcs zhp runtii adagtahy si hada Europe lagu imaado
@Sakariye2072
@Sakariye2072 17 күн бұрын
Tahriib dadkaan haku dhiiri galin 😅😅😅😂😢
@jalmuud
@jalmuud 17 күн бұрын
Markaa qaab tahriib baa?
@AbdirahmanDayib
@AbdirahmanDayib 17 күн бұрын
@@jalmuud haa bro
@jalmuud
@jalmuud 17 күн бұрын
@@AbdirahmanDayib jaw!
@Abdulahehinho27
@Abdulahehinho27 17 күн бұрын
Sxib kasoo hadal Holland 🇳🇱 family ❤
@MaxamuudSaleebaan-rf7yj
@MaxamuudSaleebaan-rf7yj 17 күн бұрын
Ar latiin america ha oranee north america dheh laatiin ameerica kuma yaalan usa,canada
@RuunRuun-eb3oi
@RuunRuun-eb3oi 13 күн бұрын
canada wa latin america nio iska hubso intanad dadka adan qabsan
@usernotfound162
@usernotfound162 18 күн бұрын
Walahi spain 🇪🇸 qof kahadlayp wanba waayay wan usocdaa mardhaw inshallah. Please make more videos about spain 🇪🇸
@siegenmediabro7474
@siegenmediabro7474 15 күн бұрын
Spain 🇪🇸 Dadka aya Mel xun u qaba mahe waxay ka faido badan tahay wadamo yurub ah wayo spain 🇪🇸 sharci markad ka hesho waxay qoranaysa 10 o famligina ah aderka abtiga hadi ad donto wad gadan karta lakin nin iska bashalaya hada noqoto wadamadan Kala iska so adaysa hada qof xisabtamaya famili ka danbeyo hada tahay od fakaraysid wad u faidanayasa
@feisalsuleyman1321
@feisalsuleyman1321 15 күн бұрын
😂
@usernotfound162
@usernotfound162 15 күн бұрын
@@feisalsuleyman1321 ?
@sacdiaabdikafi3093
@sacdiaabdikafi3093 10 күн бұрын
@@siegenmediabro7474 wll xagn kala so hdla wadanka hada jogto inaa ado rabee
@abshirabdirahmaan6839
@abshirabdirahmaan6839 18 күн бұрын
Save Canada 🍁 😂😂😂😂
@abdirahmanhassan2668
@abdirahmanhassan2668 18 күн бұрын
Sxb kasoxadal australia
@abdirahmanhassan2668
@abdirahmanhassan2668 18 күн бұрын
Australia kasoxadal
@user-yo9bs5ki
@user-yo9bs5ki 18 күн бұрын
Sxb hadii aan waxbarsho ku yimaado sweden markaan dhameeyo waxbarashadii oo helo shaqo sharciga sweden ma hili karaa ii soo jawaab
@AbdirahmanDayib
@AbdirahmanDayib 18 күн бұрын
@@user-yo9bs5ki sharciga hadii timaado ama lugu siin kara ama lagu diidi kara lkn Sweden student visa dadka Somalia jogo ma siiso
@user-yo9bs5ki
@user-yo9bs5ki 18 күн бұрын
@@AbdirahmanDayib passport ethipio waxbarsho ethipoia markaasi qof sidani ku yimaday sharci ma heli karaa
@AbdirahmanDayib
@AbdirahmanDayib 18 күн бұрын
@@user-yo9bs5ki hada student visa ku timid marka wxbrshada dhamato waa inaa noqota lkn laga yaba hadii shaqo hesho degenasho dalban karta, in sharci lagu siiyo dawlada ku xidhantahy lkn waa macquul
@user-yo9bs5ki
@user-yo9bs5ki 18 күн бұрын
@@AbdirahmanDayib oo ardaygu isku oo wax dhiganaya miyuu shaqaysan karaa
@AbdirahmanDayib
@AbdirahmanDayib 18 күн бұрын
@@user-yo9bs5ki haa wll
@hassanyare1287
@hassanyare1287 18 күн бұрын
Spain waxaa ka degenaa magaalo yar oo ku taalaa xuduudka portugal oo ka dhaho salamanca oo magaalo qurux bdan
@user-jc9ti1gn7p
@user-jc9ti1gn7p 18 күн бұрын
Sxp france ka so hadal ado mahadsan
@user-yk3ic8gg7m
@user-yk3ic8gg7m 21 күн бұрын
Account kan mahe 2 kle ayan le yahay iyagana wn kaso subscribe garaynaya dawanayana ❤❤❤❤
@mustihaji97
@mustihaji97 21 күн бұрын
Ereyga caydh ku bedel caawin waa erey qaab daran
@mohamedmukhtarhassan560
@mohamedmukhtarhassan560 18 күн бұрын
Shaqayso hadee kugubayso waa ceeb adoo awoda inashaqesato caydh qadato
@user-yk3ic8gg7m
@user-yk3ic8gg7m 21 күн бұрын
KZbin kaga meel kaman so arag cidna ima so share garayn hda igu horaysa 2 video ee u sareya wn so dawaday wxnn goansaday dhaman video inan dawado like saro intan qadada karinayo xfda 😊😊😊 hhh mana ogi xta spptan kugu shegayo inan intasba samaynayo lkn wxn ogahay uun inad tahay wiil dhalinyaro ah oo u bahan dhiri galin uun peace ✌ ❤
@AbdirahmanDayib
@AbdirahmanDayib 21 күн бұрын
@@user-yk3ic8gg7m Mahadsanid wll 🙏🏽