Ha Iman Europe Hadad Rabto Lacag!!

  Рет қаралды 2,268

Abdirahman Dayib

Abdirahman Dayib

29 күн бұрын

Asc magacayga waa Abdirahman Dayib ku nool wadanka Sweden oo jooga hada muddo todoba sano ah. Muuqalkan waxa ku sharaxaya sida Europe lacag lagu helo. Dhaqaale fiican ma la ga samayn kara. Wax ma ka dhigan kartaa oo
lacagta oo ma kugu filan tahy.

Пікірлер: 42
@Fahadcaynaan6
@Fahadcaynaan6 14 күн бұрын
Thanks ❤
@aminamohamed6121
@aminamohamed6121 3 күн бұрын
Hadey. Xuntahey
@asadcade7762
@asadcade7762 5 күн бұрын
Saxib Europe haday wax yaalin kasoo tag dalkaaga kuu baahan
@ilyaasomar9173
@ilyaasomar9173 22 күн бұрын
waxa hada yurub badanaa galo waa dhalinyaro fahansan jawiga kumana qasaaraayaan lkn somalidi hore u joogi jire waaye dadka aan waxba yurub ka keeni karin xirfad ayaa lo bahanyahay qofki xirfad leh wax waa ka qabsanaaa lkn dhamaan yurub wax ma yaalaaan ha dhihin
@anascali3012
@anascali3012 22 күн бұрын
Qof aan iski figrad nahay ayaa tahy wallhi
@anascali3012
@anascali3012 22 күн бұрын
Dadka waxa niyada ka dilaa waa nucan cml yurup isweydan ayuu ka jooka sow umada niyada ka dilaa
@ilyaasomar9173
@ilyaasomar9173 17 күн бұрын
Haaa cabdi qasaaro hada maqasho waa iyaga dadkaan waxaa daacad ka ah somali cowboy iyo qurux ku dhiigle runta ku shegaayaan xirfad hadi aa ledahay waa ku tosee ku dhahhaayaan.
@anascali3012
@anascali3012 17 күн бұрын
@@ilyaasomar9173 si daacd ah ayaan u qoslay waa runtaa wallhi
@KasimMohamoud-qf8os
@KasimMohamoud-qf8os 27 күн бұрын
Amazing information
@shaqaleaxmed3514
@shaqaleaxmed3514 21 күн бұрын
Anigu ma rabo lacag kaliya waxaan rabaa nolol kaligy ah oo aan cidna ku tiirsanyn
@FatumaAhmed-fq6bb
@FatumaAhmed-fq6bb 21 күн бұрын
Hadaad wax barato shaqo waa helee yurub hadaad shaqo heshana lacag waa helee.
@cumarcabaaye856
@cumarcabaaye856 19 күн бұрын
Waxbarasho lee waaye aduun io aakhiroba walal
@pesonlinematch7130
@pesonlinematch7130 22 күн бұрын
Keep going
@ukshorts6779
@ukshorts6779 23 күн бұрын
Guulayso walal
@aminamohamed6121
@aminamohamed6121 3 күн бұрын
Adiga. Maxaa. Ka.sameysa
@Barakati721
@Barakati721 19 күн бұрын
Waxata hay masha kheyste
@Mwalimu82
@Mwalimu82 15 күн бұрын
Somaliyey wiilkan inta bishan ka dhiman an 1k kulal dabal dagno🎉
@Wararka-dunida
@Wararka-dunida 17 күн бұрын
Dhalinta hadda wadamada yurub galaya waa dad udiyaarsan iney shaqeystaan,Dadka nolosha kadhacay waa kuwii waagii hore galay
@yuusufdaahirgamadiid
@yuusufdaahirgamadiid 15 күн бұрын
Zxb waxbaro
@abdulrahmanyare2402
@abdulrahmanyare2402 24 күн бұрын
Waaye ma Hargeisan dhex fadhiya zxp , wuxunban kaa rumaysanaya markad wadanka kuso noqoto,😂😂😂
@AbdirahmanDayib
@AbdirahmanDayib 24 күн бұрын
Waa war cad zhp
@som2323
@som2323 22 күн бұрын
Adiga waxa kamid tahay dadka ma shaqeystaysha ah Yurub Tagay. wejikaga laga darrma mashaqste ina tahay Sxb meeshaas nin jiljilcsan waxa kama qabsan karo, raga kiisa adag hada tahay wax waad ka qabsan kartaa. Marka calaacalka jooji shaqeyso qof walbo waxu shaqeystu leyahy
@AbdirahmanDayib
@AbdirahmanDayib 22 күн бұрын
Hye zhp balantenu waa shaqo
@user-nr1cx1rk4y
@user-nr1cx1rk4y 22 күн бұрын
intee lagu shaqeyaa bishii
@AbdirahmanDayib
@AbdirahmanDayib 22 күн бұрын
Shaqda ka shaqayso ku xidhan tahy lkn shaqooyinka badanka ilaa 1400 $ melaha
@Markaawi9
@Markaawi9 25 күн бұрын
Adiga intee joogtaa wll
@AbdirahmanDayib
@AbdirahmanDayib 25 күн бұрын
Sweden zhp
@abdulrahmanyare2402
@abdulrahmanyare2402 24 күн бұрын
@@AbdirahmanDayibiskaga kaalay zxp
@FatumaAhmed-fq6bb
@FatumaAhmed-fq6bb 21 күн бұрын
Hadaan rabo wax barasho ma imaani karaa?
@AbdirahmanDayib
@AbdirahmanDayib 21 күн бұрын
Haa wll
@FatumaAhmed-fq6bb
@FatumaAhmed-fq6bb 21 күн бұрын
Mahadsanid jawaabtaada. Marka haduu qofka wax barto shaqo wuu helaa soo ma aha. Dhibaatada waa in aad xirfad lahayn ama waxba soo baran markaas shaqada weey kuugu adkaanee soo ma aha.
@AbdirahmanDayib
@AbdirahmanDayib 21 күн бұрын
Haa wll hdii wx barato shaqo waa helaysa
@IslaaxMedia
@IslaaxMedia 7 күн бұрын
Wxbarsho iyo shaqo ma isku wadi karaa​@@AbdirahmanDayib
@AbdirahmanDayib
@AbdirahmanDayib 7 күн бұрын
@@IslaaxMedia haa waa caadi
@trending4110
@trending4110 22 күн бұрын
Abdirahman Dayib Waan soo socda sxbe meel isi qabo 😂
@AbdirahmanDayib
@AbdirahmanDayib 21 күн бұрын
Welcome zhp
@QadraQaalk
@QadraQaalk 21 күн бұрын
Adiga maxa ka doonte marka😮
@AbdirahmanDayib
@AbdirahmanDayib 21 күн бұрын
aniga wxa isoo baxay line
@QadraQaalk
@QadraQaalk 8 күн бұрын
@@AbdirahmanDayib aqlilow aa tahay anaka lineka sugeyyna
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 25 күн бұрын
Negative people ayaa ka mid tahay bro adiga yurub ka imoow
@AbdirahmanDayib
@AbdirahmanDayib 25 күн бұрын
adaa qof positive ehe kaalay Europe wllo
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 20 күн бұрын
Waryaa adiga soo noqo hadaa loser tahay dad badanoo lacago badan kala yimaado ayaa jira
Wax Ka Ogow Sharciyada Iyo Qaabka Loo Helo Wadanka SWITZERLAND-
14:19
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 24 МЛН
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 129 МЛН
Nolosha Soomaalida ku nool dalka Czech || Bartamaha Yurub || Safarkaygii Czech Republic
14:11
Dalka ugu qanisan aduunka Luxembourg 🇱🇺 The richest country in the world Luxembourg
18:54
Nolosha Dalka Qatar iyo Xaqiiqada  | Doha.
10:55
IMHamza
Рет қаралды 22 М.
Sidee Ganacsi Loo Bilaabaa?
18:47
Warsame Bade
Рет қаралды 24 М.
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 24 МЛН