Ceebaha ma faafiyo mana arko lakiin qof qofkale ka gardaran ama reer reerkale ka gardaran hadaan arko waxbaan qoraa isma celinkaro marar badan intaan qoro ayaan is qabtaa oon is dhahaa maad waqtigaan danahaaga ku qabsato oon masaxaa waxaan qorayba
@FarxiyaMooge3 күн бұрын
Masha ilahay misanka xasadka ha ku gu daro
@ahmadseaman34875 күн бұрын
masha Allah
@asmaaxmed27977 күн бұрын
1k please
@AISAIS-s6r8 күн бұрын
May Allah bless him and his family ang give us more learned somali sheick like him allahouma ameem
@hodanitanajmanita66649 күн бұрын
💝 ماشاء الله تبارك الرحمن عليك شيخنا الفاضل💝 💝🌴 اللهم يعزك و يحفظك ويسعدك و يبارك فيك عاجلاً غير آجل 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 شكراً جزيلاً لمحاضرة و الموضوع مفيدة جداً و جزاكم الله ❤ الجنة الفردوس الأعلى❤ 💝🌴 اللهم أمين يارب العالمين و للجمعينا 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 💝🌴 اللهم صل على محمد و آله كلما ذكرك الذاكرون و صل على محمد و آله كلما غفل عن ذكره الغافلون 💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝
@maxamedhindi82089 күн бұрын
Scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
@RahulKohli20210 күн бұрын
Salallaahu calehi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤ Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤
@Sidiothman-q5w11 күн бұрын
Itoobiya waxay raad raaceysaa taariikh hore oo ah tartankii muslimiinta iyo masiixiyiita ee badda cas oo hore loo aqoon jirey: بحر الاسلام haddase loogu yeero RED SEA. Waana ubacda dagaaladii hore ee adduunka iyo kuwa soo socda oona sidaa u fogeyn inuu dhaco
@alkhayradchannal293611 күн бұрын
ماشاء الله بارك الله فيك وجزاك الله خيرا افشو هذا الكلام
@spiky_spy12 күн бұрын
WCS WR WB❤❤❤❤
@ismailhassan990412 күн бұрын
aar sheikh badanaa trump erdogan bu dhegaysanyaa wali yara
@Mahad-b3l12 күн бұрын
Sheekh maxamed A.s.c jimco wanagsan
@OmarAhmed-fg7kc13 күн бұрын
Masha Allah sheekh mustafe
@ZeinabFarah13 күн бұрын
Allaha kuxafido sheikh mustafe❤❤❤❤
@Cagmadhige113 күн бұрын
Ilahay ha laga cabsado Nabigana. Ha lagu. Saliyo 🥹. Scw. Scw. Scw. Scw. Scw. Scw.
Soomaalida waxay u baahan tahay Nin Rag oo 2Xaniinyood ah sida Afwarqi madaxweynaha Eritrea camal oo iska celiya malcuunka Ethiopianka abii.
@caydaroos13 күн бұрын
Wllayaal su aal. Maxaan badeena u siinanaynaa cadowgeena Aaway Raganimadii !!?
@hsaksa826414 күн бұрын
Sax sax sax sax sax sax sax wllh
@abchirabdillahi303614 күн бұрын
Sh cabdiraxman Bashir ❤
@hussaintahirabdow753514 күн бұрын
Alhamdulilah ilahigi iga dhigin Somalia alhamdulilah ya rabb
@Ahmedcismaan-y1i14 күн бұрын
Uf baa lagu yidhi
@goudone449314 күн бұрын
Ismaaciil Cumar Geelle waa kii dhadhamiyey Aby Axmed faa'iidada baaxadda leh ee Itoobiya ka heli karto deked, isagoo 2 bilood si xor ah u siisay Itoobiya dekedda Jabuuti, wax yar uun ka dib coronavirus.
@Ahmedcismaan-y1i14 күн бұрын
Ina Afawarqow bal maxaa kaa galay arimaha somalia
@yasinismail273314 күн бұрын
Munaafaq ilà munaafaq maxaad u qaylin wayday
@awaabcqaaliq224415 күн бұрын
2 dan ninba way dhacayaan sooner or later.
@blessings.happiness872315 күн бұрын
Sheekh siyaasada somalia iska dhaaf waa lagu ceeboobaa
@KhadaryYusuf15 күн бұрын
CIRRO COD SHICIB BUU VKU. YIMID, SHICIBKUNA KUMA. DHACO INVUU JOOS TAGO. 6 BILOOD HA LAGU DHAMMEEYO, WAXA LALA. SUGAYA INTUU MAREYKANKU KU AQOONSANAYO S.LAND TIIYOO LA OGYAHAY IN MOOSHÎN LAGU AQOONSSNAYO UU DHEX SOCDO BAARLAMANKA USA GA.
@halimadirie530115 күн бұрын
Waa maxay sarayntu ma in lagugu sanduleeyo in baddaada la qaataa dadkii maxaa helay?
@popular749315 күн бұрын
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴
@ShigriArte15 күн бұрын
Asc shiikh soo iidinka maaha kuwa dayacay masuulliyadii na
@abdulqadircolad336715 күн бұрын
Cutub
@maryamhassan809315 күн бұрын
Adiga kaliga miyaa wax garanayo?
@cabdullahishaafici692815 күн бұрын
TUDUC
@bashiircumar461315 күн бұрын
Allahu ha ku xafido Sheekh mustafe Xaaji ismaciil haruun macalin ku dayasho mudan ❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤
@Umuzamse15 күн бұрын
Masha allah🎉
@bashirbudul162315 күн бұрын
Somali president are like the young and the restless. President has no clue about the reality of world politic
@bashirbudul162315 күн бұрын
Naval base for Ethiopian is a threat to the region
@bashirbudul162315 күн бұрын
This is conspiracy agreement
@mohamedfuube15 күн бұрын
waa waxgarad wayn
@bashirbudul162315 күн бұрын
Lakin talada ugudambayn waxaa iskaleh shacabka somaliyed
@bashirbudul162315 күн бұрын
Heshiskan la ansixiyey waxay hordac uu tahay inn damaca oromiya ay kaledahay dhulalka somalia sii fudud uu heshoo .wad aragten I misa jeer ayey damacdee dul balaris xaga somali galbed ayadoo adegsanayso dagalka canfarta.
@mohamedfuube15 күн бұрын
war waa mubaarak waynaadey
@abdinasirabdullahi103715 күн бұрын
Soomaaliya waa Laga guuleystay Dowladdeeedii waa la dumiyay. Maamuladii loo dhisayna waa la isku diray bulshadoo usacabtumeysa cadaw goodana waa la sugayaa mar dhow Wax kale ma dhahayo waxaan leeyahay Hambalyo cadawgeenoow.
@abukar615 күн бұрын
waxad sheegeyso wa u malaynayaa weye iyo mucaarad maslaxad anagey nagu jirta cidana deris ba nahay wey isbedeli karta marka hore uso co shada dantenu tahay waqtigan qurbaha jog hadal la fudud😂😂😂