Waa maxay sarayntu ma in lagugu sanduleeyo in baddaada la qaataa dadkii maxaa helay?
@caydaroos10 күн бұрын
Wllayaal su aal. Maxaan badeena u siinanaynaa cadowgeena Aaway Raganimadii !!?
@ismailhassan99049 күн бұрын
aar sheikh badanaa trump erdogan bu dhegaysanyaa wali yara
@Sidiothman-q5w8 күн бұрын
Itoobiya waxay raad raaceysaa taariikh hore oo ah tartankii muslimiinta iyo masiixiyiita ee badda cas oo hore loo aqoon jirey: بحر الاسلام haddase loogu yeero RED SEA. Waana ubacda dagaaladii hore ee adduunka iyo kuwa soo socda oona sidaa u fogeyn inuu dhaco
@hirabmimiHii-nl1ui10 күн бұрын
Itiobia ma dhahiirto ee ha laga fojiignado somaliyeey 😢😮 Cadowgeenu uu fa'idaystay ee maxaa no yala anago ??
@goudone449311 күн бұрын
Ismaaciil Cumar Geelle waa kii dhadhamiyey Aby Axmed faa'iidada baaxadda leh ee Itoobiya ka heli karto deked, isagoo 2 bilood si xor ah u siisay Itoobiya dekedda Jabuuti, wax yar uun ka dib coronavirus.
@Ahmedcismaan-y1i11 күн бұрын
Uf baa lagu yidhi
@caydaroos10 күн бұрын
Soomaalida waxay u baahan tahay Nin Rag oo 2Xaniinyood ah sida Afwarqi madaxweynaha Eritrea camal oo iska celiya malcuunka Ethiopianka abii.
@KhadaryYusuf12 күн бұрын
CIRRO COD SHICIB BUU VKU. YIMID, SHICIBKUNA KUMA. DHACO INVUU JOOS TAGO. 6 BILOOD HA LAGU DHAMMEEYO, WAXA LALA. SUGAYA INTUU MAREYKANKU KU AQOONSANAYO S.LAND TIIYOO LA OGYAHAY IN MOOSHÎN LAGU AQOONSSNAYO UU DHEX SOCDO BAARLAMANKA USA GA.