Пікірлер
@NajaxCabdi-te2xv
@NajaxCabdi-te2xv 15 күн бұрын
Axyaa samaan wan u duceynayaa mujaahid maxamed kaahin isaga iyo dhamaanba mujaahidiintii ururkii Dhaqdhaqaaqa wadinga somaliyeed SNM gaar ahaan haldoorkii SNM AUN oo uu u horeeyey muj Maxamed Cali oo isagu kalidii la dagaalamayey faqashta isago watey ciidan beesha Jibriil Abokor ah deganaana magaalada durya sidoo kale haka reebin geesigii SNM muj lixle godka Alah haku janeeyo waxan caawa uga soo duceynaya dhulkii ay dhiigooda u hureen jam somaliland gabiley
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 Ай бұрын
Dad is jecel bay ahaayeen
@apdihakimck602
@apdihakimck602 Ай бұрын
Ha liqin illahy haw naxariisto awowgy
@gudbifariinta3958
@gudbifariinta3958 2 ай бұрын
This reminds me Tubac Shakur killer going around singing how he had murdered Tubac. This Arab hitman is explaining better what is wrong with Somalia. Brst research materials here folks. Also i found two other channels called Xusuus Reeb and Goobjoog. The criminals who went to the air on these two channels even sing better incriminating themselves confessing how and when they devoured Somalia
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 2 ай бұрын
Axmed ismaaciil cabd dekhsi waa dod muuse sheekh isaxaq(habarjeclo)
@xooshjaamac3145
@xooshjaamac3145 2 ай бұрын
Ismaciil baaruud maanta Hargeisa ku xanuunsanayaa alle swt cafimaad sareece ha siiye
@Clahi.fana23
@Clahi.fana23 3 ай бұрын
Professor Siciid Saalax Axmed wuxuu ka mid ahaa dadkii tirada yar ee aan qadarinta badan u hayo dhanka Afsoomaaliga. Sido kalena wuxuu afka-Soomaaliga u leeyahay aqoon dheeriga ah
@aaminozmohamed991jamactimo5
@aaminozmohamed991jamactimo5 3 ай бұрын
Isaaq intelligent man mancha alh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aaminozmohamed991jamactimo5
@aaminozmohamed991jamactimo5 3 ай бұрын
SNM geesiyashii dhidibada uu dhigay Somaliland noolada guulaysta markastba mancha alh intii dhimatayna alle haw naxariisto aamin yaa rabbi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdilleahmed-sn8ei
@abdilleahmed-sn8ei 4 ай бұрын
The only isaaaq intelligent man I ever saw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 4 ай бұрын
Ninba ceesaantiisa ceelka keen
@osmansufi4066
@osmansufi4066 5 ай бұрын
Libaaxo khadra cusmaan cali weyne walee geedidyad libaaxad bay ahayd jecliyaa ilaa yaraantii libaaxad
@user-zx1be8lp8i
@user-zx1be8lp8i 6 ай бұрын
Khaain wadan maxamed kaahin
@user-zx1be8lp8i
@user-zx1be8lp8i 6 ай бұрын
Waa khaain wadan dalkiisii khiyaamay si xishood laan ah buu uga hadlayaa bixinta sirta dalka
@user-hl9hh4mb2r
@user-hl9hh4mb2r 3 ай бұрын
Khaainul wadan kulahaa khainul wadanu waakee ma taliskii indho dhilo siyad suuli ku dhinte laha baa adeer ninkani imika dawlad gaara ayuu dhistay somalidii kibirtayna adhaxduu ka jabiyay 😂
@user-zx1be8lp8i
@user-zx1be8lp8i 6 ай бұрын
Khaain wadan dalkii khiyaamay
@marftoons5249
@marftoons5249 8 ай бұрын
Ninkii Mujaahida Qabriga marka iilka la dhigo ayaa la arki doonaa !!! Aakhiro warbaa jira Allah dhiig islaam nama geliyo !!!
@marftoons5249
@marftoons5249 8 ай бұрын
!!!!!
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 8 ай бұрын
Aqoonyahan waaya arag qof wayn ayaad maanta wareysatay alloow yaa yiraah somaliland war ka faaiideysta maskaxdaa cilmigu ka buuxo waa dheeman aan cid heli kartaa jirin generaalku.
@ahmedmohamedsalaad3464
@ahmedmohamedsalaad3464 9 ай бұрын
Maxamed kahiin isaaqow gisu kahadly somalia qabiil bay u burburtay isagu qaran somalia kagoy miyu shegankara isago habar jecla canabo balagaso qabanaya fulay fulay wardonka laguma dhibeen hadad nin adagtahay
@farxanmohamed4871
@farxanmohamed4871 9 ай бұрын
Mujahid duuliye xayd dalka abaalbaad ku leedahay alle haka jasai siiyo
@abdi1502
@abdi1502 9 ай бұрын
Ducaale isagaa dadka hor carara qof kasta oo lawaraysto buun buunin baa hadalkiisa kujirta
@afardhaanoffiacl3321
@afardhaanoffiacl3321 11 ай бұрын
😅😅
@xasanaxmed6078
@xasanaxmed6078 Жыл бұрын
Q.tii..afraax..kornayl..maxamed..kaahin...q..4
@mahadjama1481
@mahadjama1481 Жыл бұрын
Aabbahay Avvocato Maxamed Jaamac Xabeeb waxa uu ka mid ahaa qareennadii mesha joogay oo matalay sida Jeneraal Salaad Gabere iyo kuwii afgambiga milateri sameeyey -78. Sidas oo kale wuxu matalay niinki toogtay Madaxwaynahii hore Cabdrishid Sharmarke.
@FeisalNunow-tf7dj
@FeisalNunow-tf7dj Жыл бұрын
P
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
MJ Uu Aa🤣
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
MJ Uu Aa Uu Aa
@awalehmoussa4209
@awalehmoussa4209 Жыл бұрын
Where is M.M ducaale
@abdiroble5107
@abdiroble5107 Жыл бұрын
Caasimadda waxa Hargeysa loo soo array 1949, intii hore Berbera caasimad ahayd
@Husseindini
@Husseindini Жыл бұрын
Ilahay ha u naxariisto adeer Genaral cabdiraxmaan Caare waa sax wuxuu ahaa nin aad u adag
@user-eo8ys7bc1q
@user-eo8ys7bc1q Ай бұрын
General caare qolomu ahaa zxp
@abdirahiimalimohamed2732
@abdirahiimalimohamed2732 Жыл бұрын
Reer burco waa wada jabhad
@abdirixiin__maxamed
@abdirixiin__maxamed Жыл бұрын
Mujahid maxamed kahin🥰
@ahmedismail201
@ahmedismail201 Жыл бұрын
Allah, how naxariisto Abdirizak.
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 Жыл бұрын
2023 YAA DAAWANAYA LIKE SAAR
@KhadarHurre
@KhadarHurre Жыл бұрын
Ppl pplpp1pppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppplppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppplppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppplppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppplpppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppp1ppp111p1p1111111111p111111111111111110000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000⁰p00000⁰p000⁰p00⁰p00000⁰p0000⁰p0⁰
@musemohamed2749
@musemohamed2749 Жыл бұрын
Hadii aad daawanayso oo ciil ku hayo waxbana aanad samayn karin reply
@ahmedibrahim7595
@ahmedibrahim7595 Жыл бұрын
Kadaa ugaas ishooda kugu dhicine
@munyus9865
@munyus9865 Жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto cabdirasaaq caqli
@musemohamed2749
@musemohamed2749 11 ай бұрын
Marka Ardaygu doono inuu macalinkiisa wax baro waa sidanoo kale ,waar adeer wax baro Laab la kac iyo caadifad baad ku jirtaaye
@gudbifariinta3958
@gudbifariinta3958 Жыл бұрын
Ree Waqooyi lalama macaamilin. Waxeey uqalmaan maeysan helin.
@musemohamed2749
@musemohamed2749 Жыл бұрын
Eebe hakuu Naxariisto Somalinimo Dambe ❌
@mustafe-abdi.
@mustafe-abdi. 11 ай бұрын
Nacas wllhi ayaad tahay anigu waxan ahay reer somaliland lkn haddii la helo 5ta soomaaliyeed oo mid ah oo leh dawlad quwad leh ogoow taasi waxay dhabar jab ku tahay aduunkoo dhan. Nacaybka laysku geliyey soomaalida waxa ka dambeeyey ethiopia. War niyow naftaada ka xoree cadowga.
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 7 ай бұрын
​ Mustafoow Waxaan ahay dhulbahante ADNA Waxaan u malaynayaa in aad Tahat Nin Garxejis ah, KAA Doqon ka ah ee Somali Habaarayna Waxaan u malaynayaa Sacad Muuse HOOYADII CUQDADA SO9MAALIYEED
@musemohamed2749
@musemohamed2749 7 ай бұрын
@@abdirisakdirie3124 Somaalinimadda aad sheegaysaba jeebka ku rido anagaa Abuurna anagaana baabiina ,Reer baad ku meeraysatay yaa Duli Qolo aanan ahayna dhakada hayga saarin
@fdama
@fdama Жыл бұрын
AUN
@bsh5907
@bsh5907 Жыл бұрын
Waa nin qaaliya laakin weriye kale yaa kuhaboonaa
@mohamedahmedjaamac9544
@mohamedahmedjaamac9544 Жыл бұрын
Malaha Barnaamijyada xasuus Reeb badan kooda ma aad daawan, waayo wariye Ducaale sidan uma aad dhalliisheed. Barnaamijyadiisa marka in badan oo ka mid ah aad dheehato ninkaga habboon oo uga khibrad badan ma garanayo sida uu xog-ogaal iyo ruug-cadaa taariikhda Soomaalida ee uu wax badan uga soo joogay.
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 7 ай бұрын
​ Anoo dhulbahante ah ayaa leh ilaahoow u Janadaada ka waraabi cabdirisaq caaqil
@Gla277
@Gla277 Жыл бұрын
Ducale waa neef cudi qaba
@am.b5688
@am.b5688 Жыл бұрын
Hada ma indaga ka ah Faqash Laascaanood, aduun! Soomaali kala dhamaan mayso, inagii bayba inagu kala celiyeen!
@ahmedopone4080
@ahmedopone4080 Жыл бұрын
Kkkkk mayyee waa mujaahidiin la dirirayo taliska Hargeysa.
@jaylaaniahmed7381
@jaylaaniahmed7381 Жыл бұрын
Waa rag qaaliya
@adan10000
@adan10000 Жыл бұрын
Mujaahidiinta Laascaanood yaa ina Xasuus Teebbka sameen doonaa. Iyo dhacdooyinkii foosha xumaa ee ay SNM ka sameesay SSC.
@adan10000
@adan10000 Жыл бұрын
Mujaahidiinta Laascaanood yaa la wareesan doonaa
@Yedo25254
@Yedo25254 Жыл бұрын
Fulay walba Oo xabada Markey bilaabata carari jiray ayaa naleh geesi baan ahay
@Yedo25254
@Yedo25254 Жыл бұрын
Fulay walba Oo markay xabada bilaabata cararijiray ayaa naleh Geesi baan ahay
@duaalejama9267
@duaalejama9267 Жыл бұрын
Mada fulayka dhiGay xishood awowo
@Yedo25254
@Yedo25254 Жыл бұрын
Geesi waa ninka dagaalka ku dhintay, dhaawacmay ama Cadowga qabtay isaga oo xabada ridaaya. Fulay ragiisa kacararay marka fooda la'isdara weeyan kuwan Aad marwalbo Aad nahorkeentan.
@suleymaancabdulexasan7202
@suleymaancabdulexasan7202 Жыл бұрын
Soomaaliya inteey sidaan tahay waxba haku darsamina laakiin hadeey hagaagto oonabad iyo doolad wanaag layimaadaan markaa midnimadaa qeeyrbadan inta kahoreeysa meeshiina kajooga
@suleymaancabdulexasan7202
@suleymaancabdulexasan7202 Жыл бұрын
Halganka waalawada galay snm haba kuhoreeysee usc weey soo qatimeen siyaad bare kaligiin lama aadan dagaalin hadane anagaa nagu colaadisaan nin aan anaga kasaarnay muqdisho markaad utaakweeydeen waad noo bilaawdeen dagaalka anagane waan dhimeeystirnaye maxaad noogu riixeeysaan nin aan wada saarnay