Xusuus Reeb - Mujaahid Maxamed Kaahin - Q3aad - Ducaale - S4E05

  Рет қаралды 71,022

Xusuusreeb

Xusuusreeb

7 жыл бұрын

Xusuus Reeb
Waa Barnaamij Loogu Talogaley In lagu Urooriyo Dhacdooyinkii Taariikheed ee Geeska Afrika, Waxa Soo Diyaariya Wariye Mohmoud Abdi Ali (Duale) Waxan uu si Bille ah uga Baxaa Television ka Caalamiga ah ee HCTV.

Пікірлер: 35
@aaminozmohamed991jamactimo5
@aaminozmohamed991jamactimo5 2 ай бұрын
SNM geesiyashii dhidibada uu dhigay Somaliland noolada guulaysta markastba mancha alh intii dhimatayna alle haw naxariisto aamin yaa rabbi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Mamar6310
@Mamar6310 5 жыл бұрын
Long life mujaahid Mohamed kahin Ahmed siyaasi dhan ah wadani asal ah
@apdihakimck602
@apdihakimck602 Ай бұрын
Ha liqin illahy haw naxariisto awowgy
@ismailmohamed7789
@ismailmohamed7789 5 жыл бұрын
Masha Allah somalilanders Guul Iyo gobonimo Lojojinmayo cid kasto kasohorjesata qadiyada somalilanders Niwalibaa dhankaga xajii qarankaa somalilanders cidankaa qarankaa somalilandets Habalyo Habalyo Habalyo Habalyo Habalyo Habalyo Habalyo Habalyo Habalyo cadowugii rer somalilan Miyey miyir bel asqoben marora dilac maqusten Horalosoconayaa Xadudaha somalilanders waa muqadis Xududaha waa lamatabtan Aay Walibaa ayskaciyo Mudanee mujahid axmaed maxamed kahiin allowu nodaa Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Kunolowuu bashbash iyo barwaqo
@abdinasiryusufmohammed5101
@abdinasiryusufmohammed5101 4 жыл бұрын
Geesi qaran mujaahid kaahin waa ragii ugu sareeyey ciidamadda soomaliyeed balse markii la gacan bidixeeyey dal iyo degaanba Ayuu ka goostay kacaankii
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 Жыл бұрын
Maasha Allah mujaahidka dhulkiisa ka xoreeyey cadowga dhiigmiiratada ahaa
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
اللهم ارحمهم موتهم
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 4 жыл бұрын
Allh mxaa GEESI INO HAGAR BXAY KUMA ILAAWO #MUMKAHIN Ahna W.ARIMA GUDAHA #SOMALILAND allh xaq ayad uleday inad ahato wa anlakagi inad no hyso xilka💪💪💪💪❤❤❤❤❤❤❤
@caydarusabdillahi6956
@caydarusabdillahi6956 4 жыл бұрын
Masha Allah mujaahid Maxamed Kaahin Axmed ilaahy haku xiftiyo waa Nin wada xasuusa
@suleymaancabdulexasan7202
@suleymaancabdulexasan7202 Жыл бұрын
Mujaahidiinta haloosameeyo aqoonsi lagu sharfo
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 4 жыл бұрын
Ducaale adeer markad hawl gabto Barnaamij kan qof kale u dhiib. Waad xanuusan karta laakiin noloshu ma istaagto
@MukhtarIbrahim-jy9sy
@MukhtarIbrahim-jy9sy 25 күн бұрын
Dad is jecel bay ahaayeen
@xasandheere3294
@xasandheere3294 2 жыл бұрын
Mujaahid maskax fiican geesi geesi dhalay
@suleymaancabdulexasan7202
@suleymaancabdulexasan7202 Жыл бұрын
Soomaaliya inteey sidaan tahay waxba haku darsamina laakiin hadeey hagaagto oonabad iyo doolad wanaag layimaadaan markaa midnimadaa qeeyrbadan inta kahoreeysa meeshiina kajooga
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 4 жыл бұрын
Wow ssdf my jamhadaydii guul ssdf
@nasriinibrahiin1004
@nasriinibrahiin1004 2 жыл бұрын
Baalidhaye iyo gawlalaale qayb laxaadleh ayay ka qaateen halgankii
@apdihakimck602
@apdihakimck602 Ай бұрын
Reer daahir iyo snm waa isku mid waa reerka qudha ee snm caadiga u wda ahaa .
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
MJ Uu Aa Uu Aa
@abdi1502
@abdi1502 9 ай бұрын
Ducaale isagaa dadka hor carara qof kasta oo lawaraysto buun buunin baa hadalkiisa kujirta
@gudbifariinta3958
@gudbifariinta3958 Ай бұрын
This reminds me Tubac Shakur killer going around singing how he had murdered Tubac. This Arab hitman is explaining better what is wrong with Somalia. Brst research materials here folks. Also i found two other channels called Xusuus Reeb and Goobjoog. The criminals who went to the air on these two channels even sing better incriminating themselves confessing how and when they devoured Somalia
@xasanaxmed6078
@xasanaxmed6078 Жыл бұрын
Q.tii..afraax..kornayl..maxamed..kaahin...q..4
@ahmedabdi3629
@ahmedabdi3629 2 жыл бұрын
Corney cabdi laahi siciid ala ha unaxristo waxuu ahaa ciise muuse waxa dilay gaani narrta ilaahay ha geeyo
@am.b5688
@am.b5688 Жыл бұрын
Hada ma indaga ka ah Faqash Laascaanood, aduun! Soomaali kala dhamaan mayso, inagii bayba inagu kala celiyeen!
@ahmedopone4080
@ahmedopone4080 Жыл бұрын
Kkkkk mayyee waa mujaahidiin la dirirayo taliska Hargeysa.
@osmansufi4066
@osmansufi4066 4 ай бұрын
Libaaxo khadra cusmaan cali weyne walee geedidyad libaaxad bay ahayd jecliyaa ilaa yaraantii libaaxad
@abdikarimgedi3589
@abdikarimgedi3589 2 жыл бұрын
Reer fagash. Xaar.ilaahay baa idin nacay
@suleymaancabdulexasan7202
@suleymaancabdulexasan7202 Жыл бұрын
Halganka waalawada galay snm haba kuhoreeysee usc weey soo qatimeen siyaad bare kaligiin lama aadan dagaalin hadane anagaa nagu colaadisaan nin aan anaga kasaarnay muqdisho markaad utaakweeydeen waad noo bilaawdeen dagaalka anagane waan dhimeeystirnaye maxaad noogu riixeeysaan nin aan wada saarnay
@somalios1497
@somalios1497 4 жыл бұрын
Uskag reeb qudhmis
@geeleahmed7079
@geeleahmed7079 4 жыл бұрын
shame please
@kaareburburiye
@kaareburburiye 4 жыл бұрын
#somali somali AFLAGAADO,,,,MEESHAN LOOGAMA BAAHNA WAXAN LAGA SHEEKEENAYO WAA WAX DHACAY,,,, DHALFO MADOW YAAN LAGUGU AASIN EE MARDANBE FUTADA HAKA DHUUSIN,
@alihassa2295
@alihassa2295 3 жыл бұрын
faqash waa faqash uun adigiibay amisom kenye ethiopian hablihiina xeryaha ay kubhaystaan ayaad hadlayaa
@fuadwarsame6688
@fuadwarsame6688 2 жыл бұрын
Faqash cadhootay ayaad tahay, tabar yare!
@milo9667
@milo9667 2 жыл бұрын
Ciil u dimo alxamullihah guusha illaahay anagu na siiyay waa na idin jabinay ee xasuustan haday ku dibayso ha daawan
xasuus reeb mohamed baruud uffo
1:10:15
Horn Cable Tv
Рет қаралды 178 М.
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН
HOW DID HE WIN? 😱
00:33
Topper Guild
Рет қаралды 35 МЛН
Каха ограбил банк
01:00
К-Media
Рет қаралды 11 МЛН
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 4,1 МЛН
XUSUUS REEB PROF XASAN WARFAA QEYBTII LABAAD
51:04
Horn Cable Tv
Рет қаралды 42 М.
Barnaamijka Xusuus Reeb Waraysi Maxamed Kaahin VOL5 Part 1
38:05
Horn Cable Tv
Рет қаралды 181 М.
Xabsigii labaatan jirow iyo Maxamed Baaruud.
45:56
Galaydh Media
Рет қаралды 50 М.
Barnaamijka Waayo Joog: Qaybta 4aad Halgamaa Ifiso.
43:05
CBA TV
Рет қаралды 78 М.
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН