I.T.E Final Episode -  Gold - Sep
48:37
I.T.E EURAUD - EPISODE 8
9:31
3 жыл бұрын
I.T.E SP500 Episode 6
16:17
4 жыл бұрын
I.T.E - Episode 5 - GOLD
17:51
4 жыл бұрын
I T E   GBPUSD   EPISODE 4
9:06
4 жыл бұрын
I.T.E - EURUSD - Episode 3
7:08
4 жыл бұрын
Institutional Trade Entry Episode 2
42:18
INSTITUTIONAL TRADE ENTRY
49:39
4 жыл бұрын
Trading plan - Sidee loo sameeyaa
41:42
Copy Trade - Part 2
26:35
5 жыл бұрын
WAA MAXAY TRADING?
33:24
5 жыл бұрын
Introduction to Foreign exchange
31:34
FUNDAMENTALS
30:11
5 жыл бұрын
New Telegram Group
4:03
6 жыл бұрын
Пікірлер
@MaryanCadey-b6w
@MaryanCadey-b6w Ай бұрын
walal side loga bixin kara lacag adiga somali jogo aniga wan sodagsaday lakin ma aqano sida lacag logabixiyo
@raaqiabdi2241
@raaqiabdi2241 2 ай бұрын
Diinta wax kasto ka muhiimsan sxb ka tag ribo meshii laku sheego
@user-kj1jt3si9f
@user-kj1jt3si9f 2 ай бұрын
Mobilkaa kaa wrn ustaad caadi maa yahay ma lagu isticmaali karaaa
@LightningFx-fv8ji
@LightningFx-fv8ji 3 ай бұрын
Walal xagee ayaan kaga so xidhiidhaa ??
@mohamedomar976
@mohamedomar976 5 ай бұрын
Thank You So Much Ustaad
@mohamedomar976
@mohamedomar976 5 ай бұрын
Thank You So Much Ustaad
@itsme-tu4fy
@itsme-tu4fy Жыл бұрын
2023 kii baa la marayaa hadda
@abdikadiromer3161
@abdikadiromer3161 Жыл бұрын
icmarked coon makafuran karaa anoo soomaaliya jooga ama qof iga caawiya oo jooga meel uu kashaqeeyo
@baro-kotrading
@baro-kotrading Жыл бұрын
how do you filter out the loosing trades.. waxaad u chart ka ku jurra trades badan oo signal ka systemkan leh oo loosers ah.
@abdirizakabdulkadirabdulla3906
@abdirizakabdulkadirabdulla3906 Жыл бұрын
Ma aha allh markaad cilmo fcn leedahay wa sidaas waxan arkay culimo badan oo forex aqoon u lahayn oo ka hadlayo lkn shiiqan aad ayuu u yaqana sifcn ayuu u falanqeeyey
@eng.mohamedhassan2496
@eng.mohamedhassan2496 2 жыл бұрын
Ustad script ama source code ka halke ka helaya ado mahadsan bro
@mohamedsaidmohamed2748
@mohamedsaidmohamed2748 2 жыл бұрын
Wll ugu horayn waad mahadsantahy laakiin xaqiiqada forex dadka u sheeg forex maaha system wa riskmanagement iyo mind set
@ismahanaadan3774
@ismahanaadan3774 2 жыл бұрын
Walal qokii fahahin rabo xagee kala so xarikara?
@ahmedabdi1169
@ahmedabdi1169 2 жыл бұрын
maxaa uga bixisay Video CJCJAPP TUUUUUUUUUG
@ahmedabdi1169
@ahmedabdi1169 2 жыл бұрын
TUUGII weynaa ee CJ waligay ku ma helmaami doono Tuuuuuuuug oh
@somaliipcapitalsolution1972
@somaliipcapitalsolution1972 2 жыл бұрын
Chart ga candle aad isticmaalayso waa nooce
@OnlineShopp-ej5vn
@OnlineShopp-ej5vn 2 жыл бұрын
Halkan ka baro falaqaynta suuqa forexka kzbin.info/www/bejne/a4PWiX6Xic6Ens0
@maj4841
@maj4841 2 жыл бұрын
SXB CASHARADII CJ EE AAD DADKA KU AADEYSAY, ANAA LA DEGAYE MA SOO GELIYAA? ADIGU WAADABA MASAXDAYE.🤣
@cabdicasiisrooble8005
@cabdicasiisrooble8005 2 жыл бұрын
Videos kii cj waa bixisay, umada aad beenta igo tuugada u gacan galisay waliba sandareerto yar owgeed. Damiir ma lihid walaalka lacagtiisa ayaa ka raali noqotay in lagu cuno tuuganimo. Useless
@bisleibrahim8404
@bisleibrahim8404 2 жыл бұрын
london and new york marka copy ku dhaho xariiqdavwap aya iga tagaysa side lagu xallin
@fardowsacabdi1292
@fardowsacabdi1292 2 жыл бұрын
Thanks wll wax badan ka faiday
@ayaanabuuker2409
@ayaanabuuker2409 2 жыл бұрын
Maansha Alaah
@maxamedaxmedmaxamed9146
@maxamedaxmedmaxamed9146 2 жыл бұрын
Masha allaah ustd ku mahsanid dadaalka aad dhalinta somaaliyeed aad uhaysid
@yuusufmohamud486
@yuusufmohamud486 2 жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad MT4 ama MT5 maku shaqeeyaa Indicatorkaan??
@Samey001
@Samey001 2 жыл бұрын
Ust meel aan kaala soo xiriiro iiaheeg
@mohamedabdimohamoud8328
@mohamedabdimohamoud8328 2 жыл бұрын
1000Pips bishii aad bay ugu yartahay qofka accountigiisu yaryahay oo 0.01lot ku gala
@mohamedabdimohamoud8328
@mohamedabdimohamoud8328 2 жыл бұрын
heikin ashi candlestick miyaa isticmaalaysaa?
@somtechacademy
@somtechacademy 2 жыл бұрын
mhdsmd mcalin💯❤
@yuusufmohamud486
@yuusufmohamud486 2 жыл бұрын
Allaha Ku sharfo Ustaad Abdifitah aad baan ugu baahanahay Indicator kaan noo soo dhamaystir casharada inshallah
@cadceedchannel3734
@cadceedchannel3734 2 жыл бұрын
Ustaad Aadbaad u Mahadsantahay wllo waxaad noogu noqotaa faaiidada halaka laga baxaaayo ama TP GA ama inta lagu jiraayo faaiida waxa kale oo noogu noqotaa xaga saacadaha adoo Ku salaynaaya qofka jooga Somalia ustaad Raalina Naga ahow
@FidaaM
@FidaaM 2 жыл бұрын
MashAllah thanks a lot ustaad ileehy ajar iyo xasanaad hakaa siyo
@cadceedchannel3734
@cadceedchannel3734 2 жыл бұрын
My teacher Aad baad u Mahadsantahay anigoon aqoon ayaad I bartay Forex waxa uu yahaya mudo dheer ayaan kugu xidhnaa ilaa video gii ugu horeeyey ee Aad soo dhigto ilaabmaanta
@hibaaqmaxamed6376
@hibaaqmaxamed6376 2 жыл бұрын
Asc wll halke inka so xarikar
@Falanqeynta_musalsalada_Somali
@Falanqeynta_musalsalada_Somali 2 жыл бұрын
ustad weli indicators miya ka daba wareegaysaa
@cabdifataax2587
@cabdifataax2587 2 жыл бұрын
Asc ustaad laguma hayo nabad qab ayaan ku rajaynayaa
@khayreabrar3270
@khayreabrar3270 3 жыл бұрын
sxb pronunciation iska sex waa imbalsi { empulse {
@ahmedabdi5857
@ahmedabdi5857 3 жыл бұрын
barnaamijkan markii ugu horreysay ee an daawaday 5 sano ka hor hungurigaa iga soo dhacay meel lacag fudud laga faaidayo, xittaa waxa igu soo dhici jirtay in an is waydiin jiray maxay dadku urafaadaan oo shaqooyinka kululugu jiraan... hadeerna caksigan ka jooga 1:waa xaaraan badankeedu 2:khatarteedu waa %100 xasuus hore.
@amatallah7719
@amatallah7719 3 жыл бұрын
maasha'allah walaalkey waan cubahay caawin baan ubaahanahauk ayaan joogaa groupkiina waan ku jraa
@greedytrader5087
@greedytrader5087 3 жыл бұрын
wan ku cawin ilaso xidhiidh ani wllo
@abdalleali3286
@abdalleali3286 3 жыл бұрын
Sxboow hada millioneraatahay umaleynaa Muuqaaladada 7years ago weeye anaguna hada ayaanu baraneynaa bahalka ilaahay haduu nafta noodaayo mar un baan gaari
@babyawesometwo5828
@babyawesometwo5828 3 жыл бұрын
Thnks masuul aniga 100$ intaan ku shubtay ayan risk management iska dhaga tiray lot size wayn ayan isticmaly suuqa labo isbuuc ayan kaga baxay lkn hada cashar ayan ka qaatay risk managment wa muhiim qofka waa inuu ogaado waxa u qalma accoun kiisa
@maagofficial4882
@maagofficial4882 3 жыл бұрын
Wll 1 Dolar maku Shaqi tagi karaa
@CoofavBulle-og5ld
@CoofavBulle-og5ld 3 ай бұрын
Labada su,alod ad so qorty wall labaduba wa maya ❤
@maagofficial4882
@maagofficial4882 3 жыл бұрын
ID la Aan ayaan rapaa inaan Shaqysto masha qaysan Karaa wll
@MohamedOmar-qx3cj
@MohamedOmar-qx3cj 3 жыл бұрын
Acs mudane waan ku salamay runtii waaa marnaamij oo loo bahan yahay ee xagee lagaaga soo xariiri karaa in kastoo aad 2 sano kahor aad soo dhigtay hada xagee lagaa heli karaa mudane
@nikjaoleji4780
@nikjaoleji4780 3 жыл бұрын
He has been trading for almost 5 years and still doesn't understand the charts. Probably because of the money he stole
@faisalibrahim6943
@faisalibrahim6943 3 жыл бұрын
Waa u baahan nahay caashiro nugu taageer qeer Allaha ku siiyee.
@faisalibrahim6943
@faisalibrahim6943 3 жыл бұрын
Waa mahadsan tahay walaalkey waa noo faa.iideysay.
@yaxyenuurcabdi4726
@yaxyenuurcabdi4726 3 жыл бұрын
hada ma trade garaysaa zxp
@shanfoolabdikariin2332
@shanfoolabdikariin2332 3 жыл бұрын
Asc wll Mohamed tellkaga ban rabaa adoo raaliya
@shanfoolabdikariin2332
@shanfoolabdikariin2332 3 жыл бұрын
Asc wll Mohamed plz wll tellkaga ban rabaa adoo raali ah.