Sxb Arinkan culimada ayaanu udaba fadhiisan Culimada waaweyni waa xaaraan tinimeeyeen. Xoojin taa aad sheegtayna ma fahmin Aduun koobani yaanu ina jiidan wax lagu halaag samayona ha fidnoon ee iska hubi Xaaraan taajir waxaan kaxigaa Jab roodhiya iyo masaajidkaygaan ku jiro Wa bilaahi towfiiq
@iftiinseheacadmey255 жыл бұрын
Mashalaah si wacan ayaad noo fahan siisay allaha kaa abaal mariyo
@alimohamed-hj6xt4 жыл бұрын
Is it a financial leverage? Or operational leverage? Wax ma soo saartaa lacagtu Bini aadamka Ku intifaaco sida cunto,dhar,baabuur,iwm.
@mustafeshaybe75695 жыл бұрын
Mancha Allah mcln ilahy ajar haka siyo sida wcn ee ad dadka jahliga oga sarayso
@abdirizakabdulkadirabdulla3906 Жыл бұрын
Ma aha allh markaad cilmo fcn leedahay wa sidaas waxan arkay culimo badan oo forex aqoon u lahayn oo ka hadlayo lkn shiiqan aad ayuu u yaqana sifcn ayuu u falanqeeyey
@eliasfarah17895 жыл бұрын
Si wanaagsan baad u dhigtay saaxiib. Sheeku adiga oo kale oo suuqan muddo badan ku dhexjirey inuu kula soo xidhiidho ayey ahayd, ee inuu google xogta ka raadiyo isla markiiba ma ahayn. Waad salaamantahay Ustaad Cabdifataax.
@hiddonetwork54524 жыл бұрын
Abdifatah we miss you brother... i hope you will come back and teach us again.
@sulaimana37685 жыл бұрын
Hadaann kusoo biirayaa forex trading
@abdiazizshareeco61855 жыл бұрын
manshaa allaaah macalin abdifattaax si qurux baddan baad u dhigatay khaasatan waxaan kaaga mahad celinayo sida quruxda baddan aad culumadda hadalkooda u dhigtay una sharaftay. waayo dad badanbaa sxp waxay doonaan ku hadlay cimaddana booskoodii gayn waayay
@SuperRaxeeye4 жыл бұрын
leverage waa deen uu kusiinayo brokarka ee sheeq runta sheeg . mida kale hadii eey tahay sidaad usheegtay yaawaye cida kudhaheeyso lacagtaan kusoo ganacso hadii aad qasaartana kaama rabo bal somaliyeey aqligiina hashaqeeyo forex waan kaganacsada mana isticmaalo leverage ee dadka sicad wax haloogu sheego oo hasirina dhibaatana madaxa haugalina waad mahadsan tihiin.
@AbdulAziz-su4sy4 жыл бұрын
Watch this and you will know what is right or halal. Stop for your sake of aakhira to be in safe side and you're making so many sayiaat jaariya teaching this haram. I advice you as a brother in islam watch this and make tawbah and discard what you doing or teaching. Do you want more sayiaat in your book. Do you want to die while you're eating haram money and teaching people how to make haram money without knowledge. Educate yourself and the doors of taubah is still open remember. And delete all ur videos before it comes against you in the judgment day and those people will blame on you cause you teach them this haram earning money without proper knowledge. And I advice all of you before you follow someone blindly do research and see what you engaging it and ask the people of knowledge. " أسئلوا اهل الذكر إن كنتم لا تعلمون ".... There is Islamic finance scholars who can clarify your questions if you go to them and at the end it's your choice. You're free if you want to enjoy haram money in your worldly life of 60yrs and loose your eternal life of Aakhira just for this 60yrs in here. Ask yourself after you watch the video that i give its link below . Is this deserve it or not in another way 60yrs of worldly life verses Eternal life in Aakhira. Choice is urs... Video link of Islamic Finance Scholar talking abt Forex in details : kzbin.info/www/bejne/oJnCc4NqgqdrfNk
@abdiwahabosman71085 жыл бұрын
Shukran ustaad
@guled96034 жыл бұрын
Maxay tahay faaiidada uu kugu qabo brokers ka marka uu laeverage inta la eg kaaga dhigayo lacagtaada? mida kale hadii quwad lagugu yeelo soo wali lacagtaada maahan oo waxaad rabto ugama ganacsan kartid mase trade kaliya ayad ku gali kartaa o kaliya ? arrinta faaiidada markii aad samayso inaadan lacagta hore k a helleyn ee maalmo qaadaneyso soo wareer maahan oo hand to hand meesha kama baxayso?
@raaqiabdi2241Ай бұрын
Diinta wax kasto ka muhiimsan sxb ka tag ribo meshii laku sheego
@alihaji95905 жыл бұрын
Asc Abdifitax aad ayaan kuugu baahnaa hal su,aal ayaan ku weydiin lahaa oo weliba laga yaabo in aad adiga xitaa wax ka faaiido, its about Forex FG diina ma ahan. Tell ama ciwaan makaa heli karaa?
@SomaliOnlineTrader5 жыл бұрын
Wcw sxb waan ku salaamay, halkan iga soo qabo...... t.me/SOTfx ama qeybta contact us website keena Www.somalionlinetrader.so (Weli shaqo ayaa ku socota website ka).
@AbdulAziz-su4sy4 жыл бұрын
Watch this and you will know what is right or halal. Stop for your sake of aakhira to be in safe side and you're making so many sayiaat jaariya teaching this haram. I advice you as a brother in islam watch this and make tawbah and discard what you doing or teaching. Do you want more sayiaat in your book. Do you want to die while you're eating haram money and teaching people how to make haram money without knowledge. Educate yourself and the doors of taubah is still open remember. And delete all ur videos before it comes against you in the judgment day and those people will blame on you cause you teach them this haram earning money without proper knowledge. And I advice all of you before you follow someone blindly do research and see what you engaging it and ask the people of knowledge. " أسئلوا اهل الذكر إن كنتم لا تعلمون ".... There is Islamic finance scholars who can clarify your questions if you go to them and at the end it's your choice. You're free if you want to enjoy haram money in your worldly life of 60yrs and loose your eternal life of Aakhira just for this 60yrs in here. Ask yourself after you watch the video that i give its link below . Is this deserve it or not in another way 60yrs of worldly life verses Eternal life in Aakhira. Choice is urs... Video link of Islamic Finance Scholar talking abt Forex in details : kzbin.info/www/bejne/oJnCc4NqgqdrfNk
@tanishamanjiyani28385 жыл бұрын
Forex trading halal or haram ? and What's about leverage? English
@iskaashicommunity8375 жыл бұрын
forex halal
@talowanaag58695 жыл бұрын
Goormuu kahadkay shiikh dirir forex?
@ah11144 жыл бұрын
Waa dayn qaab daran oo xaaraan ah. Illahay ka cabsada The combination of giving a loan and getting something in return. You stated that they do not give you a loan for free; rather it is so that you will buy and sell through them, so that they may benefit from the difference in prices.
@AbdulAziz-su4sy4 жыл бұрын
Watch this and you will know what is right or halal. Stop for your sake of aakhira to be in safe side and you're making so many sayiaat jaariya teaching this haram. I advice you as a brother in islam watch this and make tawbah and discard what you doing or teaching. Do you want more sayiaat in your book. Do you want to die while you're eating haram money and teaching people how to make haram money without knowledge. Educate yourself and the doors of taubah is still open remember. And delete all ur videos before it comes against you in the judgment day and those people will blame on you cause you teach them this haram earning money without proper knowledge. And I advice all of you before you follow someone blindly do research and see what you engaging it and ask the people of knowledge. " أسئلوا اهل الذكر إن كنتم لا تعلمون ".... There is Islamic finance scholars who can clarify your questions if you go to them and at the end it's your choice. You're free if you want to enjoy haram money in your worldly life of 60yrs and loose your eternal life of Aakhira just for this 60yrs in here. Ask yourself after you watch the video that i give its link below . Is this deserve it or not in another way 60yrs of worldly life verses Eternal life in Aakhira. Choice is urs... Video link of Islamic Finance Scholar talking abt Forex in details : kzbin.info/www/bejne/oJnCc4NqgqdrfNk
@asadfraystudio26735 жыл бұрын
thanks bro hslkeedii baad dhigtey
@Dscompany15 жыл бұрын
WHAT IS LEVERAGE [1]use borrowed capital for (an investment), expecting the profits made to be greater than the interest payable. [2] the exertion of force by means of a lever. [3]the ratio of a company's loan capital (debt) to the value of its ordinary shares (equity); gearing [4]use (something) to maximum advantage.
@ismailhidig3435 жыл бұрын
asc sxb waxaan rabaa in bilaabo forex talooyin ayaa ka rabaa iyo sida lagu heli karo brokers halaal ah fadlan meel aan kaala soo xariiro ii sheeg email ama facebook
@helpyourpeople25685 жыл бұрын
Ismail Hidig broker halal ah I am using black bull XM they have non swap account with good leverage if you are provisional traders if you need more help My contact number 07507 697144
Markaas waaba qamaar hadii marna ad qasarayso marna ad faidayso kolay qamarka saas lagu yaqaan
@SomaliOnlineTrader5 жыл бұрын
Business ka faaiido iyo khasaaro ma leh miyaa?
@hamdaahmedhasan16515 жыл бұрын
@@SomaliOnlineTrader wuu leyahay lakin isma lahan qamarka iyo ganacsiga qamarka waxa lo xaran timeyay waa lacag adan lahayn ayaa helaysaa si kadis ah ama lacagtadi ayaa lagu cunayaa si kadisa mana taqanid waxa cunay ama midaa heshay ma taqanid meshay katimid marka aan ku waydiyee yaa leh lacagtas asal ahaan ama sida kale yaa cunay tadii hhhhhhhh
@SomaliOnlineTrader5 жыл бұрын
@@hamdaahmedhasan1651 kkkkk Waa sual fiican.....faaiido iyo khasaaraba inta badan shakhsiga ayeey k xiran tahay sida uu farsamade uu suuqa uga faaiideysanayo aqoon teeda. Example suuqa iska gal ma aha, wax yaalo badan waa in aad lasocotaa, iskuna deydaa isbedel ka markuu bilaabanayo in aad geshid oo aad u raacdid suuqa dhinacuu socdo. Lacala khasaaro hadii uu yimaado waa in aad uga baxdaa adoo khasaaro yar haya intaad hal misa laba mar account kaaga lacagta kuug jirta aad wada khasaarin lahayd. Khasaare wuu dhici laakin adiga ayey kugu xiran tahay tashiil ka. Kasoo qaad maanta waxaad samaysay 100 faaido ah, waxaad khasaartay 60, waxay maalintii kuugu dhamaatay adoo 40 faaiido haya, waxaan ka wada suuqan wuxuu leeyahay faaiido iyo khasaaro, adiga ayey kugu xiran tahay laakin farsamadaada, dhowr casharo oo kala duwan ka fiirso channel keena sida lagu garto isbedel ka sida lagu ogaado. Wax kasta aqoonta ayaa furo u ah.....
@AbdulAziz-su4sy4 жыл бұрын
Watch this and you will know what is right or halal. Stop for your sake of aakhira to be in safe side and you're making so many sayiaat jaariya teaching this haram. I advice you as a brother in islam watch this and make tawbah and discard what you doing or teaching. Do you want more sayiaat in your book. Do you want to die while you're eating haram money and teaching people how to make haram money without knowledge. Educate yourself and the doors of taubah is still open remember. And delete all ur videos before it comes against you in the judgment day and those people will blame on you cause you teach them this haram earning money without proper knowledge. And I advice all of you before you follow someone blindly do research and see what you engaging it and ask the people of knowledge. " أسئلوا اهل الذكر إن كنتم لا تعلمون ".... There is Islamic finance scholars who can clarify your questions if you go to them and at the end it's your choice. You're free if you want to enjoy haram money in your worldly life of 60yrs and loose your eternal life of Aakhira just for this 60yrs in here. Ask yourself after you watch the video that i give its link below . Is this deserve it or not in another way 60yrs of worldly life verses Eternal life in Aakhira. Choice is urs... Video link of Islamic Finance Scholar talking abt Forex in details : kzbin.info/www/bejne/oJnCc4NqgqdrfNk
@Dscompany15 жыл бұрын
SU AAL quwadu marka aan anigu faaiido why ay quwadi u korodha ? anigu mudo dheer ayaan ku jiray FOREX waxaan u badin haya in uu FOREX xaraan yahay leverage marka aan anigu suuqa ku faiido leveragekina waa kordhaya why ?
@alihaji95905 жыл бұрын
Walala yaal bal hala eego shiikaan plz kzbin.info/www/bejne/oJnCc4NqgqdrfNk
Maadaama sarif ku uu sidiisaba wax yar isbedelo (cents wax ka yar) lacagteena faaiido badan kama soo baxayso, Laakin lacagtaada marka loo sameeyo misa laga dhigo mid la mid ah dhowr boqol oo kun oo Dollar waxaa kasoo baxaya faaiido badan. Leverage ka $1000 aad leedahay waxay la mid tahay adoo haysta $100 000.