Xishoodku Waa Maxay? | #Maangal
15:41
Adiga kumaad Tahay? | #Maangal
3:13
U Noolow Nacabkaaga | #Maangal
7:21
Sidan ku Hano Naftaada | #Maangal
5:22
7 Maskaxdu Ku Xoogaysato | #Maangal
16:41
5 Samee Ramadan Ka Hor | #Maangal
9:01
Maxaa ku DHIIRIGELIYA? | #Maangal
5:01
Ka Warqab Waalidkaaga | #Maangal
3:33
Nin Caaqil ah iyo Khamri | #Maangal
2:01
Пікірлер
@zeynabaxmed-qv1xd
@zeynabaxmed-qv1xd 19 күн бұрын
Thanks zhp
@SawdaMahamedIsmacil
@SawdaMahamedIsmacil 22 күн бұрын
Wada ku madhasatahayi❤
@WacyiQofeed
@WacyiQofeed Ай бұрын
Haddi aad la seexato eyyaha waxaad la kici doontaa boodo tagfi Taas oo micnaheedu uu yahay haddii aad seexato meel wasakh ah aad soo toosi doontaa adiga oo wasakhaysan wll haddi aad quudato wax negative wax aad la soo toosi doontaaa wax negative,adigu waxa aad tahay ee wakhtigaaga aada la qaadanayso ayaad tahy waxa aad quudato markooda ayay ku quudan doonaan
@IsmaacilcaliMohamuud
@IsmaacilcaliMohamuud Ай бұрын
Jasakalahu khayiir
@IidoKhadar-bf8mg
@IidoKhadar-bf8mg Ай бұрын
Mash alaah wll❤
@AyaanCabdi-eg1mr
@AyaanCabdi-eg1mr Ай бұрын
🎉
@FaadumoFanka-wj2no
@FaadumoFanka-wj2no Ай бұрын
Astaqfarta waan bilabay hadaa wxn ka helay wlhi deganasho
@user-fj5mt2yq5o
@user-fj5mt2yq5o Ай бұрын
alow awlad bari nasii intee awlad heysanin amiiin yarabi
@FarxiyoAbdulahi-ff1ds
@FarxiyoAbdulahi-ff1ds 2 ай бұрын
Dulqaadka Arina walbo
@xaragoxaaji1782
@xaragoxaaji1782 2 ай бұрын
Anigu dadka ima ixtiraamaan badan kood, xitaa waxan arkaa dad aan waxba ka halayn oo iska kay naco. Anigoo waxba ka samayn... waxaan ahay qof naxariis badan dadka wax siiso haday maal iyo xoog iyo hiil u baahan yihiin xitaa waxan jeclahay inaan xiriiriyo oo telefan ka waco..haday ila joogaan u sheekeeyaa farxad galiyaa.. ila taliya dadoow?
@SacdiyoMohammad-sz5jn
@SacdiyoMohammad-sz5jn 2 ай бұрын
😢😢wallal Ana sas ah wax I ixtiraama maleh 😢yarabi wixi nagu tagan nga qawa😢
@SacdiyoMohammad-sz5jn
@SacdiyoMohammad-sz5jn 2 ай бұрын
Hada malagu ixtiraama hadi ha thy mxa sameysay😢
@MaangalChannel
@MaangalChannel 2 ай бұрын
Midda 1aad, waa inaadan aqbalin ixtiraam darada, bahdilka ay dadku kugula dhaqmaan iyo hadala xunxun ay kugula hadlaan 2. Waa inaad naftaada u istaagtaa oo dadka kugu xad-gudba aad Yac is tiraahdaa oo aadan indhaha ka firsaan fal kasta iyo hadal kasta oo xun ay kugula kacaan 3. Waa inaad ixtiraamtaa naftaada marka hore 4. Dib u fiirso sida aad dadka ula dhaqmayso, haddii ay jiraan waxyaabo ay dadku kugu dhibsan karaan isku day inaad beddesho 5. Qofkii iska kaa naco adoo wanaag u samaynaya maxaa ku daba dhigaya, dhulka ilaahay wuu waynyahay dad baa ka badan oo wanaagaas aad samaynayso u baahan kaagana abaal hayn doona Ugu dambayn naftaada ixtiraam waxyaabaha ay dadka kugu dhibsan karaan iska bedel, dadka ku fahmaya oo wanaagsan ayaa wanaagaaga u qalma. Muuqaal baa jira ka hadlaya ixtiraam dheeri si lagu helo ka daawo kanaalka. Mahadsanid
@YasiinDharaar
@YasiinDharaar 3 ай бұрын
Mcalin mahadsanid wa. Hadal run ah nosobadi jasa akalahu qayr
@MaangalChannel
@MaangalChannel 3 ай бұрын
Wan ku faraxsanahay inu wax ku taray muuqaalka
@muxiyadiincali2478
@muxiyadiincali2478 3 ай бұрын
جزاك الله خيرا
@user-yw1wi9ir3x
@user-yw1wi9ir3x 3 ай бұрын
Itixankii ayaa hada noosoosocdo alaha nagu guuleeyo insha alaah❤
@user-yw1wi9ir3x
@user-yw1wi9ir3x 3 ай бұрын
Maasha❤alaah ilaahoow qeyr kusii insha❤alaa❤ hadan❤ahay 4ugudanbeyeyey
@nadiifoyalahow1735
@nadiifoyalahow1735 3 ай бұрын
masha allaaha tabaarak
@muzna4850
@muzna4850 3 ай бұрын
👍
@aarboy2305
@aarboy2305 3 ай бұрын
KEEP A MOVING FORWARD BRO
@user-kl5yj8gn5q
@user-kl5yj8gn5q 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤m.a
@amaalmaxmed
@amaalmaxmed 4 ай бұрын
Wxa aan daadanayaa wakhti aay caqabado badan ihoryaalan hanigayguu aad ayuu u sareyaa lkn wxyaabo bad ayaa kasokeya in aan halkaan rabo gaadho aniga oo Alle kaa shanayo wxn baln kuqaaday in aan wx walbo oo ihortaagan iska indho tiro ama aan kadulbodo Alle intixaanka aakhiro io kan aduunkb hanoo fududeyo
@MaangalChannel
@MaangalChannel 4 ай бұрын
Aamiin walaal, dhamaanteen
@Alphasports.
@Alphasports. 4 ай бұрын
Haa
@tawakal_mustafe
@tawakal_mustafe 4 ай бұрын
Insha allh
@user-ce9we6py2m
@user-ce9we6py2m 4 ай бұрын
Tnx brother🌹😊
@user-ce9we6py2m
@user-ce9we6py2m 4 ай бұрын
Tnx wll😢😮
@SumeeyoAadancadoow-cv9mw
@SumeeyoAadancadoow-cv9mw 4 ай бұрын
Waaw mahadsanid walaal❤😊
@dreamgirl.................1422
@dreamgirl.................1422 4 ай бұрын
Walaal xagee ka dhacdee video yadaada cilmiga lahaa iyo wx yaabo badan kaga faide apdeta noqo wll ado rali ah 🥺🙏
@loulaAliLoula-zl5dz
@loulaAliLoula-zl5dz 4 ай бұрын
Mashaallah
@user-zc1mp1wr2g
@user-zc1mp1wr2g 4 ай бұрын
inshalah wan dadalaya ita cimrigayga kadhiman wad mahad santahay sxb allah kusharfo cimrigaga inta kadhiman
@user-zc1mp1wr2g
@user-zc1mp1wr2g 4 ай бұрын
Adbad umahad san tahay sxb qali
@user-bp7tr6ze4t
@user-bp7tr6ze4t 5 ай бұрын
أَسْتَغْفِرُ اللّٰه
@sabirinabubakar8617
@sabirinabubakar8617 5 ай бұрын
Wcs mahadsanid wll runtii wa wax xaqiiq ah intaas ad so sheegtay o dhanba ilahay wixii wanaga hana garan siiyo way jiran cadoyinka xun dad fala ama kuwa wanagsan ba 2/5(2024(😍💯
@user-kq5sv4df4c
@user-kq5sv4df4c 6 ай бұрын
Mansha allaah
@CabdigalladAbsullhi
@CabdigalladAbsullhi 6 ай бұрын
Mahadsanid wll❤
@IsxackXassan-pf1io
@IsxackXassan-pf1io 6 ай бұрын
Dadka waxaa ka sooba dadka Romantic
@user-sm3gb5dk6r
@user-sm3gb5dk6r 6 ай бұрын
Ustaad noo soo badi aad aad ayaan ooga faa,ideystay aniga shaqsi aheenteyda muhiim ayuu ii yahay
@hoodomaxamedjamac1904
@hoodomaxamedjamac1904 7 ай бұрын
@sacdiyoshire2874
@sacdiyoshire2874 7 ай бұрын
Sallalaahu caleyhi wasalam ❤❤
@hoyosharifaaden301
@hoyosharifaaden301 7 ай бұрын
Allahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-hi4li9yt6u
@user-hi4li9yt6u 7 ай бұрын
Mahaha sanid walaa guulayso
@user-zc1rd1yz8x
@user-zc1rd1yz8x 7 ай бұрын
Waaw mahadsanid walaal❤😍
@ASASIYOGaafi
@ASASIYOGaafi 8 ай бұрын
Hooray U soco saaxiib, waanad Ku mahadsan tahay dhiiri gelin taada🎉
@historynerd7549
@historynerd7549 8 ай бұрын
Thanks walal
@samiyaomar3483
@samiyaomar3483 9 ай бұрын
Mansha Allah
@user-kl8ji3fc6l
@user-kl8ji3fc6l 9 ай бұрын
Masha Allah
@user-zo3vc2ib9u
@user-zo3vc2ib9u 9 ай бұрын
Asc waa markii igu horaysay een youtubksn imado ad ayan kuu salamaya wllo
@MaangalChannel
@MaangalChannel 9 ай бұрын
Wcs walaal, soo dhowoow
@user-zo3vc2ib9u
@user-zo3vc2ib9u 9 ай бұрын
@@MaangalChannel waan dhawahay wllo shukran hormar wacn kuu rajaynaya
@khadigiamohamud9938
@khadigiamohamud9938 9 ай бұрын
Wa run , labo wajiile, marka
@user-uq1bi1xk8c
@user-uq1bi1xk8c 9 ай бұрын
M.a mahadsanid🏃‍♀️🏃‍♀️
@stellaamazon4883
@stellaamazon4883 10 ай бұрын
❤❤❤
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 10 ай бұрын
Aqlaqda sida fargas jay cid shanmindo dad afkadher masar dagal kulajirto iyado kuwa afka gabar doorbideyso ee fananinta dhelin jirtay iskuadegsatay siida sadam iyo buush masriya asma loof badriya bililiq
@fatmaadam9224
@fatmaadam9224 10 ай бұрын
Mahadsaniid wll ❤❤❤❤
@Tasnem_tasmah
@Tasnem_tasmah 10 ай бұрын
Mahadsanid wll❤
@MaangalChannel
@MaangalChannel 10 ай бұрын
Adaa mudan walal