10 Awoodood oo uu Qofka Afka-Gaaban Leeyahay |

  Рет қаралды 27,156

Maangal

Maangal

2 жыл бұрын

#Kanaalka_Maangal
Subscribe Ku Dhufo: ✅ kzbin.info...
Liiskani waxa uu muujinayaa awoodda deggan ee dadka afka gaaban ay ku dhex leeyihin dunida aan waligeed joojin hadalka. Awoodahan dadka afka gaaban ayaa inta badan aan la dareemin iyado ay ugu wacan tahay dabeecadooda deggen misna dhawrsan, laakiin si kastaba ha ahaatee, had iyo jeer way firfircoon yihiin.
Waxaa jira faa'iidooyin badan oo ku saabsan afgaabnida. Sidaa darteed, haddii aad tahay qof af gaaban, haku lumin waqti adoo rajaynaya inaad noqoto qof furfuran oo bashaash ah ama qof hadal badan. Taa beddelkeeda, Ku dheg oo ku qanacsanow awoodaada degan taas oo ka imanaysa shakhsiyaadaada deggan.

Пікірлер: 34
@YasiinDharaar
@YasiinDharaar 3 ай бұрын
Mcalin mahadsanid wa. Hadal run ah nosobadi jasa akalahu qayr
@MaangalChannel
@MaangalChannel 3 ай бұрын
Wan ku faraxsanahay inu wax ku taray muuqaalka
@AbdiqaniAhmed
@AbdiqaniAhmed 2 жыл бұрын
tobic ii muhiim ah baad maantay nala wadaagtay, mahadsanid maangal. xogaha la xariiro shaqsiyadda bini'aadamka iyo dabeecadaha inaad soo badiso baan idin ka rajeynayaa. markale mahadsanid.
@MaangalChannel
@MaangalChannel 2 жыл бұрын
wan ku faraxsannahay inu wax ku taray, Aad ayad u mahadsanatahay. InshALLAH wan soo badin doonnaa
@firdosacabdi8028
@firdosacabdi8028 Жыл бұрын
Masha allah intaa shegtay oo dhan waa jiraan mahadsanid
@MaangalChannel
@MaangalChannel Жыл бұрын
Adiga mudan walal
@user-tz6ni8fy5r
@user-tz6ni8fy5r 11 ай бұрын
Waa sax
@ayaanleiiman626
@ayaanleiiman626 Жыл бұрын
M.allah Walaashay qaali ah guulayso markasta zxb
@sharmakekayse2939
@sharmakekayse2939 Жыл бұрын
shaqo wacan alle ku xafido wallal
@MaangalChannel
@MaangalChannel Жыл бұрын
Adna sidoo kale walaal
@user-kl8ji3fc6l
@user-kl8ji3fc6l 9 ай бұрын
Masha Allah
@sahraahmed8154
@sahraahmed8154 Жыл бұрын
Wa sax masha allh ana dabecadas leh
@HambiAbdullahi-rk2fu
@HambiAbdullahi-rk2fu Жыл бұрын
masha alaah
@user-sm3gb5dk6r
@user-sm3gb5dk6r 6 ай бұрын
Ustaad noo soo badi aad aad ayaan ooga faa,ideystay aniga shaqsi aheenteyda muhiim ayuu ii yahay
@historynerd7549
@historynerd7549 8 ай бұрын
Thanks walal
@liibaankhaliifa9367
@liibaankhaliifa9367 Жыл бұрын
Alx dhamaan wa dabecadahyga AMA badankoda faana igama aha
@FarxiyoAbdulahi-ff1ds
@FarxiyoAbdulahi-ff1ds 2 ай бұрын
Dulqaadka Arina walbo
@asmonour8225
@asmonour8225 Жыл бұрын
Dadka degan ad ban ujeclhy ballse ina ka mid noqda raheynaa mhsanid wll mcn wax ban ka fa.idey
@MaangalChannel
@MaangalChannel Жыл бұрын
Soo dhowow walal
@Daliima-hv6tb
@Daliima-hv6tb 10 ай бұрын
Alxm wan isku qancay maanta 😊
@MaangalChannel
@MaangalChannel 10 ай бұрын
Wan ku faraxsannahy
@aminmahadmoussa323
@aminmahadmoussa323 Жыл бұрын
Marka hore wan kaga mahadcelineya Wll waxad ka soshekeyse Iney Ii cafacdo rajeneya WA dhaab mida n
@MaangalChannel
@MaangalChannel Жыл бұрын
Soo dhowow walal. Waxan rajaynaya inay ku anfacaan hadu ALLE idmo
@user-cz3wy3dx9o
@user-cz3wy3dx9o 11 ай бұрын
Mahadsanid walal
@MaangalChannel
@MaangalChannel 11 ай бұрын
Adaa mudan walal
@IsxackXassan-pf1io
@IsxackXassan-pf1io 6 ай бұрын
Dadka waxaa ka sooba dadka Romantic
@aliahmedyacin721
@aliahmedyacin721 Жыл бұрын
Mahadsanid.
@MaangalChannel
@MaangalChannel Жыл бұрын
Adigaa mudan walal
@asmonour8225
@asmonour8225 Жыл бұрын
Mhasanid wll noso badi
@MaangalChannel
@MaangalChannel Жыл бұрын
Insh
@dalabmaxamuud6807
@dalabmaxamuud6807 Жыл бұрын
💙💖💓❣
@abdihassan3200
@abdihassan3200 Жыл бұрын
Adaa mudan Sxb Qali
@fardowsaissedirie9097
@fardowsaissedirie9097 Жыл бұрын
wlhi waruntaa
7 Maskaxdu Ku Xoogaysato | #Maangal
16:41
Maangal
Рет қаралды 10 М.
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 2,9 МЛН
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 56 МЛН
Dan Kama Laha Wilka ASTAAMAHAN LEH 5.Arimood || U Jar Xiriirka.
8:02
8 Arimood ku Kasbo Ixtiraam Dheeri Ah | #Maangal
10:31
Maangal
Рет қаралды 1,3 М.
Sideed u qaadi kartaa masuuliyada Naftaada
16:15
Macalin
Рет қаралды 28 М.
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 2,9 МЛН