Пікірлер
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 30 секунд бұрын
ALLAH WITH YOU MUUSE BIIXI .ALLAH GUILD OUR HERO
@Xirsishow
@Xirsishow 44 минут бұрын
Lknsxb maxaad dad ka u ashkataysaa haday kaa qaatan vidio clip
@deeqyare8773
@deeqyare8773 52 минут бұрын
Garaad jamac waligii ayuu ahaa halyeey geesi la jecel yhy horey iyo hada waa la jecel yhy❤❤❤
@MaxamuudCabdilahi-gb3sl
@MaxamuudCabdilahi-gb3sl 2 сағат бұрын
Waar wadanka waxaa talo aad siisaan moo yaan wax walba haka ha sheegina
@AboudiM
@AboudiM 2 сағат бұрын
Been raad maleh bye-bye 👋 kulmiye
@Ifraax-h5l
@Ifraax-h5l 3 сағат бұрын
GANACSATADU. WAA TUUG. WAAWAYN. WAANA. KUWA. DALKU. DHIBAATO. WAYN. KUHAYA. XITAA. ILAYNA. AQOONSADO. WAY. DIIDAN. YIHIIN. WAAYO. DANTOODA. GAARKA AH. MOOYEE. DAN. KALE. MAYAQAANAAN. WAA. WAXSY. SOOMAALILAN. KADHAQAAQI. WAYDAY. BAY. KAMID. TAHAY. HABQANKAN. AY. SOOMAALIYA. FASHILANTAY. NASOO. DHEXGASHAY. EEY. SHIRKADAHAN. AY. DHEX. SOCOTO. WAA. IN. WZXLAGA. QABTAA. WAAINA. SOOMAALIYA. FASHILANTAY. SHIRKADAHAN. XU N. IYO. GANACSATADAN. XUN. IYO. QADAADWAYNTAN. XITAA. WADAN. KEENA. KUSOO. QULQULAYSA. WALAGZ. QABTAA. OOXAD LAYNOO. KALA. DHIGAA. WAA. IN. LAKALADAAYO. SOOMAALIYA. MANIHIN. IYO. WAY. NADHEX. SOCDAAN. DADKEEDII. IYO. GANACSIGIIBA. WUU. ISKU. SOCDAA. TAA. MAYELAYNO. MID. SOCONAYSA. MASHA. WAA. INAAN. DAWLADA. USHEEGNAA. OO. HORGAYNAA. OONKU. KAAMBAYN. GARAYNO. INAY. WAXAASOO. DHAN. HAGAA. JINAYAAN. WAA INAY. CADEEYAAN
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 19 минут бұрын
Adiga yaa tahay baqyar oromo aya tahay somalida ka dax bax ifrax baqweyn
@m.khadarhassan8637
@m.khadarhassan8637 3 сағат бұрын
Ganacsatada Somaliland waa caydawga koobaad ee ay leeyihiin reer Somaliland
@abdulrahmanmohamed9032
@abdulrahmanmohamed9032 3 сағат бұрын
Maxa tan loo qaban waayey, maxaa sidan loo samayn waayey?? Waa suaala wanaagsan. Yaa ka jawaabaya?? Kuwiinan hadlaya waxaad ka mid tihiin mishkilada?? Haddii aad xal haysaan ku dhawaaqaya sidii aad u sixi lahaydeen mashaakilka aad ka hadlaysaan!! Meel fog ayaad fadhidaan oo aad dhaadhada ka haysaan!! Wax alla wax aad ku soo kordhinaysaan ma jirto oo wanaag ah!! Dhibaato iyo hagardaamo waad ku soo kordhisaan!!
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 5 сағат бұрын
Muuse shirkadahan wax hakaqabato
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 7 сағат бұрын
Haday dawlad jirto cashuurta waa la bixinlahaa. Dawladbaan jirin.
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 7 сағат бұрын
Cashuurta hadaan dadka loo soo celin oo wax loo dhisin maaha in la buciyo cashuur.
@CamuudAwed
@CamuudAwed 8 сағат бұрын
Waa yahay hadaba haday shirkada heena waa weyni Ama tujaarteenu yihiin kuwo Aan dooneyn in Aan dawlad Awood dawladeed lihi Somaliland ka dhalan Ama ay ka baqayan haday Somaliland xukumad la Aqoonsan yahay Oo sharciga ku dabakhda Ama ku fulisaa ka dhismin Somaliland muxuu Dahabshiil Muqdisho Oo haday dawlad xoogihi ka dhalato la hubo in ay hantida Dahabshiil ba la wareegi doonto sidii hore ba looga bartay dhaqanka Italia Soomalia Oo tujaar badan hore u moora duugtey ay shirkada Dahabshiil lacagtooda Muqdisho ula jecel yihiin Ee ay ugu maal geliyaan bal su'aashaa kooxda Dahabshiil hala weydiiyo Oo hala la yidhaahdo waa maxay sababta Aad maalkiina khamaarka u gelinaysaan Eed Soomalia Oo Aduunka Falied State ka ah ugula cararayaan Ama ugu maal gashanayaan intay Dal koodii iyo Dad koodii Reer Somaliland hantidoodii kala cararaan waa noocee dabeecada noocaas ihi
@abdiali319
@abdiali319 9 сағат бұрын
Maxaa iskaga Xidhan Puntland iyo Somaliland?. Somaliland is a separate country and is not part of Somalia. Puntland is legally part of Somalia. It’s a lie that Puntland is 2/3 rd of Somalia. Sool and Sanaag is not part of Puntland. Gaalkayo is half owned by Puntland. Puntland also has only 2 regions.
@KulmieGuled
@KulmieGuled 11 сағат бұрын
عجبا! أليس سفيها او معتوها لمن ظن أن الحبشة عونا أو معينا لوجود الأمة الصومالية
@ARDOKalinleh
@ARDOKalinleh 14 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@ARDOKalinleh
@ARDOKalinleh 14 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@inaguluyux
@inaguluyux 15 сағат бұрын
Dadka reer Puntland inay dadkaa qashinka ah la doodaan maba haboonayn, Puntland republic inay dad aan la sineyn hor fariisato sinnaba sax uma aha, dal iyo dad xor ah oo aan ajnabi waardiyeen baan haysanaa, anigu waxaan qabaa in confederate system aan xoog ku samaynno hadday diidaanna dal gaar ah noqonno. Dadkaa qashinka ah wax wanaag ah oo kasoo socdaa ma jiraan.
@Umm_HN
@Umm_HN 18 сағат бұрын
Maxaa bulaan loogu celcelin waaba caadadooda madax kasta oo budlan timaada inay kahortimaad oo ay macaarado Madaxdii fadaraalka somartay, Danina wuuba kasii xagjiraa oo waala og yahay wuxuu uga maqan yahay madasha waba yaan lagu mar marsiyoonin maqnaashihiin waa dantiisa shakh siyeed ayay ku kalamaqan yihiin mw xasan sheekh
@abobasement346
@abobasement346 19 сағат бұрын
waxan lah yabay Argagixisadah snm bah fadhidah shirkah o gonih gosadah kuwih rabay somali unah so dagalamay inay yihin somali way kah maqanyihi sidah khatumoh shirkan aad shegaysan waa shir mafiyo iyo moryan u so shaqoh tagay inay ku noladah dhigah umadah
@Zirilkacade
@Zirilkacade 18 сағат бұрын
Tastuurka ay dhigteen ayaad buuxin gobol iyo badh ugu yaraan ayaa lagu yidhi adna half gobol ayaad la ordaysaa markaa adigu soo buuxi sharciga
@w410921
@w410921 18 сағат бұрын
Hal gobol xitaa ma haysid. Sool bari ayaad haysataa, bad ma haysid,dhul barwaaqo ah ma haysid. Laba buurood baad ku habsaantay
@AbiibColaad
@AbiibColaad 8 сағат бұрын
Gundhufkii meel ayuu xasan garguutheh wlee
@bashirmohamed383
@bashirmohamed383 7 сағат бұрын
😂😂😂adigoon cidna aflagaadayn madoodikartid miyaa dadkiinan dawladnimo wa jeceshihiin haabkedana mahaysaane indhaha kala fura caydaadu cidna waxba kabadalimayse bl adigu waxaaga uun hagaajiso ohamuuqdan shuruudaha dawladnimama buuxi hadikale zawmaha de abt jabhadaada iska ahow liibaane dawladaha jasrkaga ahna hs xagxagsn de
@osmanibrahim3470
@osmanibrahim3470 19 сағат бұрын
HARTI DAAROOD WUXUU KU DHAWAAQAY DAWLAD KA MADAX BANAAN FAQASH SOMALIA 🔏🔏🔏🔏🔏 GUUL GUUL 😂🤣🤣🤣🤣🤣
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 14 сағат бұрын
Faqash oromo fakiin ba tahay musqul oromo
@sahrailtrihe9389
@sahrailtrihe9389 19 сағат бұрын
cheekh cabdiraxmaan baschir machaallah Allah Haku xafido Ismaciil cumar gelee Allah ha cafiiyo 💐
@khadrasalebaan2080
@khadrasalebaan2080 20 сағат бұрын
😝😛😛😝😜😝😜😝😜😝😜😝👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣
@hassandaher3563
@hassandaher3563 21 сағат бұрын
Sh cabdirahman. Waxay isku qoys hoose yihiin ismail cumar geele iyo xasan guuled. qoyskasi ayaa lasonola. Ismacil cumar ayaa ka dhigay wasiirka awqafta diinta. halsano ayuu hayay shaqadii lodiray ayuu ku fashiilmay .shacabki jibuutina wey iska horyimadeen.marki xilka laka qaaday ayuu mucarad ku noqday ismaciil cumar geele. marki danbe xafsi ayaa lakaliyay .marki xafska laka sidayay.ayuu uso baxsaday Canada..
@Xasbunalahwanimcawakiilan
@Xasbunalahwanimcawakiilan 21 сағат бұрын
Allaha caafiyo madaxweynaha
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 22 сағат бұрын
WAA MADAX SUNCUNTEY OO HABEEN IYO MAALINBA LAHABAARAYO WALEE MAALIN AYUU QOFWALBO DHIMAN ILLAHEY HORTIISANA WZXBAAYAAL
@AGuled-z5h
@AGuled-z5h Күн бұрын
Wadaad ku sheegu markuu galo siyaasad aanuu waxba ka aqoon wuxuu ku danbeeyaa argagixiso.
@YudufAl
@YudufAl Күн бұрын
Sheekhow nin buka ana jiran ha ku mashqulline diinta iyo wanaaga dadka far.
@MoustaphaAdenelmi
@MoustaphaAdenelmi Күн бұрын
😮😮😮😮😮😮
@BubaSpurks
@BubaSpurks Күн бұрын
bal kan hanuun nooceeyuka hadli karaa meyd soconay listen u skunk said abdullahi dani controlls 212 thousand square killomittres of which every inch is safe and fully populated and banaadir is only 144 killomitres not even close to 1 thousand get ur head right u have no I dea about good govrnance if u dont see controlling that much teritory as a success u just some undeserved credit puntland is a compleete governmet
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 Күн бұрын
ayaa wax ku weydiinaya adoon ayaa tahay hooyadaa ayaa sawaaxligu dushaga socinayaa ka yara waa qoladi8 qaansada
@MubYus
@MubYus Күн бұрын
Shaydaanku mar buu sheekh iska dhigaa diinta fasiraa ka hadlaa, siduu doono u dhigaa.
@MubYus
@MubYus Күн бұрын
Sheydaaaan iska dhigaya sheekh wuu jiraa.
@MoustaphaAdenelmi
@MoustaphaAdenelmi Күн бұрын
😡😡😡😡😡😡
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment Күн бұрын
🇩🇯🇸🇴 Hala iska ilaaliyo cafarta shar ayay damacsanYihiin walahi ilaahay sharkooda ha’ku celiyo yarab 🤲🏼🤲🏼 Shicibka Somalay Cafar waa marti dalka lakeenay wadanka malaha waa lagu abuuray sida Oromada Garawe, Jigjiga, Baydhabo & Hargaysa ay ugu soo badanayaan waana iyagoo baritoole yidhaah Madaxwaayne ayaan noqonaynaa Allahuma najaynaa yarab walahi dhimashaan kaxignaa Jabuutina 🇩🇯 walahi way holci Cafar haday damcaan inay wadanka MW noqdaan InshaAllah jihaadkuna waa xaq dhul Somali in la’difaacaa inshaAllah ilaahayna garab ayuu nasiin bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@Abdulkga
@Abdulkga Күн бұрын
Dhulka Djibouti 80% waxa degen Cafarta, Ciisuhu waxay degen yahay 20% . Adiga oo minority ka ah Djibouti sidee u dhihi karta nin Canfar ah Madaxweyne ma noqon karo?
@SoudeyssiMahdi
@SoudeyssiMahdi 23 сағат бұрын
cafartu lama keenin dhulka ayay leeyihiin
@rashidmoh7262
@rashidmoh7262 Күн бұрын
Ee eem den eeen
@mohiyadinmohamoudhussein780
@mohiyadinmohamoudhussein780 Күн бұрын
Sheekhu waa Mufakir, balse mar mar ayuu is yar jiidh jiidhaa
@MoustaphaAdenelmi
@MoustaphaAdenelmi Күн бұрын
🤔🤔🤔🤔🤔
@ahmedadan-u4t
@ahmedadan-u4t Күн бұрын
Disliked
@ahmedyaasiin3957
@ahmedyaasiin3957 Күн бұрын
Ta saddexaad kuma dhici karto miyaa? waxa uu ku raftay waxa la yidhi , qaar kale waxay yidhaahdeen. Wuxuuna isku haystaa isagu saaxibul-afgaar!!.
@istaahilismail5117
@istaahilismail5117 Күн бұрын
Please markaad hadalka bilaabeyso tartiib u hadal dhegeha ayaad dadka qarxineysaaye.
@CabdiraxmaanFaarax-vm1fr
@CabdiraxmaanFaarax-vm1fr Күн бұрын
Waxan qaba somalilan hadii macal dagal kadhoco somalilan waii kufadidota
@CabdiraxmaanFaarax-vm1fr
@CabdiraxmaanFaarax-vm1fr Күн бұрын
Somaliland markaor calmaka wakamaqnad lsiin Cid Pulaski waan daremasa wide calamari xidhiidh lalahad ayadaremidota itiicalaka lalahad xidhiidh
@MohamedIBRAHIMISMAIL
@MohamedIBRAHIMISMAIL Күн бұрын
Geesi idaacad fiican ayaad leedahay. Geesi noolow.❤
@hamzehariir
@hamzehariir Күн бұрын
Mahadsanid wllo Soo Dhawoow🙏
@mhamadahala
@mhamadahala Күн бұрын
@@MohamedIBRAHIMISMAIL waa argaxiso
@mhamadahala
@mhamadahala Күн бұрын
Kani waa argagixiso
@abdiali319
@abdiali319 Күн бұрын
Muse Biixi lamid maaha Ismaciil iyo Xasan. Madaxwayne Muse waxa si Dimoqraadi ah u doortay boqolaal kun, imikana November 13 waxa dhacaya, wuu soo noqon karaa, waana laga badin karaa. Ismaciil waa Dictator, Xasana waxa doortay in ka yar 300 oo qof oo jeebadaha buuxsaday. Sheikh intii aad Minasoota degtay waxaad noqotay Huwan. Ilaahay ka yaab. Kan ku waraysanaaya waa yes man.
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf Күн бұрын
BEENAALE, DILLEYTA SOWTII BERI HORE KA DEGEY RA'ISAL WASAARANIMADA. MA SEEDIGII BAAD UJEEDAA, MISE ADIGAA IS CAJABIYEY OO KU QANACSAN KHABIIRNIMADAADA, OO SIDAAD ISKU DHEGEYSANEYSEY BAAD KALA GARAN WEYDEY WAXAAD KU HADLEYSO ! MIYAAD ILOWDEY MARKII MACALIN CARABIGA AHAYD, ADOO SHAQADAADII DAAYICI JIREY, ARDEYDII MAS'UUL KA AAD KA AHAYD, INTAAD DAAQADDA DAMBE EE FASALKA KA DHACDO, SUUQA XULI JIREY... ADOO SIDAA U DAYACAN OO BILAA SHARAF AH, INAABTIGAA ISMAACIIL CUMAR GACANTA KAAGA RIDEY BOOS AAN JIRI JIRIN oo ADI LAGUGU QIYAASEY, DIRECTOR LAGAAGA DHIGEY HAY'AD JIDIID AH OO OO CASHO WAAFI AH LEH LOONA MAGAC BIXIYEY HAY'ADA ""DIIWAAN AL-ZAKAAT""". MARKII AAD KA DHIIGEYSATEY XOOLIHII LOO URURINAYEY AGOOMAHA, AAD KIBIR KA QAADEY LACAGTII XAD-DHAAFKA AHAYD EE AAD KA MAS'UULKA KA AHAYD, KADIBNA KIBIRKU KU YIDHI NOQO NIN MEEL WALBA JIIDHA, OO MARKII DHUBUQ DHUBUDAADA IYO ASHKATADU FARA BADATEY EDEB YEELO INAABTIGAA KU YIDHI, TAASOO KUGU NOQOTEY FILAN WAA, KADIBNA AAD IS TIDHI INTAAN LAGAA MATAJIN LA GOOSO WIXII AAD AGOOMAHA KA BOOBTEY, SIDAAS NA FILAN WAAGU KU YIDHI IS KA DHIG NINKII U HOREEYEY EE XAGA HOOYADÀA AMA QOYSKA ISMAACIIL KA SOO JEEDA EE MDXWNAHA KU MUCAARIDA NOQO. MARKII AAD MACALINKA AHAYDNA XÔGAAGA AYAAD KHAAYIMEYSEY O SHARAF WAAD KA ARADNEYD, MARKII MEEL CASHO WAAFIYA XAGA INAABTINIMADA AAD KU HESHEYNA, SHARAF MAAD LAHAYNOO BOOLI QARAN BAAD KU NAAXDEY, IMIKANÀ KHABIRNIMO WAXA U EEG EE KU TIMID NAASKII HOOYO IYO LACAGTII AGÔMAHA , SHARAF KUMA LIHID, HAL XAARAAN IHI NIRIG XAARAAN AH BAY DHASHAA !!!! JABUUTIDAAD U HADLEYSANA SHARAF KUMA LIHID OO WAXAA LAGUU ARKAA MUCAARID HUNGURI... MARKAA JABUUTI MAXAAD U SHEEGI ?????????
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment Күн бұрын
🇩🇯🇸🇴 Hala iska ilaaliyo cafarta shar ayay damacsanYihiin walahi ilaahay sharkooda ha’ku celiyo yarab 🤲🏼🤲🏼 Shicibka Somalay Cafar waa marti dalka lakeenay wadanka malaha waa lagu abuuray sida Oromada Garawe, Jigjiga, Baydhabo & Hargaysa ay ugu soo badanayaan waana iyagoo baritoole yidhaah Madaxwaayne ayaan noqonaynaa Allahuma najaynaa yarab walahi dhimashaan kaxignaa Jabuutina 🇩🇯 walahi way holci Cafar haday damcaan inay wadanka MW noqdaan InshaAllah jihaadkuna waa xaq dhul Somali in la’difaacaa inshaAllah ilaahayna garab ayuu nasiin bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@nasricabdi-i8e
@nasricabdi-i8e Күн бұрын
Cabdiraxman Bashir ismaciil baa dabada ka jaray oo waxaad iska dhigaaysa nin isagu iisoo saaray miiga markii aad timide Djibouti waxaad dhiganayside maxadka saoudida biilaa waraago ismaciil cumar geele ayaa wargada Djibouti ku siiye bii laa xeere maatana waxaad leedahay waxaaleedahay toolkaay waaxaay ii iguyidhaadaan waxnacuun enaagana waax nasiid madam muwaadiin kaligaa muwaadina
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he Күн бұрын
Allow Caafimaad sii MADAXWAYNE ISMACIIL CUMAR GEELE ❤❤❤❤
@grigorig1055
@grigorig1055 Күн бұрын
Isagii ba ka hadlayo oo ku mashquulay. What a hypocrite.
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 Күн бұрын
💚💛💚💛💚💛💚💯👍
@yusufdalalabdi4694
@yusufdalalabdi4694 Күн бұрын
Ethiopia hore ayay somaliland aqoonsatay 1960
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Күн бұрын
Ethiopians populations 2023,, 129-million people,, thanks,, for ever Somaliland rep,,
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Күн бұрын
Sxbyaal cidda loo baahan yahay ee ay Cid waliba baahida u qabtaa waa reer somaliland iyo dhulkooda iyo nimcada ilaahay ku manaystay ee bad iyo barriba dhex jiifta,,, waana mahad ilaahay malyuun jeeer,, geedka muuqdeey guushu hadhisana waa la gaadhiye reer somalilandoow cadawgiin ha jabee yaan la gaagixin insh tcaalaa,, for ever Somaliland republic,,