Africa Meesha ay ka dhali wayday waa Doorashooyinka,Doorashana waxa dila ama nooleeya waa Xukuumada markaa talada haysa ,oo faro galisa ,ciidanka,komishanka,shacabka,daacadnimo kasta oo ay muujiyaan waxa awooda haysta madaxda ,hadii uu madaxu hagaajinayona waa wada hagaagaan ,hadii wasiiradiisa iyo madaxda ka ilaaliyo waxa dhacaya doorasho lagu kalsoonaado,
@zeynababdullahi185117 сағат бұрын
Waxbaa sirdoon ah hadaan maqlo waxan xusuustaa Ibrahim caydiid 😅😅😅 Armaa kanina Abdirahman waxan oo kale bariis looga cunaa 😮😮😮😅😅😅😅😅
@camadhyareКүн бұрын
basasiti huwanta u waynayd weyan
@abobasement34623 сағат бұрын
waxaa is dortay waa qabil tah ogadah plz
@DeeqaFarah-vr1kg20 сағат бұрын
Hhhhhh miskina idinak qabiilo isku dortahy o waliba qol hoosti hadaan isku dagaal 😂
@iidwarfaa9936Күн бұрын
Waxa inagadaya dalka sumvadisa ha dilna e
@ubaxmaalin562Күн бұрын
Waxan lama dhagaysan karo
@rashidmoh726215 сағат бұрын
Benlow benbaa leysku maweelinaya Isweydii maxa xun somaliland Qofka s/land Ah ee Runta sheega waa cadewga s/land Wexan idiin sheegaya' Somaliland wexa laggu ferxo Oo shabka aan ka mid ahey mayaalo' Been.ayaa leysku maweliyaa an Jirrin shabka s/land Kukun kama jirro wayo Xukumed horre iyo midanbe Mina majirto' Wexa jirta laalush anti lunsi Sharxi maxamedo laalushku Ka socodda Askari subixii wuxu U kalaha laluush' Majirto wexa somaliland la yidhaa mana jiridonto Thank
@mahamoudnoor48911 сағат бұрын
Xamsa xarir malin ban hargaysa ku arkey waxan waydiyey burco digag ma lagu cunaa ?jawab ban ka sugayaa wali
@hamzehariir11 сағат бұрын
😂😂😂😂😂 haa aad waliba
@iidwarfaa9936Күн бұрын
Suldaan waxad joojisa xayaysinta reer koonfurka ad xayaysiiso xalay waxad xayaysinaysay reer koonfurka adoo reer waqooyiga liidaya iska dhadhicinta daroodka iyo reer xamarka iskada nin habaryoonis ah oo laandheere ah bad tahe
@abdulwahidmohamud-s1nКүн бұрын
Waa runta ha iska daayo arintaas
@iidwarfaa9936Күн бұрын
@abdulwahidmohamud-s1n hadad taqaano U sheeg
@iidwarfaa9936Күн бұрын
Ururada wa la furay wana la tartamayay nin iyo tamartii