Allah SWT dembigiisa ha dhaafo Muxammad Suleymaan Tubeec, heesaagii caanka ahaay ee Soomaaliyeed. Waa hubaa inaan fanka, hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliya soo mari doonin qof halkii uu banneeyey buuxin doono. Aniga shakhsi ahaan xasuus gooni ah oow igu leeyahay.
@Gantaalahamedia Жыл бұрын
Dadkan wa libax arooska mxa mobile C1 ah ku fiirsaday
@Xulkaqaraamka Жыл бұрын
Miraha heesta waxa lahaa Axmed saleeban bidde Riwaayadii Alle aamin Ma iisho Codka Maandeeq Ft MS Tubeec Horraanti Lixdameeyadi 1964kii alla yaraxma tubeec iyo maandeeq abwaankana alle cimriga iyo caqliga ha u barakeeyo 23/1/2023
@zuleikhaahmed72202 жыл бұрын
Old is gold!! ❤🔥❤😍
@cabdiwalibeeroof24832 жыл бұрын
Alle yrxm legend
@Xulkaqaraamka2 жыл бұрын
YAA ZALAAM. Adoon Soo Rogaal Celin. Raarkana Kasoo Degan. Ra,yigeyga sidan qabo. Kala Raagi doonnaa. Waaywaayo 2009=2010 Bad Dusheed Baan ku dhagaysan jiray haddana waa 19/10/2022
@cabdiwalibeeroof24832 жыл бұрын
Nice
@karti-soor2 жыл бұрын
My beautiful Somali brothers and sisters hence.
@karti-soor2 жыл бұрын
Qalbiga aya rogeyda whi
@karti-soor2 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/fmfbpZuOmpWgl7M
@karti-soor2 жыл бұрын
I love 😍 😍 my beautiful country and brothers and sisters
@nabadoonsoomaaliyeed62912 жыл бұрын
Rako waa Erayadii abwaan m cali kaariye laxankii Cabdikarin jiir 1waxaa qaaday Maxamed mooge 2hibo nuura 3noqorka codka soona dhaqaysta asagaa uga codfiican mooge iyo Hibo Allaha uwada naxariisto abwaan kaariye iyo c.kariin jiir iyo m moge iyo m saleebaan
My people of MADHIBAAN are more beautiful ❤️ than other Somali people
@rosemaryansari73572 жыл бұрын
That's because you're the original Somalis. You can trace your blood straight back to the pharaohs of Egypt and the Cushites of Babylon. Darood and Isaaq are the newcomers. Hence the lack of Y-DNA Haplogroup T.
@mohamedibrahim-fb4rl12 күн бұрын
T hablogroup is very common in the western isaaq ciise and Gudabirsi !