I am now dating with Gabooye girl! She is the most amazing girl I have ever talked. She won my heart and made a better man! She is muslim, somali, and beatiful. She came from a great Somali family, so why would I reject such blessing. Please stop discriminating your brothers and sisters! Stop looking stupid antiquated ancestory and start dating Gabooye girls. They are just Somali girls!
@musemuse87348 жыл бұрын
aniga ayaa gabooye ah
@yes523213 жыл бұрын
yes all we are somalilanders viva somaliland
@nurudinish13 жыл бұрын
waaw i like gabooye people viva gabooye
@NuuneYare8 жыл бұрын
Waaan idin jeclahay gabooye
@samoreeb577210 жыл бұрын
maanshallah ilahay haaka dhigo lamaane isku raaga we lov dadkayga somaaliyeed ma dhibaan
@fadumoali74022 ай бұрын
Heesta bilawga magaceed pls?
@MacalinCabdirixmaan4 ай бұрын
Hanbalyo hanbalyo❤❤
@maxamedabdi41613 жыл бұрын
Somaliland wa dad walaalo ah
@ghboy29146 жыл бұрын
Waa dad qalbi saafi ah sida kamuuqata oo ladulmiyey Takoor aysan micnayn karin dadka wax takoorayaa kaliya waa dhaqan gaboobay
@warurukan12 жыл бұрын
What a beautiful wedding, wow! Wish the couple a happy life!!!!
@wilyredragon13 жыл бұрын
Wishing this beautiful couple all the best.
@Abdibelel14 жыл бұрын
waaa gob oo waa gabooyo,,,yaaslaaam.....
@mizzilwaad12 жыл бұрын
Aroos wa farxad maxa dhacay qof faraxsan umaba ega dadka
@cadaawe223313 жыл бұрын
Nice wedding Maashaa allah
@munamaxamed78958 жыл бұрын
maansha alaah
@jenniferjennifer93708 жыл бұрын
waxaan umalay naya ninkan Abdillahi Ahmed ladha ho malaha gabadh reer gaboye ah ba ku dadisay war wad iska dacasaye miidgan waxaa ah kaan illahy agtisa camal fican dhigan ee daad ka ha cayiin
Ubadkooda quruxda badana bal mar na tusiya, ilaahaw idiin dhawr
@WMMST9 жыл бұрын
#teamGabooye
@Hibaaq201014 жыл бұрын
wiilka arooska ah gabadha wuu ka hor fadhiistay war nidaabka arooska baro kkkkk anywayz aroos wanagsan
@Gabooye14 жыл бұрын
@xamse121 Walaalo wa ruunta wa he xun unba miidgan ah.
@abdullahiahmed590311 жыл бұрын
Ah Ah Ah midago is arooosay waaaba midgeee maxay iska aroosayan may is wasaan uun
@caashoali30978 жыл бұрын
Abdullahi Ahmed ma is waydiisay waxa aad kaga fadli badantahay iyo wax aad dheertahay xayawaan baa tahay aan caqli lahayn adoo midhan baana somali ka buuxa jahligaa kaa hadlinaya ee diinta sifican u fahan oo ubaro maangaab yahow
@abdullahiahmed59038 жыл бұрын
Caasho Ali warba adiguuu kugu dhan yahay adiga ma maidgaan baad tahay waa adiga sida xun u xanaaqay ee walibina aflagakada kaa so horeyso
@caashoali30978 жыл бұрын
Abdullahi Ahmed waxan filayaa intaa murayad qadatid oo meel fadhisatid caqligaga diciifka ah waydii waxa aad dheertahay markaas iso jawaab diinta sifican u baro ayada quranka ah ama xadiiska ku yidhi wax baad dhertahayna ii soo sheeg illahay xaqa ha ku tuso
@abdullahiahmed59038 жыл бұрын
Caasho Ali horta aniga magaranaayo meel aan kaala qado waayo magaranayo cidaad tahay caakulilaak waxaad igu sheegtay in aaan ahay qof caqli yar anigana kuma diganayo dadka nassabka dhiman sababtoo ah seydkeenii cumar ibni khadaab anigoon ku been abuuranayn wuxuu yiri قال السيدنا عمر ابن خطاب رضي الله عنه وارضاه عمر رضي الله عنه ( لأمنعن فروج ذوات الاحساب إلا من الأكفاء) من هو الكفؤ الذي عناه الخليفة ..! هل هو الذي نرضى دينه وخلقه حسب ما وصى به الإسلام أم صاحب الحسب والنسب ..! لكن العادة جرت أن الزواج غالبا لا يخضع لشرط الدين والخلق إذا لم يكتمل بالحسب والنسب وجدت أناس يملكون المال لكنهم لا يملكون الحسب والنسب فيرفض نسبهم ووجدت أناس يملكون الحسب والنسب لكنهم لا يملكون المال فيرفض نسبهم هنالك أناس يقبلون بأن يتزوجون ممن هم دونهم حسبا لكنهم لا يزوجونهم سمعنا قبل فترة تطليق إمرأة سعودية من قبل المحكمة لعدم تكافؤ النسب ..! التمدن والمال أتاح اليوم أكثر من ذي قبل بزواج أنساب الذوات بالعامة وما دونهم ..! فهل تؤيد فكرة بطلان الزواج لعدم تكافؤ النسب وما قول الشرع في ذلك ..!؟ s bal adigu meel hee qowlka saxabiga jaliilka ah ee ka midja ah kuwa jannaa loogu bishaateyay ilaahay haka raalj noqdee aniga aaminsani in ay dadka la siman yihiin nassab ahaan lakiin xagga ilaahay iyo cibaadda dadka wey kala siman yihiin ee kordhi cilmigaaaga diineed waxna baro jahliga wa ceeeb
@caashoali30978 жыл бұрын
Abdullahi Ahmed ha ku been abuuran saxaabiga subxannalaah waxan umaleynaya kuwa diintu ku qaloocatay inaa tahay ee ka hadla oo kaliya wixii maskaxdooda ka aaminsan yihiin waxaad leedahay ma aaminsani inay dadka la siman yihiin xaga nasabka waxaad isheegtaa nabi aadan( CSW) iyo hoyadeen xaawo meel aan ahayn miyey dadkani ka yimaadeen ? tan kale jahliga aad shegayso aduu kaa muuqdaa oo leh dadban ka sareeyaa balse illahay adiga iyo inta kula midka ah ee fayriskaasi qalbigooda ka guuxayo ha caafiyo waxa nasiib daro ah muslim leh mislim kale wan ka sareyaa somali leh somali kale waan ka sareeyaa waxa halkaa somali dhigayna waa dulmiga illahay xarimay ee ay dulminyaa dad lamida la diin ah la dal ah illahay wuxuu yidhi wan ka xarimay naftayda dulmi ee ha is dulminina ) subxanallah dadna caado iyo dhaqan bay ka dhigteen dulmiga oo waliba lasoo taagan yihiin ku indho adag yihiin xaqa illahay ha idin tuso
@liibaan199012 жыл бұрын
MIDGAAN WAXAA AH QOFKA BAQEYLKA AH EE DULIGA AH OO WELIBA AXMAQA AH MARKA IN LA YIRAAHDO GABDHAHAA QURUXDA BADAN MIDGAAN I FEEL VERY SORRY WALAAHI...
@abdikhaliqyasin663010 жыл бұрын
why gabooye loo kugu soo qoray .... !!!! aroos hargeisa ku kasaa dhacay laagu qoriwayay
@SummerSissle9 жыл бұрын
abdikhaliq yasin reerkii lahaa baa ku soo qortay
@guroonjire5511 жыл бұрын
Isaaq waa hordaa gabdhan waxay helayaan dadka gabdhaha somaliyeed caabuda oo aroosaan baaha u qaba, ee reer waqooye foolxume haddii la baaro DNA waxaan ka baqi in aad idinka noqotaan dadka aad sheegaysaan