22. December 2023
4:54
6 ай бұрын
15. November 2023
2:14
7 ай бұрын
16. September 2023
2:13
9 ай бұрын
Been abuur
1:36
4 жыл бұрын
Hooyo waan ku qiiroodaa gabaygan
6:00
WAXBAY KUU SHEEGAYAA
5:57
9 жыл бұрын
Heestii Yusur By Axmed Cali Cigaal
5:27
SAHRA  IBRAAHIM  BIDAAR  1
5:16
10 жыл бұрын
barnaamijka dhalinyarada somsat
52:01
10 жыл бұрын
saw ma wanaagsan
10:01
10 жыл бұрын
Xasan sheekh Maxamuud oo gabyaya
8:52
Natural born finisher
1:43
10 жыл бұрын
JAMAAL IYO DEEQA
5:28
11 жыл бұрын
Yaa maqloo oon ooyin
16:37
11 жыл бұрын
SomSat Marxuum Sh.cabdulqaadir
12:53
11 жыл бұрын
Пікірлер
@eng-mahadgeddixiish1369
@eng-mahadgeddixiish1369 2 ай бұрын
M.a ❤
@nimnim413
@nimnim413 7 ай бұрын
Dowalad
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Жыл бұрын
WAA CODKII.SAHRA AXMED MARKEY YARAYD
@FarahBarud
@FarahBarud Жыл бұрын
Gabadhan Sahra Axmed maaha sxb raali ahaw
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Жыл бұрын
@@FarahBarud waan OGAHAY e waxaan u jeeddaa vid KEEDII MARKII ay YARAYD AYEY u eg tahay
@daudhussein8882
@daudhussein8882 Жыл бұрын
10 sano kadib ayaan daawanayaa Abwaan caynab barnaamijkan laga duubay wuxuu ka hadlayna 10 sano kadib ayay rumoobeen waana Af-dhaadhi cajiib ah sooyaalka dib u milicsada . Markaa soomaaliyeey ninkani waa Afkeenii
@aadamyaasiin9064
@aadamyaasiin9064 Жыл бұрын
Alle ha u wada naxariisto abwanadii dhulbahante oo dhan
@jaamacsaalax
@jaamacsaalax Жыл бұрын
P Ppppoiiioioooìiiiiiiijiii j UK as- aqqqa ? s acc x
@mukhtaarxaaji3856
@mukhtaarxaaji3856 Жыл бұрын
heesaha sharma boy iyo malayacniga million aya dawada commentiga sdkle halka xigmada iyo suganta somalida 1.2.3 4 dawadan yaab
@ayoubgelgaxshe4866
@ayoubgelgaxshe4866 Жыл бұрын
In badan waan raadiyy heestan thnks sxb faarah ❤
@FarahBarud
@FarahBarud Жыл бұрын
Adaa Mudan
@mohamedhassen733
@mohamedhassen733 Жыл бұрын
Aadan cabdigaas cowke. Alle hau naxarijsto.
@khadracudoon1142
@khadracudoon1142 2 жыл бұрын
Waxaan jeclaanlahaa fanaaniinta xikmada leh ee fara ku tiriska ah ee inoo haray inay faniin aruursan oo edeb leh abaabulaan heeso macno lehna soo gudbiyaan
@khadracudoon1142
@khadracudoon1142 2 жыл бұрын
Boqorkii fanka cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo
@khadracudoon1142
@khadracudoon1142 2 жыл бұрын
Waaaaaaaaw
@cabdiraxmaanmaxamedaxmed2750
@cabdiraxmaanmaxamedaxmed2750 2 жыл бұрын
Abwaan Aadan Cabdi Axmed
@mariansaid6369
@mariansaid6369 2 жыл бұрын
Gabaygan maalmihii la tiriyey runtii waxay ahayd maalmo taariikhda qofba si u tilmaamaaye. Cida garanaysa ujeedadii gabaygan ayaa garanaysa, laakiin waxay ku xirantahay aragtida iyo aqoonta aad u leedahay suugaanta iyo sidaad nadiif ugu tahay xanuunka dadka Soomaaliyeed u gasrka ah. Hadaad taariikhda wax ka taqaan ma aha gabay lagu aamaanayo Kacaankii uu Siyaad Bare hogaanka ka ahaa, laakiin wuxuu xambaarsanyahay ujeedo dheer oo aanay fahmikarin waxma garatadu. Intaas inaan u dhaafo ma rabo. Marxuumka alle ha cafiyo. That is all.
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 3 жыл бұрын
Alaha u naxariisto
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 3 жыл бұрын
Yaaaaaaaaaaaaaasssalaam
@qadarsaeed
@qadarsaeed 3 жыл бұрын
Alow unaxariso abwaanka idoor wagashe cilka qabtan udhinta👍👍
@dhoorexayd6190
@dhoorexayd6190 3 жыл бұрын
Waa erayadii Daahir Ducaale Cabdi Laxankii iyo codkii Axmed Cali Cigaal
@guurefaarax9836
@guurefaarax9836 3 жыл бұрын
maansha allah abwaan caynab
@dahirduale9869
@dahirduale9869 4 жыл бұрын
Was heesti ugu macnaha badnayd ee aan dhegeysto
@dahirduale9869
@dahirduale9869 4 жыл бұрын
Was heesti ugu macnaha badnayd we aan dhegeysto
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 4 жыл бұрын
Masha Allah Hiil qaran
@raatiyaofficial8234
@raatiyaofficial8234 4 жыл бұрын
Mansha allah
@ishahanuunka8800
@ishahanuunka8800 4 жыл бұрын
Alle haw naxariisto Gabayaa la hubo Aadan Cabdi Gaas.
@ckariinmaxamuud9165
@ckariinmaxamuud9165 4 жыл бұрын
Wll ninka youtubkan lohoow gabayo uu leeyahay baa hayaa aan kuu soo diro dee
@FarahBarud
@FarahBarud 4 жыл бұрын
Hadaad hayso fadlan iigu soo dir [email protected] mahadsanid
@adangaydhdeeqgaydh91
@adangaydhdeeqgaydh91 4 жыл бұрын
Wale Ragi hore rag waa aha
@reexantaraxantaugxantaukun8821
@reexantaraxantaugxantaukun8821 4 жыл бұрын
Maqalka codka aya faserx ahayn
@reexantaraxantaugxantaukun8821
@reexantaraxantaugxantaukun8821 4 жыл бұрын
Waxba kama fahmin
@jimcaaleabokor8509
@jimcaaleabokor8509 4 жыл бұрын
yufle
@jimcaaleabokor8509
@jimcaaleabokor8509 4 жыл бұрын
yawle
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 2 жыл бұрын
Yeyle.
@jimcaaleabokor8509
@jimcaaleabokor8509 4 жыл бұрын
yorobe
@engzachariemahmoud7383
@engzachariemahmoud7383 Жыл бұрын
Yarobe mahee wa yirowe
@jimcaaleabokor8509
@jimcaaleabokor8509 4 жыл бұрын
my legand cigaal
@jimcaaleabokor8509
@jimcaaleabokor8509 4 жыл бұрын
thanks wll
@Suad-pf3kz
@Suad-pf3kz 5 жыл бұрын
Heestan wey IGA gadin tahay 💖💖💖💞💞💗💋
@Suad-pf3kz
@Suad-pf3kz 5 жыл бұрын
❣❣💞💞💞💞💖💖😍😍
@imraanzaki3390
@imraanzaki3390 5 жыл бұрын
mashalah abwaan ilahy xikmad udhiibay mashalah
@CabdulaahiFaaiidShCabdi
@CabdulaahiFaaiidShCabdi 5 жыл бұрын
Abwaan gurbiye axsan garaad wacan
@murtiiyomadadaalo9062
@murtiiyomadadaalo9062 5 жыл бұрын
Manshalah wa Abwan dayar o hadana ahlu xikmad ah
@mawlidyowlac1244
@mawlidyowlac1244 5 жыл бұрын
best song ahmed cali eshqiyasag hesahagoo dhanbà yiqina nice song
@cawilaada9534
@cawilaada9534 5 жыл бұрын
Allah haw naxariisto Abwaan Aadan Cabdi Cawke
@nuuriyedhuubane4121
@nuuriyedhuubane4121 5 жыл бұрын
Godaaalo
@kifaaxxasan6544
@kifaaxxasan6544 5 жыл бұрын
Maaaasha Allah tabaaraka Allah abwaankaan wuu iidhuuntay maalin kasto wuuu iga hor imaadaaa
@xamdisaacalibadnaanmaaahax9491
@xamdisaacalibadnaanmaaahax9491 5 жыл бұрын
Lanbarka abwaan caynab
@xamdisaacalibadnaanmaaahax9491
@xamdisaacalibadnaanmaaahax9491 5 жыл бұрын
See ku heli karaa waan rabay waa abwaan jira alaah hanoo dayo
@xamdisaacalibadnaanmaaahax9491
@xamdisaacalibadnaanmaaahax9491 5 жыл бұрын
Qofkii haya ha iisoo qoro
@mohamedosman-yr2zb
@mohamedosman-yr2zb 5 жыл бұрын
@@xamdisaacalibadnaanmaaahax9491 abwaanka naga wadda joognee weli numberkiisa ma u bahantahay mise waad ka kaftoontay
@abdikadirisse1672
@abdikadirisse1672 5 жыл бұрын
Abwaanka Allah ha unaxariisto ina Abdi Gaas Cawke
@FarahBarud
@FarahBarud 5 жыл бұрын
Waa geeridii iigu xumayd 2018 Allah haw naxariisto
@mohosman4089
@mohosman4089 5 жыл бұрын
Heestan, 114,310.
@farahdagan1124
@farahdagan1124 6 жыл бұрын
wa hees eed u mcn 😍😘
@imandhol408
@imandhol408 6 жыл бұрын
awoowgay ruma wacnan lahayda hadan ka dhaxlilaha
@FarahBarud
@FarahBarud 6 жыл бұрын
iman mahmoud markaa wuu noolaa hadduu dhintay
@haad-fuul2793
@haad-fuul2793 6 жыл бұрын
ninkani waa aadan cabdi gaas waa jaamac siyaad, waxaa lagu naanaysaa toosiluquntaada. labagole waxaa la dhahaa maxammed shire cakuuse waa isku reer waase kala laba nin wll A daror
@FarahBarud
@FarahBarud 6 жыл бұрын
Sugulle Casoowe aad baad u mahadsan tahay waa waxaan ahay ninkii kaydka gabayadan hayey cajaladaha ma ihi kor ka akhri waxa ku qoran
@haad-fuul2793
@haad-fuul2793 6 жыл бұрын
Khalad baa iga dhacay wll raalli iga ahoow, nin A daror la dhaho baa xoogaa Aadan iyo maxamed shire (labagole) isku khalday, markaa ninkaasaan ku waday hadalka wll.
@FarahBarud
@FarahBarud 6 жыл бұрын
Waad mahadsan tahay walaal wada socod wanaagsan iyo gabayo hor leh oo cusub
@haad-fuul2793
@haad-fuul2793 6 жыл бұрын
Mahadi korkaaga wll imsha allah channelkaagana wan ku xidhnahayoo wan la socdaa0
@haad-fuul2793
@haad-fuul2793 2 жыл бұрын
@@FarahBarud inadeed suugaanta Aadan wax intee le'eg baad ka haysaa?
@nasserpokie
@nasserpokie 6 жыл бұрын
waa Faqashtii haligantay
@FarahBarud
@FarahBarud 5 жыл бұрын
Doqon
@nuurhasan3616
@nuurhasan3616 5 жыл бұрын
Cunsir idoor iskadaa abwanka dhintay
@abdi1502
@abdi1502 4 жыл бұрын
Faqash ku dil
@cabdiraxmaanmaxamedaxmed2750
@cabdiraxmaanmaxamedaxmed2750 4 жыл бұрын
wuxuu ahaa abwaan weyn : Aadan Cabdi Axmed ama Aadan Cabdigaas cawke , wuxuu lahaa sadex Naanaysood : AadanYare, Aadan Garaash iyo Toosiluquntaada .
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 3 жыл бұрын
Afweyne oo waddanka haysta ayuu tollaayeey lahaa. Waa ragii ergo daarood tirinayay ee Abwaankii Dhoodaan taayirkii mariyay. Haddaad rabto Gabaygii duraaqsi ayuu ku jawaabayaa. Labadoodaba Illaahay haw naxariisto.
@najahilkacas3648
@najahilkacas3648 6 жыл бұрын
Ilahay ka baq wll mcn
@zahrafarax5566
@zahrafarax5566 6 жыл бұрын
allaah yaa baariik aadan cabdigaas cawke