Hoga tusaale iyo Abwaan Aadan Cabdi Axmed

  Рет қаралды 16,424

Farah Barud

Farah Barud

10 жыл бұрын

Пікірлер: 17
@aadamyaasiin9064
@aadamyaasiin9064 Жыл бұрын
Alle ha u wada naxariisto abwanadii dhulbahante oo dhan
@nabadraadshe2931
@nabadraadshe2931 9 жыл бұрын
"War gobanimadu hobaan baxdiyo waa hir geeda leh, hogob laaca iyo waa xareed aad ku hirataaye waa heega roob iyo balsame loo hammuun qabaye waa haleela ku curatay aad habacsaneysaaye war waa heetis nirig ku dhashayoo loo hitiqiyaaye waa hooyadeen ruma ninkii aan hadinii yeelekiisee"
@qadarsaeed
@qadarsaeed 3 жыл бұрын
Alow unaxariso abwaanka idoor wagashe cilka qabtan udhinta👍👍
@abdikadirisse1672
@abdikadirisse1672 5 жыл бұрын
Abwaanka Allah ha unaxariisto ina Abdi Gaas Cawke
@FarahBarud
@FarahBarud 5 жыл бұрын
Waa geeridii iigu xumayd 2018 Allah haw naxariisto
@ishahanuunka8800
@ishahanuunka8800 4 жыл бұрын
Alle haw naxariisto Gabayaa la hubo Aadan Cabdi Gaas.
@cawilaada9534
@cawilaada9534 5 жыл бұрын
Allah haw naxariisto Abwaan Aadan Cabdi Cawke
@mohamedhassen733
@mohamedhassen733 Жыл бұрын
Aadan cabdigaas cowke. Alle hau naxarijsto.
@calimmaxamuud2772
@calimmaxamuud2772 7 жыл бұрын
illaahay hadaayo abwaan aadan cabdigaas umad uurka ka heshiisey oo hooyo iyo wiila inay cirkiyo hawada hirarkuyeeshaan
@zahrafarax5566
@zahrafarax5566 6 жыл бұрын
allaah yaa baariik aadan cabdigaas cawke
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 3 жыл бұрын
Yaaaaaaaaaaaaaasssalaam
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 3 жыл бұрын
Alaha u naxariisto
@hah7064
@hah7064 6 жыл бұрын
Waa kuwii Afweyne lugooyey kani ee Soomaali halkaa dhigay.
@osmanhassan5747
@osmanhassan5747 6 жыл бұрын
H A H naarta allaha ku geeyo adiga iyo hooyadaba
@baashaale1
@baashaale1 6 жыл бұрын
Gabayaagan waa somali dhab ah. Madaxda iyo shacabka waa la hadlayaa. Madaxdii waqtigaa uu gabayga tirinayey waaba is hayeen waayo waxuu tiriyey gabaygii ahaa tawradayneey tabaaloow. Waxuu kaloo tiriyey toosi luquntaada gabaygii caanka noqday. Kanise waa gabay ka hadlaya gobonimada markaa ninkii waqtigii gobonimada isticmaarka la jiray Dee ma jeclaan karo gabayadii xornimo doonka ahaa.
@SadaamWalalka
@SadaamWalalka 5 жыл бұрын
Aadan Yare gabaygiisu waa dhaxal gal wuxuu ahaa Abwaan soomaaliyeed waxaa oo leh suugaan badan waxaa dhegeysan jirey 80aadkii
@hah7064
@hah7064 3 жыл бұрын
@@osmanhassan5747 ehlunaar Illaahay hakaa dhigo bilaa edebyahaw xaaraanta lagu dhalay.
Gabyaa Aadan Cabdi Gaas. gabaygii Toosiluquntaada.
13:31
Haad-fuul
Рет қаралды 12 М.
Abwaan aadan carab iyo Gabayii salkeedaan ogahay
8:27
fiiro media
Рет қаралды 7 М.
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 9 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 105 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 7 МЛН
Gabay khaliif sh maxamuud tolla'ay dhulbahante
11:43
Dhamays Media
Рет қаралды 139 М.
Bide faarax gaas gabay cajiiba
9:43
Khadar guure
Рет қаралды 26 М.
Luuqdii  Abwaan Maaweel & Silsiladii cajiibka ahayd Qaybtii 7aad
13:24
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 25 М.
SAHRA AXMAD || HOGO TUSAALE WITH LYRICS
9:33
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 10 М.
1984- Maxaa Dhexmaray Abw. Adan Carab iyo Ina Kahin. Dagaal kii Haye.
9:38
AHUN Gabyaa Aadan Caddi Gaas.  gabaygii Dala'si.
17:52
Haad-fuul
Рет қаралды 12 М.
Abwaan bile warsam
7:24
soomalia hanoolato
Рет қаралды 25 М.
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 124 МЛН
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 270 М.
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 936 М.
Doston Ergashev - Kambag'alga (Official Music Video)
5:32
Doston Ergashev
Рет қаралды 4,4 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 9 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 858 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 19 МЛН