War hee somaalida waa un isku dhaqanee Maxa ajaanib iskaga dhigaysaan
@elyasismail858419 сағат бұрын
Please Bowling moqdishu noo soo duub video please please please 🙏🏿
@LaylaMocalinxusen20 сағат бұрын
Masha Allah farxada alle ha idin saaidiyo
@awiladen781422 сағат бұрын
🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@xasanabdi3013Күн бұрын
Ma fadiirad baad ujeedaa
@ismailahmedhassan8865Күн бұрын
Labada dhalinyaro ee kale ma reer puntland ba ? Waa rag dhalinyaro oo u furfuran
@somalilander_girl_christianКүн бұрын
Best vlog ❤
@SOCDAALYARE9983Күн бұрын
War beenta naga daa meeshaan madiina ma ahan Karmel ito Istaanbuul Hotel ana Restaurant ayaad agmaraysaa waxaadna usocotaa dhanka isgooska Banaadir
@libaaxaleertajiifo3211Күн бұрын
Magalada la is eegayo dhib maahan ee camerada waaye ee so dhawaaw dheh saxiibka😅 meshan la iskuma mashquleee xmara ladhahaahe
@MohammadgimingFCmobaileКүн бұрын
😂😂😂❤❤
@Hala_yaaКүн бұрын
Waa Ku fashilmay maayar mooge inuu wadooyin sidaas uburbursan inuu Ku andacoodo dhaqaale looma hayo subxanallah ilahay wuu idin arka xildhibaanada golaha degaankow...
War waxan fadarid ba la dhaha djibouti ba laga cuna lakin sidi lo waxeynayey bey wax yare ka duweyn
@rocky4066Күн бұрын
dowladda hoose g.banaadir wax howl ay ka qabatay bilicda magaalada muqdisho majiraan maadaama maamulka loo dhiibay dad aan ehel u aheeyn maamul magaalo iyo sida loo hagaajiyao waa taa aad arkeyso wasaq badan , malahan shirkad qashinka ka qaadda magaalada .hadeey jiraan waa musuq ku joog shirkadaha korontada siday doonaan ayeey xadhkaha u laalaadiyaan ileen malahane dowladda hanaan iyo qorsho udegsan magaaleeynta . iyo sherci udegsan oo lagu dhaqmo
@shukridahir2851Күн бұрын
Masha allh ❤❤❤❤
@jeeeeyahКүн бұрын
Buumo waa nigiska hoosta laga xirto kan yiri aaba ka daran. kastuumo iyo Buumo uu isku qalday. Kabaha kubadane Saybuunde aa la dhahaa, Buumo Waa short siga lagu ciyaaro. ama maliyad saa u taqanan, Fuunada wa mida sara ee nambarka iyo magaca lagu qoro buumodana waa dabagabka nabarka lagu qoro.
@SalmoXasan-n4wКүн бұрын
M.a ilhey haidin barakeyo ❤❤❤
@hakimahassan2940Күн бұрын
😂😂😂
@XafsoXaali-m9zКүн бұрын
Wow amazing video 😊
@HalimaHussein-lz3iqКүн бұрын
Muqdisho is beautiful ❤❤
@haldhaa2420Күн бұрын
Mashallah waa cunto fudud oo macan allow no barakee wadanka X Hargeisa waadku naaxday Muqdisho ee nala joog inshallah
@HalimaHussein-lz3iqКүн бұрын
Muqdisho is beautiful ❤❤❤
@IsbatoorahaКүн бұрын
meelaha dabiiciga lama taabto
@Jinkax-u9rКүн бұрын
Buurtaan wey qurux badan tahay guriga maad ku kor dhistaan
@munahaybe6749Күн бұрын
4 haad ma laga dhigaya taas ba wacnaan lahayd
@mohamedabdulle358Күн бұрын
😂😂😂😂
@mohamedabdulle358Күн бұрын
Halsaac is7:00am
@fdamaКүн бұрын
Waa nasiibdaro in buurahii ilaahay uu dhigay oo magaalada qurux siinaysay in la burburiyo.
Buurta xaarisa ciyaaalnimadaayadii baanu ku ciyaarijirnay.
@MaxamuudMaxamed-sm3ub2 күн бұрын
❤❤❤
@SiciidIsmaaciil-v9m2 күн бұрын
Barta xarisa
@warsamaosman-Sool2 күн бұрын
Waa runtii axmed talo xumo iyo aqoon la'aan baa Somaliland halkaa dhigtay. Waa ayaandaro inagoo nabad haysana in dhulkeenu sidaa ufoolxumaado.
@sweetkokii2 күн бұрын
Liido aada 😍😍 subaxa wa cajiib
@sadiiqcaydruz78742 күн бұрын
Snickers chocolate fican 🍫 coconut 🥥 🌴 ma ficna 😂
@XHARGEISA2 күн бұрын
🤣🤣
@burhansalad18232 күн бұрын
Wadanka Aad qurux badan yahay waxaa kamaqan kaliyah dirta lamiyada
@Heimatar2 күн бұрын
hoomey waxaa la dhihijiray shaar dhawarka ka fur mayo si aad qawoow uga hesho , hoomey maadaama uu dhawarka irid ka leeyahay sidaas ayaa loogu naaneesay.
@Heimatar2 күн бұрын
beerka farkeetida ku qaado ha qoyin maraqa canjeerada ku daaro
@Heimatar2 күн бұрын
5$ doolar ayaad iska siihee bishii maamooyin kuu xaaqo meheradaada waad helee bakaaraha naago badan ayaa ka shaqeesto xaga nadaafada
@MohamadAbdirahman-qy8fh2 күн бұрын
Mcha Allah mogadisho waxaa iigu danbeysay 2009 kii