CIYAAL XAMAR MUQDISHO 2024

  Рет қаралды 11,744

X HARGEISA

X HARGEISA

Күн бұрын

Пікірлер: 77
@aaminasahra1875
@aaminasahra1875 3 күн бұрын
Reer muqdisha dad qalbi wacan qalbi xab xab ah ,dhinaca kalena mareykanka iyo ithoobiyaanka dhinacooda dhulka dhigey maashaa ALAAH ,dad dhinac kasta ka dhisan wanaagana celiya hadey caroodaan oo si xun loola dhaqmana dadka roga.
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 2 күн бұрын
100%
@XalimoGaras-h5t
@XalimoGaras-h5t 4 күн бұрын
Wwww xamar cadey maxa ku xisay ❤❤
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 5 күн бұрын
Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar aamiin walaal waa mahadsen. Waa dhulkaagii hooyo cidi kaama xigto wabilaahi towfiiq
@nuraomar5990
@nuraomar5990 3 күн бұрын
M.a xamar cadey 🥰🥰🥰
@Zaki_snm
@Zaki_snm 6 сағат бұрын
ciyaal Xamar waan salama from Hargeisa city ❤
@yonisabdiaziz6368
@yonisabdiaziz6368 4 күн бұрын
Xafada taleex waa xafada aan ku soo barbaaray yarantaydii mudo 14 sano aan ku nolaa waxan ka tagay 2018 aan u wareegay hargeysa, wlhi waxba waan ka garan waayey sida xawliga ah ay isu badashay. Halka waxan ka salamayaa asxabtii ciyaal taleex, ugana horeeyey sxbkay c/laahi qamaam 2.sharmaarke 3.farhan caga wayne, 3.xuseen 4.cimraani, 5.abdilaahi neymar iyo dhaman inbadan oo aan sheegin.
@XHARGEISA
@XHARGEISA 4 күн бұрын
XASUUS wllo wacan baad Nala wadaagtay
@abdullahimohamudabdullahi3572
@abdullahimohamudabdullahi3572 4 күн бұрын
Meshaan ay hadda ciyaalka ku ciyaarayaan waa meel aan aniga ku ciyaarijiray yaraanteyda waa meesha aan ku soo koray hal wiilna kama aqaano jiilkaan ayaa nabadalay walahi mahadsanid bro
@Anasxaaji-z3v
@Anasxaaji-z3v 4 күн бұрын
mar mar iyo mutuleel intaba lama dhoho waxaan unaqaanaa ( inter-loog )
@abdalla_samiir
@abdalla_samiir 3 күн бұрын
Horay usoco bro
@AshaAbdow-i9d
@AshaAbdow-i9d 13 сағат бұрын
Maansha alaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@bahal_nool
@bahal_nool 4 күн бұрын
Xaafada ugu shidan waa Buulo Xuubey
@Really2025
@Really2025 3 күн бұрын
BuulaXuubey waa ❤❤❤
@faysalmohamed2467
@faysalmohamed2467 3 күн бұрын
Ciyal xamar is not easy
@Umofficial3191
@Umofficial3191 3 күн бұрын
Keep going walalkey 🤗🥰
@XHARGEISA
@XHARGEISA 2 күн бұрын
🤩
@AbdiNajiib-mb4hq
@AbdiNajiib-mb4hq 3 күн бұрын
Farxada Lashego Xamar Taal Allow Dhibatada Kadul Qaado Dalko Dhan in.a
@zuuzanbbeqali6233
@zuuzanbbeqali6233 3 сағат бұрын
CIYAL XAMAR 😂❤
@MrHassan2025
@MrHassan2025 2 күн бұрын
kulahaaa "kan waa reer waqooyin" ciyal xamr
@moiroble92
@moiroble92 5 күн бұрын
TALEEX waa BEAUTIFUL WALAHI ❤❤❤
@MaxamedXuseen-e3p
@MaxamedXuseen-e3p 5 күн бұрын
Xamar jajab no soo duub sxp
@melmidirshe9408
@melmidirshe9408 6 сағат бұрын
Take ex iyo Banaadir
@cimraanabdi6830
@cimraanabdi6830 5 сағат бұрын
Anaa ku soo baraayo magaalada meel walbo oo aad ka rabto ee ila soo hadal👋
@DuranIbrahin
@DuranIbrahin 3 күн бұрын
Haa laaakinxitaa Howlwadaag iyo warta nabada iyo Xitaa waabari
@HaHA-rm2fp
@HaHA-rm2fp Күн бұрын
Dagmada dayniile oodweyn imaw tly
@musadaqsalaadcalimusadaqsa3717
@musadaqsalaadcalimusadaqsa3717 4 күн бұрын
NEXT BOONDHERE AWLIPAAX💓
@saciidcalicismaan7103
@saciidcalicismaan7103 8 сағат бұрын
Dawakaayo madow ilaa Xoosh ilaa Ceelasha biyaha vlog kasosamee haweenki
@FarxaanShirre
@FarxaanShirre 3 күн бұрын
Marmar halaheyne interlock weeye hayna cebeyn😂
@mohjirde8855
@mohjirde8855 5 күн бұрын
Masjidka waxaa la yiraa abdirashid ali sharmaarke
@saciidcalicismaan7103
@saciidcalicismaan7103 8 сағат бұрын
Abaay dhaxan soduub vlog kasame
@XHARGEISA
@XHARGEISA 7 сағат бұрын
Hore ayaan u so duubay kaso daawo HALKAN.
@Saphaa1
@Saphaa1 Күн бұрын
Ala xaafadaa ku dhashay
@diriryare4311
@diriryare4311 5 күн бұрын
Aarda cafe meesha dhalinyarada laduda ku cayarayeen hada weydin lahayd guri waa heli lahayd aniga aqano mid kireya ku jira
@XasanliibaanXasan
@XasanliibaanXasan 4 күн бұрын
Next garas baleyy imoow
@rashiidabdulhamiid456
@rashiidabdulhamiid456 4 күн бұрын
Taxadir haku shaqeeyo hooy😅.
@Peaceman1.
@Peaceman1. Күн бұрын
Foornada durdur tag ee jidka 30 ku tala udhaxesa school taleex iyo isgoidka jidka 30
@bahal_nool
@bahal_nool 4 күн бұрын
Harakow waa iidaam
@shukridahir2851
@shukridahir2851 5 күн бұрын
Wlhi video wan jeclhy ee sobadi kusabsan muqdisho ❤
@XHARGEISA
@XHARGEISA 5 күн бұрын
@@shukridahir2851 bari sug vedio CAJIIB ah
@ZeeraaZeeraa
@ZeeraaZeeraa 4 күн бұрын
Aboowe mashallah horay usoco qeysqeysar cmlaa noqee keliya qabyaalada kafogow sey dadku kuuwada watn aftaha the
@cat_106
@cat_106 4 күн бұрын
Ceeb niyow. Ilmaha $5 aad ka balanqaaday wada sii. Keep your word.
@xamsemohamet7042
@xamsemohamet7042 5 күн бұрын
Xamar jajab sooo duup shp xafada inan baa iga gasheeee waa iga codsiii😂😂😂😂
@XHARGEISA
@XHARGEISA 5 күн бұрын
🤣🤣
@abdalla_samiir
@abdalla_samiir 3 күн бұрын
Ciyaar xamar haddaanahay madaxa korkiis
@MohamedAbbas-e4p
@MohamedAbbas-e4p 2 күн бұрын
Degmada boondheere imaaw sxp😂
@najiibyare4483
@najiibyare4483 4 күн бұрын
Next shibis iso boondheere soo duub
@amb2524
@amb2524 21 сағат бұрын
War ninyhow 12 jiraad xiliga xagey u socdan ninkan sanadka danbe ilkaha ayey ka tuurayaane😎
@SakariyaShigow-o5e
@SakariyaShigow-o5e 5 күн бұрын
Kkkkkkk❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍
@maalikhaype
@maalikhaype 4 күн бұрын
Hodan wyan
@mohamedabukaroficial1612
@mohamedabukaroficial1612 2 күн бұрын
Xaafada jungle soo duub school yaqshiid agaarkaas noo😂soo duub
@Moha-AkVlogs-j1j
@Moha-AkVlogs-j1j 4 күн бұрын
Masjidka cabdirashiid waa
@Madeegey
@Madeegey 2 күн бұрын
Somalia maatahay
@hanadcabdi1694
@hanadcabdi1694 2 күн бұрын
Madiino imaw Ana kuso dha wenaye
@abdikhalif9897
@abdikhalif9897 4 күн бұрын
Masago
@lamafilaan114
@lamafilaan114 5 күн бұрын
Degmada kaxda
@mohjirde8855
@mohjirde8855 5 күн бұрын
Xaafada banaadir iyo dahab toeer aageeda soo duu
@axmedkuunaciise9997
@axmedkuunaciise9997 3 күн бұрын
Waryaa waa degmada hodan
@bahal_nool
@bahal_nool 4 күн бұрын
Interlock baa loo yaqaan Taleex waa Hodan
@banaadirboy5695
@banaadirboy5695 8 сағат бұрын
Balanta $5 maxa uga baxday nin weeyn oo camera 🎥 hortaagay
@XHARGEISA
@XHARGEISA 8 сағат бұрын
Kama bixin İSO qabo.
@ShankaroonAxmed-si3hj
@ShankaroonAxmed-si3hj 5 күн бұрын
buuqa caruurta ee afrika ileenba waa wax looxiiso
@hiirale2042
@hiirale2042 2 күн бұрын
wr legenow maanta xaafadeyda soo booqatayba
@XHARGEISA
@XHARGEISA 2 күн бұрын
Sxb malaha waan is aragnayba hhhhh kaftan
@kaahofarah5521
@kaahofarah5521 4 күн бұрын
Habo bakaraha uduub
@yaxyecade275
@yaxyecade275 5 күн бұрын
TikTok leda ayaa horey loowataa
@AadanCabdisalaan-e5v
@AadanCabdisalaan-e5v 5 сағат бұрын
kkkkkkkk noowe waa 9 sey waa 6
@cabdijaamac6968
@cabdijaamac6968 4 күн бұрын
Caruurtu ilka waa weyna 😂😂
@AadanCabdisalaan-e5v
@AadanCabdisalaan-e5v 5 сағат бұрын
kkkkkkk haarakow waa digir oo lashiido lagu cuno roodi
@DuranIbrahin
@DuranIbrahin 3 күн бұрын
Kkkkkkkkkkk kusoo dhawaaw
@Moha-AkVlogs-j1j
@Moha-AkVlogs-j1j 4 күн бұрын
Luuqas jamacadeda kutalo guleso bro
@CabdikarinYare-wr1de
@CabdikarinYare-wr1de 5 күн бұрын
Saxibkey suuqa xoolaha kama hayo imow ugaas 🫡
@MaryamaRuun-y9u
@MaryamaRuun-y9u 4 күн бұрын
Nadiino sooboqo
@kaahofarah5521
@kaahofarah5521 4 күн бұрын
Asc dalaal baa loo dirsadaa guryaha
@ShankaroonAxmed-si3hj
@ShankaroonAxmed-si3hj 5 күн бұрын
xaafada cabdicasis soo tuub
@mohjirde8855
@mohjirde8855 5 күн бұрын
Broker aya guruaha kireya
GANACSADAHA UGU DA'DA YAR MUQDISHO STREET FOOD 2024
22:42
X HARGEISA
Рет қаралды 7 М.
KAALAY ILA DALXIIS, XAABO ILAA XAAFUUN | Exploring Habo to Hafun
30:03
人是不能做到吗?#火影忍者 #家人  #佐助
00:20
火影忍者一家
Рет қаралды 20 МЛН
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН
HABEENKA MUQDISHO 2024🇸🇴
18:10
X HARGEISA
Рет қаралды 17 М.
|| BAKI || AWDAL SOMALILAND IYO DALXIIS QURUX BADAN
22:49
Khadar Omar
Рет қаралды 4,9 М.
MEELAHA UGU HALISTA BADAN MUQDHISO,! 😱🇸🇴
13:13
ABDI JABARTI - AGGAHVLOGS
Рет қаралды 6 М.
Qasriga ugu qurxoon Muqdisho | Amazing tour.
12:18
Jimcaale Deals
Рет қаралды 152 М.
Qissada Maafiyadii qabsatay New York ee  FBI-da cabsi galisey
34:45
DADWEYNAHA ,
Рет қаралды 121 М.
Qof Cadaan ah Dumaashi idinkaga dhigi rabau Burciidow.!
25:01
Money way 🤟
Рет қаралды 5 М.
Beerta xayawanaadka ugu wayn Africa | Masai mara 🇰🇪
17:40
Dhakhtarrr
Рет қаралды 569 М.
Cuntada wadooyinka Indonesia / street food in Indonesia 🇮🇩
16:01
人是不能做到吗?#火影忍者 #家人  #佐助
00:20
火影忍者一家
Рет қаралды 20 МЛН