ERAYADA HEESTA LYRICS Abdiqaadir Jubba Jacayl Ma Hilmaami Karo Aabahaa Ma Hagaajin Karo Aduun Aanan Heli Karayn Ayuu Ku Hawoonayaa! Haddii Haddii Haddii Arin Igu Habsadayeey Xagee Tallo Kaga Hagaagaa? Xageen Tallo Kaga Hagaagaa? Khadra Daahir AHN Hadal Waalid Ma Diidi Karro Habbaar Addag Buu Dhallaa Haydaarta Ma Yeeli Karro oo Jacaylkuna Wuu I Hayaa! Haddii Haddii HADDII Arin Igu Habsadayeey Xagaan Tallo Kaga Hagaagaa? Xageen Tallo Kaga Hagaagaa? Cabdiqaadir Jubba Haydaarta Jacaylkiyo Haddaan Hawl Deris La Nahay Asaynaan Heli Karayn Waxay Ku Hagaagi Layd Haddii Haddii Haddii Arin Igu Habsadayeey Xageen Tallo Kaga Hagaagaa?. Xageen Tallo Kaga Hagaagaa? Khadra Daahir AHUN Hamadda Beenaa I Tidhi Aabuhu Waxba Ma Hagradee Haddii Xaalkii Hakadayeey Maxay Hibashadu Tartaa Haddii Haddii Haddii Arin Igu Habsadayeey ILLAAH Baa Hagaajin doonee Abuur Waano Waa Layaab 1984 Erayadii Abwaan Cisman A H Askari Luuqdii Jubba iyo AHN Khadra Daahir
@ismaciilaxmednuur690029 күн бұрын
Heestaan Tiyaatarka qaranka ayaan ku fiirsaday waliba si live ah 1987 ayaa la qaaday
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi2 ай бұрын
ERAYADA HEESTA LYRICS Kuwa Loogu magac darayee Muuqa aan la kala garan Caku muhashadoodiyoh Heesa macaan iyo Musigiyo Codkaa i dilay Dhegaha aan ka maalee Marka aan ilaawaba Wax isoo mir kiciyoon Maqla waayi maayee Ma hayoo mana sugaayo Iimana maqnee Maareeyoo sidee buu Maskaxdiyo qalbiga Uga miir mayaa?. #Page2 Kalgacalkan igu mudanee Maal hadii aan siiyoo Oon macawis iyo shaal Dhar ku muunadeeyoon Maamuu u sooroo Oo aan u mahad naqo Markaan soco iraahdo Tolow ma iga tagayaa? Tolow ma iga tegayaa?. Ma hayoo mana sugaayo Iimana maqnee Maareeyoo sidee buu Cishqigu maskaxdiyo Qalbiga uga miirmayaa?. #Page3 Mawdka waad ku samirtaaye Maya-da waad ku dheregtaa Murankuna sed weeyee Isha milicsigeediyo Maalin- aragna waa dane Mashaqo waa tanoo kale IYo murugo ciilkeed Ruuxii meel fog kaa jira Uu maanku raaccee! #Chorus-#Chorus. Mahayoo mana sugaayo Iimana maqnee Maareeyoo sidee buu Cishqigu maskaxdiyo Qalbiga uga miirmayaa?. Uga miirmayaa?. ================END. Erayada Abwaankii Jacaylka Mohamed Ali Kaariye AHUN Laxanka Hassan Garayt AHUN Codkii Hassan Aadan Samatar
Ascm Ascm time time your flight for tomorrow morning to pick you from home to the hotel for a while then I will have a good day with my mum in a bit and p
@shaaniqadarshaani56774 ай бұрын
Waa naaxiyadii axmed gacayte yuusuf allha uaraxmadee😢
@Yaasiin.aburaas4 ай бұрын
Love❤❤❤❤❤LOVE. Muxuuyey 1:02
@FarhiaFarah-wg5qe4 ай бұрын
Bal bal, soo dhawoow badan badan murwidunaroo SamsamEey Yariisay lagufarxeeeey shamsoooy cadceed iftiinaay lEE Ya, Familyyyyyy Systems alxabiyeey murwodumaroo Qiimobadan QatraaayqaranEEy cadayyareey fariidad facyaashay khayryaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy QatraaayqaranEEy cadayyareey dagan fariidad facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay iyoiyo Ya
Allxamdulillah. Waxaa. Ku. Dayanayaa. N n. N. Kh. Oo. Aan. Kaga. Dayanyo. Salad. Jaceylka. Dumar. Jaceylka. Iyo. Xarago. Ama. Carafta. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah
@xidig38338 ай бұрын
Waaw🎉
@ShaafiAdamhusen9 ай бұрын
1:29 1:30
@LibanMahmud11 ай бұрын
Hesta waa dhab abwanka jecla mahamed ali kariye
@daruurcuratay196911 ай бұрын
Heesta ku jar hadalka ayaa halku dhageedu ahaa.
@osmanaden277911 ай бұрын
Erayadii iyo laxankii abwaan Cismaan Askari,riwaayada Abuur waano la yaab,1984.
@ZackAli5 ай бұрын
":
@zayidmeeaad8660 Жыл бұрын
Abwaanii lahaa soosheega fanaaninta garanee
@XaawoSheekh-d5k2 ай бұрын
Waa erayadii cismaan askari
@maqmiipmukhtar3943 Жыл бұрын
*Saaxiib miyaan nahay? * Saddex saw kuguma qabin * Saqda dhexe miyaan dumar * Suuqa soo mar mari jiray * Ragguna seexan jiray meel ( 2 jeer) * Hadmaa saatan loo rogay Waa wareey * Oo saatan loo rogay Yaa bayee * Guurkii saatan loo rogay? ( 2 jeer) * Waa duni sirgaxanoo * Aakhiro samaanee * Allahayow nasama bixi '' yee ( 2 jeer) * Ha iseejin anigana wakhtiga * Adna sahanso meel kale * Illayn sidan kuguma hayn karaayee ( 2 jeer) * Sawtii la odhan jiray * Dumar waa sarriigtaan * Saakana waxaa xigay * Inay suuqa meeraan * Raggana ay salooshaan ( 2 jeer) * Saban hore waxaa jiray Oo sugnaa * Gabadh kheyli sidatoo Saafiyoon * Sakaddooda dhaafayn ( 2 jeer) * Sanadahanna waxaa dhacay * Subax tii ku aragtaba * Barri bey saaxiib ku leedahay ( 2 jeer) *Ha iseejin anigana wakhtigaa * Adna sahanso meel kale * Hoheey sidan kuguma hayn karaayee Waa habeen isniini ay soo galayso Bishuna waa 15 /10/2023 Habeen murqaankiisa wata iga dheh
@sayidtimajilac4953 Жыл бұрын
Jaceel ma hilmaami karo abaha ma hagaj karo aduun aanan heli kareyn ayuu ku hawonaya 😢😢 Hadal walid madiidi😂karo 🙏
@mohan-abdi Жыл бұрын
😢
@maxamedbakayle6247 Жыл бұрын
Amamiyo runti waa murtidi oo hadashey of caleg
@Axmedindho-wr3vl Жыл бұрын
0:07
@dr.kassimabdulkadir2521 Жыл бұрын
.
@MohaApdulle Жыл бұрын
Still I am leesing the song
@AhmedHassan-ed5ue Жыл бұрын
Waa heesii qaraamiga ahaa
@AhmedSaad-lq2bs Жыл бұрын
#Raxmad Classic Song 👏😍 Erayadii abwaan #sulub #cumar jyo laxankii #ismaaciil #yare codadkii #samatar iyo #magool. Allah ha u naxariisto intooda dhimatay. Inta noolna Allah ha xafido. WUXU YIDHI #1 Raxmad eebbe Meel ku rig siiyayoo Lagu reeyay oo Roob roob dhaloo Luuqdiyo ridmaha Rabaqaadayoo Ka dhex ciyay rahii Rays iyo xareed Ramashidu indhaha Way u roon tahaye Tii aan rabaay Raaxadii adduunkaay Reer aan yagleellee Labadii isku raysiyoo Isku ruux ma noqonaa WAXAY TIDHI #2 Rucub lulata oo Laydhu ay ruxdoo Raandhays dambiyo Rudhmo goosi wacan Oo aan riddiyo An raar* loo koriyo Ishu soo ridayn Is laab raacisaye Risiqa oon illayn Kuu qorin #Raxmaan Lama raamsadee Kama raysan karo Hadalkuna runtee Naftu kuma rabtee Iska raalli noqo WUXU YIDHI #3 Raari doog Reer nabad u dagayoo Rug barwaaqo oo #Rabbigii ku sugay Hadba raas gabdhuhu Yacayga u rujeen Raysimo xeryihii Loo kala rogoo Ramadkiyo nirguhu Isku reemayaan Tii aan rabaay Raaxadii adduunkaay Reer aan yagleellee Labadii isku raysiyoo Isku ruux ma noqonaa WAXAY TIDHI #4 Siimaba ridna oo Dumar waa is rogaa Haddii inan ragoow Aad rumeysan tihiin Ha u riixin inan Ra'yigaaga qaba Reer ila yagleel Kugu raacayee Risiqa oon illayn Kuu qorin #Raxmaan Lama raamsadee Kama raysan karo Hadalkuna runtee Naftu kuma rabtee Iska raalli noqo (Reenka ila dhaaf ayay original mar odhan jirtay)
@sucuudicumar9674 Жыл бұрын
❤heesihii hore iyo baabah
@abiissa4710 Жыл бұрын
Waxay soo baxdey bilowgii , waxa riwaayadan wax ka dhigay Mohamed Moge AUN
@abiissa4710 Жыл бұрын
Heeskan waxa la yiraa "Raxmad" waxay ka mid aheyd riwaayadii Caashaq iyo Cadaalad waxan ku maqlay inuu sameeyey Yusuf Dengeli iyo laxankii Ismael yare AUN,
@khalidsalebaan1262 Жыл бұрын
Ku jar hadalka kupa jar
@qadroshiiqcumar2214 Жыл бұрын
Biticumara gacla
@MohamuudGaani Жыл бұрын
Bintucumar
@abdikairbarawani8679 Жыл бұрын
Erayadii Maxmed Cali Kaariye.
@abdiqanijama3463 Жыл бұрын
Keyboard (Kastomine) Guitar Lead (Tifow) Guir Base (???) Drams (Goobe) Bonga (Morgan); Fiata ayaa wehlisa oo isugu giraan (Saxfone; Trumpa iyo Calarneta aya wehlisa ???)! Waxaas oo dhan galmar isla guuraaya! Heestan waxeey heesaha uga duntahy; Heest iyo Melodiga heesta wey kala sodaan!
@QaloocanHj Жыл бұрын
Erayada heesta awal ma Cismaan Askari baa sameeyayna