Garaad Jaamac Garaad Cali
3:19
2 жыл бұрын
Hiddo iyo Dhaqan | Heeso iyo Ciyaar.
13:50
Hees | Ciid Wanaagsan 2022 ❤
3:59
2 жыл бұрын
Пікірлер
@engab001
@engab001 8 сағат бұрын
Been badanaa
@manina.abdaladala5383
@manina.abdaladala5383 14 күн бұрын
Macaan
@XOG_GOOB
@XOG_GOOB 14 күн бұрын
Maxamuud hassan hidiida qawaacid wa aqoom yahan aan aqon fiicn u leyhay xaqiiq warysigaan 100% wa mid sax ah 🎉
@MaxamedFanaxoffecial
@MaxamedFanaxoffecial 16 күн бұрын
Allha unaxariiso xaliimo Khalif magool 😢😢😢😢
@MaxamedFanaxoffecial
@MaxamedFanaxoffecial 16 күн бұрын
Allha unaxariiso xaliimo Khalif magool 😢😢😢😢
@MaxamedFanaxoffecial
@MaxamedFanaxoffecial 16 күн бұрын
😢😢
@MaxamedFanaxoffecial
@MaxamedFanaxoffecial 16 күн бұрын
Xigmad soocan weeye heestu. 2025. Ayaan dhagaÿsanayaà. Adna maila dhagaysanasaa ?😢
@abdiyarow7395
@abdiyarow7395 Ай бұрын
Wlhi ilin aya iga qulquleeysa markan commenti yaasha somalida an aqriyay 😢😢😢
@fartunhersi5007
@fartunhersi5007 Ай бұрын
Allah' unaxarito
@AbdirahmanIbrahim-o5q
@AbdirahmanIbrahim-o5q Ай бұрын
illahey igu rido jcyl noocaa ookale ah amaba udhaw
@Cirsankayeere
@Cirsankayeere 2 ай бұрын
Ninna I'ma taxaabo ee anaa tay ku meel maroe!
@Ademfarhan-w7m
@Ademfarhan-w7m 2 ай бұрын
alle ha unaxariiste waxay jeaclayde ahmed gacayte oo isna la dilay
@ahmedWTYTajir
@ahmedWTYTajir 2 ай бұрын
😮 hareraha intaan dayey mid kudhigan wayey hodaney maxaa Kula hagsan
@DaudHassan-t9p
@DaudHassan-t9p 2 ай бұрын
Walal oodweyne waa xaafad balsi dagma ah dagmada waa deynile
@Liz_reads1
@Liz_reads1 Ай бұрын
Odweyne togdheer ku talo waye
@hassanmohamad8755
@hassanmohamad8755 Ай бұрын
oodwayne maha taad moodayso waa degmo ka tirsan gobolka togdheer ee burco caasimada u tahay
@BuraKhan-c9g
@BuraKhan-c9g 2 ай бұрын
Habar qabe jecayl ❤kuna ahaa.. Halistii wadnaha iyo Beerki buu hal gaadee Maxaaa kula hagaagsan? Haatan kula hagaagsan.
@GaradTalabacade
@GaradTalabacade 3 ай бұрын
ERIYADE AUN ABWAAN SUGAAN YAQAN ABWAANKI JUCBURKA IYO MAADADA IYO MURTIDA ABWAAN CABDI LAAHI CABDI SHUBE 1926-1978 ILAHAY HA UU NAXAREESTO JANADANA HAKA WARABIYO
@nuurcaqildeberani4278
@nuurcaqildeberani4278 3 ай бұрын
Ninka ay jeclaatay waxaa la oran jiray Daahir Qonof jaamacadda ummadda ayuu ka tirsanaa bahda waaberrina lug ayuu kula jiray, waana ninka ay u qaaday heesta "Ahlan wasahlam Daahir".
@mahmoudxasan7041
@mahmoudxasan7041 2 ай бұрын
Beenaale ayaad tahay maaha ninkay jeclaatay kaad sheegtay fanaan maxamed nuur giriig buu ahaa alle haw naxariisto labadaba kuye jaamacada ummadda maxaa iska galay marwo maxamed iyo ninka muqdisho jooga gabadh rer hargeisa asal ahaan ka soo jeeda ayey ahayde
@baxsanqaali4616
@baxsanqaali4616 4 ай бұрын
Keyga wax ka daran waa wayay waa nolahay mahe qolof ban ahay
@rahmacige9251
@rahmacige9251 3 ай бұрын
Ax😢
@lowridermarine
@lowridermarine 3 ай бұрын
😭 😭 sorry abayo, qofki garanaye aya ku dareemi kara.
@AsmoXasan-w8z
@AsmoXasan-w8z 3 ай бұрын
Abyo inte kala so xariira isku mid ba nahaye 😢
@Salahfarah1
@Salahfarah1 4 ай бұрын
Maxa haatan kula hagaagsan!
@abdullahihurre9843
@abdullahihurre9843 5 ай бұрын
Who is listening this year @ 2024. Alle ha unaxariisto Siciid Mire Xaydar Legend.
@elmiyusuf396
@elmiyusuf396 5 ай бұрын
zaylac i baa ka horraysay
@engademademfarhan1355
@engademademfarhan1355 5 ай бұрын
fanaanka ay jeclayd waa ahmed gacayte
@abdulsadaam7006
@abdulsadaam7006 2 ай бұрын
Mahayn Wayo Hesaheeda Laxamada ugu Badan Asagaa Usaaray
@wacayscaanood2984
@wacayscaanood2984 6 ай бұрын
Waar ninkani waan aqaannaa waa warsangeli 1987 Hargeisa sayladda xoolaha ayuu dillaal ka ahaa waa maxay waxan iyo taariikhani uu dhex galay subxaanallaah
@osmanmohamed4626
@osmanmohamed4626 Ай бұрын
Ninkani waa nin aqoonyahan ah oo soo shaqeeyey. Waa runsheeg ka waramaya dhacdooyin uu goob joog ka ahaa. Reerka aad ka dhalatay ee Isaaq waxaa ka lumay qiyamkii akhlaaqda. Waxaan ku cadaynayaa taas: 1) Taariikhda beenta ah waxaa ka qaadataan Ducaale iyo barnaamijkiisa xusuus reeb. Nasiib darada idin haysata waxaa kamida nin walboo reerkiina ah oo sarkaal ahaa waa geesi, wuxuuna xaqiraa kuwii ka sareerey ee garaadada u xidhay oo nool. Taariikhda markaad ka waramaysaan runta ka sheega sida ninkan. Ninkani waa taariikhda uu ka waramayaa waa 100% authentic. Inuu faano wax ku kalifi kara ma jirto waa nin si sharaf leh u hadlaya oo isku kalsoon.
@igalsamiirahussain9508
@igalsamiirahussain9508 6 ай бұрын
Allaha unaxariisto
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 6 ай бұрын
Jiimow muqdasha ku jecel hhh waligood bay cudur qabeen
@maxamuuddahir6331
@maxamuuddahir6331 6 ай бұрын
Gosashado waa kharidad iyo dal ma aha hayb
@maxamuuddahir6331
@maxamuuddahir6331 6 ай бұрын
Waa muxadaro suaalo iyo malehiyoafkar
@maxamuuddahir6331
@maxamuuddahir6331 6 ай бұрын
كل يفتخربعشيرته. لااكثرولااقل.
@maxamuuddahir6331
@maxamuuddahir6331 6 ай бұрын
كيف تقنع الصومال مع العض.
@alshifa2673
@alshifa2673 7 ай бұрын
Maxamad nuur giving buu ah
@kinzidjamaahmed6790
@kinzidjamaahmed6790 7 ай бұрын
Heesti meel gabahira
@kinzidjamaahmed6790
@kinzidjamaahmed6790 7 ай бұрын
Eemarwo maxamed
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 7 ай бұрын
Mateo maxamed cabdi ninka jacayelka ay u qaaday Maxaa la odhan jiray Axmed gacayte liibaan baa la yidhaa
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 7 ай бұрын
Mateo maxamed cabdi ninka jacayelka ay u qaaday Maxaa la odhan jiray
@AxmedGalbis1143
@AxmedGalbis1143 7 ай бұрын
Alow kuunaxariiso inan gummed baa helay
@SadiiqHassan-q8p
@SadiiqHassan-q8p 6 ай бұрын
Ma😂ye wllo jacaylku lafahmiwayay
@usaamemaxamuud21
@usaamemaxamuud21 7 ай бұрын
Hestaan ayadoo ramadaan ah haben habenada ka mid ah anoo mobile niicla ah radio ka dhageysanayo ayey isoo gashay isla markii you tube ka soo raadiyay ❤️🥰
@wilqaranofficial3690
@wilqaranofficial3690 7 ай бұрын
Aniga hada ayan ku mirqamayaa😂
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 7 ай бұрын
Fanka waberi aha fananin ta waqoyi just good to see you all
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 7 ай бұрын
Jimi shiq mumin qof wax dilay wa u eka xili dhow bartay shamuri no kenay music u garacay 2004 bartay aun
@abdallamohamed5794
@abdallamohamed5794 4 ай бұрын
Dilka 2010 meelahaas waaye
@SAIDJAWTE-c5q
@SAIDJAWTE-c5q 7 ай бұрын
Geelu waxuu dhaa, war iga, hadii gale danbaad u harin
@CrixmaanYare-jh6jz
@CrixmaanYare-jh6jz 7 ай бұрын
Al fanaan ziciid
@batulasmail8261
@batulasmail8261 8 ай бұрын
Hadii ay runta warkaada maxaad u qarinaysa habalkii ay Gandha jeclaatay.
@qadarsaeed
@qadarsaeed 8 ай бұрын
Waa wax aad uxanuun badan dhacdada marwo maxamed cabdi balse sida saxda looma sheegin fanaanka ahaa. Kii ay jacaylka uqaday subxanalah ilahaw unaxariso i feel her pain subxanalah 😢
@hodmakaise4204
@hodmakaise4204 9 ай бұрын
Hodan may Name❤❤
@RadioQaraami
@RadioQaraami 9 ай бұрын
Hees xusid mudan AHUN Ustaad Siciid Mir
@RadioQaraami
@RadioQaraami 9 ай бұрын
Alle yarxamuu nin oday ah oo aqoonyahan ah oo afka iyo suugaanta aad ugu xeel dheer ayuu ahaa siciid Jaamac xuseen kucmudi.
@RadioQaraami
@RadioQaraami 9 ай бұрын
Alle yarxamuu nin oday ah oo aqoonyahan ah oo afka iyo suugaanta aad ugu xeel dheer ayuu ahaa siciid Jaamac xuseen kucmudi.
@FaysalBarre1
@FaysalBarre1 8 ай бұрын
Haaheey, Eebbe ha u naxariisto.
@dema6389
@dema6389 8 ай бұрын
Tolow qof ma jiraa haya buuga oo pdf ah
@RadioQaraami
@RadioQaraami 8 ай бұрын
@@dema6389 waa la heli karaa Wll
@RadioQaraami
@RadioQaraami 9 ай бұрын
AHUN Marwa Mohamed Gaasir.
@AbdiHodmane
@AbdiHodmane 10 ай бұрын
Gabdha ninkay jeclayd maahayn fanaan waxa uu ahaanin dasle ah oo. Gaadhi bas ah wata sida uu sheegay abwaan aadan tarabi o ahaa abwaanafa ugu dhaw waxayna qaaday heesa laba ah oo abwaan aadan tarabi sameeyay oo kamida heesaha ay leedaay
@MaxamedShimbir-c9p
@MaxamedShimbir-c9p 10 ай бұрын
Ninka ha la iisheego
@qadaafiyare6677
@qadaafiyare6677 10 ай бұрын
Ala haw naxariisto xaliima Khalifa magool
@maxamedmaxamuud-bz8zp
@maxamedmaxamuud-bz8zp 10 ай бұрын
Barteedii buu dhigay Ismaaciil Dulcad AUN Feysal mushtaaq😊