Ninkani waa nin aqoonyahan ah oo soo shaqeeyey. Waa runsheeg ka waramaya dhacdooyin uu goob joog ka ahaa. Reerka aad ka dhalatay ee Isaaq waxaa ka lumay qiyamkii akhlaaqda. Waxaan ku cadaynayaa taas: 1) Taariikhda beenta ah waxaa ka qaadataan Ducaale iyo barnaamijkiisa xusuus reeb. Nasiib darada idin haysata waxaa kamida nin walboo reerkiina ah oo sarkaal ahaa waa geesi, wuxuuna xaqiraa kuwii ka sareerey ee garaadada u xidhay oo nool. Taariikhda markaad ka waramaysaan runta ka sheega sida ninkan. Ninkani waa taariikhda uu ka waramayaa waa 100% authentic. Inuu faano wax ku kalifi kara ma jirto waa nin si sharaf leh u hadlaya oo isku kalsoon.