Пікірлер
@user-bs8xu4wy4p
@user-bs8xu4wy4p 6 күн бұрын
ALLHE how naxriiso waa rundeed eedo xalimo soofe
@LuulYuusuf-w9i
@LuulYuusuf-w9i 8 күн бұрын
HANBALYO 🎉🎉
@user-ut8mi3mt8k
@user-ut8mi3mt8k 11 күн бұрын
Ina gondaq
@user-ut8mi3mt8k
@user-ut8mi3mt8k 11 күн бұрын
Qordheer nart hallur hal fare
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 11 күн бұрын
Sheeekh khyr alle haku siiyo reer puntland waxaa rogy garwaynayaal ictisaam al itixaad iyo shaydaamo
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 11 күн бұрын
Mudug puntland waa iney international airport heshaa 300 milyan by mid caalamiya ku dhisan karaan lcgta aan hurno reer puntland dhulkeena aan dhisano gobolka raascasayr wado caalamiya hala saaro isagana
@user-ut8mi3mt8k
@user-ut8mi3mt8k 12 күн бұрын
Hal fare go
@user-ut8mi3mt8k
@user-ut8mi3mt8k 12 күн бұрын
Gan waacijlqaba
@user-ut8mi3mt8k
@user-ut8mi3mt8k 12 күн бұрын
Xabiib was waalxumy
@user-ut8mi3mt8k
@user-ut8mi3mt8k 12 күн бұрын
Xarn tariff to
@user-ut8mi3mt8k
@user-ut8mi3mt8k 12 күн бұрын
Tahaaliil to
@user-ut8mi3mt8k
@user-ut8mi3mt8k 12 күн бұрын
Qordgeer cadbatagal
@user-ut8mi3mt8k
@user-ut8mi3mt8k 12 күн бұрын
Gal qordheer
@YAHYEXUSEEN-h5m
@YAHYEXUSEEN-h5m 14 күн бұрын
Magaalada garacad miyaa ladhahaa yaap garacad waaye
@user-ut8mi3mt8k
@user-ut8mi3mt8k 14 күн бұрын
Gal xarn
@user-ut8mi3mt8k
@user-ut8mi3mt8k 14 күн бұрын
Waalagus
@abshirhasan4580
@abshirhasan4580 14 күн бұрын
Marka lacagtoo dhan la so aruursho oo gacanta lagu hayo, sawmaha wacna in shaqada la bilaabo. Ciyaalka marka lagu so xereeyo, dhaqaale lagu quidiyo waxna lagu baro uma baahna miyaa.
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 16 күн бұрын
Hambalyo ayaan lee yahay horu marka ka socdo dekeda garacad
@saidoelmi4351
@saidoelmi4351 16 күн бұрын
Aamin yaa alaah 😭😭😭😭💔💔💔💔🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@user-ut8mi3mt8k
@user-ut8mi3mt8k 16 күн бұрын
Maka all kuukeen qordheer
@user-ut8mi3mt8k
@user-ut8mi3mt8k 17 күн бұрын
Waslgusa
@user-rx8mi7hl5n
@user-rx8mi7hl5n 18 күн бұрын
HORTA WAXAAN LA YAABAY KUWA HALKAN COMENTS KU QORAYA EE LEH EMIRAT BAA LA WAREEGAYA. WAR HORTA DAKADII IYO AIRPORT KII MUQDISHU YAA MAMULA CUSBITAALIDII XAMAR YAA LA WAREEGAY OO WALIBA WAXBA KU KORDHIN SOW TURKI MAAHA TII BERBERA YAA MAAMULA DO UAE MAAHAN MAXAA MARKAA KU JABAN PUNTLAND DEKADAHEEDA HADAAN DOONO YUHUUD BAAN KU WAREEJINAYNAA SOW ANAGU MALIHIN
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 18 күн бұрын
Maasha'Allaah Tabaarakalaah illaaheey hs xifdiyo
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 18 күн бұрын
MashaAllah Guul iyo Gobanimo ❤ Halaga Faa iidaysto Dadkaygow
@mohamednur1696
@mohamednur1696 18 күн бұрын
NIYEYDAAN IMAARAAD KU WAREEJIN,KOLBA DENI AYAA IDIN XUKUMEE❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂
@XayaatAbdi324
@XayaatAbdi324 17 күн бұрын
Imaaraadku muxuu ku gaystay uu ka cabaadaysaa??
@mohamednur1696
@mohamednur1696 17 күн бұрын
@@XayaatAbdi324 IMAARAADKA IYO YAHUUD IYO ERICK PRINCE MARKEY DHULKAAGA QABSADAAN OO DHAXALKII DHULKAAGA QAATAAN RAG IYO DUMAR BA KUFSADAAN,DAGAALNA KA RIDAAN AYAAD GARAN DOONTAAN , LIBYA YEMEN IYO SUUDAAN WAXA KA DHACAY WAX MAKU QAADAN WEYDEEN ,HEESTII MAXAMED MOOGE DHEGEYSO ,DAR ALLAAD KA HURUDDAA ,WAXBA DUNIDA KAMA OGID ,DUMAR BAAD KA TAHAYOO WAXBA DUNIDA KAMA OGID,ANIGA IYO ADIGU ISKU MEEL AYEYNNU KASOO WADA JEEDNAA SIDAAM DAREEMAYO,E BAL ADIGU WAX U FIIRSO WLL ADIGOON ANIGA SI GAAR AH II EEGIN RUNTU HORTAADA AYEY TAAL HADDAAD WAX KU QAADANAYSID
@user-xc5vn1do9z
@user-xc5vn1do9z 18 күн бұрын
Reer Puntland- waxaad Kuguuleysateen inaad kashaqeysiisaan maskaxdiina iyo adimadiina sidii (allaah CWJ) ugutalagalay Bani-aadamka. Laakiin waxaad ogaataan Talaabadaas aad kudhaqaaqdeen iney kanixineyso umada badan oo in dadka madow kushaqeeyaan wixii iyagu kushubtaan kaliya ee aney si-xora iyagu uga shaqeysiin maskaxdooda iyo adimadooda jecel oo Fikradaas kushaqeeya. Waxaad Kutalaabsateen wax Caruurtiinu kudayaneyso 200 sano oo soosocota. Iyagana Furey maskaxdooda iyo adimadooda. Hayeelina in Dabarkii maskaxeed iyo adimada laydinkuceliyo. Waxaan arkahayey madaxweynaha Puntland oo Burtinle uga qudbeynaya inaad shirkad wax iskudarsataan. Cidii Sheer idinkaganeysa Kagada laakiin Marna Hayeelina in Maamulka Shirkada aad Gacantiina kasaartaan. Hadaad Hungu kubadalataan Gacan kuhayn’ta Shirkada Xawaa Laydinkucelinayaa Dabarkii Maskax iyo adimo wax aad caruurtiina u-iftiimisaana Halkaasbaa lagusooxirayaa. Aduunku waa Tartan Gacantiina Hajirto wax aad Kutartaan. Siiya Muhiimad Balaaran umada Somaaliyeed iney Maalgashadan Dakada iyo Jidkaba. Dakadana usameeya Dad si-fiican ugu suuqgeeya dadka somaaliyeed. Bisiq Sarmaan
@LST25
@LST25 18 күн бұрын
UN ta Container na dooda hala baaro
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 18 күн бұрын
Rooga cagaaran gogla meesha
@muslimxusein3863
@muslimxusein3863 18 күн бұрын
China waa in heshiis lala galo waa gaalo balan leh
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 18 күн бұрын
Riyadii reer puntland o rumawdey❤❤❤
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 18 күн бұрын
Emaaraat boosaaso bay curyaamiyeen hasiinina shiinaha siiya
@LST25
@LST25 18 күн бұрын
Wee Qaateen. IMAARADKA MAR HORE
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 18 күн бұрын
Baarakallaahu ❤❤❤❤❤
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 18 күн бұрын
Maashaa allaah waa guuul❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 18 күн бұрын
Masha allaha illaahay haidin barakeyo gulaysta guul illaahay siyaadiyo malkiina iyo caqligii keney illahey haidinka hayo waxii xun iyocadawga muqda iyo kan qarsoon
@Raho339
@Raho339 18 күн бұрын
Maansha Allaah Tabaarakallaah🇺🇿🔥💪
@qasaaye23
@qasaaye23 18 күн бұрын
Emirate ya la isku dhiibin. Garcad waxa ka maqan Marketing suuqa China. Business men Puntland toos China haka keenan. Free port Garacad iyo Warehouse / baqaaro jumlo ah / Wholesale. Insha Allah.
@mohamednur1696
@mohamednur1696 17 күн бұрын
@@qasaaye23 WLL ANIGOO KU IXTIRAAMAYA FADLAN HA I DHIBSAN HOOS WAX UGU FIIRSO QORSHA AAD KA HADLAYSAA WAA KA XALAASHA AH LAAKIIN XAARAAM AYAA IMAARAAD WADAA IYO DHAC
@dodorara9532
@dodorara9532 18 күн бұрын
Allaah ha idiin barakeeyo oo ha idinku xifdiyo dadka dalka diinta islaamka waxaad haysataan dad duunyo barako khayr allaah ha idiin galiyo shar shayaadiin allaah ha idinka xijaabo
@XAWOAbdullahi-z1r
@XAWOAbdullahi-z1r 18 күн бұрын
ما شاء الله. تباركك اللله
@moali27
@moali27 18 күн бұрын
Mansha Allah, Allaha noo barakeeyo kheyraadka.
@yassinabdirizak4958
@yassinabdirizak4958 19 күн бұрын
MashaAllah Great job. KEEP ON GOING.
@user-ut8mi3mt8k
@user-ut8mi3mt8k 19 күн бұрын
Gala yahuud qordheer
@user-ut8mi3mt8k
@user-ut8mi3mt8k 19 күн бұрын
Qrdheer dila
@Raho339
@Raho339 21 күн бұрын
Maansha Allaah
@Raho339
@Raho339 21 күн бұрын
Aamiiiiiiiiiiiiiin
@abdikhadirfarah7415
@abdikhadirfarah7415 22 күн бұрын
Waymahadsanyihiin intii mashaa quraxada badan gar siiyay Inta dhimana waxan codasanya in la dhamastiro . Aan ka wada qayb qaadano dhamanteen Aduunyo la aruurshay Wax ka fican waxad hormarsti Aad isku hubri. Walalka soo gudbayay bilow ilaa dhamadna waa mahadsanyahay Dhulka mudug bal in dagaalada iyo is dilku ka yarado barashada diinta iyo wacayi galinta ha lagu badayo Wayo culamada aad Bay ugu yartahay in umada laga wacayi Galiya fidanada iyo is dilka
@MaxamedcsalaanAbshir-jm2iz
@MaxamedcsalaanAbshir-jm2iz 23 күн бұрын
Mzha alh guulaysta
@samirasahra1747
@samirasahra1747 23 күн бұрын
AMiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN
@habibajamac9941
@habibajamac9941 23 күн бұрын
Laaxwla walaa quwata ilaabalah
@MAOmar-oy2uh
@MAOmar-oy2uh 24 күн бұрын
Garacad port ragii hindisey ee maalgliyey boqolalka sannadood ee sosocda ayey anfacaysa reer Somalia , Allahaka abaalmiryo
@zainabyassin4993
@zainabyassin4993 24 күн бұрын
Waa qabrigi wadani kani😂😂😂😂😂😂