Maalgashadayaal Dekada Garacad Soo booqday ayaa ka warbixiyey waxay ku arkeen dhismaha Dekada

  Рет қаралды 6,758

Deex TV

Deex TV

Күн бұрын

Join this channel to get access to perks:
/ @deextv

Пікірлер: 37
@khada917
@khada917 3 ай бұрын
Waa Dekeda ugu istiratijisan geeska afrika gaar ahaan badweynta hindiya marka container terminal caalami ah laga dhiso waxay noqonaysa il dakhli oo muhiim u ah dalkeena.
@farxiyabashir1761
@farxiyabashir1761 3 ай бұрын
Masha Allah baarakallah guulaysta abtiyaaladey Maxamuud Saleebaan waa dad goba oo hal abuur leh
@mohamedahmedhasan2626
@mohamedahmedhasan2626 3 ай бұрын
S/c reer shirkada wadaagsan iyo dekeda garacad guul guul waxaan sharkada ka codsanayaa in sida eey ugu dadaashay dhismaha dekeda wadada dekeda in eey ugu dadaalaan dejinta siyaasada dalaka iyo walaaleeynta dadka heshiisiinta dowlada dhexe iyo dowlad goboleedka buntland mahadsanidiin wadaagsan garacad guul
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 3 ай бұрын
Yaahuuu balo kula heshiisey iimanka seeg anagu cidna uma baahnin bax gurigaaga dhiso bakhti yhw
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 3 ай бұрын
Maashaa allaah tabaarakallaah tabaarakallaah
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev 3 ай бұрын
Masha Allah Guul iyo GOBINIMO qof waliba dagadaha maal kashada oo sameysta waxwlba Somalida ayaga sameysan karo dakadaha horey usii socda
@Sahra-qe8gb
@Sahra-qe8gb 3 ай бұрын
Gül iyi. Gobonimo❤❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉
@abobasement346
@abobasement346 3 ай бұрын
Dakadah ictisam bah leh
@ahmedhersi7833
@ahmedhersi7833 3 ай бұрын
Guul iyo gobonimo
@SaadiaFarax
@SaadiaFarax 3 ай бұрын
Garacad dhul deegaana maleedahay
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 3 ай бұрын
Anigu waan u baahanahay in aan ku darsado lacage xageen u maraa
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 3 ай бұрын
Wadaagsin kala xirir😂
@Fays2010
@Fays2010 3 ай бұрын
Muhiim ma aha qofka hadlaya wajigiisa ee waxaa ka muhiimsan waxa uu ka hadlaayo in la arki karo, waliba si bayaan ah.
@mussejama311
@mussejama311 3 ай бұрын
Aaway sheekhow sawirkii wax qabadka Aduun baa kaamarada is-hor wadee!!
@noohaliahmed3978
@noohaliahmed3978 3 ай бұрын
Dekeda Ictisaam miyaa maalgashday.
@XayaatAbdi324
@XayaatAbdi324 3 ай бұрын
Astaqfirullaah, Culumadda ka xishoo yaanan cuqubo dhinaca rabbi kugu dhicin.
@musj21
@musj21 3 ай бұрын
Waxani ma dhamato miya 🤦‍♂️
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 3 ай бұрын
Dakad ma xaafad ba moodeen in la dhisayo😂
@musj21
@musj21 3 ай бұрын
@@dilara-jj5yj haa tani wa lamid waa xafadba
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 3 ай бұрын
@@musj21 xafad one week ba lgu dhisa e tacsida meesha kla tag
@musj21
@musj21 3 ай бұрын
@@dilara-jj5yj war comments iga bax mucarid nimada aya ka xanajiayay miya 🤣
@mahamuudhirsi9635
@mahamuudhirsi9635 3 ай бұрын
Dekedda wali emaratka ma laga iibiyey, odaayasha lacagtooda ma la siiyey iyo Den?
@Cici_mimi
@Cici_mimi 3 ай бұрын
Adigu Waxbaqabsadde waxba dhiste baad tahay Kaliya negative ah. War Oroddoo Shaqeeyso Qayrkaa waakuwaase.
@khada917
@khada917 3 ай бұрын
Dakada ma hooyadaa baa lagu qabay sheeko diniiqda meesha la dhaaf
@mahamuudhirsi9635
@mahamuudhirsi9635 3 ай бұрын
@@khada917sxb meeshan share aan ku leeyahay. Nacladda ku dhastay was car hooyaday wax ka sheeg. Fikraddayda xaq baan u leeyahay.
@mahamuudhirsi9635
@mahamuudhirsi9635 3 ай бұрын
@@Cici_mimisxb qofka Haduu rayigiisa bixiyo wax ma qabsade miyaa?
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f 3 ай бұрын
Dekeda Garacad sida muuqato waxaay leedahay cadow fara badan oo Soomaali ah oo horumar diid ah! Waxaan ku faraxsanahay in aan dhawr sano ka hor lacag ku darsaday aniga oo aanan hubin in aay higeli doonto, ogna in uu maal geshigu yahay "Shul iyo Shal" qadertana ku qanacsan, ahna nin deegaanka ka fog. Dadka diidan waa dad aanan wax dhisan karin, lagana dhisan karin! "XASAD" from Gedo
@LST25
@LST25 3 ай бұрын
Imaaradka maala siiye?
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 3 ай бұрын
Orod buuqa nagalatag nacaladyhy
@LST25
@LST25 2 ай бұрын
​@@dilara-jj5yj Haye hada kawaran xaalka😂
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 2 ай бұрын
@@LST25 ma ada leh hdn rabo yuhuud bn siin
@LST25
@LST25 2 ай бұрын
@@dilara-jj5yj Waxaa doonto waa siin kartaa Laakiin faaido in aa ka hesho soo marabtid? Tusaale 8 sano ka hor Dekedda Boosaaso waxaa la wareegtey Imaaradka Wax ee soo kordhiyeen ma aragtaa? Hadii ee jirto waa isheegi kartaa
XAAFUUN: Jasiiraddii Cusbada iyo Luulka.
6:36
Astaan
Рет қаралды 107 М.
Magaalo cusub oo casri oo laga dhisayo Puntland "Hormarka Soomaaliya
38:38
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 59 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 125 МЛН
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 121 МЛН
Dekedda Muqdisho oo 40 sano kaddib heshay qalab muhiim u ah.
17:28
Ras Laffan Industrial City (RLC) Documentary
8:53
QatarEnergy
Рет қаралды 36 М.
NZE SIFERA NGAKO HAJJI MUTEBI NJAGALA KIMU JUSTICE KU MWANA WANGE
52:58
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 59 МЛН