Пікірлер
@MaxamedcumarMaxamedcumar-j1k
@MaxamedcumarMaxamedcumar-j1k 28 күн бұрын
Masha ALLAH shekh xasan adam samatar . Xayakallh xafidahullah . Lkn tani wa taariq murti leh .
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 ай бұрын
Heestaan waa unique waa fantaasic. Maalmaha Qallooca wxay dheertahay kuwa kle waa taariikhda wayn oo ay ku fadhido. Sdoo kle abwaanka sameeyay aun Mxmm'd Cali walash ayaa ku faanaya aftahammada u dheeryhy abwaannada kle waayo dhexdeeda Ayuu ku hanjabayaa,calaacalayaa,gocanayaa,isku guhaamayaa, isku dhiirri galinayaa,hoga tusaalaynayaa,kalagacayl ku muujinayaa siyaasaddu kama maqna marna jacayl ayaa loo ekaysiiyay halgankiisa Ssdf ayay bar bilow u ahayd sdoo kle dhulkii Itobiya ka bajisay soomaalida ayuu ku muujinayaa. Majirto hees ka mug wayn hddii lagu dhex wareego Fanka Soomaalida. Inuu gabyaa isnacay yahay ayuu u caddaynayaa dadka.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 3 ай бұрын
Hees wayn weeye oo qiso xambaarsan aun abwaanku wxuu curiyay waqtigii majeerteenka la laynayey qaarna la xirxirayey dagaalkii itobiya lagula jirayna uusan wali dhammaan Mxm'd Sleebaankuna ay kusii qulqulayeen Itobiya oo Saldhigga ka dhiganayeen xaaladihii ayuu suuraynayaa wxuu leeyahay anigoo wxaas oo dhibaato ah kasoo maray dhulkayga dufaaciisa iyo ina siyaad barre baanan maanta ka hor caroon weeye. Qiso wayn ayay leedahay heestaan dhallaanka dambe saas ha ogaadaan. INA cali Walash oo waayahaas SSDF galay ayaa mihindisay wuxuu udhashay majeerteen Ciise Mxm'd reer Muuse Cadde nin is guhaamay ayuu ahaa oo laga baqo suugaantiisuna ubadantahay.
@Geel_Laaye1122
@Geel_Laaye1122 3 ай бұрын
Subxaanak! salaad maqrib ayaan baxay waxaanan daartay heeskan.
@saydahmed3661
@saydahmed3661 4 ай бұрын
Gaban soo korayaa Maangaab inuu yahay Intuu geed ka booduu Gambiyaa dantiisee, Gu'yaalkii isoo maray Wixii aan gef falijiray Haddii guulle igu naqay Waa in aan garqataa! Heestan waxa si dhab ah u dareemaya ninkaste amma qofkaste oo ku loofaray wakhtigiisii dhalinyaro'nimo qayb ka mid ah . Waanay I taabataa runtii kamana daalo dhagaysigeeda
@NimoDaad
@NimoDaad 4 ай бұрын
Biyuhu u sanqadhayaan loo horay sidiisaan amba kugu sahaayaa
@NimoDaad
@NimoDaad 4 ай бұрын
Ilaahow godka kuunuur
@NimoDaad
@NimoDaad 4 ай бұрын
Heestan maqalkeeda caawa iigu horaysa
@MaxamuudYaasin
@MaxamuudYaasin 4 ай бұрын
4:54
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 4 ай бұрын
Carabow ciraab gabay hdday cidi ku faanayso Adiga iyo Caydiidba waa ka cokanaateene Anse waa ku caanaqay codkaad iga sugayseene. Khaliif shekh Mxm'd baa ku hadal qabsan jiray yaryarow ninkaan philasopher wayn buu ahaa.
@Inakulmiye
@Inakulmiye 5 ай бұрын
Waa erayadii Abdi Aden Abdi Qays.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 5 ай бұрын
@@Inakulmiye lma hubo suugaanta wxaa doontid lma so qoro sxb dad bdn ko wxoodii dad kle lsiiyay baa jira abwaannada soomaaliyeed 1 iyo 2 ma ahayn kumannaan bay ahaayeen.
@AmedIbraahin73
@AmedIbraahin73 5 ай бұрын
Asc
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 5 ай бұрын
Wcs sxb
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 5 ай бұрын
Cajiib. Waligaa ma aragtay abwaanka sameeyay heestaan aun 2014 baa iigu dambaysey anigoo hotel Rayan Park fadhiya ayuu isalaamay 4 sano kddib ayuu geeryooday. Waa Mxmmed Cali Walash Caydiid Kaba cune ku magac dheeraa philasopher wayn ayuu ahaa waa naadir isagoo kle suugaanta lagama dabo dhufan jirin waqtigiis wlow uu mucaarad ahaa Ssdf intii dambe.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 5 ай бұрын
Big suugaan rip abwaan Mxmmed Cali Walash nin la illaawi karo maaha.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 6 ай бұрын
Aun abwaanku heestaan mar Itobiya lagu xiray ayuu sameeyay wax walba taarikh bay leeyihiin ma guurto ah. Rip😢.
@CkhadarDafle
@CkhadarDafle 6 ай бұрын
3:51
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 6 ай бұрын
Nin wayn baa lahaa heestaan oo gabyaa ah nolasha isku guhaamay macno badan ayay leedahay maaha wax caruuro isu geeyeeyeen oo jacayl qusaysa waa anti iyo jab. Ina Cali Walash waa gabyaa wayn oo dadkiisu ay xaqireen wax bdanna aysan ka qorin. Hooyooy Gacalooy adduun galinba waa cayne Anigoo xinjira googo'iyo gabal yaroo dhiiga Hddii guullahay igu asturay godan calooshaada Dhowr godol biya aan la iga garannaynin. Maaha gabayadiisu wax la iska yiri ama qof abwaan sheegta uu samayn karo lma cagacagayn karo.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 6 ай бұрын
Heesaha ugu waawayn oo ugu caansan bay kmd tahay oo Xasan Aadan Samatar markuu qaadayo laga yaabo wxaa lahaa qisadeeda aun abwaan Mxmmed Cali Walash(Caydiid Kaba cune) oo gabyaa wayn ahaa oo reer Nugaaleed ah 2018 ayuu ku dhintay magaalada Growe is guhaanka ayuu ku caan baxay waagii dambena wuu xanuunsanaa maqane jooge ahaa. Geel wxuu xumaadaa Markuu xeeb u dheelmado Xumuhiisu waa inay dumar xaraystaan Xarragadiisu waa doob Lamara xaysimo iyo hawd. Abwaan Mxmmed Cali Walash.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 7 ай бұрын
Digniin kugu socota! Muuqaalkan iyo Heestan ka saar meesha! Xaq iyo xuquuqdiisa waxaa leh meesha aad ka soo qaaadey Somali Music Culture
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 7 ай бұрын
Xggee ka keentay adgu awal ma ayeeyadaa baad ka dhaxashay fanka ummadda soomaaliyeed waa dhaxal dadku leeyahay taariikhduna waa ma guurto yaa marti kaaga ah waa adiga Xasan Geni kusoo qoray heestii uu sameeyay aun abwaan Mxmmed Cali Walash (kaba cune). Yaa idin ku yiri Isaaq baa heesaha wada leh ka fariiso ummadda soomaaliyeed tuugyahow tuuggu dhalay iyo inankiisu.
@ahmedabshir154
@ahmedabshir154 7 ай бұрын
❤❤❤ wah wah war ma anay ishegsa tolow war tana ana la ii qaday bn filaya aniga iyo jcylkyga Zaynab mohamed graad naleye mohamed garaad ❤❤❤❤❤❤
@abdikiin3915
@abdikiin3915 8 ай бұрын
Ustaad Sayid maxamed mooge liibaan baban oo inoo qaadaya hees muxubo iyo kalgalcayl sifaynaysa sidoo kale waaayaha aduunka ka waramaysa hees qaaliya oo xikmadaysan kabanka iyo laxankuna waa cajiib❤❤❤
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 8 ай бұрын
hees taariikh leh oo qiso dhab ah laga curiyay aun abwaan Mxmmed Cali Walash(Caydiid Kaba cune) ayaa mihindisay oo taariikh bdn aan laga qorin se caan ahaa ka tirsanaa Policeka Somaliya kddibna Ssdf galay toddobaan iyo dhowrkii wxay ku timid qisadaa heesta maalmaha qallooca oo Xasan aadan qaado laxankana saaray mar philasofka lagu xiray Itobiya sdoo kle wxaa lagu xasuustaa inuu silsiladdii caanka ahayd ee Deelley jawaabtii ay kusuu xirantay tiriyay sdoo kle uu erayada is guhaanka ah uu ku caan baxay sda aad ka dheehan kartaan tuducdeeda: Ma baan mawjadaha dheer maaxaa dhexdoodo muuqeyga la arkaa laakiinse aan maqanahay. heesta oo lagu soo qaatay riwaayaddii galbeed sda lasheego ayaa dadka qaar moodeen in Ganey oo reer Kacaan ahaa uu curiyay se maaha jacayl waa anti iyo wax ka wayn maanka Xasan Geni oo is guhaamid aan gaarin. wxaa qalinka u qaatay ustaad Beeroof oo ku xeel dheer suugaanta.
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 8 ай бұрын
Waayo waayo❤
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 8 ай бұрын
hees taariikh leh oo qiso dhab ah laga curiyay aun abwaan Mxmmed Cali Walash(Caydiid Kaba cune) ayaa mihindisay oo taariikh bdn aan laga qorin se caan ahaa ka tirsanaa Policeka Somaliya kddibna Ssdf galay toddobaan iyo dhowrkii wxay ku timid qisadaa heesta maalmaha qallooca oo Xasan aadan qaado laxankana saaray mar philasofka lagu xiray Itobiya sdoo kle wxaa lagu xasuustaa inuu silsiladdii caanka ahayd ee Deelley jawaabtii ay kusuu xirantay tiriyay sdoo kle uu erayada is guhaanka ah uu ku caan baxay sda aad ka dheehan kartaan tudycdeeda: Ma baan mawjadaha dheer maaxaa dhexdoodo muuqeyga la arkaa laakiinse aan maqanahay. heesta oo lagu soo qaatay riwaayaddii galbeed sda lasheego ayaa dadka qaar moodeen in Ganey oo reer Kacaan ahaa uu curiyay se maaha jacayl waa anti iyo wax ka wayn maanka Xasan Geni oo is guhaamid aan gaarin. wxaa qalinka u qaatay ustaad Beeroof oo lu xeel dheer suugaanta.
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 8 ай бұрын
Waayo waayo ❤
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 9 ай бұрын
Allow ya maqane jooge ah misna Mxmmedkiisa ah. Marbaan mawjadaha dheer maaxaa dhexdoodoo muuqeyga la arkaa laakiinse aan maqanahay. Waagow ha daalicin Qorraxday dahaarnow Dayaxow hasoo bixin Badwayntay darbada keen Durdurkow biyaha guri Dahabokw naxaas noqo. #Guhaan baa ladhahaa erayada noocaas loo tiriyo qofka tiriyana wax bdn ma curiyo dabadeed. Aun abwaan Mxmmed Cali Walash (Caydiid Kaba cune).
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 10 ай бұрын
Arar ayaa ladhahaa hordhaca heesta ka horraysa oo badi dhallaanka dambe ka reebaan heesaha.
@Libaaxjiifa10
@Libaaxjiifa10 10 ай бұрын
Wuu xarago heesayaa
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 10 ай бұрын
Aun waa big singer.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 10 ай бұрын
Waayaha masuuggaa Hddii uu kaa madowyahay Waa u muriyo deebaaq Caashaqa martiyaaye.
@Axme341dCabdilaahi-n
@Axme341dCabdilaahi-n 10 ай бұрын
axmed
@HassanNur-n7v
@HassanNur-n7v 10 ай бұрын
Gjdsda
@Banaadirpoy
@Banaadirpoy 10 ай бұрын
Baxsanoow hadraawow Boqorkii amaantoow Baashihii aqoontow Maqlay inaad baxaan baxa Socotada ku baahdoo Beledweyne aadoo Barwaaqda iyo raaxada badarkii ka heesto boqor aad u qurux badan bilan aad la kulan too La wadaagtay barashoo jacayl kugu bariisto boholyowna ku hayee baryaan kala maqneynoo kala baadnay inaguye bayd go,aagi maaandhow beyd aan kaa su,aalee bulshada iyo kooxdaa hadmaa wada baqoosheen baabuurka ya waday ma mid aan bireysnen Kumaa taliye baasoo beeniyay taasi bal noo sheeg ninkaa ba,an
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 10 ай бұрын
Waad sugtay sxb mhdsn.
@MukhtarQoslaye
@MukhtarQoslaye 10 ай бұрын
0:58 😅😮
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 10 ай бұрын
Allow yaan Mugdiga socon maalintiina soo bixin hddana uunka wada mara Alloe yaan marley dumar makaan lagalin hddana ay maqal u qaaddaa Allow yaa maatada diloo dhaca hddana ay mahad ka sheegtaan Allow yaan musquluhiyo kla garan masjidyada hddana mufti ahoo sheikh loo yaqaan Allow yaa maqane jooge ah hddana mxmmedkiisa ah. Mxmmed Cali walash.
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy 10 ай бұрын
Halka xubini gaadhaba; Aadmigaa ku geediya. Where a cell of live exist; Humans decided to travel. Look how we are trying to reach Mars.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdihassan3836
@abdihassan3836 10 ай бұрын
Abdi Qays nin waalan. Balan weyn iyo Beerlula Ninka ka hinaasay sida dumarka. Abdi qays ha is cadeeyo
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 10 ай бұрын
Kkkkkk
@sultanAbdishakour
@sultanAbdishakour 10 ай бұрын
waar ha iska ciyine fiirso.!!
@Aadanaadancadde-hz3xr
@Aadanaadancadde-hz3xr 10 ай бұрын
Kaa seexaan waayo Sida caalim shiiko Cilmi helay sirtiiyoo Ka saahiday aduunkan Boqol soon ahaade Rabigay sir iyo caad Dusha iiga kaa saar
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 10 ай бұрын
Hees xusuus gaar ah mudan❤
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 10 ай бұрын
Mhdsn sxb.
@Ducaysanetv
@Ducaysanetv 10 ай бұрын
heesta cida leh waa laguu yaqaana ha ku daalin xbi macaneey
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 10 ай бұрын
Abwaankaan ayaa leh heestaan waana anti Ganey oo ciyaal kacaan ah baa dad kusoo qoreen waana khalad.
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 10 ай бұрын
Caleek caleek🎉🎉🎉🎉
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 10 ай бұрын
Mhdsnd sxb.
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 10 ай бұрын
Waaahwaaah hore usoco zxb❤
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 10 ай бұрын
Mhdsnd sxb.
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 10 ай бұрын
adigaa mdn sxb
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 10 ай бұрын
Alle yrxm. ابيات الفلسوف المرحوم االكبير محمد علي ولش (عيديد كب عني) توفي جروي عام ٢٠١٨ قصة حقيقيه من كوكب آخر. يصور الشاعر حالات لحقها منذ يوم دخل جيل و حبس في اثيوبيا في اواخر السبعينيات هذه الاغنية لها شعور خاص في امّة الصوماليه. لحن وصوت حسن اءدم❤.
@CabdiAxmed-p3j
@CabdiAxmed-p3j 11 ай бұрын
Sakalaha wadnaha iyo sambabada dhexdoodaad sahwi dhalisoo
@CabdiAxmed-p3j
@CabdiAxmed-p3j 11 ай бұрын
Saldhig buu jacaylkii haatan iga samaystoo hurdo seexan waayoo socodkiina gaabshee
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 11 ай бұрын
Marbaan malaha beenta ah Mujiyoon marya u xiray maaweeliyaayoo laakiinse ay maqantahay.
@cabdullaahicalixasan9205
@cabdullaahicalixasan9205 11 ай бұрын
Dadka beenta ka daa sxb heestaan waxaa leh erayadeeda abwaan xasan ganey waxayna ku jirtay riwaayaddii galbeed waa la xoreeyay laxankana waxaa saaray axmad nuur iidow jaangow
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 11 ай бұрын
@@cabdullaahicalixasan9205 jaangow ma laxamayn heestaan riwaayadda wxaa ku daray aun Abwaan Mxmmed Cali Walsh Caydiid Kaba cune maadaama ay halganka ka hadlayso dadkii hore waa ogaa dadka dambe ayaa khaladka wada sidaas Ganey wax uma curiyo.
@cabdullaahicalixasan9205
@cabdullaahicalixasan9205 11 ай бұрын
@@cabdiwalibeeroof2483 waa kaa diiday taas ee u gee kana dhaadhici warkaas sxb shalay ma dhalan oo layma qaldi karee
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 11 ай бұрын
@@cabdullaahicalixasan9205 fikirkaaga adaa iska leh se heestaan malahan Ganey mana allifi karo.
@loobogay5895
@loobogay5895 11 ай бұрын
Xasan ganay baa leh laxankana xasan great sidaa kuqaado
@moremath3378
@moremath3378 11 ай бұрын
Never-ending great song of ML Mooge the greatest
@yaasirabdi6494
@yaasirabdi6494 Жыл бұрын
Waxay ahayd heesaha mar la aragga ah inaba caadi maaha AHUN maxamed mooge ❤
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Aammen.
@yaasirabdi6494
@yaasirabdi6494 Жыл бұрын
Taqsiinta hore maqal naa"hooy"baa ku jirta ❤
@yaasirabdi6494
@yaasirabdi6494 Жыл бұрын
Allaa yaa cizak RBBIGY sir iyo caad dusha iiga kaa saar sarbeebtii maaha tani waa hees jacayl ah AHUN maxamed mooge
@Muusegarow06
@Muusegarow06 Жыл бұрын
allahayoow godka u nuur 😢