No video

Heestii Maalmaha Qalooca Xasan Aadan Samatar

  Рет қаралды 3,885

Cabdiwali Beeroof

Cabdiwali Beeroof

Күн бұрын

heestaan wxaa curiyay aun Abwaan Mxmmed Cali walash(Caydiid Kaba Cune) oo ka tirsanaa Ssdf silsiladda deellayda ka qayb ahaa mar itobiya lagu xiray ayuu ka warramayaa waana qiso dhab ah.

Пікірлер: 25
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 4 ай бұрын
Allow ya maqane jooge ah misna Mxmmedkiisa ah. Marbaan mawjadaha dheer maaxaa dhexdoodoo muuqeyga la arkaa laakiinse aan maqanahay. Waagow ha daalicin Qorraxday dahaarnow Dayaxow hasoo bixin Badwayntay darbada keen Durdurkow biyaha guri Dahabokw naxaas noqo. #Guhaan baa ladhahaa erayada noocaas loo tiriyo qofka tiriyana wax bdn ma curiyo dabadeed. Aun abwaan Mxmmed Cali Walash (Caydiid Kaba cune).
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 4 ай бұрын
Waayo waayo ❤
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Ай бұрын
Cajiib. Waligaa ma aragtay abwaanka sameeyay heestaan aun 2014 baa iigu dambaysey anigoo hotel Rayan Park fadhiya ayuu isalaamay 4 sano kddib ayuu geeryooday. Waa Mxmmed Cali Walash Caydiid Kaba cune ku magac dheeraa philasopher wayn ayuu ahaa waa naadir isagoo kle suugaanta lagama dabo dhufan jirin waqtigiis wlow uu mucaarad ahaa Ssdf intii dambe.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 6 күн бұрын
Carabow ciraab gabay hdday cidi ku faanayso Adiga iyo Caydiidba waa ka cokanaateene Anse waa ku caanaqay codkaad iga sugayseene. Khaliif shekh Mxm'd baa ku hadal qabsan jiray yaryarow ninkaan philasopher wayn buu ahaa.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 6 ай бұрын
Alle yrxm. ابيات الفلسوف المرحوم االكبير محمد علي ولش (عيديد كب عني) توفي جروي عام ٢٠١٨ قصة حقيقيه من كوكب آخر. يصور الشاعر حالات لحقها منذ يوم دخل جيل و حبس في اثيوبيا في اواخر السبعينيات هذه الاغنية لها شعور خاص في امّة الصوماليه. لحن وصوت حسن اءدم❤.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 ай бұрын
Heesaha ugu waawayn oo ugu caansan bay kmd tahay oo Xasan Aadan Samatar markuu qaadayo laga yaabo wxaa lahaa qisadeeda aun abwaan Mxmmed Cali Walash(Caydiid Kaba cune) oo gabyaa wayn ahaa oo reer Nugaaleed ah 2018 ayuu ku dhintay magaalada Growe is guhaanka ayuu ku caan baxay waagii dambena wuu xanuunsanaa maqane jooge ahaa. Geel wxuu xumaadaa Markuu xeeb u dheelmado Xumuhiisu waa inay dumar xaraystaan Xarragadiisu waa doob Lamara xaysimo iyo hawd. Abwaan Mxmmed Cali Walash.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 4 ай бұрын
hees taariikh leh oo qiso dhab ah laga curiyay aun abwaan Mxmmed Cali Walash(Caydiid Kaba cune) ayaa mihindisay oo taariikh bdn aan laga qorin se caan ahaa ka tirsanaa Policeka Somaliya kddibna Ssdf galay toddobaan iyo dhowrkii wxay ku timid qisadaa heesta maalmaha qallooca oo Xasan aadan qaado laxankana saaray mar philasofka lagu xiray Itobiya sdoo kle wxaa lagu xasuustaa inuu silsiladdii caanka ahayd ee Deelley jawaabtii ay kusuu xirantay tiriyay sdoo kle uu erayada is guhaanka ah uu ku caan baxay sda aad ka dheehan kartaan tudycdeeda: Ma baan mawjadaha dheer maaxaa dhexdoodo muuqeyga la arkaa laakiinse aan maqanahay. heesta oo lagu soo qaatay riwaayaddii galbeed sda lasheego ayaa dadka qaar moodeen in Ganey oo reer Kacaan ahaa uu curiyay se maaha jacayl waa anti iyo wax ka wayn maanka Xasan Geni oo is guhaamid aan gaarin. wxaa qalinka u qaatay ustaad Beeroof oo lu xeel dheer suugaanta.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 ай бұрын
Nin wayn baa lahaa heestaan oo gabyaa ah nolasha isku guhaamay macno badan ayay leedahay maaha wax caruuro isu geeyeeyeen oo jacayl qusaysa waa anti iyo jab. Ina Cali Walash waa gabyaa wayn oo dadkiisu ay xaqireen wax bdanna aysan ka qorin. Hooyooy Gacalooy adduun galinba waa cayne Anigoo xinjira googo'iyo gabal yaroo dhiiga Hddii guullahay igu asturay godan calooshaada Dhowr godol biya aan la iga garannaynin. Maaha gabayadiisu wax la iska yiri ama qof abwaan sheegta uu samayn karo lma cagacagayn karo.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 6 ай бұрын
Allow yaan Mugdiga socon maalintiina soo bixin hddana uunka wada mara Alloe yaan marley dumar makaan lagalin hddana ay maqal u qaaddaa Allow yaa maatada diloo dhaca hddana ay mahad ka sheegtaan Allow yaan musquluhiyo kla garan masjidyada hddana mufti ahoo sheikh loo yaqaan Allow yaa maqane jooge ah hddana mxmmedkiisa ah. Mxmmed Cali walash.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 5 ай бұрын
Waayaha masuuggaa Hddii uu kaa madowyahay Waa u muriyo deebaaq Caashaqa martiyaaye.
@Ducaysanetv
@Ducaysanetv 6 ай бұрын
heesta cida leh waa laguu yaqaana ha ku daalin xbi macaneey
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 6 ай бұрын
Abwaankaan ayaa leh heestaan waana anti Ganey oo ciyaal kacaan ah baa dad kusoo qoreen waana khalad.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 7 ай бұрын
Marbaan malaha beenta ah Mujiyoon marya u xiray maaweeliyaayoo laakiinse ay maqantahay.
@cabdullaahicalixasan9205
@cabdullaahicalixasan9205 6 ай бұрын
Dadka beenta ka daa sxb heestaan waxaa leh erayadeeda abwaan xasan ganey waxayna ku jirtay riwaayaddii galbeed waa la xoreeyay laxankana waxaa saaray axmad nuur iidow jaangow
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 6 ай бұрын
@@cabdullaahicalixasan9205 jaangow ma laxamayn heestaan riwaayadda wxaa ku daray aun Abwaan Mxmmed Cali Walsh Caydiid Kaba cune maadaama ay halganka ka hadlayso dadkii hore waa ogaa dadka dambe ayaa khaladka wada sidaas Ganey wax uma curiyo.
@cabdullaahicalixasan9205
@cabdullaahicalixasan9205 6 ай бұрын
@@cabdiwalibeeroof2483 waa kaa diiday taas ee u gee kana dhaadhici warkaas sxb shalay ma dhalan oo layma qaldi karee
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 6 ай бұрын
@@cabdullaahicalixasan9205 fikirkaaga adaa iska leh se heestaan malahan Ganey mana allifi karo.
@loobogay5895
@loobogay5895 6 ай бұрын
Xasan ganay baa leh laxankana xasan great sidaa kuqaado
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 4 ай бұрын
hees taariikh leh oo qiso dhab ah laga curiyay aun abwaan Mxmmed Cali Walash(Caydiid Kaba cune) ayaa mihindisay oo taariikh bdn aan laga qorin se caan ahaa ka tirsanaa Policeka Somaliya kddibna Ssdf galay toddobaan iyo dhowrkii wxay ku timid qisadaa heesta maalmaha qallooca oo Xasan aadan qaado laxankana saaray mar philasofka lagu xiray Itobiya sdoo kle wxaa lagu xasuustaa inuu silsiladdii caanka ahayd ee Deelley jawaabtii ay kusuu xirantay tiriyay sdoo kle uu erayada is guhaanka ah uu ku caan baxay sda aad ka dheehan kartaan tuducdeeda: Ma baan mawjadaha dheer maaxaa dhexdoodo muuqeyga la arkaa laakiinse aan maqanahay. heesta oo lagu soo qaatay riwaayaddii galbeed sda lasheego ayaa dadka qaar moodeen in Ganey oo reer Kacaan ahaa uu curiyay se maaha jacayl waa anti iyo wax ka wayn maanka Xasan Geni oo is guhaamid aan gaarin. wxaa qalinka u qaatay ustaad Beeroof oo ku xeel dheer suugaanta.
heestii Maalmaha Qallooca Xasan Aadan Samatar.
9:52
Cabdiwali Beeroof
Рет қаралды 39
Maalmaha qalooca | Xasan Aadan Samatar | qaraami
9:57
AFYAL STUDIO
Рет қаралды 5 М.
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 24 МЛН
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44
The Joker kisses Harley Quinn underwater!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 39 МЛН
Hees maryam mursal (dhibaatada)
8:06
garaadia somaliland
Рет қаралды 649
Tuurey
4:55
kali Cumar - Topic
Рет қаралды 153
Bowd Ka Boodaye Caashaqa
7:32
Maxamuud M Xasan Kabanle - Topic
Рет қаралды 24 М.
Qisada Heesta Ila Heshii Cumar Dhuule
4:26
HAN-IRMAAN CHANNEL
Рет қаралды 116 М.
xasan aadan hees maalmaha qaloocan
9:50
Cumar daahir Maxamed
Рет қаралды 21 М.
HASSAN AADAN HEESTII DUUFAAN QAACI
8:35
Maqaalinta Madoow
Рет қаралды 18 М.
Mar Hore
11:42
kali Cumar - Topic
Рет қаралды 26
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 24 МЛН