Ciro waa nin reer berbera ah midakale dalka isagaa ka masuula ciro ayaana u sareeya wixii aad qabankartaana ma jiraan 😂
@IfrahJama-d4n8 сағат бұрын
Hhhh berber muse cabadale iyaa kaga dhismo iyo dhalasho intaba kaga badanan marka manta hadu muuse cabadle ka dhigi wayayo waa talo xum waa laguula leeliye habar jeclo iyaa degan nacas nimada kala tag dadka
@Cabdifatahkhadar16 сағат бұрын
Abwaan hello ❤
@somalilandigabadan758818 сағат бұрын
Gudoomiye ramaax walle waa geesi
@fadumaibrahim746719 сағат бұрын
Waar wadankiiba waa lagu soo duuley ee orod dagaalka wax kaqabo qashin lahaane
@saydcali-i1v19 сағат бұрын
illaahay swt
@ayaanibrahim873519 сағат бұрын
REER BURCO DHEX DA XIDHA ❤❤❤BURCO QURXIYA ❤❤
@zakariyesuldaan283920 сағат бұрын
Ramaaxow way kaa binistay😅 maayirku inuu dhaqaaqay ahayd lkn wuu fahamsanaa camera du inay tahay hub laysku ilaaliyo lkn in yar ayaa fahamsan dadka 😅
@Charkherad21 сағат бұрын
Ramaax waa fanny wlhy 😂😂 Dadkeenu waa wlaalo, bal eega gudoomiye ramaax jyo wariyaha kaftanka dhex maraya. Aduunka kama dhacdo😅
@UmuHudayfa-qf7iq19 сағат бұрын
Waa badhasabkii burco ramax
@Charkherad19 сағат бұрын
@UmuHudayfa-qf7iq waan ogahay wll lkn aduunka sidani oo kale yacni iyadoo la is warsanayo(saxaafad iyo shaqaale dawladeed) kama dhacdo, yacni kaftankan oo kale ma jiro ! Tani waxa ay astaan u tahay in aynu nahay dad ehel ah oo is wada garanaya , waa fanny
Ninkan Waa in laga saaraa golaha deegaanka lagana maamnuuco in uu berbera soo galo waa jaahil aan aaminsaneyn qaranimo iyo somalilandnimo waa dib u socod.
@AxmedDeeq-z8l23 сағат бұрын
Maayirku waa shaqaynayaa ❤
@zakirboss143Күн бұрын
Ramaaxow maxa ku qaaday😂😂
@dalaisacgibril5899Күн бұрын
Ramaax waa funny, maayarka Burco waa nin xadaarad leh oo aqoon badan
@Ahmedwali-ji2sf cadhadii kulmiye ayaa ku haysa adeer dorashadii waq dhamaatay iyo madaxweyne jaaahil ah oo afka taaga oo loo guulwadeeyo, madaxweyne Cirro wuxu ogolyahay in la kala fikir duwanaado, no guulwadeydnta, hala raxaysto farxad,
@FarahAbdulКүн бұрын
Kani waxa uu ka hadlayaa waa maxay maan fahmin.?🤔🤔🤔🤔
This so called government is full off huwaan kodafad
@ayaanibrahim873522 сағат бұрын
You are NONSENSE🤮🤣😜
@slandprince72109 сағат бұрын
And what exactly Kulmiye did in the last 7 years?
@aminaabdi1166Күн бұрын
Welli ummaddan oo kale ma la arkay
@GaashaamoКүн бұрын
Dalka waa somaliland ama ruux kastaa intiisa ha fukisto iyadoo. Walaalo dhinaca isku haya layahay qol waliba hasamaysato madaxwayne. Gaara. Iyo calan gaara. Hadii kale ha xishoodaan. Walaalaha sheegaya dagada ama. Eeriboodhka cidbaa leh. Maydh. Ceel sheekh. Sayalc intaba hala hormariyo dhiibii wool na. Halagu. Wareejiyo
@Samiya-tk3udКүн бұрын
Absolutely 💯
@umukhaaliabdirahman2479Күн бұрын
Maashaaalh
@OmarShawqi-t8eКүн бұрын
Baska hala ogaado boro bogosyadana iga iibiya 500$ayaan idinka siisanaya fur furbaan ku iibinayy😂😂 2:06
@Eng_moyКүн бұрын
Axyaa abwaan iyo fanaan iyo khabiir sugaanedd oo dayar alle hadaayo abwaan saar ❤
@NUCMANELMICHANNELКүн бұрын
dadkaa loo naxayaa😂
@AxmedBashe-ib9zoКүн бұрын
Dadkaa loo naxayaa
@FarahAbdul23 сағат бұрын
Maraykan ayaan ku maqnaa 5 sano waxaan soo noqday Probox 3000 kun oo shilin Suuqa kugu gaynaysa walahi ilaa hada bas maan raacin marka ay Proboxtu joogto Suuqa ayay yar adagtay in la helo taas waan farsameeyaa waxa aan ka soo talaabaa dooxa markaas ayaan dhexda ku qabtaa markaa ninmankani waxa ay is arkeen iyaga oo Suuqa kasii baxaya. 😂😂😂😂😂
@gouledahmed8213Күн бұрын
Sarakisha durobey talo ka qado kuwa fayow kuwa buka howlgab geli
warsiir waxa Naga badan wadanki oo qaboobey Sirdonki Lexsana oo mesha laga sarey dhulki La bobayay ganacsadihi weyna e wadanka haystey 😂😂
@YusufYusuf-n1o3 күн бұрын
mansha llaah madaxwayne wax qabad wacan
@mussali34273 күн бұрын
Waa maxjar maaha macshar.
@fardusmxamed64553 күн бұрын
Abuyasir was xirsi
@ozzylink3 күн бұрын
WHEN WILL ABU YAASIR BE ARRESTED??? OUT OF GREED this man put the lives of Somalilanders in DANGER! I hope he pays the price!!!
@advyser3 күн бұрын
Dadku ma bilaa caqli buu moodaya Caalamka oo dhan wafdi meel tagay oo sawir soo dhawayn laga hayn kama dhacdo Haday og yihiin in la soo dhawayn yo, boqol sawir leh bay kaxaysan lahaayeen