ADEER CASUUMADA OFICIALKA AH SI OFFICIAL AH AYAA MADAXDA PAGUSOO DHOWEEYAA HADUU SE SAFARKU YAHAY MID PRIVATE AH WAY KA DUWANTAHAY OO IDAACADANA LAGAMA SOO DAAYO HEAD OF STATE KA WADANKAASINA MA SOO DHOWEEYO !!! MARKAA JAAHIL YOHOW SIYAASADA SOO BARO
Waar huwantaa uf calanka somaliland saraso uf dameero huwantaa team hurdaaye kkkkk
@asmamahed51766 күн бұрын
Maal gashiga waxa maal gashan kara dalkeena dadka u dhashay dalka sida dahab shiil lkn maxay tahay in qof imarad ah la dhajo maal gasho yaab dahab shiil waxa uu is yidhi jasiirada sacada diin maal gasho waa laga diiday sidoo kale warshada sibidhka bal qiyaas dhaqaalaha ka soo xaroon kara hadii la maal galiyo jasiiradahaas badan wadooyina loo sameeyo waliba wadooyin tareeno ah ama busas dheereya
@abdirahmantama88596 күн бұрын
Waa in hubka la qaataa oo wadanka laga qabtaa huwanta wadankii qabsatay ee sumcadii somaliland dhulka dhigtay.
@sakariyekhadar60936 күн бұрын
😂kulmiye mrkuu camal waayay buu ku washaa huwan alla kuwan iyo tageradoodu caqli xuma niyahaw