Wa ale mahadi mar hady somalland haysto da yar sidan ah guulayso si wanaagsan ayaad u samaysee
@IidSiciid-i3uАй бұрын
Si fiican Baad u Soo koobtay taariikhda Somaliland.guul baan kuu rajaynayaa.
@mufakircabdisalaan8950Ай бұрын
Mahadsanid Maxamed si quruxbadan ayaad u diyaarisay barnaamijka.
@AbdihamiidAbdilaahiАй бұрын
manzha allah
@zakariaabdirahman8050Ай бұрын
✊🏽✊🏽✊🏽
@yahyamohamuud1483Ай бұрын
Mansha allah brother
@abdiwahedshiine994Ай бұрын
😂😂😂
@engmukhtari2 ай бұрын
Best Topic 🔥 keep it up zxp Mohamed Badri
@sahalomer44562 ай бұрын
runtii aadban ula dhacay qaabka aad u diyarisay videoga iyo xogta aad ku soo gudbisayba waxad buuxisay boos banaana hore u soco wll
@somalifilms6312 ай бұрын
😊😊
@DADWEYNAHA2 ай бұрын
Masha Allah Waa Mawduuc Muhiim Ah
@beerlul02 ай бұрын
Tayada muuqaallada iyo macluumaadka aad bixiso waa heer sare waad ku mahadsantay inaad nooso gudbisay🫶🏻
@RunWeey2 ай бұрын
Si cajib ah ayaad u samaysay bilow ila dhmd laga cajisimyo
@shaal-sh2 ай бұрын
Manzha allh
@Shanthino2 ай бұрын
Mawduuc Waxtar leh.💯👍🏼
@shabeel74673 ай бұрын
Maanta doorasho maaha waa AFTI la mid ah in aynu go'aan ka gaadhno jiritanka wadankeena dhibta badan lagu soo celiyey markaa u codee xisbiyada doonaya in ay Somaliland Somaliland noqoto sida Ucid iyo Kulmiye oo ka fagow xisbiga huwanta Wadani oo ku caan ah Somaliweyn aan dan u ahayn Somaliland iyo qas abuur iyo jabhada abuur markaa ka fogaada Wadani oo maanta ay madax u yihiin kuwii laga soo eryey Kulmiye ee tuugta iyo qaran dumisnimada lagu sifeeyey. HA U CODAYN WADAI, KA CODEE.
@musj213 ай бұрын
Professional work great massage for the public keep good going young man 💚⚪️❤️✅